Maa shaa Allaah .Waa hudheel kale oo qurux iyo horumar ku soo kordhiyey caasimada Jamhuuriyada Somalilaand. Waa hudheel dhalaalaya oo marmar ka ugu qaalisan laga dhisay. Waa hudheel bar fiican oo Hargeisa oo dhan laga daawan karo ku yaala. Maa shaa Allaah Hargeisa waxay noqotay magaalo cusub oo kortay oo magaalooyinka waaweyn ee caalamka ka mid noqotay. Allah haw barakeeyo tacabka mulkiilaha hudheelka.
@tormundgaint1022
Жыл бұрын
Lacagta gashay in warshad la galiya fiicnan lahayd Hargeisa magaalo dalxiis maaha hotels ku filan Waa ledahay. Ilahay haw barakeeyo laakin
@ADENSONSARDHEEYE
Жыл бұрын
$ 45 DOLLAR PER NIGHT OGOW WADANKEENU WADAN FURAN OO DALXIIS MAAHA DADKIISUNA WAA DAD DHAQAALE AHAAN HOOSEEYA . WAXA IS WAYDIIN LEH $45 YAA KU SEEXANAYA HABEEN ?
@abdirashidosman6127
Жыл бұрын
Waa suaal runtii meesha ku jirta dadka dakhligiisu waa mid aad u hooseeya oo aan lasheegiba Karin inta awoodaa 2% maaha xataa haduu qurbaawiyiinta ugu talagalay yaga laftoodu hoteladii ka ilbaxoo guri fereshan oo bishii ilaa 600$ by helaan markaa inay qiimaha deraasad kusameeyaan weeye ila 30$ ilaa 35 xataa waa macquul waar Dubai baan intaa hotelo loogu seexan
@alexkeith1260
Жыл бұрын
dadka awadi kara sexanaya dadka hotel kaleba awada aya sexanaya mida kala dad jamuriyada barakaysane somaliland waa dad dhulkoda dhistay e foqyada iyo guryaha casriga dhistay adunka mel walba dad waax awoda iyo dad an awodin aya joga gob kasto gasnacsi dadka awodi kara aya wax ka ibsanaya ama sexanaya mida kale jamuriyada barakaysane somaliland dadkedu lacag waay haystan wanay awodan
@alexkeith1260
Жыл бұрын
adigu waxad tahay kuwa markay makhruqan sheko nac nac ku meraysta adu hadanad awodin boqolal dad aya awoda kuwasa logu talo galay ila maraykanka dad wax awado iyo dad an awodin aya jira jamuriyada barakaysane somaliland waa sidaso kale
@beerkaaicadaaday2057
Жыл бұрын
War ma qabe. Waar odayaasha beelaha ayaa seexanaya iyo wafdi ka yimid maamulka sanaag. Dhamaan kharashka waxaa bixinaya jaale Muuse. Waa dadka siyaasada ku taageersan, lacagtuna dee waa tii canshuurta lagaaga qaaday.
@abdirahmanjama9290
Жыл бұрын
kuwa allah wax siiyay.......
@reercaligamaan714
Жыл бұрын
Hoteello danbe ha dhisina ee beero samaysta.
@abdilahimohamedmohamud3153
Жыл бұрын
Woow xafadi boqortoyada ayu ku yala
@abdullahinur5327
Жыл бұрын
Hotel design is excellent as building out view But the tiles on the ground and doors are chiness very poor not compatable with the design
@ahmed_diinaari
Жыл бұрын
Mashalah beutiful hotel sxb wxaad noosoo duubta dhismayaasha guryaha kaabsn gaar ahaan galbeed ka hargiesa waa gabo gabo 🙏
@Akvlogs_2023
Жыл бұрын
Inshallah
@cismanabdi2416
Жыл бұрын
Maansha Allah 🌷 👌 🌷 Noo Soo Duub Cilpyo kale Oo Time ka Soo Dheeray Meelaha Quruxda Badan noo Soo Badi Mahsanid Gurup Ak Vlogs
@mowarsama2213
Жыл бұрын
Hotelada caynkan ihi waxay ku badan yihiin Bayruud LUBNAAN ama Qaahira MASAR waa 1960--1980 anigu ma jecle hotelada casriga ah waayo waxa laga sameeyaa quruurad iyo biro, waxaan jeclahay hoteelada dhagaxa iyo looxa laga sameeyo.
