Yuhuuda liidata,iyo tariikhda been abuurka ah ee ay sameeyaan waxa inagu waajiba inan ka feejig-naano. Ilaahay ayaan wakiilanaynaa ha la bararugsanaano.
lakiin ninka qaamuus lamagac baxay waxa u aradka dhalinta ka dhadhicinayaa fukirqaldan oo buugkuqoran
@mustafesiciid3696
2 жыл бұрын
run ahaantii wuxu isga keen dhigayaa mid yuhuuda neceb hadan fariinkasocota oo qaldan ayuu so gudbinayaa
@ustaadkacabdulqadir3174
2 жыл бұрын
@@mustafesiciid3696 soddha waada asxbtta qaliga
@fatimanour9793
2 жыл бұрын
Mogdisho Ana Kudhashay Oo Isku Kadhigtay Via Roma Martiini Bayudhowdahay Lamigeduna Xamarwaynu gala waligay Maarag Yahuud Degen Halka Hindi Wa Arkay Lakiin Maarag Yhud lLaakiin Waa Wax Dhicikara
@AFROKUSHTIC
2 жыл бұрын
Mahadsanid walal Channel ka Qamuus waa mel cashar tariikhi ah laga heelo iyo laga bartoo wayee Keep up bro I get this intersting book on academia website I begin reading by the help of your info Thank you bro keep up with your educational Historical proving effort .
@faaraxweyrax4073
2 жыл бұрын
Waa sheegasho soo baxday dagaaladii sokeeye ee waqooyi galbeed somaliya, taasoo lagu dhoofi jiray mudo geeska Africa meelkaliya ayay sheegtaan yahuudu Inay degan yihiin waana magaalada baxardaar. Taasina waa been ay ku harowsadaaan xabashida danyarta ah oo waxay qortaan ciidanka waanay gumaystaan, daawada ceedan kooda waad arki kartaan
@AFROKUSHTIC
2 жыл бұрын
@@faaraxweyrax4073 walal faaraxow Xabashida iyo kuwa yuhuda shegta ethiopia wa kala gar ee xabashida iyaga shegta YUHUDA ETIOPIA WA FALASHA .TAA LABAD ADUNKA MEL AYNA YUHUDU JOGIN MA JIRTO SI QARSODI AH IYO SI CADI BA .MARKAN SI QARSODI AH KU DHAHAYO ISIRKODA AMBASE indentity koda iya badalan lakin dhaqankod iyo dintoda way qarsadan .Hata YEMAN IYEY HAL MILIYON WAX KABADAN KU NOLYIHIN WEST AFRIKA SIDAS OKALE
@@faaraxweyrax4073 ha wa runta qaxotiyada ya aad logu dhex arka lakin hada waxa jira haayado khaas ah o ku hawlan raadinta yibraha lkn ma aaminsanayn in la heli ruux somali ah o yuhud sheeganaya ila aan ka arkay dadka sheeganaya yibro ee asal ahan yuhud ban nahay leh
@mustafesiciid3696
2 жыл бұрын
qaamuus ma waxa uu noday turjumaanka yuhuuda war waliged somalia yuhuudi may dagin dagina mayso
@QAAMUUS_PODCAST
2 жыл бұрын
Taxanahani waa igu socdaa. waa Mawduuc loo baahnaa in wax badan laga soo qaato qoraallada dhagarta ah ee halista ku ah Soomaalida.
@ashahassan8878
2 жыл бұрын
War armaa adiga naftaada lagu soo adeegsaday oo beryahan yuhuud baa nalagu sidkaayey oo buunbuuni lagu yiri ma jirin yuhuud soomaali yuhuudnimo ku joogtay haday joogeena magac reer galbeed yey kujoogeen ama ingiriis ama mareykan ama wadan kale oo reer gslbeed ah yey ku joogeen maxaase hada keenay ood boogooda u akhrinaysaa adaaba inlagaa shakiyo mudane
@ibrahimali250
2 жыл бұрын
Yuhuud majoogin soomaalia ee waa mid hada ladhoodhoobayo si si lagu xalaaleysto dalka iiraan ayey dhawaan islagalayaan meel ay usoooguuraan ayey doonayaan waxaa la arkay dalkan iskadayacan ingiriiskaana dabada kariixaaya arinkan
YUHUUDI SOMALIYA TARIKH KUMA LEH BELAYO HAKU DHACSEE لعنة الله علي الظالمين
@exsavage9671
2 жыл бұрын
Qaamus ka soo hadal wslf iyo onlf wixii dhaxmarey
@jaallemohamadabdikadir
2 жыл бұрын
Ana waxaan hayaa sheekooyin ay iyagu iiga sheekeeyeen oo soo gudbin doono
@elminasibb
2 жыл бұрын
Nala wadaag
@ahmedmohamedibrahim5674
2 жыл бұрын
Waxaan indheheyga ku arkay way joogaan waana soomaali, Horeyna xoog ayay u joogi jireen Waxayna geyiga Somalia markii Dambe ameerika ayey u guureen Ayagoo dad badan ku kaxeystay Dhul asgoo dhanba dahab ah Ayaa uguureynaa, Haddii aan laheli laheyn ameerika Wax Somali layiraa ma jiri laheyn, Sheekhoow weli Somalia Way ka buuxaan, Ee xiriirka waxay sugayaan Xiriir xoog leh oo ay dawladdoda La yeelato Somalia, Tin ilaa crib way nagu jiraan.
