Ilahay haisku kiin calfo. Lkn walal may kaa tagtay
@queenaraweelo6322
3 жыл бұрын
iLaahaY HaYsku kiin calfo wll
@HassanMohamed-cp5lc
3 жыл бұрын
Hi
@prettynaima1933
3 жыл бұрын
ilhy hku clfo apyo
@alkhayraatbuilding8432
3 жыл бұрын
ILAHAY HAKU SIIYO
@elyahyelaaskawi2341
4 жыл бұрын
2020 Hadii Aad Dawaneysid... LikE Isii Saar❣👏
@fadumoibrahim8221
4 жыл бұрын
Desas dae gses morning y in wcrsey
@munadagan8794
4 жыл бұрын
waaaw hees iyo badh Nasiibku haygu kaa siimo
@zamzamfouad1239
4 жыл бұрын
Hada ayaan dawanayaa😅
@footballmedia5546
4 жыл бұрын
Nio landhere pa thy😁😁
@wissman3337
3 жыл бұрын
@@zamzamfouad1239 ljjjjjjjjjĺliloliki P . pk 0 h00p0
@gazudingutale482
5 жыл бұрын
heestan wxan ku xasuusta gabar an is jeclan oo la dhihi jiri Amran alla mxaan jeclaa gabartaaa inta qof la jecelyahay inkasto calafku nakala geeyay hdana boqorad bay ahayd wale weli naag uma jeclaan saan u jeclaaq qoftaaas nacalaaa shaydaaan ku yaaale 10= oct 2018 lke ta igu dhufo hdad iga dambaysid
adoo jiifa hadii aad daawaneysid ha ila dhaafin likta
@XabiiboCali-ck7st
Ай бұрын
5sanno kadib jiif ku daWanya😅
@RG-hm5xh
6 жыл бұрын
Ani maanta isku qol bn joognaa inaabtiday heesta ila dhagysan jirtay waayuhu way nakala kaxeeyay hadana wn iskuso noqnay alxmdulila wlhi i am happy kolay qofkasta heestan meel bu ku dhagystay ama qof la dhagystay ama qof jeclaa oo qaadi jiray aadu meelunba xasuusanysa markad maqashid heesta plz intii ila qabta hadalkaygaa ama sheeko saasa ii haysa ila wadaag ani waykaas😍😍😍👍👍👍
@kadoon22
5 жыл бұрын
Waxan geel ka waraabinayay meel ceel ah geela waxa darka ugu jiray wiil iga wayn hadana ku nool wadanka chaina waxay noo saarnayd geed agtayda ah waanku cel ceshanynay illaa geelii uu ka fulay
@@kadoon22 , xasuusuhu waa cajiib...! Ninba meel bey ku soo maraan...! Sxb xilligaasi goortii ay ahayd ma noo sheegi kartaa!
@kadoon22
5 жыл бұрын
@@Ramboooooooo Walal waanku salaamay marka Hore haddaan isku dayo wakhtigaasi waxa uu ku beegnaa 2004 --2005 Si wacanna uma xasuusto Waxan Heesta Ka dhagaysanaynay rikoodh Noociisu berigaa socon jiray Hada lama helayo saan filayo Hal badhin buu lahaa 12sano illaa 13sano Ka Hor bay ahayd walaal
@Hon-Abdirizack21
4 жыл бұрын
I was 6 years old when i used yo hear my sister listening our radio while she was washing our clothes ....Really its history for me 🔥🔥✌️💯
@abdallaabdinasir1577
4 жыл бұрын
And my mother was listening it rvery month in 2004 2005 2006 something like that it was amazing 💯💯💯❤❤❤🔥🔥
@Hon-Abdirizack21
4 жыл бұрын
@@abdallaabdinasir1577 oooo amazing history
@leilahassan8108
4 жыл бұрын
I used to listed to it my teenage years I loved it.
@Hon-Abdirizack21
4 жыл бұрын
@@leilahassan8108 woow that's pretty cool
@sarahfoorbe345
4 жыл бұрын
wllo markaas maba xasuusataa
@Qaaliquman666
4 жыл бұрын
Ani dadka taariqahooda saa u aqrisanaayey wa ku calool xumaday runtii...ilahey qalbigoda ha u qabojiyo intii niyada ka jabtay😢😢😭😭😭😭
@usamamohamed9755
3 жыл бұрын
Xaqiiq Dadkan Markaa Arko Commentigooda Caloosha i Huraysaa
@Qaaliquman666
3 жыл бұрын
@@usamamohamed9755 ha wlhi bal maxaa la isku dhawacayaa adunkaan waa iska maalma kobane😥😥
@usamamohamed9755
3 жыл бұрын
@Nashaad beelo Aduunkaa saas iska ah aniga markaa Maqlo Heesaha Jaceelka Jaceel dartii ayaan la ilmeeya Cidna ma Jecli 😥
@Qaaliquman666
3 жыл бұрын
@@usamamohamed9755 sorry wllo😥 qof ku si dhaba ku jecel Allah kula kulan siiyo
@usamamohamed9755
3 жыл бұрын
@@Qaaliquman666 Ameen dhamaanteenba Walal Ma dareenta sidayda camal😥
