Xirmo shidal kaliya mahan waxa naga racay Kenya wayo waa loo qalociyay xariqinta inta maqan waa in aan xoog uga radsana
@axmediimaan9722
2 жыл бұрын
Kenya intaa yar ee gaaladu nooga hiilisay xataa dagaal baanu ka xignaa. Insha alaah haday hadalka dayn waydo xadkayagii horaanu tagaynaa
@mohedaxmedadariadari4866
2 жыл бұрын
Cij Soomaaliya xaqeedii qaybo kamid ah ayey Kenya u xukuntay, Soomaaliyana way soo dhaweysay, taasoo ka dhigan inay cij hanka Soomaaliya ee iska yar ay ugu dhiiratay.
@sheersheer1896
2 жыл бұрын
Yes that is true
@cabdiwali292
2 жыл бұрын
Ninkii caqli lehbaa garan😡
@halimo3956
2 жыл бұрын
Madaama maxkamada aan anaga tagnay oo aysan racfaan lahay xukunkana gaalo gacanta ugu jirto hadii 80% ayaga la siin lahaa ka waran aniga waxay ila tahay in ay cadaalad sameysay maxkamada ayadoo dawlado badan oo awood leh kenya garabsiinayso illahay baa noo hiiliyay ayaga oo kuwo soomali nala sheegta ay dhibataas na galiyeen
@sharifahm.7963
2 жыл бұрын
Inta kenya xaqdarro raadinayan inta haystan alaha ka so celsho. Wax badso wax beel aye ledahay maqli jiiray.
Dalkaan Allaa wato Alxamdulillaah Waxaa ku mahadsan Allaha nooga gargaaray gaalo madowdi iyo gaalo cadkiiba Alxamdulillaah
@fadumokiciye4044
Жыл бұрын
🇸🇱🇸🇴👏👏somali from puntland
@ruushdikaliif769
2 жыл бұрын
tan mahan guul waa dhac xaq uma lahan in maxkamada siiso bateena,,kenya dhulgeena ayaa ku maqan
@a.j2428
2 жыл бұрын
@@TiktokSomaliLive. anoon jeclayn in taako dhulkeena ah laqaato hadana bada iyo dhulka somalidu aad buu u baaxad wayn yahay, hadaan ka faaiidaysano, dhibka ina haysta dhul la'aan iyo bad la'aan maaha inta aan haysano hada ayaa khatar kujirta waxba 10 mile haka sii welwelina, hada african union iyo united nationska waxay ku heshiiyeen in somalia next 10 years maxmiyad lageliyo oo lasii maamulo marka dhul waa haynaa iyo bade inta hada aan hayno iyo laynoo xukumo
@musdafahmedhussein6648
2 жыл бұрын
Guuuul somalia❤️❤️❤️❤️👍
@ahmedmohamedmohamud9257
2 жыл бұрын
Waxba kama jiraan sida aad wax usharaxdeen anigaa baadhitaan ku sameeyey L21 L23 L29 iyo L24 badankiisa 80% L24 waa dhanka soomaaliya L26 L22 L5 L30 way Qaybsameen L5 90% keny heshay L26 iyo L22 70% kenya heshay
@mustafemaxamed6085
2 жыл бұрын
Soomaaliya waa ladhacey siyaasiintiina olole ayey ka dhigteen shacabkiina indho sarcaad ayaa lagu ridey bad iyo bari marba qaar hala goosto inana aan dabaal dagno inagoo dhacan
@ilyesibrahim787
2 жыл бұрын
Kenya waan udhanaynayna mardhow in sha ALLAH. Jawaasiista iyo wixii lashaqeeya. You none factor bums.
@luuljamac4762
2 жыл бұрын
Msha allh guul somalia
@morehermed8460
2 жыл бұрын
Ma Dhaa Allah
@abdikarimtiifow4405
2 жыл бұрын
kenya waxba ha kasugin inay daatada kugu wareejisho somali hatashato cidey ku kalsoontahay hakalatashato mustaqbal keeda
@anaashofficial4038
2 жыл бұрын
Anigu sidaa iyo sikaleba yeeli maayo kenya dhul bay iga haysataa mar kaasa baddiina loogu daray dhulkeene hasoo celiso taako yar kuuma ogoli kista aad qaadatay muran ayaan galin si aan kaaga ceshto insha allaah
@alnuurmedia9608
2 жыл бұрын
soomaaliyeey badeena aan difaacano cid kale oo noodifaaceyso malahan
@2plus2equals59
2 жыл бұрын
*Somaliyeey hadaa run rabtaan socotra hala raadiyo anagaa leh...Emirates ayaa hada yemen xoog kaga qaadan rabta*
@ahaiban1
2 жыл бұрын
Kenya waxay raaciyeen dhulkii Somalidu lahayd oo ay ugu yeedhaan NED iyado ay haystaan dhulkeedii ayay waliba doonayaan inay ku darsadaan baddeedii.
