❤اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين الحمد لله والشكر لله رب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم
@apdirahmanhussen8876
2 ай бұрын
Wllo iskada qarabashada aad nebiga scw ku qarabanysid like jacyl yeysan meel walba ku gelin
@Kingsharks557
3 ай бұрын
Kusalia nabigena Mohammed scw the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم ❤❤ like plz
@SamiaAhmed-b334
3 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍
@essiahassan5157
3 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️
@shaficigelle
3 ай бұрын
@@essiahassan5157qeyb waa ku waa waa ku waa❤j😊 ereyga 4
Allewu waxa lagalaye tabanki dabe naga dhig kuwi ka faidaysta allawu qof walba oo murad lend muradkisa oon macsi lahiin midkta kasar
@shuceybbiibaaye1229
3 ай бұрын
Dhmntenba اللهم ءامين يارب العالمين🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Nac476
2 ай бұрын
Aamiin yaarabi 🤲
@user-fr7hm7xe8y
3 ай бұрын
Keep going wll wayo 1000 oo lugohoda qaba ayad ka firfircontahay SHADIYA IYO WILO IYO AFWAYNE waxba kama sogadhayan
@user-rn1qx3bu3b
3 ай бұрын
m,a abaaba horay usoco ❤❤❤❤
@KhadarMK12
3 ай бұрын
4:40 Baaba Card number ka dheer oo ku qoran iyo waqtiga oo dhacaayo waala qariyaa hadii kale hawada aa lagaaga adeeganaa qof kale aa kaa isticmaali karro adoo ogeeyn iska ilaali bro hada kadib qari number ka Card bank number ka dheer ku qoran inshaaAllah, teeda kalle Card markasto ma u baahnid inaa qaadato mobile wallet kaada aa ku xira kartaa mobile lee saaree easy-way waala fududeeye baaba wax badan aaa ku dhiman 😊
@hindisac7758
3 ай бұрын
Baab jeey remember you are from mugdisho we had that machine 1960 ❤❤
@steamfeisal13
3 ай бұрын
Masha aliha ❤️🤙
@zamarcabdulahi4930
3 ай бұрын
Baabajey vedio dhaadheer noo Soo duub sxb waaka hele❤❤❤
@nimcomaxamad3814
3 ай бұрын
Mnshallah
@kowsaralihassan7674
24 күн бұрын
Mansha allah tabarekalaah❤hore u soco
@abdikarimali3740
3 ай бұрын
Baaba jey Ramadan karim
@rukiaha9002
3 ай бұрын
🎉keep going Saa camal abaa 🎉
@sahrafaarax3764
3 ай бұрын
28 comments ma iga dhex arki kartaa😅
@user-vo1ry2gq4c
3 ай бұрын
Ha kiko 😂😂
@user-vo1ry2gq4c
3 ай бұрын
Kkk
@jibrilabdiahmed3610
3 ай бұрын
Keep going kaabe
@Ch-wp9jw
3 ай бұрын
Sxb baaba waan ku salaamay, waxan ku ogaysiin lahaa waa bil ramadaan waa bishii cibaadada, ee dadka cayda aad ku ciyaaraysid kadaa waa bil ramadaan, Rasuulku SCW wuxuu inoo sheegay, qofka ilaahay iyo maalinta aakhiro rumeeyay ha yidhaahdo khayr ama ha iska aamuso. Markaa wixii aflagaada ah xitaa aad adigu u malaysid baashaal, yaanay kaa nusqaamin soonkaaga, dembina yaan luguu qorine iska daa baan ku odhan lahaa sxb
Walalka kugulama taliyeen Bank inaad samaysato gaar ahaan sperbank xiligaan hadii aad yurubta uso socotid … koley khair alle haku xafido mudane nabad imow insha allah
@IbrahimAbdi-gk9lt
2 ай бұрын
😢😢😢
@ziahomechannel4232
