Muniir official Lili caato brothers🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@farxaancade5837
4 жыл бұрын
Lii cato fny waye wlhi 👊🚫🗣
@mohiyadiinmacalin7707
4 жыл бұрын
qiyaano muniir ayaa bilaaway intaan la bilaawin ayoow fiiqay
@asmashacni9218
4 жыл бұрын
Muniir aya markasta wax qiyano licato wa dacad markasta
@caaishacabdi6985
4 жыл бұрын
Muniir tartiib ufiqanayay intan labilabin jalanjiga waa arkayay 🤣 Lkn Geel biya caba ukatena suuxe lkn he qosol wadna i istagi rabay fani tihin wlhi keep going🥰
@salmanzatoofficial8518
4 жыл бұрын
Romku taarika dum dum 😂😂❤❤
@anashasan7763
4 жыл бұрын
Muniir ciyaarta bilaawda Mooska dhinac kasii fiiqday Keep going brothers one love 💘💘🙏
@CAAMIROfficial
4 жыл бұрын
*Ado jiifa hadaa Daawanaysid like dhac igusii* Challenge ga soo badiya 🙋♂️🤣😅😅😂 L👇
@daadoxasan4725
4 жыл бұрын
1 muniir xariif weenaaday
@mahatkeyakjunior7835
4 жыл бұрын
K
@safahaashihaashi2819
4 жыл бұрын
Muniir ayaa qiyaanada bilaby brother
@faagfaagahh2447
4 жыл бұрын
Muniir waaye keep going my freinds
@queeninaabdi1361
4 жыл бұрын
Muniir waaye keep going my friends
@ayanahassan2432
4 жыл бұрын
Muniiir aa u horeyay wlhi intii sharaxada socotay uu gees ka fiiqay🤣🤣🤣🤣🤣hambalyo walalehey idin jecelahy lii munir sayga iyo mr wrong terget fadil😂😂😂😂
@nazlinbeauty8797
4 жыл бұрын
Ayana Hassan subscribe isaar abaayo please
@jamaalinho4053
4 жыл бұрын
Runtaa waaye
@maandeeqdaahir4655
4 жыл бұрын
Waxaa qayaamo seeyeey
@diamondsaid9421
4 жыл бұрын
Faadil waa iska jeclahay wlhi 😂😂😂❤
@nazlinbeauty8797
4 жыл бұрын
Diamond Said isoo boqo subscribe isaar wll
@hafzazalaad1909
4 жыл бұрын
❤❤❤🔥✋
@updywalieega8833
4 жыл бұрын
waxan ahay youtuber waxan soogaliya Barnaamijyo kusaabsan ❤KAFTaN❤MAdaaALo❤VLOGS SI XUSHMAD LEH NAGU SO BIIR KING OR QUEN✔✔✔kzitem.info/news/bejne/q52D23WwiIJkdag
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
4 жыл бұрын
Walhi fod foded iyo wil iska farxana weye masha allh
@israqueen6118
4 жыл бұрын
Machallah vidio qurux badan Horaay u socdaa incha allah brother's 😁 qofki ugu horeyaay wuxu ahaa munir oo muska si jexdaay 🤣😂😂🤣
Liicaato keep going pro fadlan like Isar haiga xasdin wll
@juweeriaabullahi3515
4 жыл бұрын
@Muniir adiga ayaa ugu horeeyay qiayaanada wax yar ayaad gacanta ku fiiqatay mooska............. Waxaa tihiin dad aan dar Alle ujecelahy nolol tan ugu sharafta badn ayn idiin rajeynaa guuleysta waligiin❤❤❤💪
Wlhi inanka mgcisa ma aqano ka garmada cas wu khiyamay wlhi qof igu horeyay e khiyamada sameyay weye inti igu racsan leg i sar muniir iyo lii cato wan idin jecelhy
Muniir aya sameyaay walhi💔💔💔💔💔💔💔💔💖💖💖💖💖💖💖👄👄👄👄💜💜💜💜💜💜💜💜💜💚💚💚💚💚💙💙💙💙💘💘💘💗💗💋💋💋💋💜💜💜💘💜💚💜💚💜💚
@zoyaahmed3712
4 жыл бұрын
Fadil dumdum khiynadii ugu horiysey sameya my b brothers keep going one love mac salam
@ardoxasan4240
2 жыл бұрын
2labo qof waa faadir iyo muniir hayey iska qabta
@sucadosh.guuled9458
3 жыл бұрын
Hhh wlhi muniir bilawey qayanada hhhh 😹😹
@misssafa7628
4 жыл бұрын
muniir aa sameeye qiyaamada 1aad🤣🤣🤣
@ridwanqurux3823
4 жыл бұрын
Masha Allah hormarka ay somalidu gaadho aad ugu farxaa Masha Allah. Keep going. Khiyaanada ugu horaysay waxaa sameeyay muniir oo fiiqaday . Khiyaanada labaadna fadil oo gacanta ku fiiqaday.
@shalihassanomar6965
4 жыл бұрын
Faadil waye
@edmanhassan1292
4 жыл бұрын
Wallhi daradiina KZitem ka usoo galaa keep going my Brothers idinku farxaa runtii
@shankaroonabduweli255
4 жыл бұрын
Muniir mooska woosii furty qofka ugu horeeye muniir official
@anhaarupdyaziiz3444
4 жыл бұрын
Qofkii u horeeye qiyaano sameeye waa Miniir 😂😂😂 One love my brothers ❤️ Mar walbo waxaa Ni Lee yahay sida aad Farxad noo sisiin Allah ha nii siiyo🤲 Allah dartiisa nii jeclahay Keeb going Ni Lee yahay 💯 Waaa niku tashtaaa ee ha I cidleenina👏💯💯
@cabdifitaaxbaron1028
4 жыл бұрын
muniir iyo liicato waa idin salaamey one love 😍😍😍😍😍❤
@daahirofficialchannel
4 жыл бұрын
usame cade walalkey subscribe iisaar mahdsnd
@nazlinbeauty8797
4 жыл бұрын
Usaame Cade isoo boqo wll please
@mansuurmacalin3486
4 жыл бұрын
Liicaatoiyomuniirwaaniisalaamaayaa
@barwaaqoahmed6762
4 жыл бұрын
wiilka koofiyadawata
@bilqayrjanagale6231
Жыл бұрын
M,a alla wllhey ga qaaliga wan idin jeclahy wlllhy ga alla ha idin xafido aamiin soo dhaha lkin faadil wu idin qiyaamay aniga aya qosol is ku ciliwayay wllhi hhhhhh
Intii ila araktay lii_caato in oo is gaabinooyo like iisar
@alaawitech5986
4 жыл бұрын
Muniir waye alla khiyamo badnidaa walaahi si dacada ii ga qosliseen 4 tiinan ina moodi dad aan video yawgooda ku qoslaba idinkaa jira alle ha idin xafido
@sahroyariiseey754
4 жыл бұрын
Faadil
@user-qx3sc4nf3m
4 жыл бұрын
wllky muniir cadde zhp aan kufaano alle haykaadaayo pro horay usoco cadawgaana hajabo
Пікірлер: 3,4 М.