Waad ku mahadsan tahay wll in badan ayaan ku dagmanay in la khalad fahan siiyo dhalinteenan maanta ka dib Qaaradayda africa ilamaha aha in ay yar tahay Iyo dhulal kale Thnks 🌍❤️
@sayiidqalliwalli1035
5 ай бұрын
Waaberi media waxan kabartay walahi school laa iguma dhigiin 😂 thanks ❤
@arafat....shortstory
5 ай бұрын
Ma sheege markaa
@AK-ol6rm
5 ай бұрын
حفظ الله الصومال ❤
@AxmedAlpha2024
4 ай бұрын
وجيبوني والصومال
@user-zp3do9qp6n
5 ай бұрын
Maskaxdaa laga gumaystay Africanka😢😢
@aisha-upditt4tc6
5 ай бұрын
Aad io aad inaa badalo isku dayaa 😅😅qariiradaas
@Goorre-Media
5 ай бұрын
😂😂😂 beentaa ma ahan
@user-zp3do9qp6n
5 ай бұрын
@@aisha-upditt4tc6 horta somalia soo hagaaji oo dhulkeeda usoo celi
Marka la fiirinayo cidanka waa gaar Marka la fiirinayo gudaha wadamada waa gaar Waa waxa kaliya ee lisku qaldo sidaa tardeed Taarikh daba teamkii guulesto ayaa qoro Ee haku kadsoomin walal
@Malhun22
5 ай бұрын
Apwe tariqda orhan gazi kaso hadal ❤
@ahmedomer6178
5 ай бұрын
Wll nagada mabka ee waxad nooga soo shakeysaa shekoyin dhacay
@CaboowSheekoyin2024
5 ай бұрын
Sxp codkada iyo script ayaan rabaa in wax kabadelo oo ma istcmaali karaa
@IB__RA-8CMF.
5 ай бұрын
Top ten comment🎉
@abdihakinhussienmohamed-ff4zh
5 ай бұрын
Hush doqonyow
@IB__RA-8CMF.
5 ай бұрын
@@abdihakinhussienmohamed-ff4zh 🤣🤣🤣
@FAHADKANTE
5 ай бұрын
Aqli bad buxda 😂😂
@user-zx7kn7pe5sacdiyomaxamed
5 ай бұрын
Mahadsanid wabaria media
@Fuadapdillahimuse23
5 ай бұрын
Hadaadan aduu wax la imaan dadbaa intay wax la yimaadan isku dayaya inay kaa dhaadhiciyaan
@sakipoi5986
5 ай бұрын
😂😂
@cali_axmed_siciid
5 ай бұрын
Mahadsanid zxp waaberi ❤🎉
@hooyocibaado156
5 ай бұрын
Africa waa qaarada labaad ugu weyn caalamka
@wallsadaam
5 ай бұрын
keep going pro
@user-rw9ck2vv8w
5 ай бұрын
Keep going pro
@Userbl8tabl65
5 ай бұрын
Waxaa is dhihi jiray sidee Afrika qaarada 2aad ugu weyn u noqotay , 😂😂
@YaziinMohamed
5 ай бұрын
Waa run taa sxp❤❤
@ZerKhalid
4 ай бұрын
Wll Cabdiraxmaan cumar Ismaaciil nabadgelyo iyo naxariista eebbe weyne kor kaaga ha ahaato. Barta ama dagaalkan waxan ku soo gudbiya waxyaabihii ugu danbeeyay ee ka dhacay caalamka iyo Tariikhaha ba, waxan huba inaanad ku khasaari doonin La joogayaga.
@Zhangzhi123
5 ай бұрын
Aniga waan ogaa arinta mapka arimaha Afrika dhaman waa la siyasadeeyey
@cabdiqadir1119
5 ай бұрын
Nin aan wax badan ka fa iday thank you lph❤😊
@AnnoyedAtv-lc6po
5 ай бұрын
Thanks
@ibraahimfaaraxaxmed1598
5 ай бұрын
SUBXAANALLAH☝️🥺💯
@JaabirMohamed-zx5oj
5 ай бұрын
Allahu akbar
@zikibaaba1541
5 ай бұрын
Waaw Maansha ALLAAH
@fiidowmrk
5 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@Yooco.
5 ай бұрын
Waar miyaa LA Ina siray imika😂😂😂😂
@cabdisamadcabdiwaaxidshmax5835
5 ай бұрын
Keep improving 🎉
@user-jb3un6zv8h
5 ай бұрын
Wllhy waa run
@hadillaium
5 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 la yaabi jire 7 caata ah mesha noogu soo dhajiyeen io Palestine oo mesha laga tirtiray lkn africa maskaxdeyda kuma soo dhicin kwrn😳😳 love lee u hayste mahadsanid 😊Abdirahman
@mawiidcali6786
5 ай бұрын
Somalia waa Sii kala go,day 7 maaha hada waa number 1
@Mo_Daud.2
5 ай бұрын
7 maaha e wa 1
@hadillaium
5 ай бұрын
@@mawiidcali6786 lax wlbo meshee is dhigtaa lagu qalaa ayda dooneyso dee kala goa🤨
@mawiidcali6786
5 ай бұрын
@@hadillaium beri hore lakala go,ayba wax cusub maaha
@hadillaium
5 ай бұрын
@@mawiidcali6786 somaliland maad ka sheekenaysaa!
