Ari boowe waxa dhirir badanaa waan ku daalnay sheekada lakiin waa sheeko xiiso leh
@madinamaxamed4928
Жыл бұрын
Mash allah brother I was waiting.
@xalimosacadiyo836
Жыл бұрын
Why u been waiting? Any reason associated ur life?
@lulali6059
Жыл бұрын
@@xalimosacadiyo836 why not! we all being waiting since it’s very interesting story. You too been waiting for part two if you did watched part one. Overall, it’s very interesting story ever watched.
@madinamaxamed4928
Жыл бұрын
@@lulali6059 🙏🙏🙏🙏🙏🙏💕💕💕💕💕
@xalimosacadiyo836
Жыл бұрын
@@lulali6059 I thought u had Jamaican kids , Dat is why I said is this story associated with ur life kkk, since u couldn't wait even a second
@ROPERTOBAGIO
Жыл бұрын
Maasha allaah waa sheeko qof qurbe jooga SOOMAALI AH CAQLIGA SALIIM YAHAY IIMAAN KUNA NOOL YAHAY DIB U XISAABTAN NAFEED U CELISA . WAXAAN QIRAYAA CIMRAANOOW CAAWO INAAN WAX BADAN ISKA BEDELI DOONO INSHA ALLAAH THANK YOU 🙏 ♥ 😊 🙌 SO MUCH QODOBEYN 1. Muslimnimo 2. Soomaalinimo 3 . Wadaninimo 4. Shaqsiyad wanaaga iyo qoleysiga 5. la dagaalanka iyo cirib tirka sawirada Qaldamay ee sifahayo ( qabyaalad ) 6 . Xoojinta dadaal dheeri ah caqiidada Tabliiq gaarsiin umadaha kale xataa aayad kudh ah maalinle 7. Alle bari salaado dal dad iyo badbaado diin insha allaah. JAZAAKALLAAHU KHEYRAN BOOWE WAA KU SALAAMAYAA DADAAL WACAN
@nuuro6783
Жыл бұрын
Masha allaah
@abdihakimyusuf5340
Жыл бұрын
Brother allaah ku xaafido waxaan ku wadiyay fatima book ay qortay magaciisa ma ii soo diri karta mid kale fatima hooyadeed wadanke u dhalatay waa sheeko soomaalidnimada taqnashadeed waxay tahay .
@salmaansanka8461
Жыл бұрын
War ninyahow sheekooyinkaaga waan ku nafisaa waana u bogy kher Allah haku siiyo wllky
@afrahap4406
Жыл бұрын
Caawa muqalku qurux
@bureeqamaxamad25
Жыл бұрын
Walaal waa kusalaamey boqoradana sharaf ayeey mudan tahay was IGA qoslisey siji waa ma guuraan gabadha dhiigeeda ayeey dhashay maashaa alaah mahdsanis
@abdallaelmi4013
Жыл бұрын
Waa Sax. Aniga Waxaan ku Dhashey Magaalada Xuddur Gobolka Bakool. Waxaana ka Soo Jeedaa Dhalasha Ahaan Magaalada Galkacyo Gobolka Mudug Puntland.
@liibaanxaaji1443
Жыл бұрын
Wcs walaalka qalbiga scw aad ayaad u mahadsan tahay xili wacan soo galisay
Asc walaale haday gabadhu book qortay maxad u qarinasah
@Fadumo383
Жыл бұрын
salallaahu caleyhi wasalim
@rahmaruhi1403
Жыл бұрын
Cimranow xasan adan samatar wuxu ku dhashay magalada diinsoor
@asadabdulahi1257
Жыл бұрын
Goballo dhan oo ku yaalla Iran ayaa sunniyiintu daggan yihiin. Qarkood waxay ku hadlaan luqadda carabiga
@idmandaber9888
Жыл бұрын
Mashallah
@mahammedsiad5563
Жыл бұрын
Waa Qiso yaab leh, Waxaan aqaan nin aan Qaraabo nahay oo dhowr canug ka dhalay naago Norwegian ah, ilaa hadana ilmahaas lama xariiriyo
@abdirahmanfarah4928
Жыл бұрын
Hadii ay buug daabacday nala wadaag fadlan
@ashaibra2686
Жыл бұрын
Assalamu caleykum waraxmatullahi wabarakaatuhu walalkey cimran wakusalamay bilal allah karali noqdewuxu aha faraci Abraham gabadhu dhalay inay ayeya used wax udhaw aya lashega
@sucaadosman5116
Жыл бұрын
Jareerta Asalka Aheyd Ayaa Soo Baxdey ileyn Sinji Waa Maguuraan
Xasan Adan samatar waxa tiri baydhabo kudhashey. Sax ma ahan wuxu kudhashay diinsoor kuna so barbarey familkisa kunolayen ila xili hada dhow weli. Sadex caruur aya logu dhalay diinsoor xiliga fanka bilabey anaga deris aheen
@Barre371
Жыл бұрын
Walaal wiilka u cudur daar wax badan baa ka qaldan oo aan aniga la yaabay
@axmedfaarax766
Жыл бұрын
Saaxiib aan kaa saxo dhulka soomaalida lama dhihin waligeed ardul xabash Boqor xabashina ma maamulin oo boqortooyooyin kale ayaa jirey Mida ah iiraan ta islaamka inee nooga horeeyeen taas waxaa ugu jawaabi karaa masjidul qiblataynka ee saylac ku yaal OO la dhisey hijrada nabiga scw ka hor Hana hilmaamin in saylac ahayd dekeda ugu muhiimsan geeska afrika
sheekadan ma gadmayso sxb jooji waqtiga hana ga cunin.
