Damiirkeena ayaa Mayd Noqdaye Hadaanunahay Muslimiinta Ee Allah waxaan Ka Baryaynaa Inuu Damiirka inoo Nooleeyo Waayo Maanta Yuhuuda iyo Reer Galbeed Marba Wadan Muslim Ah Meelkuma Cuneen Inteena Kalena Madaawaneen Ama Safka Gaalada Kama Soojeedneen Siday Maanta tahay Walaahi Waan Qiirooday Yuhuuda Iyo Xulufadeeda Allah Ha Jabiyo Xamaas Iyo Mujaahidiinta Lajira garabkooda Allah Ha Galo Allahuma Aaaamiiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
29 күн бұрын
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@SimbaLoves-yn3kh
29 күн бұрын
🔥good evening everyone 🔥 Alle ha ugargaaro walaaleheen palastin 🌹🌹
@MaxamedQaliif-vh1ph
29 күн бұрын
Qorsho kasto ee keenaan tee rabi ayaa ka wanagsan mida rabi ayaana fuleeyso
Пікірлер: 19