Sis fasting is the best thing that you can do for your body…
@anabrage6005
Ай бұрын
Walahi waa runtaa Abaayo samiiro deit qarash waaye
@hodanbazhir5293
Ай бұрын
Masha Allah
@nimcodhagacaleen3522
Ай бұрын
Abayo sida ugu fudud aaaad ku bilaaabeyso misir iyo barandho iyo yaaanyo biyo iyo maraq digaaag iyo xawajiyo ku shub maraq ahan ka dhigo bisha ugu horeeyso qado ka qado cab biyo badane cab intaaaaa waxiii ka danbeyo cuntadada caaadi u cun saliiida ku yareeey cuntadane iska yareeey sokor ooo dhan col ka qaaado inshallah waxaaaan rajaynaa ku caaaawiso
@abdibarre7520
Ай бұрын
Masha allah❤❤
@user-ck1tg2op7k
Ай бұрын
Masha Allah sharafey❤
@SamiaaHMED_b3e-v4h
Ай бұрын
Masha allah abyo keep going
@Hibaaqgarad
Ай бұрын
Masha allah tabaraka raxmaan
@Farhia_ali
Ай бұрын
Maasha alaah
@Fartuun477
Ай бұрын
Abaayo walahi cayilku waa cudur dhiig karka xitaa cayilka usabab ah 95kilo mara noqday waa soco wayay neeftuur wadno garaac ilaa la idhahay cafimaadka wadnahaga halis ayuu ku jiraa Alxm hada 3bil ka dib 80kilo ayaa ahay ilaa 70k ama 67k ayaa rajaynaynaa Cuntada iska yarey markasta adigoo dhargin ka tag biyo ku buuxi inta ka dhiman Sonkortana iska dhaaf bastada iyo burka cadna iska dhaaf salbuko iyo misir iyo qamadii iyo haruur ama masago ku badalo Subaxdii marka so kacdid biyo kulul cab liin iyo sanjabiil ku darso hadadan gas ku qabin Malinkastana lugee soco ugu yaraan hal sac Guul ayaa ku rajaynaaa❤❤❤❤
@user-ix3lv5fg3k
Ай бұрын
Masha allah❤❤❤ abaa mcn Soon ka badi
@sabirincabdulahi6242
Ай бұрын
Masha allah beautiful family❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@user-mu6mw3dr3x
Ай бұрын
ACUDU BILAAH IL MAAHA WAX SAHLAN EE HA DHAHIN I ILEYSTA CAATA CAAFIMADLEH ALAHA KUSIYO WALALSHEY
Salbuko sugo iyo basbaas usamayao biyo badaan 90kg ahaa hadana 75kg Alxm anigaa ku cawinayo nabarkagaa iso dir ❤
@HoodoYusuf-qr4md
Ай бұрын
Walaal ana icawi bzz
@dheemandegan4603
Ай бұрын
Xbbti nacaawi anagana
@user-cg2uz5yj1x
Ай бұрын
Alaabta jifka away❤
@shukriabdinor808
Ай бұрын
Halmar iwada ileesta kulahaaa 😂😂😂😂
@salmaali7573
Ай бұрын
Walaashay waa in aad maalin walba aad u socotaa oo aad samaysaa tababar xoog leh, biyo badan cab
@muslimonaleye842
Ай бұрын
Mashallah fadhiga qurux weyan lkn daahyada waweyn ka badal daahyo yar fudud ayey ku qurxbadan yahey
@itssabiriina9056
Ай бұрын
Is caate mcny hbnkina ha casheyn ❤
@aminahashi3757
Ай бұрын
Samiira ma aad uma burnid waa lafo wayntahay hilib yaro qurux badan ba ledahy waa cadi abayo ha is dhibin kaliyah cunada inta cunto waxyar kayare abyo socod same biyo badan cab 😊😊
Hhhhh inan hanaqo oo an salida caba I hayso ilahay cato cafimad qabto haku siyo
@jamaadxasan7299
Ай бұрын
Samiiro abaa si hadii loo fiiriyo wlhi 105kg laguuma moodo 😂🫶🏼
@munaismacil9840
Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@juweriaaweis7420
Ай бұрын
❤❤❤
@SimraanLiban-qc9tk
Ай бұрын
