Waar Waa Idiin Salaamay Anaku Waxaanu Leenahay Judge Jaalle Daahir Cabdulle Calasow Si Fiican Buu U Qaaday Kiiska ................................. Muwaadin Mama Fayruus Ali Waa Lagu Waayey Dambi Ka Ahayn Inayna Share Garayn Wax Ku Saabsan Gabadheeda Marwo Asma ............................ Lakiin Waxaanu Faraynaa Maxakamada Sharafta Leh Inaan Gabadha Yar Ee Ay Marwo Asma Dhashay Aan Laga Kaxayn Gurgiga Awoowgeed iyo Ayeeydeed................................... Waar Soomaaliyeey Ma Ogodin Waxa Ku Dhaca Caruurta Loo Dhiibo Gaalada Iyo Shisheeyaha Xataa Soomaalida Inyaroo Allah U Naxariistay Moyaane ................... Waar Judge Daahir Cabdalla Calasow Gabadhaa Yari Waa Kitaab Oo Kale, .. Kitaab Gurugiisa Loo Diidayna Sayax Ama Qoyaan Allah Ayaa Baday , ........Waar Tol Hadii Layahay Gabadhaa Yar Dugsigaa Gurigooda Haka Saarina Oo Jooji Inaad Lawyer U Qabatid Marwo Asma................. Marwo Asma Hadaad Lacag Aaad Ka Bixinaysid Lacag Qura'aan Saar Ka Bixi Marbuu Nin Oromo Hi Gacanta Ku Dhigay Ee Ha La Qura'aan Saaro................................Wa Laahu Aclam.
@sagalmedia24k
3 ай бұрын
Saas waaye
@Faadumoali-n5u
3 ай бұрын
@@sagalmedia24kdaahiroow ana kiiskayga goormaad galidontaa
@Faadumoali-n5u
3 ай бұрын
Numbarkaaga isii aboowe
@sagalmedia24k
3 ай бұрын
Tiktok dahir alsow ku qor kadib fariin halkaas ku reeb ama numberkaagaba kusoo qor halkan@@Faadumoali-n5u
Oo aabahaa waligiis kaama warqabin oo isagoo aayadaan guursan isagaa ku fogaatay ee ha nabsan aayadaa. Mideeda kale meel iska soo saar oo dhalin yarada nimada ka bax. Hadaadan meel iska soo saarin ood xumaan iska ilaalin cidna ha ku eedeyn markii dhib kugu dhaco waana ka gardaran tahay aayadaa
@nasromohamed1422
3 ай бұрын
Amin ilaahay adika ha fudeeyo
@fatal2340
3 ай бұрын
Mideeda kale gabar baad tahay oo adiga hadii xumaan sameysid oo hadba nin si xun kuu galo wax kuu geeysta adaa is dhigay banaanka
@amatullahbintumuslimah7775
3 ай бұрын
EEDO MA NAXDOY OOD KU DHAC WAAN ARKAY EEDO ARXAN DARAN OO ODAY AY KILKISHA KU WADATAHA WAAN DAREEMI KARAAH WAXAANA KA MIDAH INEY TIRIH MIYAA LA ILA QABAAH HABARTO WAA CADOW EE GABADHQ MEEL KASAARA
Пікірлер: 10