Waw kam flim wuu dhafay ❤❤ maskax fadhidaa samysay m.allah flim soomali ah oo ka qatar waligay maanan dawaan ❤ inta aysoo dhacayso xalqada kale waan sugi wayaaba
@khaalidmaxamuud5341
6 ай бұрын
Allow ramadaanta caafi maad nagu gaadh sii yaa rabi❤
@sumayamaya8568
6 ай бұрын
Aamin ❤❤14days
@safamaxamuud-vu9cd
6 ай бұрын
Aamin aamin dhamnten baa❤
@DuniaIsmail-of1oe
6 ай бұрын
Aamiin
@user-cz7sd5id8e
6 ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi raxmaan
@nafiisaAyaanle-ch9dg
6 ай бұрын
Amiin amiin wall
@hodanitanajmanita6664
6 ай бұрын
💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
شهر رمضان الذي أنزل فيه القرآن هدى للناس Ilaahow nabad nagu gaarsii .
@sumayaaliabdi4583
6 ай бұрын
Masha allah team xogmaal media aad baad umahadsan tihiin Musalsalkan mid la mida wali manan daawan ima dhaafo waliba qaybta jcylka Siyaad iyo hodan salanta wn ka qadnay waxa so socdana insha allh wn sugaynaa❤
@asmasaalah6465
6 ай бұрын
Bisha barakaysan alle khayrkeda ha na gaadhsiyo 😢
@user-jh5cb6ue8p
6 ай бұрын
Waxan ku hamiyaa mar un inaa xogmaal kasoo muqan doono ❤❤❤❤
@maamezakioffical
6 ай бұрын
❤❤ May God grant us a safe Ramadan and we love you all from the Xogmal media team
@FuAad1
6 ай бұрын
Alle mahadii 28/2/2024 ayay ii suurto gashay inan wada daawado 15 xalqadoodba anoo ku sugan wadanka Italia 🇮🇹 waa film xaqiiqo dhaba xambaarzan iyo waayaha nolosha Thank you Team Xogmaal ❤
@abdihakimmunye8770
6 ай бұрын
Best daraktar walahi caadi mahaan filmkaani waan kayaawaay thanks all the best move
Wan ka sexan la ahay hadana ma maqlo oo xili danbay itahay
@AyuzhRoti
6 ай бұрын
Jaceyl aa uqabo hooyo tell ku hadlaysa sugin intay dhamaysani😂airpods mahayo😂jawi aamusan baa ku dhuuxi erayda ...... war jcyl
@NaciimoCali-nx8rq
6 ай бұрын
Xogmaal media Wan kuxiranah filinakasto lajilo labda filina limadii qarsoonayd iyo sira iyo cada 2 an laqiiroda Allah Idina xafido dhaman jilayaasha oukuhureyo deqa darajo❤❤❤❤❤❤
@jamaldarot
6 ай бұрын
Keep going brother and sister❤❤❤❤❤❤
@aminabdurahman5046
6 ай бұрын
hush maxamed marasitimol mid ma tihid flumka oo meel macaan maraya ayaad kasoo dhex baxdey actar wn ku salaamey
@zaraquen130
6 ай бұрын
hadaad Aragto qof ku leh mashquul baan ahy wuu ku nacay tusaale wax kugu filan sadam iyo sacda😢😂😂
@mariamohamed5706
6 ай бұрын
Hadaad aragti qof ku leh waan mashquulay ogow waa qof aadan ku waynayn sbbtuna qofna waqti uma waayo dadka muhiimkaa
Пікірлер: 1,6 М.