Nin wax ku ficin yihiin wasarkii warimaha guudaha waa waayo arag xeel dheer
@abdulraven4970
Жыл бұрын
Munaafaq ka dhexbax ummada walaalaha ee aad isku dirtay iclaaj baad u baahan tahay.
@mohamedalimohamed5828
Жыл бұрын
Ya wala ah meshan wa rer dul boob ah iyo dadki deeganka laha Cali said wuxo aha nin rer cabdi xirsi ah waney Ku dimaniyan xirsi cisman degankooda. Cadago wa laga Sariya
@abdulraven4970
Жыл бұрын
@@mohamedalimohamed5828 ninkan hadalkiisa waa aan difaacno oo aan la soo safano ciisemuuse markaa ha soo raaco ciisemuuse.
@maxamedxuseen4516
Жыл бұрын
@@mohamedalimohamed5828 imisa qof baa maanta dhintay ama dhaawacmay tiradooda labada reer nabadgalyada hala ilaaliyo
@ikranmohamud4789
Жыл бұрын
@@abdulraven4970 aniguba sidaa ayaan u fahmay. Dhinac ayuu ka raranyahay.
@axmedmubarak940
Жыл бұрын
Murad Murad Habar jeclo habar jeclo Is not easy
@nuraqallib9103
Жыл бұрын
Hj maxaa kadhigay reero aan waxba isu ahan oo hadana odhanaya anagoo hj ahreetkastaa keligii gooni uma istaagikaro sida arab ayuub garxajis habar awal
@saynabSr
Жыл бұрын
Nin hooyadii laga adkaanbjiray gooni isu taagimaayo oo kalsooni ma haysto, ama nasannimo halaga adkaado ama xoogba eh, markaa hjlo markay labada bahood ahaayeen ayaa ciil dulsaaraa,
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أما بعد Adigoo iga raali ah aad iyo aad baan kuugu raacsanahay reerkan Maxamed Ciise iyo Habar yosin dab ayey shidayaan oo haddii aan imika layska qaban magaalada ugu horeysa ee hawada ka baxaysa Waa Burco..Markaa Maddex weyne mudane Muse Biixi degaanka Burco iyo Dhulbahante oo ugu horee Wasiirkaaga Warfaafinta u dir Burco iyo sheikhel baladka Samaroon...Waa iga talo ..Waxaan odey jecel Dawlada Somaliland iyo dadkeedaba...Jimco wanaagsan Khayran katiiran
@saynabSr
Жыл бұрын
Oo haday burco hawada ka baxdo iyagaa lahaayeh u daaya dee siday doonayaan haw galaaneh ma gurigoodaa loo ilaalinayaa ciise iyo muuse habaryoonis
Qof saa u hadlaba maanu arag waxaa dhib ka dhacay wadanka
@HRU20
Жыл бұрын
FAAN WEYNAA WADAADKU ARAB IYO HABAR JECLO SOW KUWII JEBIYEY XEERKII LA ODHAN JIRAY ISAAQ LABA KA XEERAN, EE AY SI TOOS AH U NOQDEEN HABAR AWAL... MA WEYSAA U DHOWRAN MUXUU KA HADLAYAA NACASKAN GABOOBEY...???
@abdirisakkahen
Жыл бұрын
Libaax weeye maayir muraaad
@saqadhihoori2286
Жыл бұрын
Car bal garxajis doono sawdigii 94kii kaqaxay burco sawdigii yuroobe uqaxag
@cabdirisaaqshagti1991
Жыл бұрын
Alle hakala bakhtiiyo❤❤❤
@CalidhuuxCabdi-cs6vx
3 ай бұрын
Hadal yaqaan weeye wlhy ina muraad xiniya cadaa❤❤❤ 2:24
@HawrarLyrics
Жыл бұрын
Anagu hadaanu Habar jeclo nahay walaalahayo isaaq oo dhan Waanu jecel nahay , labadaa raasna arinkooda anaga gelayna. Inay nagu kalsoon yihiina waanu ognahay . Yagana waxan odhan lahaa meel la kala tegaya ma jirto.
