Waxa aad dareentay hoos inoogu reeb si talooyin lagaaga siiyo insha Allah
@iskufilanfarah3842
Жыл бұрын
Shiikhow wadnaha hoos loojiidayo marka ku celcelisay waan daremin marka suuqa adoo ama magalada waan jiran socodka idhiba qof suuxaya camal tabarta wayaya
@kaltoumhoussein8395
Жыл бұрын
iinbadaan ayan buka madaxa kurika markaan kabaxo aya iku daraan tahay
@AYeeYadedjecel2021
Жыл бұрын
Sheekh gortan dhagaystay waxan dareeemay wadnah xanuun dusha culays iga saran jidhko dhan huray istagna wan Ka dhacay habansi
@mokhtarshine5805
Жыл бұрын
Ilahay sheesh caydarus janatul firdawsil aclaa ha ku geeyo ilahay idanki
@hodanabdirashiid506
Жыл бұрын
@@iskufilanfarah3842 iskumida nhy
@hoodomaxamed2127
10 ай бұрын
Xanuunka Gaaska la jiranahy alle inti xanuusanba Ha caafiyo lnshallh
Allaah ku xafido jizaakumullaah xanuun in uu iiga yaraanayo ayaan dareemaa sixieka
@Saynabwali890
10 ай бұрын
ما شاء الله تبا ك الر حمن بارك الله فيك❤
@hamdouchsahal8627
Жыл бұрын
Ax sheekhoow jidhkii koobabiyo iyo qabow baa iga galay wadnuhuna wuu I garacay sidii qof baqanaya 😭😭😭😭ilahow adan ku wakiishay
@osobfarah8105
Жыл бұрын
Mansha Allaah tabarakallah Illaahay ha ku barakeyo sheikh
@ileysmohammed6858
Жыл бұрын
🥺🥺🥺🥺waaan matagay Sheikh allahu akber
@zamzamibrahimshaqlane8365
Жыл бұрын
AMIN GOD BLESS HIM
@suusaanclcasiis
25 күн бұрын
Shiikh mahadsanid jasaa kallaah fil janah
@libaanosman9609
Жыл бұрын
❤masha allaah thanks sheikh c
@AshuAsha11
11 ай бұрын
Ameen 🤲🤲🤲
@CanabJaamac-qn4ht
Жыл бұрын
Masha allaah illaahay hakugu badalo caafimaad sh. Cayduuruus iyo dadka loo aanaya qaar kaloo badan OO 😮😮 30:06 Ruqiyah ❤❤
@isniinaisniina9422
Жыл бұрын
❤❤❤❤❤maaa shaaa allh🤩😍🌺
@anisoaxmed9501
2 ай бұрын
Allah akbar Allah Allah akbar Allah akbar Allah Allah akbar Allah Allah akbar Allah Allah akbar Allah Allah akbar Allah Allah akbar Allah Allah akbar Allah Allah akbar Allah Allah akbar Allah Allah akbar Allah Allah akbar Allah Allah akbar Allah Allah akbar
@Abdisamadsiad
7 ай бұрын
Waxan daremay murugo iyo cabsi Said ah subxanalah 😢
@husseinabdi6159
Жыл бұрын
Masha Allah jazakallahu khayr sheikh waan ku caafimaadey khayr ka halka kasiwaad insha Allah
@zamzamibrahimshaqlane8365
Жыл бұрын
Im watching the vid its so good ❤❤❤❤
@MinaaZone
6 ай бұрын
Brothers and sisters pray for my mother may Allah give shiffa and may Allah bless her good health and long life and may Allah protect her from the evil eyes. Amen aman ya rab may Allah bless you guys
@iqroxuseen314
11 ай бұрын
Amiin amiin yarabi 🤲 ♥
@safiyasafiya6091
Жыл бұрын
Ilaah ha ku xifdiyo yaa rabil calMeen
@LayHaaji
Жыл бұрын
Masha Allah ❤
@BishaarHiired
Ай бұрын
Insha Allah Waan Ku caafimaadeynaa
@C.llaahimuxumad
18 күн бұрын
Wax baa dareemayaa aaaa🤲🤲
@jawahirsheeqabuukar1901
Жыл бұрын
Jazakummullahu qeyr sheq ceydaruus
@fatmaabdikadir4421
Жыл бұрын
Walaalayaal iisoo duceeya guurka ayaa culees iga saaran inuu illaahey ii saqiro guur qeyr qaba
Shiikho dhaga ayaa la iga heesta anigo 15 yrs jirola igu arkay hospital la iga dabacararayay xooga dhagahii wey I roonaadee waxan noqday hdl waan maqla 100%90 lkn ma sixi karo quraan saar Marka weenaaday jamacada dhameyay ayaan bilaaway ha sheegi dhagahi waa sidda hdl ma sixi karo lkn maskada I xanun jirtay un ka fiicnaaday just hal bil ka hor quraan saar aaday madax iyo garab la iga doobay kadibna saliid dhagaha la iga shubay maqalkii hal dhagay ayaaa xooga warka saxeyso waa mid bidix wayay mid mid waa shiib shiikh maxaan sameeyaa wax kasto caafimaad ku jiro waan jaclahay inaaa sameeyo ajar alle haku siiyee ila tali
@ahmedsuliaman7087
Жыл бұрын
Shiikh mashallah.
@noloshacusub6008
Жыл бұрын
Yaa Allah nagu shaafi
@maxamedbashiir8214
Жыл бұрын
Wllo ilahau ha ku xafido masuuliyad weyn baad noo heysaa
@cabdirisaaq-x8n
6 ай бұрын
😊😊😊masha alah
@Hooyofoosiya-zn3gt
Жыл бұрын
sheekh dar alaan ku jecelahay😘😍 ilahay waxaan kaga baryayaa cimridhara iyo cafidaad ilah waxaan ka baryayaa in aan mar uun ku arko
@mahira.547
Жыл бұрын
Guulayso wll aakhiro iyo aduunkaba wlhi alle wu igu caafiyeey ruqiyada xasadka ayan dhegaystay jidhka dhan gariir ayan ka dareemayaaa😢❤
Пікірлер: 332