Goobtan aanu booqanay waa Madaxtooyadii hore ee Ethiopia taas oo ay kasoo taliyeen boqorro kala duwan, waxaa goobtan dalxiis ahaan loo furay lana hagaajiyey Oct, 2019 taas oo uu furay raysal wasaaraha imika haysta ee Dr Abiye Ahmed.
Dalxiisayaasha waxa ay u furan tahay Salaasada ilaa Axadda, waxa ay kaliya xidhan tahay maalinta isniinta oo la hagaajinayo goobtan.
Waad Mahadsantihiin dhamaantiin saaxiibayaal, Please subscribe, share and like to our Channel.
Негізгі бет MADAXTOOYADA ETHIOPIA | UNITY PARK | Former Presidential Palace of Ethiopia
Пікірлер: 15