Waxaan nahay warbaahin dhallinyarada ka hadasha, la hadasha, una hadasha. Waxaan soo gudbinnaa warar, falanqeyno, doodo iyo warbixinno sugan oo ku saabsan doodaha baarlamaanka, mowduucyada la xiriira doorashooyinka, horumarinta hab-dhaqanka dowlad-wanaagga, sare-u-qaadidda isla xisaabtanka siyaasadeed iyo hufnaanta.
Ku xirnow kanaalkeenna KZitem ee kzitem.info/rock/IL29gl9liCYMEphTo30QMg oo daawo Falanqeyn, Warka Toddobaadka, Aragtida Dadweynaha, Doodaha Baarlamaanka, Sharciyada, Guddiga Baarlamaanka, Xubinta Baro Xildhibaankaaga, Doodo, Wareysiyo iyo qodobbo kale oo dhiirrigelinaya in ay dhalliyaradu ka qeyb qaataan siyaasadda dalka.
#Somalia #parliament # governance # youthempowerment # politicalparticipation #Somalifederalgovernment
Click SUBSCRIBE and hit the 🔔 icon to receive the latest updates from Kalfadhi!
Visit www.kalfadhi.com for full access to all research publications, infographics, and videos.
Join the conversation on
Twitter: twitter.com/KalfadhiMedia
Facebook: facebook.com/Kalfadhi
Instagram: instagram.com/kalfadhimedia
TikTok: www.tiktok.com/@kalfadhimedia
Негізгі бет Muxuu muhiim u yahay Sharciga cusub ee Socdaalka iyo Jinsiyada kana beddeli ....
Пікірлер