hhhhhh aabo mcn caadi ma thd cuma dheer iyo cibado suuban alaa ha ku xafdiyo aabo mcn aaamiiin yaa rabi 💞😘😘😘✋❤🖒🇫🇲👈💪😭🌷💖
@omara9881
5 жыл бұрын
afsomaliga wu jiraya inta qof somali ah nolyahay lakin waxa jira dad yirahda afsomaliga hala badbadsho lakin ujedkoda yahay ladagalamka af carabiga, oo qandaras ku soo qatay sidii dalka turkiya ku dhacday hada ka hor ninkii mustafa ataturki.
@maxamedkarre8075
5 жыл бұрын
Inta Hargaysi Joogto Af keenu waa nool yay ✅..................... af Qalaad aqoontu miyaa Maya maya ✅ma ahee waa Inta uu Qofka ✅eebe Gashaa ayay Nalatay anagee ma ogtahay diblooma ✅Abuuro Dadkee ✔Af Qalaad Aqoontu miyaa Maya maya .... 😢Xidigii afka Soomaliga Alle Hawnaxariistee Abwaan Cali Sugule (duncarbeed)
@xasanyaanyo3327
5 жыл бұрын
Afkan rer hargesa maxe ka kasayaan
@Shukri127
5 жыл бұрын
Äf suuq wuu jirah Calamka xitta lakin hadda waxaa arkee, kuwa qoraalka qaldaya sida xarfaha isku qaldaya sida W/ T / P maaxaa yaab isdaba yaal.
Пікірлер: 15