@ibraahimfaaraxaxmed1598
5 ай бұрын
ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️
@user-pk9ie8xn9i
24 күн бұрын
Africa hadaan nahaay waanala gumaystay 😔
@TalisoAdow-qz4wr
5 ай бұрын
Golden voice
@Mohamed-amin_chanel
5 ай бұрын
Abdirahman wabeeri the best ❤🎉
@ibraahimfaaraxaxmed1598
5 ай бұрын
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
@mubarikmedia6471
5 ай бұрын
Good job
@user-br9ci3ch1o
5 ай бұрын
Africa 🌍 ❤❤❤❤
@Codllibaax
5 ай бұрын
Aniga skuulka waxaan ku soo baranay in Qaaradda Afrika ay tahay Qaarada 2baad ee adduunka ugu weyn!
@horyaalkaaqoonta
5 ай бұрын
Second comment❤❤
@Ahmed-wk2ct
5 ай бұрын
Subxana allah wa arinnafsiya ama saykolajiya wayo waxanuhaystay rushku inuafrika kawaynyahay iyo maraykanku sidokale
@siyaadaadan1423
5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@salmanhassan1644
5 ай бұрын
500k is coming up my brother c/rixman waaberi😊🎉❤
@Halmaal202
5 ай бұрын
Asxpey COCA-COLA : iyo wixii la xidhiidha hala qaadaco waxan garab wayn kusiinana xamas dagalka saxdya iyagu ku jiran inaguna ka dhaqalaha aan galno insha allah
Africa 30m km Russia 17m km Greenland 2m km 😅😅😅😅😅😅
@user-jf7bz4br6m
5 ай бұрын
Tean waaberi
@user-zuhayp
5 ай бұрын
comment ukudabeyy ee muqaLka laka xito
@Raxma__cali
5 ай бұрын
All is one ❤😢
@funy194
5 ай бұрын
Waan ogaa inay mapka khaldan yahay nin cadaan ah ayaa ka sheekanyy ayaan arkay waan yaabay.
@Mahadyare-no7gc
5 ай бұрын
Aniga oo ah EUROPE 🇪🇺 yahan arintan waa run africana wa walaalaheen🫵
@user-hz5ln9ru2e
2 ай бұрын
Scw
@bashirshurie6625
5 ай бұрын
Maantaa igu horraysa in Africa ay ka wayntahay ruushka!
@thirty132
5 ай бұрын
Sxp waad na waalaysaaye sidee wax u wadaa niyahow
@NimoAyan
3 ай бұрын
Haa will waxba
@Ujeera_67
5 ай бұрын
Edit m.a ❤😍
@BashiirIbrahim-xb9xx
5 ай бұрын
❤❤
@jjrau3917
5 ай бұрын
🎉❤
@agmaathaaji2
4 ай бұрын
❤
@cabdiqadir1119
5 ай бұрын
Qarada australia ka so hadal lph
@Laascaanood614
5 ай бұрын
This is even done with populations size for instance if you google how many Somali people are the all around the global int will state 14 million, but truly there is 60 million Somali people. Theres a lot of misinformation about Somalia and Africa in general 🤔😮💨😮💨
@Sayid_999
4 ай бұрын
Waad saxan tahay 🧐
@Cidaxafada
5 ай бұрын
Top misanka culus
@arafataaraf2334
5 ай бұрын
Somalia map caabudwaaq ehtopia ayu ku darey
@SuugaanSafaari
5 ай бұрын
Hagaag
@user-qm6ow4ox2i
5 ай бұрын
🎉
@abaadiqosman8988
5 ай бұрын
Xogtaas DhigaHa Iyo Loolalka Ku Noqo macalin
@axbdx665
5 ай бұрын
Baryahan waad joojisay maalinlihii
@Abdijaliilkhadar-ic3ro
5 ай бұрын
😂😂
@BarwaaqoCabdihassan-im4fz
5 ай бұрын
Wllo waxaan ka mid ahaay saxiibada cusub😥
@user-np3mv3cv4v
5 ай бұрын
Haa
@hashimtahir6393
5 ай бұрын
From Africa 😂😂😂
@BarwaaqoCabdihassan-im4fz
5 ай бұрын
Kusali xabiib keena muxamaed😥
@JimcalecalimjimcaleJimca-pk3pw
5 ай бұрын
Hadii Laga nabad geli lahaa wax bay ahaan
@maxamedfarxaan7122
5 ай бұрын
wll like isaar pls pls 🙏❤
@abdulfathmohamoud2736
5 ай бұрын
Sax arntaan lkn waxa naga ilowday inaa natusto the real map .😊
@farahhamse
5 ай бұрын
dee lamaba sameyn karo african yahow😂😂
@seynabsaidali1589
5 ай бұрын
ASI QOFKA SAWIRAY MAABKA DUNIDA HALKEE AYUU TAAGNAA😂😂😂😅
@user-br4xn8sm8i
5 ай бұрын
Xitaa maapkii Managu khiyaamen😢
@raranmariyeofficial
4 ай бұрын
Ninkan maskax baa ku jirta macalin hustariga miyaa
@munocadey9436
5 ай бұрын
0:04
@ahmedilyass3210
5 ай бұрын
......
@unforgettablemoment8722
5 ай бұрын
Hhhhh qofan meeshu dagan yahay yaa looga waramin Tani waa been Africa wadamo Ka Mida ayaa set latest haysta 😂😂😂😂
@user-th7zj8yk1q
5 ай бұрын
Africa marka maqasho maxa maskaxdaada ku so dhacay😂
@Hassan-Abdihakim8
5 ай бұрын
Taasa waxay natusinaysaa reer galbedka inay wax kasta isla jacelyhn
@cabdicasiisqaasin281
5 ай бұрын
Anigu magranyo dadkani goortay famhi, doonaan inay beentaadu xitaa xariisyo been ah soo qadatid si ay kuu rumaystaan
@ahmedqumbe3644
5 ай бұрын
Been ma aha map ka caalamka sawir ahaan markaa fiirisid iyo xaqiiqada waa kala labo Africa 30million km2 Russia waa 17million km2
Пікірлер: 117