Ninkii gob ah ayaa intaa garanaaya masha Allah. Rag iyo dumar meel ma kala tegayaan Allah ayaa isu uumay laakiin mashaariic ayaa inagu socota
@muuminad3143
2 жыл бұрын
Masha Allah waa nin iyo nin la’aan. Ku soco hooyadaa ayaa nin dhashay xayawaanka dumarka ka rid. Sideedaba nin dumar ceebtooda ku mashquulay hadaad aragto waa nin aan jirin.
@xariirofficial3873
2 жыл бұрын
Alx ilaahbaa dumarka qalbigooda naxariista noogu beeray🤲🤲 Mid dhaka weynoow dumarka caaydooda xiniinyaha looma isticmaalee dumarka ka farxintooda ayaa loo isticmalaa dhaka weynoow dumar waa hooyadeena waa xaaskeena waa gabadheena hadii aad adiga dhiman tahay anagu ma dhimanin mana nihin dad aan aqli laheyn ee ubadka soo koraya eed qalbigoo ku beerayso waxa aan jirin kala yaree
@nimcahussein7861
2 жыл бұрын
Geesi
@sahroali2647
2 жыл бұрын
Masha allh wllkey caqligaaga iyo sharafkaaga allha kuu ziyadsho
@faadumomaxamed8399
2 жыл бұрын
Mansha allaah wllky allaaha Ku xifdiyo
@Abuudi434
2 жыл бұрын
Waziir horta waaku salaamay hadaan fikirkayga ka dhiibto ninkan badanka xogaha dumarka ka hadlaya aad buu uqaldanayahy runtii markaa ufiirstid waa nin jilicsan qofka wejigiisaa wax kasta laga akhrista dumarka soomaliyeed sharaf bay leeyihiin nacas kastana afka kuma taagi karo❣💯💯
@dhemanduceysan3255
2 жыл бұрын
Maasha Allaah wllkey caqliga allaha kuu barakeyo adigaa ka meyray nacaskaas hadalkiisa
Wasiir adiga iyo cusman hosow waxan jecelahay marke imaado arin qof loga hadlaayo sida mizaaman o caqliyesan od oga fal celisan allaha ha idin sharfo aduun iyo akhiroba🤲🥰👑
@abdimajiidaadan1120
2 жыл бұрын
That's right😂😍😍😍
@MohamedAJama-mz5dy
2 жыл бұрын
Wasiir ku maanta waa laba macalin oo kala duruus ah oo isku mashquuley...
@fatimamohamed6731
2 жыл бұрын
Nin caqli, karaamo, heybat, sharaf intaba illahey udhiba tahay Waziir, Nin rageet ba tahay runti illahey hakukarameyo aakhiro iyo adunba brother. Big respect for you👑👊
@haphzaupdi2540
2 жыл бұрын
Ha wlh nin raged waaye😂❤🥰
@xamdijamac3083
2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhjjj
@ندىعبدالله-ش1ي
2 жыл бұрын
شكرا الله يعطيك العافيه يا وزير ما قصرت من لول انا هذا رجال قاهرني اشوفه كلام في تيك توك كنت ابغى احد يتكلم عنه بس كلامك مرة حلو الله يعطيك العافيه والله انك بردت قلبي
@afkakudhufo8774
2 жыл бұрын
War maxaad ku hadashay
@zusuu8412
2 жыл бұрын
Sax walah kkkkk
@hafsaomar4799
2 жыл бұрын
ولله انا كنت مستني يرد بس هاد احسن من لأنا متخيل يقول كفو والله
“Only an honorable man treats women with honor and integrity, and only a vile and dishonorable man humiliates and degrades women.” Prophet Muhammad (PBUH)
@nuwara8333
2 жыл бұрын
Waa la iim kaas
@ZakiZaki-jn2bo
2 жыл бұрын
ما أكرم النساء الا كريم ولا أمانه الا لئيم
@samiarabi4324
2 жыл бұрын
Miyuu dhegeysan laha ninka iyo xaskiisu waxay is leeyihiin😂😂😂
@ruqiyoabdulkadir3111
2 жыл бұрын
Walaahi waa runta kan wanagsan wuu karameyaa,kan xuna waa la,iim
Aad oo ween wllhi gacan baan u tagay gabdhaas😂😂😂😂baayo danbigaga allah ha dhaafo😂😂😂
@mumtazbintiahmed7860
2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@Liiiii2
2 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@moenlighted7681
2 жыл бұрын
Umad bay rogtay inay isku koobto dhibtaa la rabay
@aminamusse9698
2 жыл бұрын
Welcome new members to our wasarad 🥰🥰 love u all sarakisha❤❤👏
@farxiyoyasinaxmed8299
2 жыл бұрын
Kani xaliye mahan waa dumiye duli Ah
@drabdulahihassan9298
2 жыл бұрын
Gbr soomliyeed wlhi wn jclhy ilhey nagama qaado we love hablaheena mcnta badn quruxda badan naxarista badna shrfta badan
@almaz100
2 жыл бұрын
Masha allah wll waa saxan tahay naga qapo ninka nolosha ka dhacaday nolosha kuma ciisho wllo hormar wcn🙏❣💯
@darulakhirah6094
2 жыл бұрын
MASHA ALLAH jizakalah walaaalayal 👏🤝 INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🔑.
