Dulqaad kiibaa iga dhamaanaaya anaan kawba taagnayne😩
@Hothoo
16 сағат бұрын
Ninka hadaad gabadh ku aragto isna ha dilin gabadh islaameedna waaba khalad waxa kuu gaynaya lkn aayar noloshiisa ka bax un haduu ku rabo naag kale xita salanta kama qadene
@@ZeinabHussein-gu1sc inagoo dhan See Waxan u Dawataan Waa iga dul qaad badantihin Wlle😂
@Mohamett_mohan
19 сағат бұрын
99 names of Allah s.w please name one 😊
@omaraboubakar6147
15 сағат бұрын
Allah, Al Rahman, Al Raheem
@nimconeyruuschannel9169
14 сағат бұрын
Alwahaab alcadiim
@NajmoXaashiabdi
13 сағат бұрын
Alcaziiz/Almalik😢
@HiboaldaniMaxamed
13 сағат бұрын
Al jabar❤
@HiboaldaniMaxamed
13 сағат бұрын
Al maliku Al quduus Al salam Al mumin Al risaaq Al fataah Al cadiim ❤
@MohaCadde-dy3fz
20 сағат бұрын
Nabi muxamed wuxu yidhi magacayga markaad maqashaan igu saliya(SCW)❤️
@FAYAANAHMET
13 сағат бұрын
صلي الله عليه وسلم
@fartacadey8662
7 сағат бұрын
Scw
@Kawsarcabdisalam
19 сағат бұрын
Waaw wà soo dhaceee videogah
@abdiazizomar1384
20 сағат бұрын
First coment 😂
@NawalCadifatax
12 сағат бұрын
😂
@SuldaanSaliba
19 сағат бұрын
Ridwaan zxp❤ dadaka adsiku diraysid😊
@Slaw_yowgi
20 сағат бұрын
Waxana ma nookentey ridwan😅 aar dadkan waalid kood aawey ?😢
@ZahruujAli
17 сағат бұрын
Bisinkow tiktok kasoo arkay ayadoo live la saaran kulahaa hooyo ridwan part2 soo dhigay soo daawo yaab😂😂
@Marwahassan-hb7dp
17 сағат бұрын
@@ZahruujAlioocada😂😂
@Mohazeyn
16 сағат бұрын
Wll maseerka jooji,😅
@ZahruujAli
16 сағат бұрын
@@Mohazeyn wxaan cml kama maseero
@africanstar
15 сағат бұрын
Hadaan soo fiirshay tiktok ee iska leeyihiin. I just have 1 question? Why not get married if ur love is real?
@quenmaido2022
17 сағат бұрын
Ninkyga hda naag Ku arko sadexdyda isii hdu diido taa Ku dhigo wligiis ma hilmaamyo mxaa iga galay naag asa iqabo so maha asa keensady dhiigiisa cabi laha dofarka😂
Wilka m.a waye aqli bu leyahy sidhi nin wayn cml uhdlaya wana wil yaar blse zaam aqliga kuyar nin aa lasocota hada naag kuaragta ninka laka taga gbda islameyd lama diilo😅😊❤
@HuseinHaaji
20 сағат бұрын
First one❤
@cmant__kudhigle4622
11 сағат бұрын
Codkeda💔😫😅
@MuscabMk
10 сағат бұрын
100
@anabomar8491
13 сағат бұрын
Maxaa dhalasho udhiganweyda maa uledahay soo ma oged ineysan diinteenu qabin
@Najka2024
17 сағат бұрын
NaagNaag jecl goormaaa larkee
@zaahirpaulo4146
7 сағат бұрын
Walahi ridwan isku mid nahay dadka wa akhrisana afeyy niyadayda ku jirtay 2×2😂
@cabdirisaqxusencali9409
7 сағат бұрын
Kuwan waa malaa yacni wareysigaba maya qaanaan war kawarega meesha
@Maxameddahirj
9 сағат бұрын
Bro intee lagaaga soxariiraa waan ku rabaye?Ridwaan
@RahmaRays25
10 сағат бұрын
Hooyo qaybtii la bad waa laso dhigay ee soodaawo😂😂😂
Пікірлер: 165