@Cadeyboolo686
3 ай бұрын
Hestan Edaday kuso xasusta hpnka aroskeda ayaa lo shiday Allah ha ku naxaristo 😢 ilahey ha idhafo halka eedo inool hada xanta iyo hadi fecantaba🥺❤️
@muniir195
Жыл бұрын
Mudo dheer kadib ayay heestan iga so hor baxday iyo xusuus aan waligeed ilaabayn 💔🥺 inan aan aan tuulo wada deganayn ayan Mar kasta wada dhagysan jirnay on is jeclayn kadib ana magaalo tagay si an waxbarasho usi wato waayo tulada kuma oolin secondry inantina sanado kadib halki ayay ku guursatay hada waa hooyo 3 caruura u joogto alle ha barakeeye ,malin aan is aragnay hadalkay igu tidhi ayaan wali ilaabi la,ahay waliba iyado wajigeeda murugo badan ka muuqday iyo niyo jab😢💔 (hadaan ogaan laha in nloshydu sidan noqonyso marna kama hadhen o mgalda ayn ku raci laha on isku guursan lahayn hdana danta iyo wakhtiga unba halkan ku jooga niyadi adigu markad tagty ayay kuso raacday o wali xasuustadu igama go,in ) 💔😭😭 Alxmd hada jamcda ayan sanadki 3aad wadaa anigu hdana ma ilaabo wakhtiga quruxda badan wixi aan alle ku qorina la kulmi maysid anba wn jecla inan wehel wada noqono lkn calafka diiday Dumar ugu sarre wllo 😭😭💔 True love never end💔🥰
@amiinmowliid4241
Жыл бұрын
Ma laga yaaba Hdii la furo gabadhas inaad gursto oo sdexdeeda caruur ku qabisho wa su’aale🫡💔 4:00hdad wli isjeceshihin
@muniir195
Жыл бұрын
@@amiinmowliid4241 Haa wll maxaa ididaya ! Lkn waxay ila eegatahy inany waligedna dhacayn waayo gabadh kale aya kay siyy oon dhawan islaha hawsheda gal . Marka wa adunyo wxad donyso marba kuma sinayso lkn alxmd Mar kasta qadarta rabbi unba lagu qacna allena loo mahad naqaa Mar kasta
Amiin amiin wllo🤲🤲 Alle nolol qurux badan ha siiyo
@user-nu7hf1jt3d
4 ай бұрын
Ax wllhi wan ilmeeyay wayo ruux jeclka wax ka yaqaano darwemikaro midaas ax sorry 🙏 Aboowe calfka ay cajiib ah sida ad walsha uqadariisay m.a qof anan xuman ka garaging waye wax laga yaab inuu walidka siyaay wayo way adag tahy sidaad ugu fogaato jeclkaaga 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😢😮😮😮😮😮😮😢😢😢😮😮😮😮
@ayaanwarsan
2 жыл бұрын
My dad would sing this out loud while my mom made chapati some weekends when I was younger 🥺 and we'd sing together ❤. Good old days .
@Futuresompres
2 жыл бұрын
Your Dad and u mum was Romantic family
@apdilahixanafi2925
2 жыл бұрын
Your is he somali
@ayaanwarsan
2 жыл бұрын
@@apdilahixanafi2925 both my parents are Somali
@shukriinahassan7492
2 жыл бұрын
Long life ayan idin rajeyay💚
@abdullahiabdi1332
Жыл бұрын
@@ayaanwarsan where gariisa Nairobi sz
@huseinahmed5083
4 жыл бұрын
Xasus gabadh aan ku xumeyay aya iqadi jirtay ilaahey heyga cafiye Inkasto marki dambe ane leyga Jaray😥😥 💔💔Wlh nabsigu waa ma guuran waliginba iska ilaliya💔💔 Dhaman wllheyga iga dambeya ama aqrisan dono qoralkan salan gobed iga gudoma 😍😍 From NAIROBI 12 streat 2/july/2020 👇👇👇👍🙏❤❤❤🥰
@abdirahmanali995
Жыл бұрын
Oh sorry lipax 😢
@qadansiciid4015
25 күн бұрын
Ma nooshahay
@abdinaasirtime9784
7 күн бұрын
Qofta adi Miya @@qadansiciid4015
@ramzehythmoni1777
4 жыл бұрын
Wallaahi inan aan jeclaa baan saa ku ahaa , oo marwalba ku noq noqon joray ,anoo in uun rajaynaayay inay ii garaabto oo wax ila fahanto , balse imay af garan anna faraha ayaan ka qaaday iyadii , iyo haween oo dhanba waana muddo 10 sano ah hadda ...nin dhoofsan oo Maraykan jooga ayaan rabaa ayay igu tidhi habeenkii na isugu kaaya danbaysay , ilaa haddana weedhaasi way iga dagi la'dahay waxaana ii qorshaysan inaan maruun debedda tago si'aan ula mid noqdo inamada assaagay ee qurbaha jooga .