Samiiray saliida ha cabin abayo ani xita kula mida ahay quruxey habeenki tononoka aan iskugu imano waxan same nena jimicsi iyo orod mombasa kula jogaye
@SamiaaHMED_b3e-v4h
Ай бұрын
Abyo samira siman codsi waata itix gali ciwan kan sheer out isame gabdha wllsha ugu xiran wa wan cusubhay isame iso jawab
@Hani-Janni
Ай бұрын
Wlhy😢😢😢 dhaytu waa qarash
@nuurmaxamud4239
Ай бұрын
M.a abyo saas mar walpo wax noguso gali garab kaga nahy mcnyy🥰🥰
@ilhancadeey1743
Ай бұрын
❤️❤️
@user-uv7os4rj4s
Ай бұрын
I.a abaayo wax walba way iska dhaman ayan ❤
@SaafiXersi
Ай бұрын
Samiro dhafarka dadka qaar weku cayilan lkn suwaxdi wa qaabta sanjabilka qoyan iyo hurudka qoyan iyo liin dhanan isku karso e caab salbuko isticmal iyo roti qamadi samiro marka rashinka cuneso adigo ubahan katag cunada haiska badin mida kale jimicsiga badso abayo miidakale bur iyo sokor iska dhaaf salida cadeyda iska yarey isbadala dareme
@ikliilaahmed1149
Ай бұрын
Masha Allah Allah idin xafido caato cfmd leh Allah ku siyo Cuntada digirta iyo salbuka cun jimicsi samey cuntada inta cuni jirta wax yar ka jar insha Allah Allah kugu guleyo Anigabo hada ina is qabto waye Anigo wali wax dhalin dhaxda iweyna rabto wlhi 😢sase tahy maquracdi mana qadeyi wana cayiloya sokor ma isticmali wlhi inta badan hada kadib cuntada canbula ka dhigana insha Allah
@KalagureIqra
Ай бұрын
Dhibka abayo wa qurac ĺaanta Qurac laan walagucayila Casho lee iskaday I.A isbadal waarke Caloosha hada rabtid inaa jartiid bur cool kaqadho
@salmasalmaaliomar996
Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 samiro abayo m.a allah is dheh kuma ileseno kuma qurno il xabibti❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ale haku cadeyo cado cafimad leh insha allah❤❤❤❤❤❤❤
@aayishaabdow3856
Ай бұрын
Walahi sis hadi ada dhafato ama shaqo guriga ka qabo wada cayiley why li anow qalbiga hadu ku daganyahay o ada faxarasantahay wada cayileye lkn murugo wa lagu catowa
Qamadi canjeelo kasameyso csnbuulo kadhigo wheight loss ayeey leedahay
@maryamaruun5585
Ай бұрын
Calaamtu shuluq 😂😂😂😂
@allinonechannel-foreal
Ай бұрын
Apyo week gi 3 Malin kason
@fadumocabdiqaadir4743
Ай бұрын
Fadhiga meeqa ku sameystay kenya jooga
@xamdiabdiwali1041
Ай бұрын
Samira abayo waxlbo so dub abayo diyara unahay xaga miisanka dhakhso dadka koreyo ani xita wan qaba nafta u kenay hda 15 kiila iga dhacday hadana meshii ayan ku noqon raba😂😂😂 sen yela
@ayanabdirahman9654
Ай бұрын
aniga saas ah kaliga uqaba
@xaragodheyman5226
Ай бұрын
Gedka lagu ordo sogado biyo badan cab cashada iskaday waa catowe
@user-pu6ic4mk5w
Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@mahadmaxamuudyuusuf
Ай бұрын
Waxa gabalelka nagula faladayay ma adiga samiro😂
@Rabiyasir-wg8ed
Ай бұрын
Sokarta dhan iska ilaalow maraqdigaag. Iska ilaaw. Hal marna kaliyana wax can maalinka. Lugeey. Wax badan. Haddad cartoon rabto
@FoFo_2330
Ай бұрын
Abaayo waxaas ma jiro can jeerada hal xabo ka cun bariiskana sedex qaado x q shaah bilaa sokar
Пікірлер: 90