Kalfadhi
Ku soo dhawoow bogga KZitem-ka ee Kalfadhi oo ah madal warbaahin oo madaxbannaan oo tebineysa arrimaha baarlamaanka iyo dowlad-wanaagga. Waxaad ka daawan kartaa kulamada, doodaha iyo shirarka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah.Ujeedkeennu waa in aan abuurno baraarug bulsho, dadkuna ay fahmaan shaqada hay'adaha dowladda, xuquuqda ay ku leeyihiin iyo waajibka ka saaran ilaalinta danta guud iyo qarannimada.
- 2:24
- Жыл бұрын
Hindisid iyo hirgelin: yaa ah Hooyada Federaalka?
- 5:47
- Жыл бұрын
Maxay dhallinyaradu u baahan tahay si ay uga faa'ideysato bankiyada dalka ku soo badanaya?
- 7:05
- Жыл бұрын
Dowladdu maxay u baahan tahay si ay u maarayso una hubiso in shaqooyin loo abuuro dhalinyarada?
- 2:46
- Жыл бұрын
Maxay tahay mudnaanta koowaad ee baahida Muwaadin walba uu ka filayo dowladdiisa inay wax ka qabato?
- 7:12
- Жыл бұрын
Habka awood-qeybsiga 4.5 sidee ku yimid?
- 4:34
- Жыл бұрын
"Waqti hana loogu daro muddada sumadeynta bajaajyada." -- Codadka darawallada mootooyinka.
- 2:56
- Жыл бұрын
Maxaa dhici lahaa haddii xilalka Soomaaliya loo kala qeybsan lahaa xoolo-dhaqato iyo beeraley?!
- 5:50
- Жыл бұрын
Soomaaliya ma shaqo-yari ayaa ka jirta mise shaqo la'aan? -- Codadka Dhalinyarada Caasimadda.
- 3:22
- Жыл бұрын
Xasan Khayre iyo Xasan Sheekh sidee dastuurku uga warramay aragtiyada ay kala aaminsan yihiin?
- 5:53
- Жыл бұрын
Пікірлер