@rssomalitv6678
2 жыл бұрын
Zxb qoraalkan waxaa laga joogaa ilaa hada wax k7 dhow sadex sano ee wax makuu hagaageen hadad nooshahy ii soo jawaab Aduun iyo layaabkii
@Kingdhuxulawijiar7847
2 жыл бұрын
War sxb wax makuu hirgaleen hada na maqasho nozo jawab wa 3 sNo ka hor waxan filya in ad heshey waxa hamineysey xiliga tasan rajeynya
@maxamuudraage5556
2 жыл бұрын
Halkan sxp waad ka gaadhi kartaa asagaa dadaal samirna ku dar bes
@AishaAwale-wq2fe
3 ай бұрын
Wllo hada xagee jogataa
@maryanruuninamaxamedmohame24
7 жыл бұрын
walahy markaad qof jeceshahy wa dhibaato aniga ma waayin jclkeyga waan hesta blse markaan dhagesto waxn ka baqdaa inaan waayo hadaan waayana waxa hubaal ah inay xaladu sahlaneyn ilahow inta is jcl isa sii anigana calaf iigu dar kaan jclhy
@geesiguushasugi445
7 жыл бұрын
Maryan ruun Ina maxamed Mohamed aaaamn huuno
@cabdisodhawow515
7 жыл бұрын
Maryan ruun Ina maxamed Mohamed aamiin wlo
@abdullahimohamed2142
6 жыл бұрын
maryan ruun ina maxamed Mohamed
@zuzunazir17
6 жыл бұрын
maryan ruun ina maxamed Mohamed aamiiiiiin
@shiinecade8143
6 жыл бұрын
maryan ruun ina maxamed Mohamed amin abayo
@abdirahmanaliahmed1692
Ай бұрын
18 jun 2024 wll hada iga danbeyso iso ducee in illahay amuuraha aduunyaa ii sahlo 😢❤
@_army________girl_1757
4 жыл бұрын
XILIGA CORONAHA NAROGEY YAADAWNEYO LIKE PL
@najmaaadam74
4 жыл бұрын
Me
@najmaaadam74
4 жыл бұрын
Hhh
@suldaanajab8359
2 жыл бұрын
Hhhhh aniga
@yasirdaud7790
5 жыл бұрын
I really like to listening to this music ....from sudan 🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩❤❤
@bashemohammud7573
5 жыл бұрын
حبابك ي زووول
@mohamedm.ismail1482
4 жыл бұрын
Are you Sudani or Somali?
@shamsashoka8608
4 жыл бұрын
mashållah
@mohamedjamaahmed5071
4 жыл бұрын
Waryaa yaasir aadoo hospotkayga isticmaalayay ba wadan kale iishaganaysaa miya
@sidowqaasim9335
4 жыл бұрын
Thanks Also I always lesning Nada Algalaa that live in sudan From 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Long Live Greater Somali Republic! NFD, Djibouti, Somaliland, Federal rep of Somalia, Ogadenia region of Ethiopia will one day unite to form our Great Somali Republic. May I live long enough to see that InshaAllah!
@salmaabdalamohamud7653
2 жыл бұрын
I.a Long Life
@ninween6865
2 жыл бұрын
💖💙💖💙 together we'll see a united and prosperous Somalis Inshallah
@SuheybElmanowlimbo
2 жыл бұрын
Insha allh that will happen one day United Somalia is what will make our life’s better
@kamal-hassan
2 жыл бұрын
İnşallah
@farobare6033
2 жыл бұрын
Amin I.a
@sherom6597
Жыл бұрын
Good old days❤My sister used to listen it evey morning while preparing Canjeero/laxoox as I’m getting ready for dugsi/malcaamad. She is a mother of 8 now and happily married. Life has gone so fast and we grow faster.
@nawaalcusmaan3904
7 жыл бұрын
I love this song markan dhageesto jaceel dareemaa Illaahow igu guulee inaan helo qofkan jeclhy Mohamed ❤
Waxa xasuustaa heestan anigoo yar waxan kusii xasuustaa jeceylkaygii ugu horaysay Noloshayda 2012 allaha daayo kaltuun cumur xaamud waxa aan u qaaday jeceyl dhab ah allah daayo hada way guursatay allaha U barakeeyee anuu laakiin wali maan gursan Insha alllh Mar uun bay noqon
@mohamedsuleiman6131
3 жыл бұрын
Heestan waxaan ku xasuustaa anigoo meel cidlaa jooga roobna igu soo socda dareen jacaylna maskaxdayda ku jiro Hadaad dhegaysato 2021 liketa hayla dhaafin
@ahmedaamiin8669
3 жыл бұрын
Anaa daawnya
@Ramboooooooo
4 жыл бұрын
Waxaan salaamayaa inta jaceyl dartii u dhegeysanaysa iyo inta xasuus darteed u dhegeysanaysa labadaba...! Isma dhaafno.✋
@muniiryyare1027
Жыл бұрын
Laga qaaday sxp🙏
@Ramboooooooo
Жыл бұрын
@@muniiryyare1027 , mahadsanid sxb.
@fahandeeq4962
Жыл бұрын
Waa kaa qadanhy
@Ramboooooooo
Жыл бұрын
@@fahandeeq4962 🤝
@ApdiraHmaaN_ALi
11 ай бұрын
Wanka QadnaY zxp❤😊
@mohamudabdi1807
8 жыл бұрын
jaceyl waaln baa igu dacy markan daqeysty hestan viva inta afsomaliga ku hadasho
@cumarsoomali9700
8 жыл бұрын
wow inaba cadi mahan hesti fartun birimo
@cumarsoomali9700
8 жыл бұрын
wow inaba cadi mahan hesti fartun birimo
@cabdaleyusuf7947
6 жыл бұрын
Abdimalik Ibrahim zz
@abdiwahabbare6228
6 жыл бұрын
Abdimalik Ibrahim qtr
@abdiwahabbare6228
6 жыл бұрын
Cabdale Yusuf qtr
@c.fitaaxkpuja7346
5 ай бұрын
memeries 😢markle wxan uso ĺbtey tarikhda/5/3/2024 😢😢😢 waqtigu wa cjip hadad iga danbeyso pls love isar😢❤❤