@kawsarxuseen2442
Жыл бұрын
Thank you for update Ahmed ❤ is a Classic Hotel 🏨✅
@jamalskp7280
Жыл бұрын
Ilma jees maansha Alaah Ala ha idiin barakeeyo Aamiin
@tanitv7529
Жыл бұрын
MashaAllah beautiful ♥️♥️
@wehelcaashaq5397
Жыл бұрын
Wow mnsha Allh Somaliland socotay kii soo raacaya iyo kii ka hdhyba Somaliland way tagyay soo noqona myso. Simple as that ❤
@mataanzulayman2585
Жыл бұрын
Mashallah guul iyo gobonimo
@namiin3034
Жыл бұрын
MASHAALLAH ❤ BEAUTIFUL HOTEL ⚘ Well done another great quality video.
@Zihaam011
Жыл бұрын
Mansha Allah
@fatimafarah8189
Жыл бұрын
It’s beautiful 😍
@mukhtarjibril4473
Жыл бұрын
Waraa nindheer oo cayilan ayaa u eegtehee 68kg maatahay 😂😂😂
Kii Telesom Dhisanaysey ma dhamaaday ee masalaha Ku yaalay
@fardusaw9688
Жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah.
@Landers2024
Жыл бұрын
Thank you walal. Doing good job.
@Akvlogs_2023
Жыл бұрын
Always welcome
@abdiibrahim3037
Жыл бұрын
Asc mansha allah my brother
@mohamudibrahim7311
Жыл бұрын
Ak walaal aadban kusalamayaa muqaalkan jees hotel aadbuu uqurux badayahay waadna ku amanantahay shaqada wanagsan e aad umada uheeso walaalo allaha kubarakeyo jees hotel in aa kusoo dago ayaan rajenaya isha allah
@Akvlogs_2023
Жыл бұрын
Ada mudan wall
@mustafemahamed277
Жыл бұрын
Masha allah another level hargeisa
@aryankc8392
Жыл бұрын
Mashallah qurux wallhi keep going wallo❤
@publishcompnay4178
Жыл бұрын
Wow best hotel
@hamda2342
Жыл бұрын
Maansha.allaha
@cabdicumar5891
Жыл бұрын
Hido dhowr ha Odhan Xarunta dhaqanka agteeda dhe bro xaga uu ku yaalo yacni
@calixashi9470
Жыл бұрын
Manshalh alle ha ubarakeeyo ganacsadaha dhistay ee muwaadina ah waa bilic iyo qurux usookordhinaysa dalkeena hooyo lkn dhinacyo badanoo kalaa jiree oo ganacsiya ah ee ganacsatadu dib ha u eegaan oo yaanay isku wada dayanini
@samaysanerabiic8192
Жыл бұрын
masha Allah hambalyo guul insha Allah alle habarakeeyo yaan lagu tuman
@abdirahmanjama9290
Жыл бұрын
erayada aad adeegsanaysaa kuuma noqonayaan aqoon balse waa aqoon la'aan..... waxaad adeegsatay erayadan adoo af somali ku odhan karan sida: Cafateria: Cunto ama maqaaxi Reception: qaybta soo dhowaynta View: muuqa ama muuqaalka. erayada afkiina adeegsada gaar ahaan Dalkeena markaynu joogno mahadsanid.
@HannahAbdulaziz-b9b
3 ай бұрын
hodeelka hadad isiin weydo waan ku dilayaa ha xanaaqin waan kula kaftamayaa mash allah waa qurux doraad tii kahoray sey baan adnay ilahay hanii barakeeyo😊
@rashiid187
Жыл бұрын
Hotkii ugu hjreeyay ee leh balcony very good
@GeneralHensaleey
Жыл бұрын
Masha allah Jees Hotel is the best 👌
@khadijsibrahim8111
Жыл бұрын
Ma sha alla 💖👍
@faysaahmed3201
Жыл бұрын
Maxay yihiin Eyda Ciyaysaa Xagaan Joogaanba Cidooda Uga Soo Haajiraayaye
@fdama
Жыл бұрын
Too many hotels
@slandprince7210
Жыл бұрын
Maa'sha'Allah waa Carro Edag baan filayaa, musiga uun inaga daa sida kale waa qurux waanad ku mahadsantay waar u saara inanka Like ta, share iyo subscripta.