@amalia waad noqon kartaa Kuna abtirsan kartaa yahuudnimadaada sida soomaaliduba sheegtaan qaarkood inay carab iyo reer bani haashim kasoo jeedaan
@baacsiRADIO
2 жыл бұрын
@Jamal Ramadan arintaas laftirkaygu wan maqlay balse cadaymo uma hayo lkn qofkii isheegta inuu yahay cibraaniyada waan ku ixtiraamayaa
@elminasibb
2 жыл бұрын
Waa sax adiga Yahuud baad tahay sida aan ku gartay magacaaga iyo baaritaankii aan sameeyay, Lkn adiga ma tihid Soomaali kaama yeeleyno taa Yahuud baad tahay
@xamdidhicis8841
2 жыл бұрын
Ku nolayd ma iyada leh hadase warkii hore war soo dhaaf, somalia ayan lahan jiray ayey soo wadataa
@mohamoudibrahim3929
2 жыл бұрын
Qabiilkii ay ina.gaga tageen waxa al yidhaahdaa yibroos inaguna waxynu u naqaanaa yibro waxyna dadkooda si aanay ubakhtiyin ay yidhaah deen.reerkii aroosta &ka wiil udhasho wax raatub la yidhaahdo ka qaata si aad ugu noolaataan markaa taas baa cadeynaysa in ay joogi jireen waa aniga fikirkayga
@sirajalfaqeeh
Жыл бұрын
Haa ayeeydeey ayaa ii ga sheekeesay gurgii wiil ka dhasho ee ilbaabka u soo qarqaraaci jireen wax yaabo aa la siin jirey , yuusuf kowneyn ayaa ku yiri baa la yiri soomaali weyn ka qaata magtiina ilaa qiyaamaha uu ka dhacaayo marki uu ka dilay boqorkoodi magtana waa tan yibirka uu ka qaato cid walba oo wiil u dhasho asoo ul ku ciyaarayo ; hada dhaqankaas waa gabaabsi .
@joker_500
2 жыл бұрын
Ilahe mano kaso anaga iyo yahuda mis fahmi karno wllhena ee dhameyan
@abukarabdi4220
2 жыл бұрын
Dawa dambar unhcr unicef world health organization foa deaf news africa igad drought africa
Yahuud Soomaaliya ma joogin waligeed mana joogi doonto bi,idnillaah ee kuwaan waa kuwii Itoobiya joogay ee Falaashaha ahaa ee taariikhda beentaah ka daa umada
malmahan yahuudu hadal heyntooda dhanka somaalida way badatay maxey damac sanyihiin waxaan waxey ila tahay in la doonayo in somaalida caadi ey la noqoto yahuud wax caadi inkasto somaalida ay diintooda ku adag yihiin m.a
@macrobianson2g
2 жыл бұрын
It’s Dream zhp dhul soomali yahuud masheegan karan Mana ku nolan karan cadawad unba inaga dhexeysa qof walba oo somali wuxuu aminsanyahay yahuudu iney cadawgeena yihiin wana xaqiiq dhibatada kaliya ay islamka kuhayan Ma yaro
@ciiltireoongooye2537
2 жыл бұрын
They weren't the last Jews in Mogadishu,now in 2022 still exist either in Mogadishu or somewhere else in Somalia. But they're still underground or undercover.
waxa nasiib daro ah inaad manta fariintan ookale soogudbiso
@COD-MIIR.
10 ай бұрын
2:40 Hindi Ama Carab beey iska dhigi jireen 🤔.