@abdifatahnur7962
2 жыл бұрын
HeesTan waxa iiqadaY malin kii iGu horaysaY gabadh aan is jecel nahay malin kaa ilahada heestani waan jeclhaH ilaa hadana wan wada soco naa ilhaY dad ka isjecel ha isku daaYo amiin Yarabi🤲 hada wa milin isniina sacaduna wa 2:14 duhur nimo sunDus wan ku jeclhaY💖
@maxamddabdirahman6520
Жыл бұрын
Jecelka hawaaro sxp
@malmahaaduun6469
5 жыл бұрын
Alla gabar xafso ladhaho o aan kuwada noleyn kaam. Barakac e celesha biyaha kuyala 2007 iyo 2008 qofki igu horeyay e ibaray jacel waligayna ma illawi doona Hada geeri iyo nolol mel kuma shego balse xafso wa qof qaali ah Indhaheda ilin ka imaday malin malmaha kamid ah o aan dhahay safarban galaya ayaan xasusta Waqtigas an aawodi wayay inan guursada balse alla darti ban ujecla qof nasiib leh unuqotay xaas haday guursatay Haday dhimatay allaah ha unaxariisto Haday guursatayna allaah reerkeda ha ubarakeyo wa jeclka Usan ahayn danaysi baan sowada qadanay waqti darted aan safar usogali jiray 50 shlin kubaxayso arbaca kasta si aan u arko ayadana cunta kama dagi jirin ila aan imado o aan is arakno 😭😭😭 cawana halkana kajooga
@siciidfaarax2700
Жыл бұрын
kkkkk
@zzz12e60
Жыл бұрын
Wll juhdi ma ku bixisay inaad raadiso
@maslahbarkhadle952
Жыл бұрын
Raadi wad heleysaa bro
@cabdifitaaxwadani8875
Жыл бұрын
May ku nacday wakuso raadin laheyde
@hafsayousuf1258
Жыл бұрын
alla waykan, kaamkii waan xasuusta london baan joogaa waan kuu xiisay
@hamdimacalin8656
4 жыл бұрын
jeceel kii ugu horeeyay oo aan qof uqaado nasiib darana aan isweynay ayaan soo xasuustaa heestaan aboowe farxad iigu noolow calafku mar marka qaar waa cadow😭😭😭😭😭😭
Wexee iitahay xili habeen ah hadane soon saacadu eytahay 9:07 pm. baan dhagesanya hestan marka aan maqlay hestan waxa igu somaxday jaceyl an uqaday inan anan saas iga fogen dhanka reerkena waxan mudo qarsadaba jacelkeyga waxan iskudayay in aan ushekto darenkeyga balse wey fahmi weysay sikasta kamaa nan qusan wayo xillikasta waxan islaha mar un isfahmi dontaan darenka jacel wuu igu siyaday 10 maalin ayan usomay in alla niyadeda isojeediyo xageega, wexee ahataba wexe jeclatay yar kale oo kasojeda reer iskaladan aniga murug iyo dareen jaceel aya dacban lanoqday😢😢 waan isdeyanay school iyo waxbarasho macluul ban noqday aad ban uxanusaday😢😢😢hooyadey baa ifahantay in si wax iga yihiin sida eey wax ujiran umaanan sheegin wayo ayada waxba ima awoodo wexee lanoshahay cudurka macanka. Wan qarsaday wexee ahataba xiligii karoonaha ayaan fasax helay somali baan iska aaday sifa aan kaka dheredo melkasto eeyada ka dhawdahay. quran ban is saray eeba baryay niyadeda kasaro.darenka jaceel inuu igu dhacay waxa ila ogaa yar an saxiibo nahay lagu magacabo ( Nuur basto ) asaga aya marwalba niyada ii dhisijiray allow cafi pls igu soducey, mar aan siimaqnahay mudo 3 bilood ayan maqlay in ayada ne lagu booday. Yarki ey jecled nolol kale dhistay aniga jacelkeda wuu iga yaraday sikasto ha ahaataba ayda aya igu badashay xalada an somaray. marka ayda ne igu soduceya wayo xushamad ayaan uhayaa jacelka an uqaday aawgisa ayan uxushmeya ilahada marka an arko ayadoo lashukansanyo waan xaqaa 😂😂 hadane mana jecli 😂😂 layaab ayee igutahay marka waxaan halkan kaslamya inta ila midka ah.
@Sinjibiil10
3 ай бұрын
2019 dhamaadkiisa ayaan haystan, Anigoo jacayl i hayo ku qayilijiray. Alle muxu wakhtigaasi cajiib ahaa, wan u xiisay wakhtigaygii schoolka😢❤😂
Ax ax 😭😭😭😭 hestaan mudo wan dhegesanayy lkn cawa nasiib uyeeshay Inan comments kabixiyo Wan dareema weynta iyo sameynta ay leetahy markaad weesid ruxaad jeceshay Aniga cml wixi ah o waayey jcylkoodi rabbi qalbiga hau dejiyo xaqiiq wa xanuun said ah 😭😭😭
@fatushriyaan1190
4 жыл бұрын
Aamiin
@walaalmascuudbarkad8883
Жыл бұрын
Remembering childhood life and feelings of nostalgia evoke whenever I hear songs from this album. Life wasn’t easy and fun as it’s today compared to the difficult days of the past decades where communication was poor without smartphones, clean water and electricity were scarce, access to education was narrow, employment was at the bottom, infrastructure was rampantly destroyed, the capital city divided into zones, warlords battling against one another, but , explosions and mass killings were not known, IDP and refugees were not experienced and the flag never stopped flying above.
