Plz subscribe ii dhaha channel ka share iyo like wa ii dhiirigalin mahadsanidiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴.
@hassan.housseinfatoumata1691
3 ай бұрын
Mashalaah habo waa talo wanagsan☺
@duniyoali6725
9 ай бұрын
Wlhi wan maseri jiray lkn hada mawa kala jecli nin maserkisa inta ku mashqulii laha nafteyda ayaan ku mashqula markasu asiga maserka hayaa hada wan iska qoslaa
@HelloSomaliGirls
9 ай бұрын
Masha allah mashqul naftada kugu filan runtii ❤👑
@duniyoali6725
9 ай бұрын
@@HelloSomaliGirls haa wlhi tasa beyn eheyn her waxan garsiiyay telephonekeyga wax ku xirto shaqo iga dhigto ana nolasheyda waqti ula ahay alxm gbr wlbo wxn ushegaya nafteda haku mashquusho ninna maser dartiis uga tagiin ana tijabiye
@princessedapsan5609
9 ай бұрын
Abayo ma nag ayu kula gursadey see oga masersisay
@SUHAYBJOKEF2021pk
8 ай бұрын
Maseerka dumar ayaa u tihiin lkn iska jir inaad iska indho tirto oo aad iska dhigto qof aan u jeedin waayo waxd ku kalifaysa inuu wx yaabo bdn ogaado.
@SUHAYBJOKEF2021pk
8 ай бұрын
@@princessedapsan5609wll ha ka maseersiin lkn taa badelkeeda baro sida lagu soo jiito oo la isku jeclaysiiyo
Пікірлер: 45