@mohmoudalisudi3201
Жыл бұрын
Waryaa sheekadu ragu waxaa weekend what happen ,when and why trade too much feeling iyo emotion ka buuxa, waa tii bilista maxaa khaldan nin weyna waa tahay
@mohmoudalisudi3201
Жыл бұрын
War meesha qiso ku maheyside sheeko 10 daqiiqo qaadanaysaad saacad ka dhigtay
@abduibrahim7589
Жыл бұрын
Haa eeraantu maanta Waa kuwa muslinka burburinaya
@MJ-xs8tf
Жыл бұрын
War ninyahoo hadalka waa ku dhex rafanee ee hadal ka inta muhiimka ah ka raac
@Jammaad
Жыл бұрын
Widaay dowga niiki dheelooy
@sacdiyomursal156
Жыл бұрын
Gabadhaas Allah so hanuun sho🙏
@alihaji1678
Жыл бұрын
*MUUQ SHABEEL*
@fatimaguleid5724
Жыл бұрын
Waxaan kala oo yawaanay abasiiniy baadhulkaaso dhan looyaqanay,
@ayanleyusufali3759
Жыл бұрын
Xasan Aden Samantar wuxu ku dhakshay DIINSOOR.....
@hodanadan7255
Жыл бұрын
Qiso ayaadka sheekeyneysaa saacado ayaad wadaa maad sookoobtid waankugu daalnay
@hawakarshe7904
Жыл бұрын
DNA
@sucaadosman5116
Жыл бұрын
Waaba Sax Waa Haaf
@Barre371
Жыл бұрын
Kurdi carab ma ahan walaal
@hindiyogedi8397
Жыл бұрын
Sheekadii Faadumo waxyleedahay xaraarad
@amiirsuldaan8963
Жыл бұрын
asc cimraan walaal aad ayaad u gaftay waayo ma jiro wax layiraahdo somali itoobiyaan oo soomaalidu itoobiyaan ma noqon karaan mana noqon doonaan itoobiyaan dhulka soomaaliyeedna xoog ayay ku haystaan iiyagoo garab ka helayso reer galbeed iyo yuhuud sidoo kale majiro wax ladhaho somali kenyan oo kenya iyaduna sidoo kale ayay u haysataa dhulalkaas iyo dadkaas soomaaliyeed marka waa khalad oo waxay xanuujinaysaa wadaniyiin soomaaliyeed qalbiyadooda markaa waa inaad raaligalin ka bixisaa
@maxamuudbk3636
Жыл бұрын
Brundi dheh jarmalkay noogu yimaadeen,waanba kala garanwaayay
@sheikomar3291
Жыл бұрын
Soomaaliďa xataa maka oon diinta so gaarin ayqaatee sababta asaxaabtii so jirtay ayaa ka soo dagen saylac
Shekadu waa fiicantahay lakin waxaan rabnay in aad noo sheegto halka aad ksoo xigatay sida dadka badan sameeyaan ama waxaagu waa aan kugu kor allifo sheekada 🤣🤣🤣🤣🤣
Cimaraan ha ilobin eeraan inay suni iyo shiicatahay
@xaawamaxamed3217
Жыл бұрын
Shiicadu Faaduma Zahra Ayeey Dhahaan Weyna Caabudaan Cali Bin Abiidhaalibna Sidoo Kale Caqiida Ahaanbey Urumeysan Yihiin
@room333rd
Жыл бұрын
Please beentan iska dheefa. Wa been xaqdero ah jahilnimada wa laga baxa. Fatima Zahra haday cabudaan sanabyo baan arkin laheen. This is why I can't stand Somali mindset. Hateful propaganda is what ruined Somalia. Wiilkaan shia waxbu kama Shegin. Stop this evil nonsense.
@asadabdulahi1257
Жыл бұрын
Gobolka dhan oo Iran ku yalla ayaa Suniyiintu Sagan yihiin. Waxay a ku had ask qaarkood luqada carabiga
Hadiiba ay gabadhu boog ka qortay qisadeeda maxa u qarin
@mohmoudalisudi3201
Жыл бұрын
War waa tii bilcaanta ta ragu waa waxaa dhacay, sababta iyo goorta iyo meesha intaa madhaafto taad wadaa feelings and emotions ka buuxa waa ta blister bohol ha ka dhicin waa talo.
@xaalimomaxamed1143
Жыл бұрын
carabi ahan akhi shaqiiq akhi li um iyo akhi li ab marka walal buuxa waxaa ah midka 2dhinaca somali ahaan walaal dhanka hooyo iyo walaal dhanka aabe iyo walaal isku hooyo iyo isku abe marka marwalba nuqsaan baa kujidha sida aad luqadaha kafahmaysid
@xaawamaxamed3217
Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Teydookale Igadheh
@abobakerosman90
Жыл бұрын
Taysaro ayaa la odhanjiray
@qadanmuuse9361
8 ай бұрын
Scwscw scwscwscw
@Jammaad
Жыл бұрын
Af waakuu maylaki aamee Af waakanaa maxaa lagu cunaa
@hindiyogedi8397
Жыл бұрын
Xageebuukadhashay Faadumo aabeheed
@mahammedsiad5563
Жыл бұрын
ASC Walaaloow Bisinka dhameys tir waayo Bisinku kalama haro lkn waxaa Bismillaah yiraa Salafi-Takfiir kuwa la yiraa. Tan labaad Ardu Xabashi Soomaalidu kuma jirto taariikh ahaan.iyo dhul ahaan lkn Soomaali fara badan ayaa khaladkaas ku sirma. Waana kala Af oo aan shaqo isku lahayn weligoodna dagaal ayaa ka dhexeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya
@abdulkadirabdullahi5398
Жыл бұрын
Yarka waxaàn kuu sheegayaa soomaaliiya ma xumee adaa xun
Пікірлер: 99