@ugasomar8715
Жыл бұрын
God willingly one day mass killing will stop and the flag will once again raise ❤
@Injineerka8
5 ай бұрын
Waxaan filaa inaa dib u soo booqatay Erayada macaan ee heestan, 2013 ayaan ku dhageysan jiray Muqdisho 🇸🇴, maanta oo 6/February/2024 waxaan ku dhageysanayaa Nairobi, kenya 🇰🇪. Adiga fariinteyda akhrinaya, wll waxaan kuu rajeynayaa Nolol wanaagsan iyo Inuu ALLE dalka nabad noogu dhigo, quluubteenana raxmad dhigo.❤
@MaalinMohamud
5 ай бұрын
Amin tlye
@muhudinabukar7073
2 жыл бұрын
Waqti tagay sooma laabto what a song alaa maxee thy xasuus fartuun axmed Sahal fartuun brimo allow cimri dheer ku sii hadaa iga dambeeso like dhac ku sii❤️❤️🥰🥰🙏
@jamatigar897
5 жыл бұрын
Xasuus galbka xafda intaan banoniga la aadin ey gabdhna xafda horteda dhar ku dhaqayaan ey no dari jireen aduunyo 😢😢😴2005 hadna 2019
Sanadku wuxu u ah 2016 waxaan ka dhegesan jirey radiga 99.5 galab walibo 😮caawane 10/2/2024 ayaan dhegeysanaya like inta iga danbeyso
@mohamedomer4003
2 жыл бұрын
Heestan Qalbigayga ayay taabataY wlhi Aniga oo da,daydu tahay 7 jir ayn dib u xusuustay wakhtigaa Habar yartay ayaa radio ku dhagaysan jirtay marka ay dharka maydhayso waa Aduunyo mar hdii wakhtigii ku dhaafaa Aanu dib uso noqonayn 20 /1/2021 time 9:07 habenimo wakhti Roob da,ayo hilaaca iyo onkodkuna is Qabsaday iyo heestan o I baxaysa wlhi Qiiro ayn la ilmaynayaaa America idinka so salamayaaa 🇺🇸🇺🇸
@mucaazhaqmoparik7467
7 жыл бұрын
woooow heez fiican lkn kaalaYa zoomalida oo dhan wxd mooda in JacayL lagag paxaY waaYo qofkzTa oo aan heezTaN dhagayziiYa wuxu dhaHaa iGa daa JacayLkaygii zoo xazuuzTaY😢😢 anagiipaY jacaYl nagu rideeN 😂😂
@shakraiman1990
7 жыл бұрын
www thnks
@mucaazhaqmoparik7467
7 жыл бұрын
Shakra Iman U welcome ziz adna maad ka mid tahaY kuwa ku qiirooday heezkan
Wlhi heestan maaha mid xusuustayda ka baxaysa balse waxaa maalin maalmaha kamida anoo hasaawe la qaadanaya gabar aan maraas i jecleen ayaa ii soo dirtay wakhtigaas oo aan u malaynayo inay ahayd 2012 bilowgiisi muddo kadib gabadhii wakhtiga ataa nakala qariyay oo maanta way iga hoosaysaa qof kasto comment akhriya ha iigu soo duceeyo in alle u raxmado mahad sanidiin walalaha somaaliyeedw😥
@hamzaaliahmed8962
3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto😭😭😭🤲🤲
@mariaahmed9313
3 жыл бұрын
Wlhi anigaba sidoo kale wiila jecla iga dhintay allh unaxaristo 😭😭😭 mid lamida allh igu badalo🤲💯❤
@muhanettilkacase
3 жыл бұрын
@@mariaahmed9313 dhaman dadkii inaka baxay alle haw raxmado
@adenabdallah9319
2 жыл бұрын
Alaha xasanaad jeda ha u badiyo
@shamsomacalin4174
Жыл бұрын
Alah unaxariisto 😫🤲😭
@anuushmohamud4571
2 жыл бұрын
Heestan waxay kamid tahay heesahan isla dhagesan jirnay lkn nasiibku qofkalu ku daray asagu 💔😭😭😭😭 frxad ku nolow 🤲🥹
@abdullahiyare6553
2 жыл бұрын
Sorry 😞
@Adoontiialle236
2 жыл бұрын
Sorry wlshey 😰😰😭❤️🩹❤️🩹
@cubeyd27
Жыл бұрын
Sorry sister🥺
@IpadIpad-jt7nk
3 жыл бұрын
11:00 p.m 10/02/2021 i dedicate this to my wife my kids mum,my macan badhan fartun yussuf.macaney I love you from the bottom of my heart hunny jazakkallah.
@lailalondon6704
10 жыл бұрын
I love this ever since I heard it in Hargesia ! lovely voice also.
