Wa runtaa wan kugu raac sanahay reer hal weji leh waxba kama halaabaan. Lkn waxan layaabanahay baahi Inay sheegato muniiro lacararto Gaajo subxanallaah ilaahay haysku So celiyo
@naimaahmed423
9 күн бұрын
Masha Allah waa runtaa ilaahay ha kuu siiyo ajaar❤
@niimaneur4842
9 күн бұрын
Inalilahi wa ina ileyhi raajicuun Ilaahey naxariis a dexdiqo
niciima waxaan layaabey baahida subxaanalaah ileyn niman saane wey jiraan bakhiilne looma adkeeysan karo
@saadiaali2726
9 күн бұрын
Aamiiiin yarabi 🤲🤲🤲🤲🥰💐♥️♥️♥️
@maanomohamedali6135
9 күн бұрын
Subxaanalaah
@luulmohamud
9 күн бұрын
Wallahi naciima walashey aadan uga naxay Allah dartiis iyo neceyb aan nebcahay dulmi ku faraxsanaa farxadooda lkn waxa cashir lama olaawaan ah cibraqaadasho na ah Allah haduu kuu gargaaro kuu hiiliyo inaad ku xamdiso iyo raaligelintiisa aadan ilaabin galadii uu ku galadeystay taas macuu suubinin wiilkan runtii
Bismillahi raxmaani raxiim.Ninkaan in uu gacan adagyahay.Lebiskiis iyo dharkiisa ayaa laga garanaya.Waa Dadka faqriga,qalbiga uga jiro.Iimaan la aan ehel waa Ku iloowsisa.Bal naagtad Qabtay,gaajo hakaaga cararto.Waa habar weeyn.Tii Horane baahi Ayeey uga carartay.Iimaan Allah uurbuuxiya. Subxaanallah.Iimaanka Allah geliyo.
@User_19567
9 күн бұрын
Allaha ha isku celiyo Amiin , waxan ku qosley kawo godey buskud 😂😂😂😂
Asc nacimo ayada nabsi ku dhacay is leyahay way ku fududatry gurkisa ilmoheda soo dadiysay nin ilmo hore ka tagay subxanalah nagaha ku ciyara ninkan waa silciya nagaha 😮 waa u ku shaqeyay
Naciimoy iska hubi wlly wax kasta oo la sheego 2 weji bay leedahay
@sahrailtrihe9389
9 күн бұрын
subxanh
@katuunomar2814
9 күн бұрын
Xaskiisii hore wlh waatan xamarey kubaahantahay shantii canuga ay udhashay uxamaalata
@falastiinahmed7313
9 күн бұрын
Waa baqiil oo xaasid ah gabadha naafdesa uu hurtaay ayuu gaajo ku dilaay maraas ayuu nin fican iska dhigaya 😢😢😢 muniira waa gabar baskiin ah walaahi oo dacad ayee uu egtahay mida an la yabay iyadoo calacsleeso ayuu ino so fadhiisto uu dhagesana nacas 🤓
@fadumoabdullahi8514
9 күн бұрын
Nacima jasakalahu qeer Abaayo sidaa ula hadashay walaahi waa runtaa kuwa noocas oo reerka ninka kali guida ushqeeyo gabadhana ilmaha guriga ku heeyso hadhoow a adeega guriga loogu keeno oo xataa hal eis crem aysan ilmaheeda ugadi karin abayo ma dhib baa uyar oo famille kii somali ay leeyihiin maxaa ku helay yurub baad joogta waxba ma awoodid walaahi waa ayaan dro weyn ilahey ninmaka noocas xaqa ha tuso Waxaa moooda ineey yanyuur guriga ku xirteeen
@AminaLuckyOfficial
9 күн бұрын
Lakiin munira ninkay kaso tagtay gaal ma ahayn muslim buu ahaa, ubadkedina way soo dayacday taas waa qalad
@MUNAA888
9 күн бұрын
Waxaan ineey dhacayso saqiirkaa arkayey..labadii dulmi kuheshiisa xaqeey ku kala tagaan..
@zainababdi781
9 күн бұрын
Lix bay kasoo tagtay hadana labo ayaa lagu raray at leat kuwii hore nin baa dhalay oo korsanaya hada labo iyada ka sugaya wax walba bay xanbaar satay good luck to her
@warsamewaberi3792
9 күн бұрын
Gabadhii miyuu xumeeyay Maxamad Buskut reer koonfureedku dadnimo iyo aaminaan malaha markuu naagta gunteeda uu biyo dhigo ayaa uugu dambaysa. Miyay iska raadsato nin reer jabuuti ah? Maxaa iyada dad jaago iyo colaado ka soo carar u geeyay iyada jabuuti ka soo jeeda?
