Khalid Xaaji
Muhimadaydu waa in aan kaa Farxiyo, kuna ilawsiiyo mushkiladahaaga, marka aad daawanayso muuqaaladayda, sidoo kale ku xasuusiyo dhaqankii soo jireenka ahaa ee Soomaalida gees kasta oo ay tahay.❤❤My goal is to make you forget your problems, when you watch my videos, also to remind you the traditional Somali culture in every corner.💕
Пікірлер