@jablibaax
3 жыл бұрын
7 sano kadib ma nooshahy
@Maazin_Moh
2 жыл бұрын
Waar zxp 7 Sano kahor ayaad comment ka bixisay
@AxmedMoola
Жыл бұрын
@@jablibaaxlabo sano kadib manoshahy😂😂😂
@xasaanalcadaala2273
11 ай бұрын
@@AxmedMoolasadex wiig kadib manooshahay
@AxmedMoola
11 ай бұрын
@@xasaanalcadaala2273 Haa Alxm adiga manoshahy after 3 hours 🤣🤣
@canababdi823
7 жыл бұрын
aaax allaa xasuustu xuma walahay waa xanuun markaad qof Aad jecleyd weydo heeskaan xajigeygiban ku xasuustaa aan Aad u jeclaa ee calafku nagalaa wadaay Allaa aduunkan xanuun badana 6 sano maa maqaan ex xajigeygii aaduunkan isku weyn naay tolow aqiiro maa isku arki doono
@yaxyedumaal2186
7 жыл бұрын
Canab Abdi allaha kuso celiyaa walal hadiba u nool yahay hadu dhintayna sabir iyo iman mid ka kheyr badan
@canababdi823
7 жыл бұрын
maya wall hada xaas nin kale Ban noqday ee waqtigii aan Wada joognay ban so xasuustay iyo heeskan miiyaan garanaya inuu dhintay iyo inuu noool yahay 2010 baa igu dabeysay markan isfurnay ilahay amaarkii mabaa so xasuusan jirine heeskan ba cawa ano yutubka dhex waregayo iskaga dhuftay kadib wiilkii baba ley horkenay qof wanagsan on waqti so wada qadanay weye allahaa u naxariisto hadu dhintay hadu nool yahayna allaha nabaad yeelo
@yaxyedumaal2186
7 жыл бұрын
Canab Abdi haa sax amiin xauusta wa mid iska jirta lkn xajigada hada yusan ka daremin in ad xasuus xajigii hore ad gashay hhhhh wayo raga ma jecla xata in la shega nin asiga ka horeyay xataa hadu wanagsana allahan isku kiin amansada
@canababdi823
7 жыл бұрын
kkkkkkkkkk maa tusaayo xogabu culeys iga dareemay markii baa beenban u dhibaay cawaa madaxaa leyga hayaban idhi siidu marku yimado wusaan iga daremin inaan exkii soo xasuustaay kkkkkk nagaha maxaa ku siiraa allow naa caafi
@yaxyedumaal2186
7 жыл бұрын
Canab Abdi hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh walahi wad iga qoslisay tabtaas wayo walal waxi danta rerka wax u dhimaya ben wa lagu maslaxeynaya
@hanaanahmed1731
3 жыл бұрын
I used heard this song my aunt listening all the time and now l'm listening it l have never listen to Somali music but now l'm listening it cause l'm in love 😂😂😂
@Najma-Mohamed
2 жыл бұрын
Same 😭🥺
@GaraadAbdi-mm9uh
3 ай бұрын
2005 2006 baa heestan aniga habyartay xamdi abdiqadir oo hada tanzania kunool iyada iyo caruurteeda baa heestan dhageesan jirtay intay qol hoosta nagu soo xirato ana intaan daaqada fuulo baan iska daawan jiray caruurta dariska oo roobka ku dhex ciyaaraysa waliba tii ugu horeysay aa jeclaado ee caasho oo daaqada hoosteeda iisoo fadhiisan jirtay si ay igula dhageesato heesta ax😢😢 tolow manooshahy hada 😢😢
@zakariam.alimire8863
7 жыл бұрын
Halkaan youtube waxaan ka salaamayaa Noloshyda Bilan haday imaqlayso wnku jclahy xbbti 😍😍
@dahiroska6395
6 жыл бұрын
Heestaan waxan u dhagesta xasus aan ani iyo saxibyashayda aan baashaal u aadi jirnay magalada meel kabaxsan wa xasus manta o ah 4/5/2018 hadad iladhageysaneso like igu xad
2007 heestan walashy eedaday dhashay oo nala joogty ayaa anoo markaas 6jir dharka goorty dhaqayso dhagaysan jirtey weliba rikoor mise radioo ka dhagaysan jirty maantana anaa qisadeedii i haysataa oo nin saaid u jeclaaday xataa xaas ayuu yeeshay weli wan jeclahay intaas ka baryin kaliya in aanu xariirkeena walalnimo jarin madaama aan ku guuleysan waayyey xiriirkii jacaylka oo aan ku guuldaraysty. Asna wuxu idhaha xaaskayga ma rabbo in ay iga masayrto ee waa in aad iga joojisaa waxkasta oo keeni kara calashaan wicitan ama massage maantase waxaan goosty in aan ad adayg in aan muujiyo oo aan ka dhaga adygo qalbigaygan daciifka ah oo aan ka haajiro meesha uu ku noolyahy si aan noloshayda u maareeyo. Xattaa qalbigyga waxaan ka balan qaaday in aanan ninkle xariir la samaynin oo aan qalbigayga keliya dhagaysto illaahy waxaan ka baryin in uu qalbigayga ka yeelo mid adag oo aan wax dareen ah ku dhaln🤲😭
@Ibraahim_Sm21
6 жыл бұрын
Yaa ila dawaanya 2018😂👊 Like ii sar hada dawaneyso 😂
@ifkahassan1001
5 жыл бұрын
Anig 😍😂
@justmanow798
5 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare adi mel walbo ma iiga horeysaa 😂😂
@najmapatelina1024
5 жыл бұрын
Ani ibrahim shakul
@plgpesloversgaming2625
5 жыл бұрын
Love you yaqey ila yaranteydii
@xuseenxaashi9520
5 жыл бұрын
Meel kasta jooge ibraahim shukul yare
@ismailabdirahman2222
5 жыл бұрын
This song it never gets old . Forever my top playlist 👌
@hamzaaliahmed8962
3 жыл бұрын
Hees iga dhex xasuus fog iyo 2009 waqtigii wacnaa ayey eheed xili caruurnimadeedi ayaan soo xasuustey 😭😭❤❤❤ allow cimrigeena noo barakeey❤🤲 casir axad 15:15pm 23--5--2021 bisha soonfur 11--1442 xasuus❤❤
@DrCabdirisaaqYousuf
4 ай бұрын
My Moma memory when i was Young, Allah hooyo Cimriga, Caafimaadka & Cibaadada hakuu barakeeyo..
like somalinimada iga khaaday liketa wixii somali run ah like ugu qabta ninkaaan nabadeey masuul .
