Wadaadkan runtii suufiga sheeganaya inuu iska caamusaa Ila fiican waayo?kolba bayd weyn ayuu sii dhexqaadayaa Aanu ka dabaalan karin.
@curiousLiban
7 ай бұрын
Wadaadka Suufigaa ilaa iyo hadda wax jawaab ah ah uma hayo mas'aladihii lagu heystay mana ka noqon been-abuurkii uu ka sameeyay Ibn Taymiyyah raximahullaah. Qof noocaas ah ma aha in laga dhageysto wax diinta islaamka ku saabsan.
@ahmedwaiss5443
5 ай бұрын
Wahaabi war Mali hid sheekha Uma dhigantid beenaalaad tahay
@mohamedjamle7898
2 ай бұрын
Waxaad sheeganeysaa sheikh beenta jooji oo ha ku been abuuuran culumada waa weyn ogow in ay dhibaato kaa imaan karto haddii asn Khalad fahmsan tahay weydii culumada midkale ogow in ay yihiin kuwii hooyadaa iyo abahaa isku mehriyay.
Пікірлер: 10