Gabadh yar oo jacyl imka uhoreyo hadii nin xun la kawsto sow ragoo dhan nici mayso baleeg siday wax uxumdeen ismalaha nin xunba jira lkn wxa jira qaar fahmi wayay jacylka gabadh dumara wan Idin slamya inta iga danbeysee heesta sow boqan donta bugsda dumarow😭💔 sandku wa dhamad sanad wacan dhamantiin 29/dec/2022 11:17 am🙌
@mubarikaar2131
Жыл бұрын
Sanad wacan💔
@haleelchannel6152
2 жыл бұрын
Tani hees uun lama odhan karee waa dareen taabad 😭 Qalbi mar uun wax jeclaadayna dareen gooni ah ayay u leedahay.... waan ku jeclaa waan ku jecelay waanan ku jeclaan doonaa 💔😭 si kasta oo aad ii cidlaysay qalbigayga boos aan weligeed lagu labayn doonin baad ku leedahay😭 dabadaa xitaa gabadh salaan nama dhex marin, waan ku sugayaa mar uun😭😭😭😭😭💔💔💔
@ahmedhussein97
2 жыл бұрын
Tana ma hees kalaa
@dahabamohamud6925
2 жыл бұрын
Wan ka xumahay dadka qaar waxba kama yaqaaniin dacadnimada iyo xubiga Ruuxa ay Nolosha ku caddibayaan Any wey Wall Allah ha kuu sakhiro😭
@haleelchannel6152
2 жыл бұрын
@@dahabamohamud6925 Idilkeen ba huuno
@hanadfarhan7759
2 жыл бұрын
Layaabka dunida waxaa ka qayb ah, in aad qof dhan ka dhigato kumeel gaar adiga oo ka fikiraya helidda qof nolosha kuu dhammaystira. Tani waa caqliga foorara oo lagu ciqaabo cidda wax doonaysa. Sidaa oo kale waa dhaqan gaar ah, oo ragga iyo dumarka qaar ka midoobeen. "Ha baabi'in rejada iyo riyo dhan oo uu kaa lahaa qof aad u sawirtay hummaag aan dhab kaa ahayn." Qofka wax jeceli waxa ciqaab ugu filan mashquulkaaga iyo maqnaashahaaga, fadlan ha ugu darin digasho iyo in uu dartaa u naco nolosha. Bal qiyaas xanuunka uu mudan karo qof aad u beertay hawo iyo hirasho uu ka lahaa agtaada, ee loogu bishaareeyay arooskaaga. Qof aad u tilmaamtay macaanida iyo dhadhanka agjooggaage, ee arkay adiga oo la qoslaya cid aan isaga ahayn. Qalbi kugu xiray han iyo hammi wixii uu dunida ka lahaa ee aad filashadiisa ku dhaawacday. Tani maaha mala-awaal, waa xaalad iyo dareen damqashadiisa leh oo maalin walbaahi ku saamoobaan boqolaal ifka rejo wanaagsan ka qabay. Imisaa lagu ballan furaa?, Imisaa looga faa'iidaystaa daruufta rabitaankooda? Imisaa sugitaanka iyo sawirka aan jirin ku wayso aayahooda.? Hadde waa imisa inta ka dhacday quruxda iyo qiimaha uu guurka inoo lahaa.? Waxaa hubaal ah in ay yihiin tira beel inta maalin walbaahi dhimato qalbigooda. Ma taqaanaan sababta? waxa aan noqonnay buunto sahasha guusha qof kale iyo gubashada dareemadeenna. Waxa aan waayay cid u doodda kana hadasha tacdiga jacaylka dartii loogu gaysto bukaannada wax doonka ah. Sidaa si lamid ah ma jirto cid ka hadashaa mustaqbal xumada haysta dhallinta ugubka ah. Waxa kaliya ee inoo muuqdaa waa qof u dhintay jacayl dartii. Ma ogtahay inta dhimasho nool ee ku waayay aayihii jiritaankooda sabab niyad jab.? Uma baahna in dadka marwalba loo sheego in ay shaqaystaan, wax bartaan ama ay noqdaan kuwa hormar gaaray ee waxa ay u baahan yihiin in loogu celceliyo in aysan dhaawicin qalbiyada dadka. Waan qiirooday, ooyay oo aan la gubtay waxa socda, waxaa i saameeyay waxa aniga la igu hayo Hanad