@sabrinasamtana2931
4 жыл бұрын
🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐
@zaamgucciofficial5684
6 жыл бұрын
Heestan Xasuus Qaliya igu leedahay Waa Heestan Heesaha ugu hor Xafiday Waxana Warqad igu soo qoray Wiil zxbo qaliya ahayn ((Fu’aad Xirsi Kahii) Waqti hore Nolol hore Xasuus hore
@shukriabdalla6649
4 жыл бұрын
Aaaax waa hees daren leh inti isdareeremaysa
@Abdullahi_Dhakaal
4 жыл бұрын
👏👏👏
@apdirahman1433
Жыл бұрын
After 10 yrs still I'm watching this song 😢 fartuun brimo the one and only lagend 🥰🤟
@najkamahamud7446
4 жыл бұрын
Heestan hadad 2020 dhageysaneyso ..walibo xasus ahan fadlan like isaar💔💕
@flowers379_
5 жыл бұрын
This is my favorite song of all time! It never gets old!
@Engabdinaasir1
Жыл бұрын
*Waa heesta kaliya an ka xiiso dhicin realy i like this 🎵 old is gold*💔
@naturalvideos9392
3 жыл бұрын
Heestan waxay ii leedaahay xasuus gaara, waxaan dhagaystay markii igu horeysay 2012 or2013 waxa la socday Gaadhi wayn oo waraad ah waxaa lahaaa oday abtigay ah, 7:00am waxaan ka baxnay meel la dhaho lafwayne waxanu u soconay Xudun, markaan tagtay Xudun baan soo qaadnay oday awoowe bille la dhaho iyo labo hablood oo awoowe u yahay, markaaa i yana u socday dhoof iyo waxaas, heestan ayaanu isla jiibinaney✊🙏❤️👏
@GaraadHabiib
2 ай бұрын
2013 Anigoo safar ah ayaa markuu gaadhigu cabaar socday ee laamiga qabsaday, kursigii iga dambeeyay ayaan ka maqlay cod gabadh aad u macaan oo heestan ay ku qaadayso anigoon is ogeyn ayaan halmar jaleecay mise waa gabadh quruxbadan marwaliba oo aan heestan maqlo waan xasuusta gabadhaas cajiibka aheyd. 2024 ayaan hadana dhagaysanayaa
@mustalifaquen1580
6 жыл бұрын
Cidiii 2018 KZitem ka baratayna Like haku qabteen 😂
@xxlextra4737
6 жыл бұрын
Mustalifa Quen 2018 wah iskabedel hes ley kusodaweysey
@mohamediibrahim2161
6 жыл бұрын
Mustalifa Quen Ilaa goormaad baratay
@mustalifaquen1580
6 жыл бұрын
mr shaam Sahir ilaaa markaan qangadhey sxb
@mustalifaquen1580
6 жыл бұрын
Ibrahim Abdullahi. Sxbey lama bedeli Karo heestane
@pharisibra2679
6 жыл бұрын
Mustalifa Quen wow
@muniiryaremaanka6938
Жыл бұрын
Wlhi Heeztaan xazuuz igu leedahay Waxa ku xazuuzataa Asxabteyda miyiga Habeenkii ayaa meel bacaad ah oo aad u qabow izkugu imaan jirney Heeztaan ayey Ciyaalka Xafada jeclaayen Mar walpa Waa dhageysan jirney Hada Asxaabtaas meel ay ku sugan yihin ma aqaano Lkn meel walpa aad joogtikn Waxa idin rajeynaa Nolol qurux padan Alle Ha idin xafido 🤲 Hadii Aad qoraalkeyha aragto Waxa ku rajeynaa Inaa ii farax san tahay Like Ha ila dhaafin sxp🙏
@gaarane4883
2 жыл бұрын
Xasuus Muqidsho 2007 , waan u xiisey dalkeeyga hooyo somalia inkastoo waxbarasho aaku jiro jaceel ii dhimanyahay dareenkaas from Ukraine 🇺🇦 kharkiv.
@abdinasirmohammed3916
Жыл бұрын
War kasocarar meshaas yaan nagala kadiline
@isse_mohamet
Жыл бұрын
Heestaan waxaan ku xasuusta inago mogdisho kabaxday 2005 ayaa dhageeysiigeda waxa ino shidnaa Radio canjal kujiro aniga asxaab badan aya kabaxnay waxa aadnay tuulo udhaw jowhar lana dhaho kongo Gaari siteey ladhaho aya sarneen asxaabta barigaas wakala hayaanay Qaar USA ...Euro Asia africa anigane imika dalku kuso laabtay xafadeeyda s.xoolaha From Otawa canada
@maryamdahir4623
Жыл бұрын
M.a wa xasuus wanaagsan wll ❤
@ibroeverythingnew1337
6 жыл бұрын
Fankuba wixii intaa ka dambeeyey ayuu dhintay, markii faladadan iyo kuwo la mida fanaan la baxeen
@sumayasweet8939
5 жыл бұрын
jecelkuna markasu asli aahaa
@khadiradiamondofficial4221
4 жыл бұрын
@@sumayasweet8939 beentaa maaha😭😭
@sumayasweet8939
4 жыл бұрын
adunya waltey wax welba ciyar beykadhigen
@user-vn8rk3wi4v
4 жыл бұрын
J7
@mahadmohamed2808
3 жыл бұрын
Faladagan fan nooleeyaa xaa kuheysataa dad kale oo kusoo hadalqabsato maweysay
@europeahmed8735
3 жыл бұрын
Definitely fell in love with this song ever since I was a baby issa mad tune ❤❤❤❤
@efhjfghj1829
2 ай бұрын
Adeerkay ruma baa qaadi jiray heestan anoo yar wxbana kama garan jirin jacaylka hdad iga dnbayso like isaar
@sharmaarkeabdi8957
Жыл бұрын