Jess Hotel waa Hotel aad u qurux badan waa hodheelada aan jeclahay in aan ku dego ama aan seexdo lkn maha hodhelada casriga ah yacni caaynka loo dhisay waa 1960 ilaa 1980 dhismayaashii Socon jiray .
@Akvlogs_2023
Жыл бұрын
Hotel ku wu kosdhowaynaya welcome 🤗
@mutosalax2099
Жыл бұрын
lots of love hargeisa city
@ilhanhassan9813
Жыл бұрын
Baastadii goor maad madhisay Maanaan arag adigio cunaya ma mar kaliya ayaad wada liqday waadigii lahaa waan isnaaxinayaa 🤣😂🤣😂 khaftan
@masudabdi7155
Жыл бұрын
kenya
@abdirahmanjama9290
Жыл бұрын
Guul Dalkeena SOMALILAND
@abdispidermen3445
Жыл бұрын
Hadaan arkey JEES HOTEL
@proudcitizen4883
Жыл бұрын
Very beautiful hotel 😍
@awliyosporttrainer3615
Жыл бұрын
MashaAllah
@fardawsafardawsa2465
Жыл бұрын
Habeenki waa imisa wll
@SaidAdan
Жыл бұрын
Jees hotel yaa leh
@ND-ln1hi
Жыл бұрын
MashaAllaah
@ilhanahmed7287
Жыл бұрын
Maadhalaahu kadabaa
@ramatgan1
Жыл бұрын
No flag of Somalia even though you're in Somalia. 🤔
@MustaffeeAdam
11 ай бұрын
Bcos it's not Somalia it's somaliLAND
@Lilyoungy56
Жыл бұрын
The best market in hsrgeisa
@aderia2132
Жыл бұрын
Mashallah Mashallah
@yaasiinhassan2127
Жыл бұрын
Xaguu hargaisa kaga yaalaa imisaase lagu seexdaa sxb dhowaan dalkaan ku soo noqone ii soo sheeg
Lacagtii dalka wax loogu qaban lahaa ee wax soo saarka keeni lahayd waxa la geliyey hotelo isku dayasho uun ah oo aan waxba ku soo kordhinayn dhaqaalaha dalka
@sakisaed4636
Жыл бұрын
Isaagaa iska leh lacagta ee shaqyso adu😂
@khadarhussain1741
Жыл бұрын
@@sakisaed4636 waan ogahay in uu isagu leeyahay ee anigu danta guud ee dalka Ayaan ka hadlay taas baana ka muhiimsan wax qof qudhihi leeyahay
@captain_bile236
Жыл бұрын
cuqdad land why calanka somaliya hotelka sarri waye wayo calamada kenya itobia iyo jabuti waan u jadaye xita ganacsatadu ma cqdadesanyihiin
@cabdalacawilyoohiye3
Жыл бұрын
Dad aad uxun ayaa tihiin qudhunbaana tihiin marka aynu labo dal kala noqono ayaan saaridoonaa inshaalaj
@abdirahmanjama9290
Жыл бұрын
nacdal baa kugu taalee naga dhex bax. Cuqdadu iyo Xasadku waa waxa nakaa daba dhigaye. orod qarax ku dhimo nijaas yahay.
@captain_bile236
Жыл бұрын
@@abdirahmanjama9290 maxeey tahay nacnacda iyo inkarta aad wado 😂qaraxa waxa xamar ka wadana waa adinka labadal ina kala noqonana ha sugin hana ku riyoon marqan land
@captain_bile236
Жыл бұрын
@@abdirahmanjama9290 illen nin baad ehed gabar ama inan baan ku modaye kkkk sidi hablaha maxad u caytameysa 😅sidi ninka raga igula hadal doqonoow
@SuperAbdul0000
Жыл бұрын
Meeshu Somalia ma aha raali ahow ka xanusanaa waa adiga intad mashallah dhihi laheyd iyad cadho,cuqdad iyo xasidnimo la soo booday,lakiin waa dhankin markad somaliland maqashan
Пікірлер: 104