ahaan iyo waxa lagu hayo cidkasta oo rejo ka qabta qof aysan baran gudihiisa sharta ka buuxda. Waxa aan garwaaqsaday in midkasta oo innaga mid ahi lee yahay labo weji oo midba dhaqan iyo midab xambaarsan. Waxa aan ogaaday in baahidu tahay fursadda kalifaysa in lagugu dhaawaco ama laguugu saameeyo. Waxa aan ogaaday in bini'aadamku kibir ka qaado qadarintiisa wax ka badan. Mase ilaawin in aan nahay addoomo Alle oo ay xisaabi ka dambayso, waana sababta aan ugu dhiirran waayay waxa dadka qaar ku dhaataan. Waxa aan naftayda iyo naftiinnaba kula dardaarmayaa towbadkeen iyo ka tanaasulidda danaha gaarka ah, ee aan xujo uga dhigno qalbiyada darteen u buka. "Qofna haku qancin wax aad adigaba ku qanacsanayn, hana u beerin rejo aadan hubin fullinteeda." "Go'aanka aad qaadanayso ka fikir boqolaal jeer, si uusan hadhow kuugu soo laaban natiijadiisa." "Rabitaankaaga si xor ah u sheego, kana dhacso xaqaaga cidda aad wax la wadaagayso." "Marwalba qiimaha koowaad sii naftaada." "Ha u iibgeen sharafkaaga qanaacada qof kale. Dhab ahaantii waxa ay xanuujinaysaa qofkasta oo la damqanaya farriimaha cabashada ahi, ee buux dhaafiyay barahiisa. Alle aynu ka baqno , oo ciyaarta aynu ka daayno dareenka iyo damiirta nasoo dan bidda.
@wlaxwlaxofficial564
2 жыл бұрын
Mararka qaar ayaad odhaneysaa dib dambe qof ha u jeclaan xiriir iyo guurba iska daayoo raggaba ma eego xagooda iga wallaa. Noloshuu inacsiitey e ilaahey haka abaal mariyo 😭😭😭😭💔🫀
@abdilaahimahameabdi8717
2 жыл бұрын
Walalo anu maxaan sameeya gabadh baa i jecel ana walaahi in aan xumeeyo ma rabo si kalana kumaan nicin way hadalo ku lu shahay dhaqanada hadal kulayl ixtraaam la.aanta ayaan nacaa maxaan sameeya
@hanadfarhan7759
2 жыл бұрын
@@abdilaahimahameabdi8717 wll Marnaba Ha dhawicin Qof adiga kuso Dan biday Hana u qoban Wax walpa wayo laga yabaa inuu astamaha adku aragtay Ku kalifayso caqabad qof waxaa Jira adiga kugu nafisayo marka aduunka oo idil Iska soo xir xiraan qofka Ku jeceL kumanan xumana ood Ku samayso hal wanaga oo Ku sameyo ayaa Kula jogi kartaa mala socotaa inuu carabka yahay cad meel yalo oon Lahayn Wax laf ah lkn hadalka kasoo baxayo ayaa ah mid waxna dili Karo waxna nolayn kara
@hanadfarhan7759
2 жыл бұрын
@@wlaxwlaxofficial564 walal hanicin Hana Ka Rajo dhigin nolosha wayo nolosha way dhertahay in lagu dhawoco ayaa Ka xun inaa dhawacdo qof waxan Ku rajey nayaa nolol tan Ka Qurux Badan oo wangsan wll qli
@jabanehirsiofficialchannel5098
2 жыл бұрын
@@abdilaahimahameabdi8717 igadaa ku dheh dee haday diidana ayaan ka aamus iyadaa jilcaysee hhhhhh
@iskufilansidiihoyadead3451
Жыл бұрын
Aniga wad idhawacday lkn wan ku cafiiye ilahey ha ku xifdiiyo 😢💔 mar walbo 😢
@nafisoabdulahi7393
Жыл бұрын
Alla maxaa rag I jeclaa ka cararay o isga dabo orday finally isna cidlo bu iga dhaqaaqay 14 January 2023....inta iga dambaysaa waliga qof ha u tusin inta jeceshahy. Sidokle waliga ha raacin qof ad jeceshahy ee raac kan adi ku jecel kas ba ku qalma wax walpa o qalpigu rabay kas bad ka helaysaa ee kama helaysid kii ad jeclahayd alla maxa waqtigayga khasaarisay.2016 ila 2023 January..wn ku cafiyey waxna kuma qabo u gave me blessings
