Waxaan filayaa maxamuud xaashi inay ka dhamaatay intii dawladii siilanyo uu ka urursaday oo uu hadana rabo inuu isna madaxa u qabto kulmiye si uu jeebkiisa u buuxsado dhalinyarta somaliland alle ayaa u maqan
@maxamaddaahir3309
3 жыл бұрын
Hadalkuba kama soo bixi karayo waxaad moodaa inuu qadhqadhayo
@fuadwarsame6688
3 жыл бұрын
Maxamad Daahir Siyaasada Somaliland ninkii ku raaga waa hubaal in hadalku kasoo bixi waayo, Maxamuud Xaashi wuxuu dhaama ragii ayaantii iscasilay sida Xirsi, Maxamed Biixi Yoonis iyo ragii ayaanta raacay. Syaasadu saaxiib joogta ah maleh ee dan joogto ah ayey leeyahay “” Maxamed X Ibrahim Cigaal””
@somalilanddiaspora
3 жыл бұрын
3 qof ba dhagaysanaya
@JugeQaaraamiMusic
3 жыл бұрын
Waxaan u maleynayaa in ay ilaalinayaan social distancesiga😄
@maxamedjicda8780
3 жыл бұрын
xisbiga kulmiye waxaa cad in reer lee yay bal ninkan wayn wuxuu ku hadlay eeg reerbaa dhigay xeeerka tasi waa ta somaliland u meel mari ladahay
@isismadeinisrael.6929
3 жыл бұрын
WAR NINKAAN HANJABAYA,EE CALAACALAYA,EE FAANAYA,EE GOODINAYA,EE BARYOOTAMAYA,WAA NIN MARAN. WAXAA CEEBA IN AAD HAL GOLE AAD KA FAANTO,CALAACASHO,BARYOOTANTO,GOODISO,HANJABTO.BAROORATO.
@MubYus
3 жыл бұрын
Xisbi shirya.. Qadiiyada Somaliland waxba kama gelin
@abdifatahduale3967
3 жыл бұрын
Horta maxamed xaashow Airportka cigal international Ma 10 milyan ayaa ku baxday🙄🙄
Пікірлер: 53