Asc wlshey marka hore hormar wcn kuu rajeynaa mida kale dadka somaliyed iyagu maxay jacel yihiin xumaanta i have never seen qof somaliyed oo saan usoo bandhigaayo aqoontiisa balse waxan dareemooyaa inaysan gabadhani aysan helin in loo hagar baxo oo lataag yeero ilhey ka cabsadee aqoonteeda ku taagyeera hadii kale xumaan joog ahaada. Mida kale Wlhi ani aqoon uma lihi gabadhaan balse waxan dareemayaa inay thy qofka ugu haboon in maanta lataag yeero inta isticmaasha social mediah because xirfada ay ku jirto waxay u leedahay aqoon dheeri ah. Finally wlshey go forward insha allah aqoontaada waad ku hirmari 💪💪💪💪👈
@ismahandahir3704
2 жыл бұрын
Ayyy thank u Wll mcn
@axmedmaxamud7624
Жыл бұрын
@@ismahandahir3704 samidey waankusalaamay xabiibti oky aniga magaceyga ismahaan barasho wcn xabiibti oky
@feinussayid2938
2 жыл бұрын
The part where u said “ it’s your country you’re not a guest “ almost had me in tears. May Allah make our country peaceful. Marti nimada waan ku raagne
@Ehel_Caashaq1
2 жыл бұрын
Yeah, Ameen
@AhmedMohamed-qm5sy
2 жыл бұрын
Mxd English ka ugu soo qoraysa qof sonali ah baba wax u qoraysa,qof ka caqli yar ma jiro qof luuqadisii ka faanaaya
And it is true, I went 3 times and I never felt like an outisider. People are incredible, I was invited for lunch at home by strangers as if I were their daughter. I'll be back ❤🇮🇹🇸🇴
@roodinalive
2 жыл бұрын
YA KALE WADANKEENA UXIISAY MASHA ALLAH dalkeena so qurux ilahay nabad haka dhigo 😢 🙏🏾❤️
@iftinsuudi8931
2 жыл бұрын
Amin amin🤲😢
@MrQaxwe
2 жыл бұрын
M.a allah keep going sister 👍 ❤ next level 👍❤🙏 Editing 100% Voice 100 % Behind 🎬 scenes 100%
Masha Allah abayo 1M ka badan u qalantaa waana gaari doontaa insha Allah waana kaga mahad celineynaa sawirka qurux badan aad wadanka ka bixineysid walashy hor mar qurux badan kuu rajeynaa insha Allah ✌
@QueenHawa
2 жыл бұрын
Masha allah muuqaal aad kufara yareysatay isha baxarka 😍
Zaa’id Zaa’idaan uga helay sida Quruxda muuqaallada dhaqanka iyo aqoontaguud ee kaa muuqata haddey ahaan lahayd Diin iyo mid madaniyaba Adeer macaan waxaan ilaahey kaaga rejeynayaa guul iyo horumar wacan waxaan ahay Oday adeerkaa ah aadna uga hela dhaqanadeena iyo quruxda dalkeenna ee guuleyso Adeer macaan adduun iyo aakhiraba
@hennatutorials9562
2 жыл бұрын
The simplicity of life in somalia 😍😍😍😍
@abdulrahmanh5523
2 жыл бұрын
Maansha Allaah tabaaraka. School policia (schoolka ciidanka Booliska Soomaaliyeed) , Xaafadda X.Jajab waxay u dhowdahay Airporka Aadan Cadde qabtii Somali Airforceta iyo Albaabkii hore ee Dakadda Xamar. Beautiful. 🇸🇴 hanoolaato ❤️ Thanks Ismahaaneey Ader
@najmaalihussein_koos
2 жыл бұрын
Gabar karti badan qeerkeed dadaal kudhaaftey ❤️never give up sis
@xamdasaleebanaw-daahir4856
2 жыл бұрын
Ismahaan daahir muuqalada waa nature wooow rajenynaa in mar uun muuqal noocasa ka so muuqdo mnsha allah from hargesa jawi wmgsan ku dhmytaystirta
@hmh3620
2 жыл бұрын
1990 ayaa muqdisho iigu dambaysay iyo xaafaddaydii boondheere,video qurxoon iyo xasuus waayo waayo,nice video thanks,from London
@hanadabdi2253
2 жыл бұрын
Muuqaalka 100% Codka 100% Ereyada tolmoon 100% Keep it up the good Work Gacma dahab 😍
@chocosensei1873
2 жыл бұрын
This is just beautiful! I love it so much! This is cultural wealth.