@mubarikaar2131
Жыл бұрын
2016-2023😢 waxan ku rajaynayaa nolol wanaagsan oo samirkaaga iyo cafiskaaga u qalanta✌️❤
@nafisoabdulahi7393
Жыл бұрын
@@mubarikaar2131 thnk you wllo qaali
@user-pj6qx7nl5i
17 күн бұрын
Qalbigayga ayaad ka hadshay sharafeey
@apdirahmanMohamed22
Жыл бұрын
Still I'm crying😭😭 emotional Song
@caytocktube143
2 жыл бұрын
KUWA IGA DANBEYA EE HEESTAN DHAGAYSAN DOONA HA OGADAAN INAAN HESTA UGA XAQ LEENAHAY💯
@najmaluul8728
Жыл бұрын
waalleee ma cafiyo qofkii aduunka aan ku idho dilcsady siduu ii dulmiyey allah ayaa iga jari doona insha allah inkastuu aduunka ku dhibatooday yeelkii 😢😢😢
@abdiqanijaama1098
Жыл бұрын
Hh isk cafi wllo waa is xaal aduune
@moali1078
Жыл бұрын
Iska cafi wll😢😢😢😢
@abuuahmed4005
Жыл бұрын
Wll waa bini,aadan ma qaldamane waa Alle bini,aadan gafka io Qldka ineey ku dhacan waa wax eey u sameynsanyihii ee iska Cafi adiga xitaa lga yaapaa inaa maalin uun Qof Gaf ka gashid mrka sida laguu cafio adne iska cafi Dar alle isaga Cfi waxan waa aduunyee lgu waari maaye 😢😓😞
@farhanfabulous6867
Жыл бұрын
Iska kay cafi maanta ayaan dawo iyo malab kuu noqon!
Still wan ku celceshanayaa heestan anoon dulmi jacayl galin Waa hees dareen xambaarsan oo quluubta xulaysa
@brown__eyes
Жыл бұрын
Still l’m crying😭💔
@abdirisaqosman5381
10 ай бұрын
Top wlhi 🥰
@kabtankaliil
2 жыл бұрын
Axyaa Fanaan Axyaa Hees Iga Dheh Saaxiib Waa Kaliil Hambalyo Horaad U Socotay Happy New Year Adiga Iyo Bahwaynta Televisionka Kani Waa Sanadkeenii Ilaahay Khayr Ha Inooga Wada Dhigo. Aamiin Yaa Rabbi
@munaqurux623
Жыл бұрын
Mnsha allah wllkay Mahad mohamed nuoh best fanan
@azadhassanjama-ri5pu
Жыл бұрын
Heesta kaliya ee itabata markasto dhagaysto wan iska ilmeya thanks mmtv somali iyo abwanka dada yar ahmeddeeq irije ilhy aqliga aku barakeeyo
@sakimursal7871
2 жыл бұрын
Woow abti mahad maxamed nouh that's what I'm talking about ❤️👍 comon talente MaN
@faraxabdi6362
Жыл бұрын
Heestan waxa qoray wiil sxbkay ah waa qiso qof kale uu ka qoray axmeddeeq irije waa axsan ya abwan marka dhagaystay wan ilmeyay wlhi heesta kaliya an la qiroday waye axmeddeeq irije nollow wll
@DhaalMedia
2 жыл бұрын
Heestaan Qisadeeda Wiilbaa waalidkii waxay larabeeen gabar ay ilma abtiyihiin inay kudaraan asna Wuu diidana mudo kadib wuu iska yelay asoo walidkii qadarinaya gabadhii walagu daray madama uusan jeclayn gabadha wuu iska dhixi jiray asoo asxabtisa waqti laso qadan jiray markay soo wacdana wuxu tellka ugu dhiibi jiray gabdhaha uu lacawaynayo ayna madasho asna uma jixin jixo mudo kadib wuu laguur saday xitaa ifur mayna odhan ayadoo wiil uheyda ayuu furay ⁉️malinkii uu furay ayuu walbahaar iyo dhib ubilawday ilaa nabsi baa hayee hadana gabadhii danbe aya nin ku kor gursatay wilkii dhib iyo rafaad kadib malin malmaha kamida ayay so wacday helo watuma ayu yiri waa heblo waa lixsano kadib wuu naxay waxay ku tiri war mada nasoo radayn hoo wiilkaga lahadal wan wada hadalnay waxay iishegtay ayu yiri in nin wadada gursaday lkn hada lafuray marka gabadhiina weji ima agyal oo san oga ayan uxumeyay jacaylna wan uqba ayuu yidho dhamaad iga rali ahada hadan wax ilabay True love never end🥺🥺