@alinuromer5876
Жыл бұрын
Absolutely
@ashaabdullahi4659
Жыл бұрын
Dhagar qabo dhiigii hore ee raga ayaan waxba lagaa odhan
@abdinoor2194
Жыл бұрын
Alloow ma Tallisay Mase la qaadan
@RashidWabari
Жыл бұрын
Geesi , runta taabsiiya
@AwrkiiCirka
Жыл бұрын
Ninkaan ma labada Reer ee dagaalamaya mid ka mid ah buu ciil u qabaa Waa maxay hanjabaada
Ninkani suldaan isaaq ayuu u qalmaa illaahoow caqliga ubarakee
@cabdibaasidibraahim8435
Жыл бұрын
❤❤mayirkamadabeyn m mc/raxaman murad
@kawsarcabdiraxaman7495
Жыл бұрын
Allaah hakala qabojiyo amiin amiin
@faraxismail2494
Жыл бұрын
Èèèèè
@idirisnourmohamed2993
Жыл бұрын
ILAHAY ha ku anfaco hadalkaa wanna xaqiiq
@isseyusuf8888
Жыл бұрын
Allah akbar
@nuraqallib9103
Жыл бұрын
Waar aamus hj khar kamatalisaane maxaad rabtaa ma inaad adeegiinii aad habarawal u adeegtaan
@samowsamale3490
Жыл бұрын
Maryo Aloolkii ayaa la rabaa in la soo celiyo. Hadaad cid muquunin karto Laascaanood soo celi
@ahmedshaani5604
Жыл бұрын
Tv yada caadiga ma tago wayo lacag ma haysto gaajo
@mohamedhassan-jl4zk
Жыл бұрын
Mada ka bixiyay tan hada caruur badthee
@CabdiXaashi-gy6fv
Жыл бұрын
Maayirkii hore run buushegsy
@abdulraven4970
Жыл бұрын
Hjeclo dhex dhexaadinteeda saleebaangaal ayey ka muuqataa markaa adeer ciisemuuse deegaan Uma hayno balse daaqsin adeb leh
@robleahmed2558
Жыл бұрын
Ciise Muuse khasab bay ku helayaan waxa ay doonayaan dabadana wey kaa wasayaan waxa ay gubeen maydkiina oo 16 ah oo aad ka cararteen.
@abdulraven4970
Жыл бұрын
@@robleahmed2558labada reer ee keliya somaliland ah ee laga saaray magaalooyinkoodii ee si fiican loowasay burco iyo berbera waa hjeclo iyo ciisemuuse.marlabaadna soo khamaara.
@robleahmed2558
Жыл бұрын
@@abdulraven4970 Berbera maxaa kaa raacay 1992 maad akhrisan taariikh qorka Prodessor I.M Lewis inta aan ku xasuuqay oo magaalada aan xoog kaaga saaray ayaad ku waalatay waan ka baxayaa Berbera ee Ciise Muusoow jidka aan nabad ku maro markaasaad igu sooryaysay 60 naagood ee Bikro ah, waxa laga yaabaa naagahaas aan wasay in ay walaashaa ku jirtay .
@abdulraven4970
Жыл бұрын
@@robleahmed2558Ciisemuuse hakaa adkaato ama wuu kaa adkaatay waaba new history .beenaale futadada qudhmuun ee hjeclo sowdigii iga galay ee leygaa baryaayey ee buuraha lagaa soo dejinaayey badana batalaalana lugu kuray sow ma tihid ee dekadana mag ahaan luguu siiyey hawdkana gaheydha ama gorod waar orod dagaalna waxba ka garan meyside 500 ee aan keeryoonaha buuxin karin baad tahaye iska dhuxuleyso
@robleahmed2558
Жыл бұрын
@@abdulraven4970 Adiga oo naagahiina ay u shaqeeyaan Sacad Muuse oo Habar Awal ah oo dulmane ah oo Soomaalida kale ay " Falastiinta Somaliland" kuu yaqaanaan baad nin Ciise Muuse ah oo maydkaaga gubay ka doonaysaa in uu taariikhda badalo dayuus yahoow dayuusku dhalay.Prof.I.M Lewis buugiisa Somali Clan Warfare bay ku qorantahay in aan dagaalkii Berbera ee 1992 kaaga adkaaday.Qof kasta oo Somaliland ku nool wuu ogyahay inaan kuu xoog sheegtay midgaanyahoow midgaanku dhalay.Hadaad qiratayba in aad naago igu siisay Sheekh ma fogid inta kaa maqana taariikhda anaa kuu dhigaaya laakiin waa la ogyahay in sida Allah iiga adag yagay aan kaaga adagahay iyada oo aan la gaadhin Habar Awal, dayuusyahoow naagahooda u guuriya midgaha Hargeisa.Barkhad Batuun ayaa naagahiina afka iyo futada ka wasa markaasaad u neherisaan markaasaad Ciise Muuse la hadlaysaa sinjiyada hooyadaa wase I wish inaan ku arki lahaa.