Wasiir wllhi billah sidaa ninka ula hadashay si nin qabiir ah 🥰 Caqliga waa loo kala dhashaa allaha ku sharfo wll qali🤲🥰 Ninkaas waa la hadashay haduu wax maqlayo😁
@xamdigallad3730
2 жыл бұрын
Horaa loo yiri dhariga waxa karkar ka kakeena Waa kuleeylka Xaliye nin lanacay uma xuma Marka howshiisu waa NIN MAGAALO U CAROODOW YAA KU EGE Waxbo waqti gaaga qaaliga ah Hays kaga lumin Nin dalkiisii Dadkii Ma qanyahay Oo dumar ku meereeysanaaya Iyo diracooda Maxeey tahay Dadnimada loo qeeymeeynayo Waxaan hubaa in uu San u qalmin halkalmad oo hadalkaaga Ka mida Manaba ila aha inuu fahmi karo Qeeyma hadalkaaga Marka haysku daalin Ee DUGAAGA KU XISAABI
@saynabderia1022
2 жыл бұрын
Ala inan inankan jecliya walhi wa qof aad u muxtarima oo caqli u saaxiba alllah haku karaameyo walalo 😊
@axlaammuse9669
2 жыл бұрын
Caqliga alle haku daayo wasiir hore usoco from Boorame somaliland 💚🤍❤
@hodanitanajmanita6664
2 жыл бұрын
Excellent bravo Caleyk Mr. Le Ministre Zaki binu Xaji 👏👏👏 Exactement ce la réalité 💯👍
@raahoahmedaliraahoahmedali9855
2 жыл бұрын
Allaha ka xfdo dear barather qof ka hadlayo woxo hadlaa intuu caqligisa yahay
@falissaid337
2 жыл бұрын
Ninkaan inkaar baa hysataa naag baa lacag ka dhacday🤣
@munahassanmohamed3490
2 жыл бұрын
That's true
@kingkareem.4619
2 жыл бұрын
Waan ku tageera sxp marwalba hormar kurajeyni 💯💯❤️❤️❤️
@samsamabdi2788
2 жыл бұрын
Mashallah habo you really tell him the truth 👍💐
@mohmmednuur4895
2 жыл бұрын
Walaahi ninka kaliya ee aan jeclahay inaan muuqaladiisa la socdo waa Adiga... Markaan khadka soo galo zaki binu XAAJI un baan youtubka ku qoraa.. Waan ku wataa ALLAH noo kaa daayo sarkaal🤲🤲🤲❤️
@happyhjmc1975
2 жыл бұрын
Wasiir ninkaan midbaa hadda kahor jilaafaysa ee aniga isoo dirah waa timo la aan ayey qoftii hore ku ridaye anah dhago la 'aan Ayaan ku ridiyeh .walahi waa yaab qoom sosocda ayuu hordha u yahaye waan update Ayaan ka dhigi..Dumarka soomaaliyeed waa boqortooyo💙💙💙🇸🇴🇸🇴👑👑👑ee dhako xiirow naga dag kabteenu kuma gasheeh 😡😡😡
@sabirinmohamedebrahim1318
2 жыл бұрын
Masha alh caqliga iyo garaadka allaha ku kordhiyo wll .allaha ku sharfo
@almaazhupi1952
2 жыл бұрын
Waziir alla haku xafido in bdn o bdn wn kula soconaa keep going waziir
@hassanmaalin2884
2 жыл бұрын
Waad meyd garaacday awal ayuu meyd ahaa nin dumarkeena Sharafta leh ee ah hooyo,Abaayo, xaas iyo Gabar la dhalay nala dhalatay wax ka sheego wax dhintay waayay kaas waqti ha iskaga qasaarin Eebow guuleyso
@khadramaxamed6258
2 жыл бұрын
Wasiir hore usoco Wan ku wataa legend ayaatahay
@abdiqaadiribrahimali3123
2 жыл бұрын
Waziir waan ku salaamey marka hore waxaan kaa codsaneynaa insha Allah marka aad gaarto 200k subscribe inaad isbuucii lamo mar noo soo gudbiso barnamijka comentland waayo waa barnamid aad uwada sugno mahad sanidiin dhaman team sarakiisha 💪