3 ай бұрын
Taagtaagsadaanee aa wadaa baba horey usoco
@khadija938
3 ай бұрын
Subxaannallah nin meel fiican joogo iska dhiga cajiib
@Beeldaje
3 ай бұрын
😁😁😁😁😁
@fatimamo5390
3 ай бұрын
Everything you want you will have insha allah
@khadarmuus3655
3 ай бұрын
Nio zxp sheekadii maanasoo wadid😢
@user-km6pr6ch5d
3 ай бұрын
Baaba jeey hayiilin wala yaqan is sxbkaga huri😊🎉😂😂😂😂😂
@halimojibril7917
3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@amiir43able
2 ай бұрын
5:04😂😂😂
@cabdirahmancali2545
3 ай бұрын
Baaba kip going😅😅😅
@amaalhassan2253
3 ай бұрын
Baba hadii yurubta caadiga ah u tago bal wan arki donaa dadku wuu inkiri donaa subxanalah
@filsanmohamed6722
3 ай бұрын
Baba jeey wiilo horta maxaa u ceysaa walaloow
@maryannnnn942
2 ай бұрын
Maashaa Allah baba jey Allah ha kuu lord hoyo farxada dadkaadii horns ha hilmaamin
@CabdiwaaxidCali-dj9jq
3 ай бұрын
Baaba wan kuwataa🎉🎉
@AbdirahmanIsmael-iq2zy
2 ай бұрын
Aynu ku salino nabiga♥️♥️♥️♥️
@mohamedcusmaan9260
3 ай бұрын
Hhhhhhhhhh baaba waa kuwataa❤
@apudykareim5444
3 ай бұрын
Qofkan mar dhoofka ah muxu aha 60 jir marka Europe ku timaado dhibkan bay leedahy war yan lagaa dareemin badawnimada kaadhkan iyo waxan aad ku naxsantahay wadankeni ba wa laga isticmaalaaye😂
@haniaden3830
3 ай бұрын
Scw scw scw❤❤
@off473
3 ай бұрын
Somali ma soo dhawa
@amiir2299
3 ай бұрын
Ale haku gargaro sxb qli
@mohamadali-3350
3 ай бұрын
Baaba hey 🎉🎉
@yasinali-gz5cq
2 ай бұрын
Ninyahow sxb mataqanid
@user-cq9wl3kl5o
3 ай бұрын
Baba caadi iska dhig and respect your friends ok i live in America for 17y never talk like that subah Allah
War Yaa allah yaqaano kan Mogadishu kuma lahan jirin ATM card miyaa walee kani haduu Europe ta galbed tagi lahaa waxuu la go’i lahaa farxad please marka aad uk timado lee soo faan thank you
@Actually_2024
3 ай бұрын
Babajey yurub mesha maha waa asia waxbaro lagama karo 😂
@sahrafaarax3764
3 ай бұрын
2 badaba Wye zxp😅
@habonsaed4047
3 ай бұрын
Oo haguu jooga
@yaqshidchannel927
3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@anabosman7722
3 ай бұрын
Subxanallah babaje allaha kacabso wadankaga waxkafican malahay kabtan bara kikosogarabqabtay waye awallawe haiskunocon 😮
@user-ks7oc1bz1e
3 ай бұрын
Ilaahay halaga cabsado Ramadaanka ma is caayaysiin,tan kale hadda yaa baraysaa hawlahaaga kkkk
@bashiiromar
3 ай бұрын
Baaba ,iga sax last go let's go waaye
@mohomedupdy4635
3 ай бұрын
Jafowgaga wa uxiisany😂😂😂❤
@user-cy1tb8pf1r
3 ай бұрын
Baaba jeey is not easy
@AbdisalaamAwil
3 ай бұрын
Baba wadan kee tagay yurup
@AbdiazizRashidkhaalif
Күн бұрын
❤❤
@maanshiilmedia
27 күн бұрын
Sheekada caadi looma soo tafaf tirin lkn information badan ayaa ugu jira retro buufis.
@akramziech859
3 ай бұрын
waxan dareemaya xayeysiin soo socoto mr card kabtan baara keeni doono pank uu yahay ma ogi lkn wan daremoya chalangega kaptan xayeysin usobadal😂
Пікірлер: 452