@ibraahimaliegaal6218
Жыл бұрын
Waaryeehee Maantana Ma Taasaad Keentey Inaad Meel Public Ah Lasoo Fadhiidatid Ood Welibana Tidhaahdid Habarjeclo Waa Qoomiyad Bal Hadaba Maxumee Kolka Habarjeclo Oo Reer Sheekh Isixaaq Ugu Yari Ay Noqoto Qawmiyad Tolow Labadii Reeree Ugu Waaweynaa Reer Sheekh Isixaaq Waa Awal Iyo Garxajiz Tolow Maxay Noqondoonaan. Dee Yaa Garanaya Dee Malaha Qaarado Ayey Noqonayaan Sida Qaarada Africa Iyo Qaaraada Asia Oo Kale Dee Haa Waa Sidaa ileyn Habarjecloba Waxay Noqotay Qoomiyade Hadaba Horaa Looyidhi Dab Funaaq Shidey. Muumin Baa Kugubta Aleylehe Fartaasi Waa Fartii Qoladiii Reer Ziibakhti Eelka Kii Dhigey U Ergootooy Balhadaba Waa Yaabe Tolo!Maxay Noqoneysaa Kolka Kii Dabkaa Shideyee Isku Direy Reerahan Ood Wadaagta Ah Hadana Yidhaahdo Ergada Labadaa Reeree Isku Dhacay Ayaanu Dooneynaa In Aanu Dhexdhexaadinee Bal Hada Cidkalena hanala Kusoodaro hhhhhhhhh Saw Arin Lala Yaabo Oo Afkaweyn Maaha Cajiib
@nimcomaxamed123aadan6
Жыл бұрын
Waa run
@nabad_doonofficiall8104
Жыл бұрын
Deee nio faanka iska daayoo hadalkagu dhinacbuu ka raranyee ma wax kaa tagaybaad ka daba tagaysaaa ciise moose meelay leeyihiin ha aaaaadaaan
@adanbile4237
Жыл бұрын
Suuf-aloolkii baa dib u abaabulaysaa ???????
@AbdilahiaAhmed
Жыл бұрын
Haaa waliga wuu jiray
@saeeddaki2761
Жыл бұрын
MAAYIR HORE MURAAD HADALKU WAA KA BAAHAY UMANA QODOBAYSNA WUUNA IS BURINAYAA ISKUNA SOO NOQNOQONAYAA WR ODAYGU MA BOODO AANU LAHAYN BUU BOODAYAA
@ayaan7389
Жыл бұрын
Nin xil laga qaaday waraysigiisu waa dawladii xilka ka qaaday sax iyo khalad inuu eedeeyo
@SaynabMohammedjama
Жыл бұрын
Abti alle ha kugu gargaaro ee haruu wad.
@hodanibrahim6033
Жыл бұрын
Gari allay taqaane maxamed muraad wuu taliyay
@maxamedmaxamuud5563
Жыл бұрын
waa geesi muraad waa runsheeg
@CraxmaanCilmi-u8s
Жыл бұрын
لإصلاح بين المسلمين خير
@malhassanjama1314
Жыл бұрын
Haddaan ka garqaado labada qodob mureed sheegay Waa qalad dhacay oo uguba oon weligeed hore u dhicin. Ciddii sidaa garatay ee gar niqilahayd baana gefkaa gashay wixii fadhigaa ka dambeeyeyna wixii ku dhinta waxa qaba xukuumada iyo cidii gashay heshiisiinta. X moyer mureed waxan u qirayaa garaad dheere talin jiray
@kamaalmaxamuud6093
Жыл бұрын
Habarjeclo sanadkaa maanta ah way fashilantay
@ramlaahmed7040
Жыл бұрын
😂😂😂War fashilan daa
@khadarmaxamed8959
Жыл бұрын
Ilaaha yaw ugargaar umadaada
@Gobsame
Жыл бұрын
Waa biya kama dhibcaan hadal kaasi waa in gacan bira lagu qabtaa reeraha kibraya
@samowsamale3490
Жыл бұрын
Ma kuwo HY ayaa loo ham iyo dig leeyahay
@moegreenback6854
Жыл бұрын
Habar Xabuusheed was dilaal minaan isku dirka Garxajis iyo Awal ku nool bal maxaa ka galay labo reer oo iska xiga isqabashadood
@jamaalxuseen4518
Жыл бұрын
Ilaahayaw kala qaboojiyo bogooda burcad isu mari insha Allah 😢😢
@nuhliban3831
Жыл бұрын
Waa maxay ayaandaradan isaaqa haysataa wax garadkoodu ma heshisiin karaan laba reer.waxaan ogaa tii ceelafwayn oo ay waxbadan galeen intiijona kama keenin
@farahmohamed6966
Жыл бұрын
maayir waa runtaa bilaa caleeg muuse wac oo u sheeg
@cabdihaaji4268
Жыл бұрын
