4:30 wah War gabdhaha su allo ey u qalmam warso qastan dinta ilhey away io nbig magcis dheh gbdha waa ilmo yar 😢
@hodanaxmedcali2594
2 жыл бұрын
Haa ma ila aragty baaba jey mxa ka khaldan ilmaha sualo dad waaweyn lagu tagalay waydinoya 🤔
@simrannimcan5214
2 жыл бұрын
Waa sax in LA weydiyo sualo diini ah lkn ilahay Away ma suala marka subxanllh rabigeyna suashas cml Uma qalmo wllo In Ilmaha waxs La weydiyo neh waa qalad
@salmacdy1873
2 жыл бұрын
@@simrannimcan5214 إين الله Away ilahey waye sis su aasha waa carabi Ana waa afsomaliyey le mrka is daji ...
@simrannimcan5214
2 жыл бұрын
@@salmacdy1873 is dajii io io hdl xumo mxa keenayo bismillh adi is daaji adi ayo kuleel kugu shidaan yahay hdlka hadii iska sax La ku dhaho ma ahan ina is daji mesha kentii adigo dhihi kara sana ka waday it is ok
@salmacdy1873
2 жыл бұрын
@@simrannimcan5214 sis adiga ayuu kulel kugu furan yahay ee ila hda waxa kudhaha isdaji wyo ani wax qaldan mba dhihin ....
@tgrlucky6328
2 жыл бұрын
Barnaamijka wu qurux badan yahay lakise caruurta diini ina weediso aa qurux badan si ee ayagana diintoda wax badan ugu bartaan ❤️🙏
@baabajeey
2 жыл бұрын
Ok sxb wey iga qaldantay caawa
@tgrlucky6328
2 жыл бұрын
@@baabajeey mahad sanid❤️🙏
@xamsecabifataax6774
2 жыл бұрын
𝐖𝐚𝐫 𝐬𝐮 𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐮 𝐣𝐢𝐥𝐜𝐢 𝐢𝐥𝐦𝐚𝐡𝐚
@cabdikaafi1953
2 жыл бұрын
😂😂😂ilmaha iyo su aalaha Su aalahaa weyn
@ramloxuseen5829
2 жыл бұрын
bismillah Ani waxnba su gaaye su,aalo macquul Ah baabujey ilmihii Ayaa dad waaweyn lanoqdenaa umaleynaa
@abdihamedabdi5644
2 жыл бұрын
Sxp baaba jeey waa si wanaagsan barnaamijkan wana soo dhaweyneynaa laakiin ilmaha waxaan jeclaanlahaa inaad su aalaha aad ka soo diyaariso su aalo af soomaali ah oo khuseeyo dhanka yacni su aalo dhaqameed iyo su aalo diini ah waad mhdsnthy legend aan taageero
@Juujuule1
2 жыл бұрын
Bro Iku caawi subs oky
@kingsabir5396
2 жыл бұрын
Sualahan wey kaweyn yihin ilmahan yaryar Ee suaalo iyaga favooda ah weydii Teeda kle gde sual gafaan waa qaladay hadhihin bro ee ma aaadan haleelin ama ma aadansixin dheh Waa qaladay kisto niyad jab aye kukeni karataa Next time sualaha kafiiri Oo usoo xul sualo ilmha maskaxdoda la,eg Sida kle barnaamishka waa m8d aad uqurxoon Intaasna waa iga talo Ee dhaliil igama ahan Shukran.