War naga fariiso dagaal baa ku waale.. aan yara nasano horta
@ahmedsaid-xj5cu
2 жыл бұрын
War been hanoogu qalbi aaboojino Muxuu la dhuumanaya haduu run sheegayo Xalaal barqaa laqashaa ninka magiciisa iyo cida uu yahay noo sheega
@mamasoomaali
2 жыл бұрын
Alxamdulilaahi rabilcaalamiin
@ilyesRajaa-cb4ne
Жыл бұрын
❤❤soomaali hanoolaato
@muntazissa6837
2 жыл бұрын
alla reer somalia doqonsana mar hore ayan idin soo qoray in inti waxku jireen la idinka khiyaaeyeey oo aad cidlaboodboodaysan meelmadhana u boodboodaysan mantaleedhiin nin baa soo shegay goorman idin sheegy meel walaba idinku qoray
@xaawaxassan9593
2 жыл бұрын
masha alllaah
@hassanadow6336
2 жыл бұрын
Dhulkena aan ilashano Somaliyed
@sahrujagadakaroor8382
2 жыл бұрын
War heedhe soomaali maxay u dabaaldegaysa awalba badeena anagaa laheene yaahuu
@shabeele1968
2 жыл бұрын
Waa qalad sidaan aad u soo sawirteen wax jirama ah
@ilyaassaadaq5301
Жыл бұрын
Alxdulilah ilahow mahada adaiskaleh
@engab001
2 жыл бұрын
Tanzania ba lama leexin khadkeedi ee ma Somalia ay laga adkaaday oo Kenya badda dhankeeda looga furayaa. Mise somalidu ayadaa madaama hore Kenya wax uga iibiyeen oo heshiis la saxeexdeen uuga kacday. Timir laf baa Ku jirta. maxkamad meel Cid leedahay Cid kale iskama siisee
@tuugwayn999
2 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guul
@muriidiibrahimmaxamed6340
2 жыл бұрын
Guul guul
@qureeshoxaaji4315
2 жыл бұрын
bada qabybta la leeyahay somaliyana kalumaysigay leedahay kenyana dhulha hoostisa wixiiku jirayledahay waa halkee ee iy dhiideen loyaradii somaliya u hadlayay
@ahmedturkey3332
2 жыл бұрын
Thanks voa
@sadaxiyosagaalchannel5560
2 жыл бұрын
guul iyo gobanimo
@tuugwayn999
2 жыл бұрын
Guul
@somaliaprogamer6752
2 жыл бұрын
Hdd kufaraxsan tahay like iisaar🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴ha noolaato
@sadam1318
2 жыл бұрын
waan guuleysanay day rada ma wanaagsano inta kalena markaan cagaha dhulka la helno ayaan iska dhicin doonaa
Shidaalka Hala siiyo Dadka soo saaranaya ileen somalidu shidaal ma rabto iyo hormar toona ee qabiil ayay rabtaa Markaa somalida qabiilkooda haloo daayo waayo Waa dad kasii liita xayawaanka duur joogta wax qabiil mooye aan aqoon ilaahay iyo rasuulkiisa weeye 😡
@jawariguulet4929
2 жыл бұрын
Kuwii ku Caan baxay dhuxusha iyo maartii warshadaha somalia iib geenteeda ayaa somaali xukun u dhiibatey iney habaar waalid qabto .berrina hawada somaaliya ayey xaraashayaan. bad baad ka hadleysaan 🌊🐠🛢️
@adamabdirahmang936
2 жыл бұрын
War Kenya weey na dhacday
@cubiyocir3539
2 жыл бұрын
Ar yaa lenyo jac dhaha Data hadey diidaan aniga ha la ii soo sheego war waaba la heli doonaaye
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
2 жыл бұрын
Waa shaarkaag halguugu qabsado waa inkaara.....kuqabso ku qadi maysida ayey nagu sameeyeen .dhulkii NFD oo dhan ayey ka soo tilaabstey ...walib cagjuleys ayey wadaa umada markey baabado xoolaha ayaa soo haweyste..............somaliyey waa xanuun anagoo dhul iyo dad markii hore nalaga boobay hadna intii inoo hartey la noogu yimid
@alihajiayanahmed9352
2 жыл бұрын
Inta somalida ah shaqeeya VOA waxay la shaqeeyan argigixsada shabab Arinkas ha la baadho ???
