Abdulaziz Oogle wll xage kaala s xiriira fariin bn fcbga kugu so diray Asc
@sabrinas8603
4 жыл бұрын
Mashaallah wallalayal, wallahi wa xadis aad uu macaan inti qof aan garanayayna waan garsiye. JazakkAllah kheyr sheikho
@deeqoahmed1771
4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا بارك الله فيكم شيخنا الفاضل عبدالعزيز اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
@abdullahiali4298
Жыл бұрын
⁰⁰000
@gelleofficial6603
4 жыл бұрын
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar jasaa kumu Allahu qeyr jasaa sheekh gaaldiid
@sharmarkemuse5567
3 жыл бұрын
Scw scw scw
@abdirahmanhasan8688
4 жыл бұрын
Asalaamu calaykum Wll Ilaahay waxa koobaad ee uu kaa xisaabinaayo malinta qiyaame waa salaada ee salaada iska hagaajiya xafidana iska saxana kana daba barta sheekhda you tube ka ku jirta iyo sida loo wasaysto Wll intaa aan lagu xisaabin is xisaabi
@jamilal115
4 жыл бұрын
Walall abdirahmaan anigaa u baahan salaada Sida loo saxo please I soo qor halka aan
@jamilal115
4 жыл бұрын
Adoo mahadsan shukran
@abdirahmanhasan8688
4 жыл бұрын
@@jamilal115 salaada saxda ku qor wll
@abdirahmanhasan8688
4 жыл бұрын
@@fardowdo30yaayamaxammed6 salaada saxda ku qor wll
@@fardowdo30yaayamaxammed6 Byzantine Empire waa boqortooyadii roman-ka ee bariga xukumi jirtay waxay xukumi jirtey (Syria,Jordan,Lebanon,Palestine,Turkey,Egypt) caasimaddooduna waxay ahayd istanbul oo berigaa la odhan jiray Constantinople asalka magacuna ahaa boqorkii aasaasay boqortooyadan oo la odhan jirey isna constantine si guud haddii aan kuugu gunaanudo faahfaahinta Roman Empire ayaa laba ahayd Byzantine Empire iyo west roman Empire oo ayagana caasimaddoodu tahay roma waxaana awood badnaa Byzantine Empire, madhabyada diintooduna labo keliya ayey ahaayeen waa Roman Catholic church oo qolada galbeedka ah iyo orthodox oo qolada bariga ah hadda si waaddax ah ma u fahantay.
@fardowdo30yaayamaxammed6
4 жыл бұрын
@@azlmcl198 Jazakallah. khair wll wax. baa. iska. ga . keey. dhax. qasan. italia. magacaan. waligeed. maala. dhihi. jiray. mise. moden. days. aa loo bixyay. magaca italy ? romania. wadan ahaan. ma. italia. beey. kamid. aheyd ? roma. caasimada italy. soo. maahan. ? mida. kale. quraanka. wuxuu sheegay. room. marka. wll roomka. ma. jinsiyada. cadaanka ah. oo. dhan. maalaga . wadaa. mise. italiya. mise wadan. ka. mid. ah. wada mada. cadaanka. ah. waxaanoo. room. iyo. rooma. iyo. romania. waanku. wareeyay waxaan. ku fakiray. ineey. 1 jasiirat . isku ahaan jireen. lkin. eey. kala. go. go eeyn sida. india. kashmir pakistan . bangladesh marka. youtube. ka aan. wax. kabartaa kkkkkkkk. lkin. dadka. inaa. wax. weey diiyo. waan. ceeb. sadaa. . lkin qoraal. inaan. wax. kuweey. diiyo. maceeb. sanaayo marka. adna. aad. iyo. aad. u mahad santahay. wll. saad iigu. sharaxday. suaashii. hore good. job. well done thnks. lkin. suaalahey ga wali. waa. socdaan. hada. iiga. jawaabi. karto. Jazakallaah khairan. wll.