Sida uu hadlkiisu uu igu socday ayuunbuu xaga danbe ka waalay kulahaa madaxwayne ciidankaaga hyso oo habr jeclo ku fasax waan ka adagnahy qasab ayaanu ku heshiisiin kulaahaa habarjelo iaydu qudheedu myna qabiil ahayn goormay dawlad isu badashy
@hamzejama3163
Жыл бұрын
MAYEE CIISE MUUSE WAANU DHAAFNAY HJ CAR BAL IS KEENA GOOBTA
@kcundercover415
Жыл бұрын
Duligii muraad oo sida saca u ciyay madax weynaha qaranka ku celcelinaya adiguu saca mudaadow muse ehelunaar madaxweyne kuu yahay daigaa uu sharaf kula leeyahay waxa daad ku celcelisay madaxweyne gaxan bira ku qabo dadka xaqdarada deegaanadoodii daayeeradu boobayaan dhulaanay lahayn marya alool ayaa isku tihiine siiya dhulkiina habar jecloy waydinka ku haysta xangeeyada iuo dhufayska dhamaan tuulooyinkiinu muraadow cidi idinma taraxado ilaa burco ilaa xiis iyo maysh imkan afkaaga waxa aad ka tiri reeraha wada daga ma wada degno ee waa inan layaalo dhulkayag way ka baxayaan aroorina waaxarjntii xirsi amaan muraado nin marya aloola ma umalaynaysaa in aan oronato na dhexdhexaadi daayeerad waa may sida shulkaaga aad uga daadfeysay ayay juwaygan uga baxayaan
@mukhtarabdillahi3496
Жыл бұрын
Geesi run sheeg ah , gacan bira ha lagu qabto.
@saynabSr
Жыл бұрын
Oo yaa gacan ku qabanaya hadaa bah habar xabuushooy na soo dhex gashaan idinkaanu idinku jeesanaynaa ee is gaabiya aanu idinka dul boodneh,
@lamandhbbf3639
Жыл бұрын
@@saynabSr ee caruurtaada korso dumar baa tahay maxaad dagaalba ku heli miskiinadyahay hadaan habar jeclo nahay anagu Awal iyo Garxajis way noo siman yihiin kii naga dinta waa isla anaga ee hala isqaboojiyo maantana ma daafasyo arintan
@saynabSr
Жыл бұрын
@@lamandhbbf3639 adiguna iska sug inta raggu soo kala baxayaan, yaan shaki ku waalineh
Waa marya aloolayn hadallaagu muraadow lkn warmoog ba tihiin!
@ahmedanalyser2114
Жыл бұрын
Ninkani wiu hanjabayaama cariurtiisii buu la hadlayaa
@sheekhxamse7736
Жыл бұрын
Subxaanallah Subxaanallah ma wuxuu doonayaa in reer reer ku duulo hadhaw yaa cawaaqibkeeda xambaaraya -anigu taladaa Uma bogin muu yidhaahdo dawladu ha qabato cidii khaldan hakalana dhex gasho --illayn dalka dawlad ayaa ka jirtee -ninkii sii nooli wax walba wuu arki
@samiaali8763
Жыл бұрын
War talow colka jooji visa musow vobanimo qaaso haryoonisey nasabnimada karaac
Idoor waa dad wada waalan waxay ku noolyihiin qiyaali so fake life
@qalbidhayemedia4807
Жыл бұрын
HHH BADHA SAAAB BUU RABAAA MAAAANTA NINKU MURAAD WAAA DAGAAL OOGE YAAN LA MAQLIN FROM H,JECLO
@ikraancawil1619
Жыл бұрын
wad edeb darantahay
@hamzejama3163
Жыл бұрын
AM BADHASAAB HA RABO AMA CADHO SAAB HA RABO ANGA FUTO JECLO WAA NO FUTO XUN WLHI HADAYDAAN IS GAABIN 1994 AyAYDUN XASUUSAN NAGA AMUSA NACDAL BAA IDINKU TAALE
@qalbidhayemedia4807
Жыл бұрын
@@hamzejama3163 war ninku dhex bu ka hadlay hadad na jeceshahay de wad taqaanaa halkaan joogo nio Aniguna seroga tuur ban hadda fadhiyaa meherada ka so hor jeeda gabay xadi naag yahaow
@mohamedabdi1722
Жыл бұрын
Waar xaarka isku celi hy kaliya aya yaroobe ku gaysaye lax yahay
@Caweys
Жыл бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@ismailyahye
Жыл бұрын
Hadal run ayuu sheegayaa
@FREESOMALILAND-m1g
Жыл бұрын
Ilahay ha innaga qaboojiyo colaaddaha dhinackasta laakin maxaa tanna keenay waa cajiib iyana miyaa lagu soo mashahar qaatay .???