@Nature_motivation.2024
2 жыл бұрын
Labo eray oo muqaalkaba koobaya, ku darsoo! "DALKA IYO DALAGABA MARTI KAMA TIHID" Safar nolol oo akhiro iyo aduunba anfac u leh ayaan ku rajaynayaa Walaal Ismahan Dahir🥰
@abdinoormohamud5290
2 жыл бұрын
Masha Allah dalkeena qurux badanaa xeeb macaan hawo fiican wan jeclahay in aan imado dalkeyga hooyo ilahoow dalkeena noo hagaji dadkenana quluubtoda isku fur aamin yarabi
@hooyadamaanta6220
2 жыл бұрын
🔥🔥🔥🔥🔥 MashaAllaah 👏👏👏👏👏
@ahmedbisharmohamed5171
2 жыл бұрын
My eyes fall tears when I watch this beautiful video. I wish one day I'll go my motherland country 😪. Somalia is a blessed land pray for peace always. Nolol iyo Nawad
@laylaali2477
2 жыл бұрын
Masha Allaah 🥲🥲🥲😍😍
@bisharoyasin8907
2 жыл бұрын
Waa meesha jeclahay inaan jawi ku soo qaato jamaladaad shoch bulesaya 👈❤❤😍😍 illahay wadanka noo hurmari
Aamiin Aloow nabad nooga dhig dalkeena hooyo. Soo badi dalxiisyada meelaha ugu quruxda badan Muqdisho cadeey
@abshirmohamed3527
2 жыл бұрын
Mashallah amazing program this lady deserve 1million great program as always
@Yuusuf_M_Y
2 жыл бұрын
waa muqaal wixiisa walbo kuwata jeebka uu kamid yahay colourgrading ka iyo cenimtic ahba keep go ismahaan dahir iyo alla yahdeek 🤍🔴
@Somturkfamily233
2 жыл бұрын
Gacmo dahab bilaash laguuma DHihin qurxey gacmahaga alle hakuu daayo markaan argo muqaaladada quruxda badan ee wadankena qurxda badan aa ka diyarisay aad ayaan kaaga mahad celinaa sharfeey💋❤️🙏🥰
I've never been in somali but I want my first trip to be memorable and beautiful like this one
@muhammadxusen5368
Жыл бұрын
Come back sister
@DRTIMAJILAC
2 жыл бұрын
Masha allaah walal guuleeyso Don't allow other people's limited perceptions to define you please keep it up my sister from #doctor_Timajilac
@mohamedfarahabdulle4410
2 жыл бұрын
Muqal cajiib ah Cod halasi ah jawi indhaha ay la dhaceen iyo boqorki jaceyl axyaa cuud cumar dhulle cali AUN 🎻❣🎻❤ismahan waa na daweesay guuleeso abayo🙏🏻💓
@mahadhusseintariikcoofle5644
2 жыл бұрын
Mashallah wa meel xasuus gooni ah igu leh waaydeydi waxbarsho oo aan galabti jawi degen cashirada ku aqrisan jiray 10 years kadib in aan arko ada sabab u ah, mahadsanid walshey Gacmo-dahab ♥️♥️
@hodanxirsi2509
2 жыл бұрын
MaashaAllah muqaal aad u qurxbadan runtii, wadankii ayaad noo qurxisay Allaha ku qurxiyo qaali👍😁waan ku faraxsnahay in dhalinteenu sidaan quruxda badan muqaal u diyaariyan hambalyo ismahaan iyo teamkeeda❤️😊👍
@ifrahahmed4290
2 жыл бұрын
Wuaaw I fall in love with that view it was amazing MashaAllah TabaarakaAllah may Allah bless and peace to our country #xiisoxamar 20 years no seen miss so bad my bord place. Thanks sis🙏🏼
@Endubis
2 жыл бұрын
Masha Allah! May Allah bless you 🤲🏾
@Modeeq
2 жыл бұрын
Masha Allah Ismahan thank you so much aad ayaa ugu mahadsan tahay muuqaalada aadka u quruxda badan ee aad noo soo gudbiso marwalba ❤️❤️❤️💯
@samatardahir6138
2 жыл бұрын
Aad ugu mahadsan tahay walaalo ismahan sida fiican ee ugu dal xiisayso xeebah dalkeena iyo sida quruxda badan ee nugu soo gidbisay walaalo thank you very much
Maasha Allah meel qurux badan ismahaan horay u soco 💗💗💗💗😍
@binuowf7411
2 жыл бұрын
Gacan dahabey dhulkeena hooyo quruxdiisa aad iyo aad noogu bidhaamineysaa Allah ku dhowro walshey
@ashaamey5593
2 жыл бұрын
Manshallah it's so beautiful please keep showing us the beautiful wadankeena qurxoodeda thank you for sharing to us
@hassanandroid2628
2 жыл бұрын
You deserve *1b* subscribers and more not only millions. HOrmar wacan abayo wakhti farxadeed baa nasiisa😍 ❤ Hal Talo hadaan kugu darsado abayo muqaaladaada waxaad u samaysaa English subtitle si uu international u noqdo whyo somali kaliya kuguma xirna dad Ajanabi aha ayaa ku daawada mahadsanid Gacan dahab.