@ilhanali3139
2 жыл бұрын
Baabajeyow da’ada ilmahan iyo su’aalahan ismalahan ee wax macquul ah oo fasalka ay marayaan lagu dhigo ama hal xiraale weydiii Inta igu raacsan like soo u arko baaba
@maryamaruun9686
2 жыл бұрын
Baabajeey ilmha wey yaryihiin su.aalahaas magaarin anigoo kaweyn ayaa qaarkod garan waayy marka ku nasiipso ayey uku jawbeyn marka wxaa lkaa raby inaa su.aalo maadi oo yaryar ama kuwa diini ah oo yaryar inaa weydiiso ayaa fiicnaan laheyd marklle wxaa rajeynaa inaa kaso fikirto hdo allaidmo 🥰🥰🥰🙏🙏🙏
@habonhabonhaji
7 ай бұрын
Ramlo yards qurux ❤❤❤❤❤
@maxamednoorcali591
2 жыл бұрын
Baaba hor usoco wadada 1m ayaa saaran nahay hor usoco
@shaaydaanwase1695
2 жыл бұрын
Salaada Hala ilaaliyo soomaaliyeey 🥺🥺
@daniaali8716
2 жыл бұрын
Horta adi meel walba maxaa ujogta marka hore magacan iskabadal markaaas ayaa waanadaada laqaadanaaya salaad maxaa itna Keene intaas waxa rabtaa inaad salaaa lle like kahesho 😏😏😏
@ifrahmaxmed3936
2 жыл бұрын
In aad weydiinyso aplicationka wax ka fiican in aad wrydiiso diinta qrtb ka mida amze su aalo diini ah ka daa caruurta wxn umana ficno 🙏
@farahabdirizak8969
Жыл бұрын
Ramlo wllo isdaji waacaadi guul iyo guuldaroba
@ramadanfarah1190
2 жыл бұрын
Ciyaalka waad ka qosilay babajay horay usoco 500k
@abshaabulshaawi9939
2 жыл бұрын
Baabajey qaabkan mahan waa caruur waraaq kusoo qor kadib dooro dheh maahane sidan way ku wareereyan sxb 🙏🙏
@habonsudi3399
2 жыл бұрын
Suaalo da’dooda ah weeydii fadlan waana soo dhaweeynaa barnaamijka, maansha Allah
@abyanaadan419
2 жыл бұрын
Ramlo guulayso
@tuurrejr1397
2 жыл бұрын
Su aalahan wa su aalo logu talagalay dadka waaweyn ee ciyaalka su aalo ay ka jawaabi karan weydii
masha Allah Tabarakallah wlhi waa jeclahay muwado masha Allah soo bar bar dhamanteena waa idin jeclahay Baba jey big fan of you from ireland Dublin Aloow noo xafid Gabdhaheena i love you all you asallamu Alaikum
@somali7378
2 жыл бұрын
#BABA JEY maskaxda caruurta haku cayaarin Suaalahaas wey kaweyn yihiin maskaxdooda Weydii wax kusaabsan diinta iyo halka ay aqoontooda diinta gaarsiisan tahay Si ay diinta waxbadan maskaxda ogu hayaan Jeclaystan waxayna dhiiri gelin inoqonaysaa caruurta somaliyeed Waxaan kale waxba kamafaaidayaan Mahadsanid
@dhereye3202
2 жыл бұрын
Legend always legend keep going babajey never give up go forward 💖💘💯
@Libilwstudio
2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:30
@fazuali7599
2 жыл бұрын
Hal talo Su’Aalaha aad weydineysid iyo ciyalka isma laha Fiktadeda diini u badel Lkn barnamijka wa top👌
@waliidaxmed1036
2 жыл бұрын
Caruurta waxan waxba ka garan maayaane weydii waxyaabo diinta ku saabsan appkan garan maayaane
@astahilisse3977
2 жыл бұрын
Masha Allah
@aishaismail704
2 жыл бұрын
Team Ramla Laakiin Ramla Way Ka Yartahay Muwado
@ridhwanmohamed2019
2 жыл бұрын
mawado wey ka weyn tahay gabadha
@alimohamed3894
2 жыл бұрын
Baaba jeey sxb hadii ee macquul tahay barnaamij kaan suaalo diini eh inaad weediso caruurta si e diinta ugu dadaalaan asxta yaa igu raacsan
@ciraaq9290
2 жыл бұрын
اللهم صلي علي سيدنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين ❣❣
@munaomer3860
Жыл бұрын
Ramlo is adkee habeen dambe💪
@abuyaxya3301
2 жыл бұрын
Baba jeey barnaamijka baroostada kan ayaa ka wngan caruurta jaanis sii hel jaaniska u hele sxb asad higho👍
@susu-gf9cs
2 жыл бұрын
Su.aala iyo ilmha ma islaha pro😌😌
@saxma1277
2 жыл бұрын
Inta ila dareemeysa baaba jey inuu sida asad hagio barnaamijyo bilaabay like ha saarto
@Somali_Boy_143
2 жыл бұрын
Masha Allah waa Barnaamij dhiiragelin u ah Carruurta Soomaaliyeed
@wsy3251
2 жыл бұрын
Baba jey hal talo markay qof wax gafto sisaad ula hadlaysid xoogaa waa laga fiican yahay maadaama ay caruur ay yihiin markay gafto isku day inaad emotional iska dhigto sida qof ka xun in ay gaftay Thanks
@ramadanabdalla3876
2 жыл бұрын
BAABA JAY ILMAHA WAXAA FIICNEED SUAALO DIINI AH AMA KUWA DHAQANKA KU SAABSAN IN AAD WAYDIISO
@galaddaqare1203
2 жыл бұрын
Baaba caruurta su'aalahan wuu Ku adagyahy wax fudud ukeen sidee game fcn uciyaraan waa iga codsi🙏
@adanmoha1139
2 жыл бұрын
Baaba qishka wa ka hayaa jaban aa si tartiib ugu dhawaaqee alle wu ku waydin dunaa
@mrrespectofficial6067
2 жыл бұрын
Ilmaha wee yaryihiin baaba Jeey ee su'aalo uqalmo weydii kuwa aad weydiineyso dadka waa weyn ayaa loogu talagalay.