@Kinsi630
2 жыл бұрын
Saaka qisodan dhagaysanay 😪
@galinhorechannel1803
Жыл бұрын
👍
@umuakramhazzan1294
Жыл бұрын
Wll qisada halked ka dhagaysatay
@guuleedabshir714
2 жыл бұрын
Abwaan axmed gabax waa abwaan buuxa thank you
@mustafeguluf4186
2 жыл бұрын
Still I'm crying
@user-cn2cx1om3b
27 күн бұрын
Waa hees xanuun badan alaa ya cisag
@hibaqmahamedeeey8112
Жыл бұрын
Anigaa dulmiyay ruux dar ilaahay ii jecel ii daacadoo nugul 🥺🥺🥺🥺
@maxamedalidheere485
2 жыл бұрын
Wow very emotional 😢 💔 😪 song
@burhaancirro7705
Жыл бұрын
Heesaha noocaan ah soo badi aadbaad ugu wacantahay
@mubarakismaacil8296
2 жыл бұрын
Mahad galin hore sxb wa ciyaalkii hargaysa ku soco sxb
@adamelm9671
2 жыл бұрын
In kasto macno ledey ma ogi. Lkn wa fanaan dhab ah , barakah sxb
@Eszaade
Жыл бұрын
Raali gelin xaaskeyga 😭😭😭😭 Anigaa dulmiyay ruux dar ilaahey ijecel iidacdoo nugul beer iidibaacshoo xiskiyo aragti i leh mcn ifka nolosha ayaad iiheyd waana iihaan doontaa hadii alle yiraahdo mcn maan noqon maan daweeye waxa ugu wacana wa qariska iyo wax sheegid laanta daadiyay maan noqon wacadkiina maan fulin hadii daain ii qor mar labaad darmaanta dib dambe been uguma sheego doono waxaad ihaan doontaa saaxiibka keliya ee noloshyda ka war heyn doonto lkn mcn waxaan xaqiiqsaday qofkaad jeceshay si walba aad wax ugu sheegin in maalin un xaqiiqda ogaan doono sida maanta nolosheyda ku sugantahay ku dhawaad hal isbuuc cunto iyo biyo jiif midna ma heyso anoo qalbi danqayoo dab jaceyl Ku furan yahay kugu sii daaray ololkee Mcn badan nolosheda adey kuu baahan tahay fadlan give another chance Daadihi maan noqon miyaa😭😭😭 Queenta nolosheyda buuskaga iga banaan fadlan dib iigu soo noqo mcn badan waan ku baryaa xaaskeygii
@farhiyaomar3604
Жыл бұрын
Xaaska bax u taag. Raali galiy. Hada run sheegayso. Maxaa Meeshan Cala calal ugu soo qore bro if you realy love her go back and apologize to her 😢
@abdisalammahdi3576
2 жыл бұрын
Cajiib Habeenkana Ma U Joogay Waa 11kii Habeenimo Habeen Arbaca waa 4 tii January 2022 Waa Hees Micno Aad U Weyn Leh Qof Wax Dareemay Oo Shaydaan Uu Bari Quraamiyay Uun Baa Dareemi Kara Waar Hablaha Hala Ilaaliyo Wlhi Waa Gob Alle Inoo Diree Waan Ku Jecelahay Wll Inantii Barigiiye Hahaha Wali Hadaad Meel Uu Warkaygu Kaa soo Gaadho
@jemalfarah1770
Жыл бұрын
❤WAAN KU WAAYO ARAG NOQDAY BARASHADAADII
@muhiyadinabdilahiali2088
Жыл бұрын
Waxaaa heestaan dareenka leh, kasii xamaasad iyo xanuun badan Qisadii heestan laga sameeyey oo runtii murug iyo caloolyow igu Beertay. Ilaahow aanan qof nabsi ka galin waayo waa danbiga ugu wayn inaan qof qalbigiisa hanato haadana aad ku gefto
@ahmedbk9581
Жыл бұрын
Mahad gelin hore the one and only legend
@ubahal8907
Жыл бұрын
Heestan wanku ilmeeya 😭😭😭waxaa noqda emotional
@bosszaki9861
2 жыл бұрын
if u wish people Bad, it comes back to you! Avoid bullying forever. Nabsiga halla iska ilaaliyo dhallinyaro.