@ayaanmahad9054
2 жыл бұрын
Masha allah abaayo gacan dahab muuqaal qurux badan aad baan ugu helay Mahadsanid keep going xapipiti ❤🥰
@Humblegirll
2 жыл бұрын
Masha allh 😭😭😭waan u xiisay wadan keeena iyo hargeisa caday allh haygu simo inan imado mogdisho cadey somalia alow noo xifdi iyo dadkeedaba kuu xiisay wadan jayga hooyo my dream insha allh 2022 inan imaado rajayna ii so duceya aniga iyo intii ilamid ka ahba 🙏🏼❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🔴🟢⚪️❤️❤️❤️
@musseabdalle6033
2 жыл бұрын
Mashalaah dalkeenu dalxiis waxan barlamidkanu waxuu soo jiidasho u yahay bulshada calaamku in ay u soo dalxiis tagaan guuleysta dhalin yaro
@fahmamohamad4286
2 жыл бұрын
Masha Allah iismahaan hori usoco mideeda kale masha Allah coodkaada waxow ku ficanahay inaad noo soo aqriso buugaagta aad aqrisato fikir kaas aad Ayaan ujeclaan laha inaad kusoo kordhi so KZitem kaada mahadsanid sidaa aad noogu soo bandhigta bilicda wadanka guuuleyso ❤️
This is beautiful Masha Allah 😍 ❤ , please Ismahan kindly add the name and #Mogadishu #Somalia in your every vlog,hence whenever people search our Nation they see this beautiful video
@zakariyeomar4259
2 жыл бұрын
Maa sha Alah
@saadiass3644
2 жыл бұрын
Very true
@fatoufatou5085
2 жыл бұрын
Macha allah👏👏😘
@hamdiabdullahi1
2 жыл бұрын
wllhi billahi aan ku dhaarteee inta youtupe isticmasho adiga wadanka hormarkiisa wax ka sheega inta kale beeen quruxleey noolow xayati🥰🥰🥰
@banadirfarm
2 жыл бұрын
This is the best use of social media... Aad Ayaan ugu farax sanahay inaan arko gabar walaasheen ah oo dhaqan Keena aad ka uqurux badan so bandhegeeso... Inee music ka dhaafto video GA ayaa talo iga eh...
@dhamaysdumar7147
2 жыл бұрын
mnsh alh dhulkeena nimcaa fadhida ilahay wadanka ha inoo barakeeyo Keep going sister ismahan waxaan rajeen inaadan xamar ku koobnane gobolada dalkana inaad tagto noona soo bandhigto guud ahaan bilicda dalka haday suura gal tahay 🙏❤️🥰
@ceynihussein2890
2 жыл бұрын
Masha Allah muuqal qurux bdn🥰❤
@aishakeyf1478
2 жыл бұрын
Masha allah abyo maskax daada iyo gacmahaaga allaha ku barakeeyo marti kama tihid dalaga iyo dalkaaga been maaha 🇸🇴❤
@rukiamohamed4014
2 жыл бұрын
Masha Allah muuqaal aad qurux bdn runtii wn heley waad mahadsanthy gacan dahab ❤️ gacantda ilaahey ha ku barakeeyo
@shukri1395
2 жыл бұрын
Super beautiful 🤩❤️
@jowharamahdi1433
2 жыл бұрын
Another level wlhi🥰🥰
@sahraahmedali4540
2 жыл бұрын
Ma sha Allaah ismahaan aad baan kuu tageeraa waan ku xiisa daawadaa horuu soco walashey Allaha ku xafidu aduun iyo aakhiro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdullahiaxmed2118
2 жыл бұрын
Wooow .. video Gabadaa halaguu garsiyoo 200k guys
@abdukadirmohamed2747
2 жыл бұрын
Xaliy ayaa kugu arkay summer 🥰😍❤❤
@ninween6865
2 жыл бұрын
Im literally crying 😥😥
@iqlaaswarsame2905
2 жыл бұрын
Masha allh thank you sida mar kasta nagu caawiso wadankeen quruxda badan Allah ah ku sharafo walal🥀❤
@hodoabdullahi9671
2 жыл бұрын
Masha allah ilhayow wadankeena nabada naga dhig maxa ilmeya marka arko wadaneena inta fool xuun marka nalo so guudbiyo abaayo mcn ilhay ku xafido quruxda wadankee ayaa aqaab ka qadey ❤️❤️❤️❤️❤️🥰😍💕🥰🌹🙏
@qadarsaeed
2 жыл бұрын
The best. Video aan dawaday mudo intii ah dalaga iyo dalkaba adaa leh. Oooh my god 💕💕💕💕ismihan daahir 👍👍gulayso insha alah👍👍
@ayanahmednur5773
2 жыл бұрын
Boqorada dhaqanka somali so gudbiso ba tahay Masha Allah alle haku xifdiyo abayo muqal aad u qurux badan waye horey u soco
@hassanstevan2157
2 жыл бұрын
wow masha allah qrxdu waaa gacantada iyo dalkeena qrxda bdn horey usoco queeeen❤️🎧omar dhuule ali
Waa muuqaal aad loogu fara yareestay Illahey gacantiina iyo xirfadiina ha idiin barakeeyo.