@azlmcl198
4 жыл бұрын
@@fardowdo30yaayamaxammed6 waad ku mahadsantahay aqoon is weydaarsigan aad inoo furtay se waxaad ogaataa aqoonta yar ee aan leeyahay ee ku saabsan taariikhda hadday kula ahaatay inaad wax iga weyddiiso warcelintaydu waa isku day naftana ku boori inaad xog ku gaajo biisa inaad u kuur gasho raadcaynteeda 1- rome ama ruum alle suurad dhan buu ugu magac daray oo dhiganahaa maamuuska leh ee cir la inooga keenka ah al quraa'aanil kariim ayuu ku faahfaahiyey culimada taariikhdu sida ay inoo soo gudbiyeen ee aadamuhu isku waafaqsanyahay in labo dawladood oo ifkan awood ku yeeshay inay mar soo mareen sooyaalka aadamaha waana roman empire iyo persia haddaba haddaan su'aashaada usoo noqdo rome ama ruum-ta eebbe inooga warramay suubbanaheenii muxamedna inoo sheegay kow waa dad sam iyo yaafith al turk labadii ilmo nabi nuux ku kala abtirsada waxaad ka dheehan kartaa xadiiskii suubbanaheenii muxamed nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato'e inoo sheegay inooguna tilmaamay habaarkii uu boqortooyadii persia uu habaaray markuu jabbaabirkii meesha ka talinayey jeexjeexay fariintii ku dhignayd xaashidii uu nabigeenu u diray ee dhambaalka ahayd ayuu wuxuu sheegay nebigu uguna bushaareeyey in faaris ay ka adkaan doonaan se ruum ay ilaa amin-dambaha ama aakhiru sabanka ay iska daba laalaadi doonaan haddaba culimadu wey ku kala taggantahay ruum yaa lagu sheega culimada qaar waxay ku sheegaan reer yurub iyo mareykan se culimada qaar tiro yari waxay ku sheegaan yurub qeyb ka mid ah oo ah russia oo waxay ku anddacoodaan in roman Catholic church amase diinahan cusub ee magaca Christian lagu shaambadeeyey sida protestonka ama kuwa kaloo tiro badanba iyo raaska saddex iyo tobnaad ee reer binu israa'iil inay yihiin ya'juuj iyo ma'juuj se mafhuumku sidaanu kaaga lumin u sharaxo reer yurub waayo saxaabadu bysantine empire bey jebiyeen laakiin rooma may furan xadiiskii nebiguna waa kii ahaa 70000 oo binu isxaaq qabaa'il la yidhaaho inay kalimatu laa ilaaha illalaah iney ku furan doonaan magaalada al bunduqiya ama vennacce waa magaalo dalxiis oo talyaaniga ku taal oo qeybna badda ku taallo qeybna berriga oo qaniimada qeybsigeeda kolkay ku jeedsadaan in la odhan doono masiixu dajaal baa soo baxay intuu shayddaan dhawaaqo oo dumarkiinii iyo caruurtiinii idiin weydaartay beena ay tahay oo aanu soo bixin se markey goobta dagaalka ay soo gaadhaan uu soo baxayo ka dibna ay is odhanayaan la dagaalama balse intaa inoomuu dhaafin xadiisku waayo ciisa al masiix ibnu maryama bintu cimraan calayhi salaam baa dilaya daalinkaa waayahay yaa degganaan jirey ciraaq shaam waxa degganaa dadyaw kala duwan oo carab la rogay oon kancaaniyiintii nabi ismaaciil ku abtirsaneysay ahayn iyo umado kale oo Assyrian people ay ka mid yihiin iyo qaar badanoo kale romania mey jirin waqtigii nebiga adaana soo baadhi xogteeda talyaaniguna ma jirin isna gadaal buu ka yimi se habkay ku yimaaddeen war iyo wacaal cid kaa oon tirta haddaad u baahantahay google iyo youtube iyo buugaag aad online kusoo dejisato waad helaysaa.
@aminaali3813
3 жыл бұрын
Was this a real event or the Sahabi “raliyallahu anhu” had dream of it, please clarify for me.
@maamomaama4539
4 жыл бұрын
Walaalo waxaan kaa codsanyaa inaad waqtiga soo kobto mahdsanid
@somalilandergirl6237
Жыл бұрын
Jasakallah khayr lkin suaal wll nabi Haarun cs iyo maryama bintu cimraan wallo miya maryama ilahay raali ha ka ahaade markay qomkeedii ku soo labatay waa kuwii ku lahaa yaa ukhti haaruun adiguna iminka waxad dhehday haaruun ibnu cimraan marka walala insha allah suaashada inad argtaan rajeenaya shukran
@hakimomohamed9008
4 жыл бұрын
Ok
@ahmedabdisadik6632
4 жыл бұрын
Sheikh abdi aziizow kuma qorna gaaldiid
@zakariyamohamed5100
4 жыл бұрын
Website buku dhahay sxb gaaldiid.com
@rdiasboqortoyo8873
4 жыл бұрын
A/c sh cabdi caziizow walaal kusalaamay kadib qisada ama xadiithka markaan baadhay waxaa cadaatay inuun sugnayn hadii loobaahdana waan soodiri karaa Ajir iyo xasaadna alle hakaa siiyo dadaalka
@kobcigaraadkaaga5682
3 жыл бұрын
Ani iisoo dir Maxamedclaahi754@gmail.com
@unitedfront5377
4 жыл бұрын
Hadii uuw xadiiska saxiix yahay kahadal malaha sawirada lakin ma aha kuwa hada dunida yaala
@mahadshekh46
4 жыл бұрын
Xadiskan waligay ma maqal Xadiska bukharina wan dhsgeytay Lakin sidey wax o jiraan
@scwscw3047
4 жыл бұрын
An suaal ku waydiii sawirsa background ka aad saartay ma nebiyadiba ?
Пікірлер: 192