Wle heestani wxy itabty nabaro an dhayay iyo qalbi an ku qancin kari lyhy dhawacas😭💔
@apdikariinmoh880
2 жыл бұрын
Ax ya Hees mahad galin hore si dareenle ayaad u qaaday qisada Heesta
@kawsarabdulahi2439
Жыл бұрын
Qalbi tabad💔😭
@susansomaliland1
2 жыл бұрын
To be honest 😮 Iam Shock This could be Forgot about BK 😆 even though 85% wuu ku soo dhaw yahay Keep going bro 😎
@abdirahmaanilkocasse8313
2 жыл бұрын
Cajiib Cajiib Wxba lagama qaban karo Mahad galin hore
@nashaadmaxamuud577
4 ай бұрын
❤❤
@lastkingleo5228
Жыл бұрын
Yaa soo raadiyay barnamijka qaraaxo kadib
@haniitaalove8356
Жыл бұрын
Alaa heesta talow qisadeyda nolsheyda miyaa la ogaaa 😭😭😭max i xumeysa dhib kum quri aano xasakaagi ahaa ayaa dusheyda ku dhameysy dalqaadihi aano duni ku jacel ayaad kun jeer i dhawacdey bal max nafsi i raaran iyaad sidaas tahay mnty waali wan ku jacelahay nolasheydi oohin miyaa ku dhameysan 😭😭😭aano dunj ku aqaan ano farxda ku siiya aano naxris ku siiya miyaa wllo i qurtey inaad qalpigag iga dhawacado waa aduun akhiro ayu waar yaaal 😭😭sidaa i dulmisay ilhy marqaati ayu ka yahay 😭😭wan sugi maalin inaad ogaato xumantad i geysty insh allh 🤲😭
@nafisoabdulahi7393
Жыл бұрын
Abayo pls qof sas ku galay tusi inaad ka maraantid ...horey u soco qof ku jecel bd helin
@ahmedmohmoudomar5111
Жыл бұрын
Sorry walashay Hadii uu fahmiwaayay jacaylka aad u qabto maanta Maalin aan ahayn buu oganayaa ilmada aad maanta qubayso isna Maalin buu qubi doonaa
heesaha somalida qaabkaan loo qaado jaanis wayn aya ka banaan in laso badiyo weeye... classic music ayey la dhaha somalidana wa ku yaryhin.
@fitamiinoos
2 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaw
@niciimamohamed2070
Жыл бұрын
Jacel qofki og gran😢😢😢😢
@sitrositro8684
Жыл бұрын
Wow🥰
@burhaancirro7705
Жыл бұрын
Axsan fanaan iyo sawt
@mohamedmj1568
Жыл бұрын
Emotional song 27 march 2023
@xasankayseaadan7433
2 жыл бұрын
Eeeeeesh calaaaaa hees Qiiro ayay leedahy
@madinaamoud9173
Жыл бұрын
😢😢😢😢qiso iku dhacday anika walahi
@shilhaanbashir2179
Жыл бұрын
Kaga tagay daledaha 🥺💔👋
@nasridiininadaahir
Жыл бұрын
Alla maxan gabdh jacayl uga baxay💔💔💔💔💔💔😓😓😓😢
@mohamuttpk4211
2 жыл бұрын
Cajiib Afrtii jun habeenimo 2:30 maantaan dab_damis noqon
@iqraahmed555
7 ай бұрын
maantaan dawiyo malab noqon hush
@ahmeddaahirxaaji8134
Жыл бұрын
Sorry gabdh aan is jeclayn oo labadanada dabecadood oo is fahmi wayay dartood ku kala tagnay ano jecel iyo iyado ijecelba ayaan cadho ku kala tagnay iyaduna way madax adagtahay aniguna dulqaadka ika dhamaday sidan ayaan happy kukala nahay balse niyada💔
@amanihassan1788
9 ай бұрын
Hestan waxay ka hadalaysaa N… io aniga walhi 😢💔❤️🔥
Пікірлер: 161