@foosmohamed1078
2 жыл бұрын
Gabadhaan waxaan ka helay siday u duubeyso nolasha dhabta ee soomaaliya Insha allah hadii soomaaliya aan imaado waa ku soo raadinaayaa. Keep going sister
@ashasangbe9449
2 жыл бұрын
Maasha Allah xabibti qurux wadankeena badaheena ilaahey çadowga hana ga qabto yaarabi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲
@kabitaanojr10
2 жыл бұрын
Wadan barwaaqa ah oo aad u qurux bdn dhan walbaba waa heysanaa balse waxaan u baahanahay dad inoo soo bandhigo sida ismahaan daahir oo kale 🔥💯
@Xidigyare1
2 жыл бұрын
Ismahan Dahir Aad ayaad u mahadsantahay walaasheey ❤❤❤💯👌👌👌👌
@WAAYAARAGMEDIA
2 жыл бұрын
Wlshey @ismahaan daahir✌ Inaba Cadi mahan Vido Dhan walba ka dhamestiran Hore u soco saxib inpdan ku dayasho ayad mudan tahy❣
@faadumoaxmed7611
2 жыл бұрын
Ma sha Allah quruxey rabi ha ku dhowro 💙🇸🇴💙
@cadarcarab5915
2 жыл бұрын
Masha allaah qurux run ahaantii xiligii aan dalka jooogay lama helijirin cid soobandhita quruxda dalka famil dalxiis aadana ma arki jirin hadii nasiib iigalo galo inaan dalka imaad meelahan jawi kuqaadan lahaa ayaad isii bartay gandahab. Ma
@haniali229
2 жыл бұрын
Ismahan wlh wa gabadha kaliya wadankeeda tusta indhahaha caaalmka masha allaah sis hore u soco
@nimcoyuusuf9078
2 жыл бұрын
Ilahayow nabaday xamar form burco qli horu soco
@bahjaabdiwali207
2 жыл бұрын
Masha Allah wa muqaal qurux badan Allow wadankena admi iyo amaan nosii 🤲🤲😍🤩🤩😘
@faisalhassan9403
2 жыл бұрын
Masha allh wlshy qaali horrey u soco soo gudbintaada wadankeena Quruxda badan aad bn ugu raaxeysta Canada kuu jooga Alberta Edmonton
@maryamibrahim2138
2 жыл бұрын
waaaw ismahaan daahir Thanks abaayo muuqaalkan jawiga ayuu ii dajiyay runtiii mardhow filo 2000 inshalaaha
@kingzaynaanofficial5795
2 жыл бұрын
Alle hakaa ajarsiiyo wlshe wlhi aad iyo aad ayaan uga helay wali nasiib uma yeelan inaa tago koofurta somalia wlhi intaa daawaniyay muuqakan ilin aaba ceshan waayay good jop my sister Runtii vediogan 100% waa iga gadan yhy noosoo badi vediogs noocaan ah Wahadaa aragtid comments kayaga cos azhp badan baa iga horeesee Hormar wcn kuu rajaynaa Waana markiii iigu horeesay aan bartaada youtp sooboqdo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💯💯💯 Somalia hanoolaato💕💕💯💯🇸🇴🇸🇴
@sanaahmad3599
2 жыл бұрын
Mashallah walal sii soo jiidasho leh ayaad videogan uu habaysay allah ha barakeeyo somali iyo dhulkooda oo dhan
Пікірлер: 966