Sanadkan baan fursad uhelay inan ka mid noqdo ardayda lab ka waxad waxka soo baranaya ethiopa insha allah waxad cilmigayga kula soo laban doona somaliland wadakayga hoyo 🥰iso duceya inu alle igu garab galo riyadaya🤲🤲🤲🤲🤲
AlxamdullH i am in medical and technical laboratory
@firdowsayar.2515
5 жыл бұрын
Ismail wll anina ardayda sndkan dhamysay ayan ahay wana ku wareeray sidan u xulan lahaa fuculty Waqtigina waa igu dhamaday oo 10 beri cml aya ka dhiman jamacadihii Kuliyadan ayan aad u daneynayaa Madaama aad bartay talo walaal wan u bahanahy
@hodanibrahim149
Жыл бұрын
@@firdowsayar.2515 wll laboratory iyo Neraska kee wacan iso jawb wn ku wareeraye
@fariidoinafaarax3544
3 жыл бұрын
Wax badan ayaan kaa faaiiday tnx hawl fiican ayaad u heysaan ardayda u gudbeysa dugsiga sare tnx 💯❤
@cabdiraxmandiro4318
7 жыл бұрын
mansha Allah zxp aad ayaad umahadsantahay lkn zxp anuu waxaan ka baxay fasalka 8aad mana donayo in aan wax barashada sii wato waxaan donayaa inaan shaybaadhka galo zxp ee ma dhigan karaa zxp
@dhoolagulled6273
7 жыл бұрын
shaqo fiican ayaad heysaa ustad
@asmamaxame7579
5 жыл бұрын
mahadsanid wllo
@jirdefanax4269
3 жыл бұрын
Mahadsanid masuul
@saabirinmohammed4556
Жыл бұрын
Mahadsanid ustad
@muxiyadiinyuusufmaxamed9043
Жыл бұрын
Waa hamiga keliya aan leeyahay ilaahay hay rumeeyo
@zaharalimuktar2662
6 жыл бұрын
thank you bro
@azmaaabdi6276
6 жыл бұрын
Mshlh thanks wll inta kabadan doneyna
@hayatahmed5115
7 жыл бұрын
maanshaa allaah waxaa la joogaa waktigii laga baxilahaa dhibaatada markaas waa kan cilmigii inaga saarilahaa dhibtaas ka durduuro dagalkaaga cilmi xal u ah dhibta haysata naftaada ehelkaaga iyo wadan kaagaba guul iyo gobonimo idiin soo rajaynayaa dhamantiin
@mohamedyusufnour822
7 жыл бұрын
waaad mahadsan tahay wllo Hayat Ahmed soo dhawaaw wllo
@nasteexokhaalith5080
Жыл бұрын
Waa hami aan mud0 ku hamiyi jirey iminkana waan dhigta alx
@kuweeyeyare657
Жыл бұрын
see waye abyo ana bilaabi rabee waan jeclahy
@maryamfaysal7356
5 жыл бұрын
Dr Mohamed yusuf nuur Dr please noso geli casharda laboratory dalka dibadiisaan joogna aaadbn ugu baahanhy Halle kalso xiriirna please Dr we need you
@saryanofficial1853
6 жыл бұрын
thanks
@saryanofficial1853
6 жыл бұрын
manshalah
@AliAbdAlfadiel-pl5wp
Жыл бұрын
طريقة جميله جدا
@user-te6hs5tv6f
2 жыл бұрын
Thanks
@drabdikanimaacir7243
6 жыл бұрын
bal ee mararka qaarkood wuxuu soo saara negative adigoo arkaya sign and symptoms inay yihiin +
@drabdikanimaacir7243
6 жыл бұрын
shaybaadhku waa 30% marka loo eego inta kale wuunu kugu raaci karaa saadashaada wuuna diidi karaa
@maryamfaysal7356
5 жыл бұрын
Dr
@maryamfaysal7356
5 жыл бұрын
Sheebariste miya tahy
@cabdullahicabdi2485
7 жыл бұрын
usd aad aya umahadsantahy
@falilaali6182
5 жыл бұрын
Ustaad adiga oo mahadsan casharad laboraytoriga video ahaan nosogali
Пікірлер: 37