@suheybshariif2810
2 жыл бұрын
Su'aallo diini ah wedii Caruurta
@ckariimadoshhande8548
2 жыл бұрын
Su,aalaha wxd ku adkaysay ramlo waayo Muwado Tiktok iyo face buug way leedahay oo way isticmaashaa
@nacimoibrahim5283
2 жыл бұрын
Challenge waaa qrxanhy baba lkn waxaaa fiicneed in aad su aalaha diini ugu dhigto waa caruur yar yar hakaaa faaideystaaan ayagana
@dalmarinho_09
2 жыл бұрын
MARKAAD SOCIAL MIDEA KU DHEX WAALATO WAA NOOCAN OO KALE 🦦😅
@caishasheekoxariiro1792
2 жыл бұрын
Hablahaygii iyo caruurtoodiii igu xidhna waan soolaabtay youtube kii hore walayga xidhay Kan ayan iskala soconayna insha allah isoo booqda
@newlife6410
2 жыл бұрын
Caruurta suaalo facooda ah waydii oo diini ah si mustaqbalkooda u anfacdo iyo kuwa daawanaya
@nadiaahmed5033
2 жыл бұрын
Baba jeey wawalate wlhi ilmaha iyo sualaha isku fac maahan
@KamalMahamoud
2 жыл бұрын
Viber Media was founded in Tel Aviv, Israel, in 2010 by Marco and Magazinnik, who are friends from the Israel Defense Forces where they were chief information officers. Marco and Magazinnik are also co-founders of the P2P media and file-sharing client iMesh
Sxp babajey talo ahaan waxaan ku siin lahaa weydiiso suaalaha diinta iyo islaamka inta badan.
@gandhiye67
2 жыл бұрын
New baba jeey saan iyo si' kasiifacan kusoco Sxb dad inaad murantaan ama xurguf yar idinsoo dhaxgasho umafiicno sumcadaada iyo sharaftaada m.a waan ku taageersanahay
@faisal.british
2 жыл бұрын
Muwado qof adag uu balami yaqii she is like know like 11 years wax adag uu balami
@asadhagiofans6334
2 жыл бұрын
wax badan baad badashay markad malaezhiya ka imatay saas ku wad masuuul
@tushleeyy
2 жыл бұрын
Keep going brother 😌🤘
@JackCaddnan
2 жыл бұрын
Keep going
@somalisujuu2592
2 жыл бұрын
LoL 😂 the way BABAJEY wrote the country names makes me cracking 😂🤣🤣 jayna, Bythway it was an entertaining and educative show for the kids💓🙏
@sadamalas4943
2 жыл бұрын
Uff adiga sidan mad ku fiyowdahay magacyada luqadiisa hooyo ayuu ku soo qorey marka caruurta in afka hooyo la jeclesiyo ma diidantahay .jaahilyow xoogaa af english aa baratey kadib waxad is moodaa aqoonyahay luqadada hooyo ku dadaal hadad wax soo qoreysid luqdaada ha ahaato hadii kale aamus akhas
@somalisujuu2592
2 жыл бұрын
@@sadamalas4943 sorry I don't engage illiterates🙄
@sabriindheemandheeman9630
2 жыл бұрын
Meeshan afsoomali aa looga hadlaa asigana wax lagu qora. Ok
@abdikanimohamed5754
2 жыл бұрын
Jaahil waxa tahay English aqoon mooda War anaga somali aya nahay af aya leenahay qoraal walbana afkena somaliga aya ku qornaa
@faizaahmad4466
2 жыл бұрын
Hhhhh
@abdiseed3363
2 жыл бұрын
Codka ma ufurna microphone caruurta hestan codka ad ayu u yar yahy
@nuuraabdiismaail815
2 жыл бұрын
Babjeey caruurta sualo Ay wax ka faiidaan waydii sida diinta iyo cilmiga dugsiga lagubaro 🙏
Пікірлер: 671