Muraad run buu sheegayaa waa inay habarjeclo iyo arab galaan arintaa u dhaxaysa labada reer
@AbdilahiaAhmed
Жыл бұрын
Qab nooce ah bay uu gallay macnaha
@yasinmohamed8311
Жыл бұрын
Adigu sidaadii hadaad meel la safantahay ee horta ma lagugu kalsoonyahay ee runta ha qarine maantana sidii saleebaan qolda aad duulaanka Ku tahay in yar albaabada xirta dheh oo halkaad ka miisi jirtay ka soo miis waayo hadaba shidista dabka kama maqnid qola walibana waxaad ugu maqantahay waay ogtahay kaad Ku maqantahayna Waa Ku ogyahay kaad u maqantahayna Waa Ku ogyahay waxba ciiro haaysku qarin
@Abdisalan22
Жыл бұрын
Qofkan wuu buka abtiyaalba ka danbaysa hadhaw
@abdimohamoud1803
Жыл бұрын
Waa runtii, mayor muraad, allah ha ku xafido,
@AliMohamed-qu5ht
Жыл бұрын
Hooyadaa muuse dameer was
@khadaraidid2870
Жыл бұрын
Abti rabi haku daayo masha Allah qof caqli badan sidadoo kale wey ku yaryihiin dhaman somaliland
@waayeelcumar5546
Жыл бұрын
Dee iska badheedh oo lasoo safo . Waxani faataabakh kabadane . Qaar waad amaantay, qaarna waad u hanjabtay. Mida kale xiniiyo hadaad leeadahay maad tidhaahdid reer hebel baa khaldan illeen dhulku laysku haysto cida leh waad ogtahaye.
@saynabSr
Жыл бұрын
Ma cad aad cuni jirtay ayaa kuu muuqday!? Waxay u egtahay in sandakan hjlo dhinac lagaa wada mariyo oo burco raggii lahaa idinka saarayaan waa tii 94kii oon hada habaryoonis iyo ciise muuse iyo arab isku dhinac noqonayaan oo loo kala baxayo bah habar xabuusho iyo bah magaadle ee hjlooy gaagaabsada yaan gaadh laydinka qabaneh,oo is ururiya
@mustafesaleeban7164
Жыл бұрын
Qoriga qaado suuf alool
@yusufamiin4332
Жыл бұрын
ADEER INTAAN WADA HADAL LA GALIN WAA IN HUB KA DHIGIS LAGU SAMEEYO DADKA HUBKA SITA OO TALAABO DOWLADEED LAGA QAADO BALSE ODAY AAN INANKIISA WAXBA KA QABAN KARIN IN LA DHAARIYO WAA KHALAD
@hashihersi
Жыл бұрын
😂😂😂
@CalidhuuxCabdi-cs6vx
3 ай бұрын
Hadal yaqaan weeye wlhy ina muraad xiniya cadaa
@khadarcabdilaahi9442
Жыл бұрын
Fariid dhe muraad
@user-sr86ui3xsuexi
Жыл бұрын
Talo xumada horaad u lahaydeen... Maalintii GARAADADA Dhulbahante idin lahaayeen ciidamada geeya OOG Kadibna hala wada hadlo weydinkii diiday ...madhaxeedii mahaysaan?
@abdoa7191
Жыл бұрын
Waa in Muraad loo magacaabo badhasaab waayo ka joogaa waa ninka isku lisaya ee u kala eexanaya.
Пікірлер: 274