@sahrailtrihe9389
9 күн бұрын
Subxan allaha goos fican maxa dhace🤭
@simankeynaan5579
9 күн бұрын
Geesiyad runsheeg badan jizaa ka allaah abaayo
@umuabdirahman961
9 күн бұрын
Illah bogoda burca ha isku mariyo lkn dadka ey u dacwotay iney wax qasan mahe weligodba wax ma xalin
@user-co4yl1yt9q
9 күн бұрын
Waa dayuus maantuu iga dhintay
@AminaLuckyOfficial
9 күн бұрын
Waa nin. Aan xishoonaynin kuye haday gaadhi i marsiso xata maka hadlaayo, isago isla habeenkiiba ooyinteda ku raaxaysanaayay
@Maria-wb7lj
9 күн бұрын
Buskut nin waxgarada maaha dhaqankisa walojeeda
@JayjayDiriye
9 күн бұрын
Habo meelaan kaala xariiraan rabaa
@qaaliyusra7541
9 күн бұрын
Buskud wey haysataa walee waa ninkii ku farxaayay dad islaam ah dhibkooda maanta asagii ayay haysataa
@user-ow1sj5nk9x
9 күн бұрын
Hej nacino noloshoda maxome social mididya dig offiri
@marshalwiliam
9 күн бұрын
wan qoslay walahi qoftan wa qof jaahilaad ah waxad ku garanaysa waxay ka hadlaysa waxay ka hadlaysa dad jaahilin ah sideedo kaaale wan qoslay walaahi
Asc Naciimo run sheeg runta ayaad ka hadashey gabadhaas wixii ay ka sheegtey M. Buskut waa suurto gal ma rabo inaan ku sii fogaado Buskut aqoon gaar ah uma lihi laakiin si kale ayaan u aqaanaa sidaas darteed ayaan u leeyahay wey ka suurtowdaa waan ka xumahay Muniira wixii ku dhacay Ilaahey qalbigeeda ha u qaboojiyo
So gabi video yashada Wakhti an ku dhamaysano ma haysano 15 daqiiqo ka dhiig
@ubahabdisaid2222
9 күн бұрын
Habo naciima ha dhihin muniira ma aha qof been shegeyso qofka bini aadamka u qaldami kara teeda kale waxan ameey baranki lee yihiinya og heer youtube lama amici karo
@abshiramohamed6423
9 күн бұрын
Asc Abaayo Macaan Aad ii Tahay Waxaadan Ogeyn Haka Hadlin Familka Ilaahey Aa Og Arintooda Ee Danbi Haka Qaadin Ayaan Ku Dhihi Lahaa Aniga Labadaba iima Kala Sukeeyo oo 18:44
@user-ny8gj9cv8n
9 күн бұрын
Naciima waaruntaa dumarka waa jileec
@abdimalikyare7940
9 күн бұрын
Subxaanalah war dumarkaan soomaliyeed sidee wax kayihiin ciyaalkoodii bay intay katagaan bay nin kale oo wadan kale jooga aadayaan nin wadanka kula joogo oo. Waxaa tahay kugu raba guurso gabareey hais bahdilin ee hadii lagu furo ilmahaaga korso oo nin kasta ha,aaminin.
@siteysirija1353
9 күн бұрын
Hadi illahey Laga baqayo labadodaba dhib kama muqdo iyo gajo isagan garsaran dumarka waa maskin siba marka urka leyihin waan duceyneynaa munira
@hasmah8018
9 күн бұрын
Iyada wlo way ka muuqata mida kale gaajada aad rabtay inay ka muuqata matii qaxoontiyada ku dhacaysa. qofka isagoon shilin haysan saw dharkii uu hore u haystay ma xidhanayo. Mida kale gabadhaan daacada dadka usheekeye weeye chanalkey samaysteen baan ka arkay
Hada maxaad ku heysataa buskud naagta weyba waalan tahay
@Naciima777
9 күн бұрын
Nacimo waa xamilo bayo
@NimoAbdi-ti5wp
9 күн бұрын
👎👎👎👎
@hasmah8018
9 күн бұрын
Maba ku dhifan muuqaalkiisa markaan arkay tu nu xitaa ilmohiisa hooyada dhanaanka dharigiisa ka dhacsanayo. Yaab raganimadiisa intaasa kuu cadaynaysa lkn dumarku iyagaa is dayacay oo hablihii ka horeeye jabay aan cashar ka baranayn.
Пікірлер: 94