@Ahmedali-fo4wo
2 жыл бұрын
sharci ahaan somalia iyada ayaa lugteeda waxeysan aqoon u laheyn ayey gashey waxey sharci ahaan u laeyd 37 by law mar ey waraaqda qoranayeen maxkamda sidaa umeysan qoran mar iyadaa isagu wacan iney kenya ka kor shaqeysatey waxaasna waxey tahey dad sida eygii hilib cad lasiiyey eysan arag nimcad ka weyn ey heysteen waa shariif cc sh c sharmarke somaliya dadnoocaas ayaa madax u eh ama u ahaa aniga waxey ila tahey kenya wax xaq malahan laakiin caqligeeda ayey ku heshey iyo somaali la iibsan karo wax yar weldonekenya
@Hawd74.
2 жыл бұрын
Somalida maxaa degdega ugu wacan even madaxdooda oo ay runta shacabkooda ula wadaagiwaayaan sacab damasshaad calan la soo xirto Kenya shaqadeedA ma dhawa guulna maaha boo khariidad bad iyo bari oo lagu xaday somaliya.
@AbiyIsaCriminal
2 жыл бұрын
2da kale xageey Nareen ayuu dhahay ma fahmin
@mohamedsharif5693
2 жыл бұрын
Midoowga africa maxkamad miyaa the case is over
@quruxdatv5722
2 жыл бұрын
somaliya waxey u baahan tahay ciidanka bada oo xoogan yaaaa dagdag ha loo sameeyo
@abdullahsomali7992
2 жыл бұрын
Kenya kuma qanacsana qaybta laga siiyay badda ee somaliyay laba mid soo galay inaad dagaal dheer u diyaar garowdaan iyo inaad qayb kale oo badda ah bixisaan oo inta indiin soo hadha bismilaysataan. Waa guul iyo ha la dabaal dego arin kuma dhamaan
@sahraosman6818
2 жыл бұрын
Waa boor isku qaris, somali ha isku soo jeedin ey is leeday. Sidey ila tahay aad bey ugu faraxsantahay se wexey heshey wax eyna laheen.
@cabdulaahiqalinle8182
2 жыл бұрын
Alx war farxad lex
@abdillahiabdoulbasid7801
2 жыл бұрын
Taani maha cadalaad kaliya wa iin mariin biyood logu ogalaada maha inay wax aay kaso saari karaan badeena Somaliyeed.
@saadaqaxmedmrcirro7571
2 жыл бұрын
Wax lagu canci karo ma ahan in xoolahagii lagula qaysado
@ahmedabdulle6094
2 жыл бұрын
Bad hore loo calaamadiyey ma jirin. Markaa waa Guul.
@shukridool3903
2 жыл бұрын
Dhulkan la jeexay ee somalidu Iska jeex jeexayaan waa khalad 100% Mana aha sida maxakamadu u jeexdey . 😠
@amiraabdi5012
2 жыл бұрын
Amisom
@mohamedhassan-yc2cw
2 жыл бұрын
Amxaaro oromo xabashi
@amiraabdi5012
2 жыл бұрын
Guul darro weyn baa ka soo hoyatay dhulkii ayay badiina ku darsadeen cirka ayaa u hadhay wixii intaa ka dambeeya dadka hala wareegto.hahahahahahahahahahahaha
@barrehosman1328
2 жыл бұрын
.
@shuushuu6804
2 жыл бұрын
No justice our sea 🌊🌊🌊🌊😭😭😭😭
@kiinyusuf6527
2 жыл бұрын
Inda loo reebay bada raali kamanihin waxba nagama galin ee hala raadiyo
@abdikhaliqjibril7726
2 жыл бұрын
Farmaajo Somali abaal buu ku leeyahay.laakiin dad badan beel ahaan bay u diidan yihiin waxna lagama qaban karo waa xanuun aan dawo lahayn.incurable disease
Пікірлер: 89