Zaki Bin xaaji waa libaax libaax dhaley oo aqli badan keep going my brother
@fatimojacfar6260
2 жыл бұрын
"Wiilkii is Waalaba Wiil waaabiyaaaa hela " wariiiiz ku soco nacalada bidaaarta Weyn waaapa Naa daashadaye 😍😍😅
@ibtisaamibtisaam2091
2 жыл бұрын
Intuuuuu dumarka kumaqnay Bidar gashey balayo
@husseinabdul8290
Жыл бұрын
❤❤❤😂😂😂😂
@hibadjama4338
2 жыл бұрын
New subscriber here. Thank you for taking your time and answering his questions why he is bothering woman he's a lowlife man with zero talent no education whatsoever I feel sorry for him and I feel sorry for the mother who raised him. Please my brother thank you again defending woman well done to you 🙏
@abukarnur4210
2 жыл бұрын
zaki wlh best somali youtuber thy sawabta ne waxee tahay the way aad baranaamijada kala duwan aad uso gudbisid. waa aan aad ka kaga heli waxaa kamid ah sida updates dunida htaa aad inoogu dabagesid. youtuber intas oo parnamij so diyario ma jiro xaqiqdii raga libintooda waaloo qiraa zaki bin haji ne is the best for me 🥰
@duniyodaahir9625
2 жыл бұрын
ilahey caqligaga haku barakiyo isha xaliyana Allah ka duwo wll
@manoalasow2862
2 жыл бұрын
Alla ya cizak wasiirka ku jecliyaa
@asmajamalmedabdi4465
2 жыл бұрын
Ninkan dar ilaahay unacay meelkaste ka arkayaa lkn imika adi darta udawanaa wasiiraw
Kkkkk Ninkani hadalada maskaxda ma soo mariyo wlhi😂
@ayah5325
2 жыл бұрын
Coming soon 200k subscribers💪🏻
@rostiiliyamohamedabdi458
2 жыл бұрын
Waa ku wataa walal zaki mash Allah💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☪️☪️☪️ hore usoc walal ☪️
@Anabeeyyyy
2 жыл бұрын
Adkeysi hdaad udhalan afeefta lagu dhaqmaa🥰 Waziir wakuwatah🤩
@sabrinahmed7755
2 жыл бұрын
Masha Allah 🥰🥰🥰🥰🥰♥️
@ibrahimyakub9764
2 жыл бұрын
Legend 🥰
@halimofarah9577
2 жыл бұрын
War ninkaan waa nin hooyadiis inkirtay, markuu koraynay naag u naxdo mahelin Holand baa cuqdad iyo stress ku disho
@ruunruun6136
2 жыл бұрын
Waziiir ku soco kan doqon waaye xaaraamiga
@zakiyaabdisalan5090
2 жыл бұрын
Masha Allah wasiir zaki binhaji keep going
@hamsesuuriya5911
2 жыл бұрын
Legend of the legend 💚
@jasminej6281
2 жыл бұрын
What does he want, he don’t like tii runta usheegtey oo dhahdey qof aan lasocda ama waaleyqabaa. She could of lied and waste your time. She could of of been nasty and hurt your feelings markey kudhahdo dookheeyga matihid. Tii used gareysana muu rabo Muxuurabaa
@fosiamohamed6053
2 жыл бұрын
Geesi geesi dhalay ka reeb dumarka
@hafsajama3506
2 жыл бұрын
Legend full respect 🙏
@abshiromahamud5030
2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍👍
@dellcantu163
2 жыл бұрын
Vediow ga xita ma dhamaysan wll walhi waxa tahy qof caqli badan oona jecel bulshadisa 💯✌🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hormarkaga Allaha Kuu fudeyo brother
Пікірлер: 2,3 М.