XASAN SHEEKH AYAA KÀ DANBEEYA XUJADII BUU KU FASHILEY AXMED MADOOBE NAAGTÀ FIRINBI BUU XASAN UXILSÀAREY DENI SHAQO KUMALAHAN UMANA JEEDO INUU KU MASHQUULO HOWLAHA MUQDISHO PUNTLLAAN BUU DGISAYAA
@faizabayer
7 сағат бұрын
Shaqooyinka baarlamaanka haqabsadaan waxyaabo badan ayaa horyaala yaysan xamza ku mashquulin in wax ladumiyo way sahlan tahay balse dhismaha way adagtahay 4.5 darood harti ayuu ku matalaa Inay isla dhamaystaan ayaa haboon Aqoon siyaadin mayso hala joojiyo jahawareerka halaga daayo Baarlamaanka waxaa uyaal dhamauatirka sharciyada doirooshooyinka. 11 Qabyo tirka dastuurka Marka shaqada dastuuriga ha fushadaan Dowlad xun dowlad la’aan bay dhaantaa wadanka jahawareer yaan la galin Ilaahow Cadowga Somalia kaqabo shaati walba oo ay gashan yihiin
@faizabayer
7 сағат бұрын
Shaqooyinka baarlamaanka haqabsadaan waxyaabo badan ayaa horyaala yaysan xamza ku mashquulin in wax ladumiyo way sahlan tahay balse dhismaha way adagtahay 4.5 darood harti ayuu ku matalaa Inay isla dhamaystaan ayaa haboon Aqoon siyaadin mayso hala joojiyo jahawareerka halaga daayo
Пікірлер: 8