Heestan marki igu horaysay aan maqlaye waxan ahaay safar muqdisho Ayan ka baxay waxan usocday xarardheere markan muqdisho kuso laabtay horay Ayan kaso duubtay waxay aheyd 2006di hadan waa 2023 ka Frankfurt ayn ku dhagesanayaaa ilaahey wadanka nabad hanoga dhigo Amin
@zumiosman2179
Жыл бұрын
Amin
@TheAccountant105
Жыл бұрын
12-Sept-2022 monday Saacadu ay taha 7:15 pm. Heestaan waqti xaadirkaan ayaan dhegeysanaa anoo kaligeey qolka iskaaga jiro🥺🥺🥺. Xitaa heeskaan markaa dhegeysanaayo Qalbiga qfbaa ku soo dhacaayo. Ilaahow qfkaas ii sahal calafkane iigu dar🥺😥😥😫💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@Mrbea5sT1
Ай бұрын
Adunyo one day commentigan waxan kusonoqondona anigo xalada ann manta kusugnahay mid kaduwan kujiro ooo riyatha iyo hathafkeyga garey 02--07--2024 habeen dalatho eh
@ahmedmohamedabdalla367
Жыл бұрын
2011 waxaan barty abkay qaraami intii ugu wacneed ilaa hdana madaayo dhegaysigooda 2012 waxaan barty heestan qiima weyn waan xasuustaa wxaan riwaayado kudulsaari jirney hotel village ama kamaludiin ee bosaso mobilka ayku jirty xitaa wxaa lahayd gabar walalkeed baanogasoo qaadi jirey Camera man 1. Abdinasir ahmed abdulahi hiirad 2.ahmed mohamed abdulahi hiirad 3.abdirisaaq ahmed abdullahi hiirad 4. Mohamud abdullahi ciise fikad 5.abdirisaaq cismaan ciise fikad 6. Abdishakur mohamud faarah Rag aan wakhti soowada qaadny hda m.a qaarkood reer iyo caruur bay leeyihn qaarna jamacdysii dhamayn rabaan
@samiirnasri2820
2 жыл бұрын
أحب حقًا الاستماع موسيقى ده انا من مصر🇪🇬
@sooyaal8424
Жыл бұрын
موسيقي صومالي
@mohamedabdullahmohamed7606
2 жыл бұрын
Remembering my childhood I felt in love with this song and My Queen 😘😘😍
@ahmedabdi789
5 жыл бұрын
Omg I was young when this come out I'm still obossed best song ever.
@zhoaliying8271
2 жыл бұрын
I was 11 years old. When my aunt used to listen this song and now it's my favourite ❤️❤️❤️
@uxudmedia4110
2 жыл бұрын
When did you understand the song
@shukriinahassan7492
2 жыл бұрын
Cimri dher ku rajeyna i.a
@mustafyousuf3802
2 жыл бұрын
Qofkii aan jeclaa waan waayey nasiib uma yeelan alle inta is jecel ha isku soo dhaweeyo😭😭🙏
@hirabevideos5586
5 жыл бұрын
i am not somali and i love this song long life somali people
@honestman6952
6 жыл бұрын
Reer 2018 push like together we're stronger hhh
@abdisalanafyare5646
Жыл бұрын
2006 ayaan dhageysan jirey waxaan ka soo duubtay ilaa 12 cajiladood waxaanu is jaceyl gabadh ubax la odhan jirey waxaan ku dhageysan jirey lascanod xafada tooci maanta waxay joogta emerica ana kalabaydh iminka tahriib is lahaa. Allow cimri dheer iyo cafimad San raga socodku waa u door haduu mawdku daayo
@chaamamohamud6593
2 жыл бұрын
2006 anoo miyi jooga heestaan walaalahay ba dhagaysan jiray anoo markaa 6 jiray alx anoo yurub jooga dhagaysanaya kama na daaloo😥😥😥😥
@khalifaas1104
4 жыл бұрын
Heestan iyo musigeda hadan maqlo wlhi caruur nimadi ayan soo Xasuu sanayaa iyo muqdisho Hodan albaraka gabar aan isku dugsi ehen ayan niyada ka jecla tolow hada Mala gursaday yaa ii sheego
💔💔💔💔 I'm currently dealing heartbreak the lyrics are powerful
@ItzdatNana.
2 жыл бұрын
I was 7 years old when I would hear my sisters and mother listen to this while cooking and cleaning 😩😩😩😩 my childhood song 😩
@hodhanabdi2043
4 жыл бұрын
This song reminds of my mother 😢miss you alot
@hafsahalane6230
4 жыл бұрын
Ani cml meshaan majogtaa
@abdirahmanjimalesaidhiiliy8651
3 жыл бұрын
Sheekada manalanwadaagi kartaa kuso xasuusisy
@SalmaMohamed-vx7me
3 жыл бұрын
Hooyo maccan illahey haino xafiido ❤️
@alihajimohamed6627
3 жыл бұрын
Old is gold😥 in 2013 I was class five I used to listen this song. today l have lucked to listen this song after 8 yrs just I am feeling love my heart beat increased I miss my Love😭😭 very much😭 just its the late of 2020 26/Nov/2020 15:40
@mastaraadanofficial6087
4 ай бұрын
Heesti iigu horeysay aan dhaqeysto bal adiguna😂 2024
@AishaAwale-wq2fe
3 ай бұрын
Melkasta ma iga horaysaa
@mastaraadanofficial6087
2 ай бұрын
@@AishaAwale-wq2fe🤣🤣🤣haa
@umalkhayrmahdi
Жыл бұрын
Adna keyna roobliyo Dhul naruura joogta Naxdi la i ku hurudaa Nabsi dhoori meyside Eeda anabdiga galin Ee soo noq noqo shada Ha iga moodin nacasnimo...... 🅰️ waad arki hadaa heestan iigaga danbeeao ina abti...
Пікірлер: 3,2 М.