beelooow ayat tahhay Been number 1: Yusuf geele darawal uma eheen Xaawo yareey. waxaa darawal u ahaa Nigish Jamac faleer. Been number 2: Yusuf Lodon lama dacwoonin lama geeynin, waxaa London doctor joga daawo cusub ku baroobeeye Xaaskiisa uu Jeclaa Faduma kuna geeriyootay England. Kadib ayaa asago Xamar jooga loo yeeray, wuxuu imaaday Nairobi Kadib London. Waxaa magdhow loo siiye passport England asaga iyo caruurtiisa iyo lacag ad u fara badan. isla markine waa uu laso guuray. lacagtiine doorasho ayaa ku galay Nairobi ayuu guri qasri ah dagan yahay oo waligaa ku riyoonin Viva reer Yeele Ugaas.
@cabdullahixasangalabey1502
4 жыл бұрын
Thanks
@abdiweliali4874
4 жыл бұрын
Waleee daahir waa rageedii,
@beerluula3546
4 жыл бұрын
Daahir calasoow waa kaa dhamaatay view 10k xita wu gari wayay macnaheeda warkada qima maleh dan umad iyo dal kama hadashid hadan fiiriyo kuwa aad ka sheekeeneysay ayaa kaa roon daahir dibile aniga taariikhdaada si wacan ayaan u aqaan dahir dibile
@abditryhard3529
4 жыл бұрын
Daahirow umada kadabahar aad guryahooda garaaceysid iyo dumarka meelaha soo saareysid mida kale hadii aad dulmi ka hadleysid muusibadii suuqa dahablaha ka hadal iyo wixii aad baabisee iyo dagaalkii cakaaro
@Ninqaran888
Жыл бұрын
Inaadeerkay dadaalkaaga halkaa kasii wad anigu waxaan ahay nin hawiyaa isaaqna dhalay kuna dhashay maagalada berbera dhulna waa dhulkayga hooyo ka aabahayna wllahay ayaa iigu filan
Пікірлер: 27