@bshkalasogmay6377
2 жыл бұрын
Haaaa wa mid her calami ah
@saidahmed5502
2 жыл бұрын
Waa arin waali iyo qalad la iska dhaadhicinayo, 70 sano jir Baan ku nolA Muqdishu, hof, iyo been
@abdulfatah4359
2 жыл бұрын
Hada ayay rabaan in ay soo dagaan waa been tood inyar baa ethiopia ka joogtay intiina waa la qaaday
@lunibark9978
2 жыл бұрын
yuhuud halk somali kaso galaan waxay rabaan dhul ay xalaaleestan wale wax nagama heshaan dheh tariikh beena samasanayaan wagar dhulkan ay qaseen hadana raba iney qaatan wadhaf iyo shinbiro kala war la
@MaryanHussein-nu9yd
3 ай бұрын
Wax qaldan Baad ka hadlaysaa yahuuda waligeed somaal ma iman
@husseinmalinahmed9202
2 жыл бұрын
Way joogen aniga soogare waxaa loo yaqane yibri wax dibna lagumahenin
@muumincumar7417
2 жыл бұрын
Laakiin weligood lama cunsuriyeynin iyagase jeclaa inay gooni u noolaadaan
@ahmedcabdinuur5504
2 жыл бұрын
Yuuhuuda waan nacabnahay Runtiiii
@ahmedelmiegge-xq4sd
Жыл бұрын
Yuhuudu waa umam qaybsay waxa ayjoogi jireen xeebaha sifo ganci markaa berbera waxey uga guureen cadan guryahoodiina wey iibiyeen macbadkoodii ay wax ku caabudijireen afka ayaa laga xidhey
@zoonak6770
2 жыл бұрын
Comment ii reeb jwn ana kasinayo
@aqoonqaate8109
2 жыл бұрын
Scythians iyo khazerians waa qabiilada ugu badan ee east Europe dagan waxayna kala qaateen diimaha orthodox Christians iyo qabyta kale oo qaadatay yuhuud wana dadka dunida xukuma Taariikhda markii ugu horeeysay ee dad aan yuhuud ahayn yuhuud noqdaan qabiiladaas taariikhyahanadu wax badan kama aysan qorin
@alil3574
2 жыл бұрын
Muslin baan ahay weliba mid diintiisa si fiican u garanaayo Kuma dhegan, balse caadifad sinji naceeb iyo dhul daraadiisa uma sacabiyo. Salam salam
@AhmedALI-yd5wn
2 жыл бұрын
Haaaaa, war cajiib hadana ma soomali ba, yahuudi, walaahi cumrigaagi dheeraado wuxuu kutusi, yahuudi soomali sheektay
@omarmohamed5120
2 жыл бұрын
Waa ognahay dagaalka somalia in dalka dibaddiisa laga hagayey ujeedkiisuna ahaa changing cultural and social behavior and olso for political direction,ee aan cidana cid kale duulaan ku ahayn balse loo ekeeysiinayey dagaal qabiil iyadoo kooxo dana gaar ahi ka lahaayeen si aan loo fahmin ujeedka dhabta ah ee lahaa dalka iyo dadkiisaba walina aysan guul ka gaarin fanoole fari ka qodna eevha soco uun!!!, Assalamualaikum
Aad iyo aad ban ula yaabanaa ilaa iyo 2009 ayaan badhitan gudaha iyo debedaba Uga sameeyey Tariikhdan iney hore u joogeen iyo sababtey ilaa hada U doonayaan Dalkan Arin cajiiba iyo Iney Jewish) yuhudu hoere u Ogayeen 100 Sano kahor Dahabka kujirey Somaliya iyagoo horena Uga Dhoofsanjirey
@abdirisakhusen4690
2 жыл бұрын
Waa tan wadamada dibaduhu u qaabilaan soomaalida si ay dib ugu soo celiyaan aygoo diimo kale haysta sida aan hababa aragno aygoo xamar jooga lana mid dowlada
@alil3574
2 жыл бұрын
Lucafayahay qabiilada iyo isir naceebka dhexdooda ku sameeyo. Waxaad tihiin dad liita soomaaliyay. Yemen ayaa xeebahiina ku noolaa, yahuudna Yemen way deganaan jireen. Haday yahuud dad ah soomaali ku noolaayeen. Naceebkiina la dhinta. Yahuud Rabi baa abuurtay, dhulkaana xaq ayay u leeyihiin inay kaga noolaadaan meeshay doonan.
@omerjibril7318
2 жыл бұрын
This is makeup story This is propaganda not true story
@alialiahmed4475
2 жыл бұрын
Totally fiction story
@محمددبي-ف7ي
2 жыл бұрын
Waryaa beenta naga dhaaf Shabaab guul guul guul
@AAhmad-hi4pg
2 жыл бұрын
Kkkkkkkk wariyahaanbaaba yahuud iila eh hadoow soomaalida aqbaartaan fahamsiinaayo moow afka soomaaliga ku woro kkkkkk walee waa cajiib shiinees soomaali ku hadlaayaan sugaa inaan arko soomaalidane waa dad is duleeystay welibane aad u jecel in la duleeysto ee ilaaheey ha magan galsho aamiin.
@mustafesiciid3696
2 жыл бұрын
ujeedadu waa (SILLAN SUGAN)
@alil3574
2 жыл бұрын
Ina dhilo dhul aad raganimo u difaacan wayday, ha ugu barooran sidii dumarkii.
@alil3574
2 жыл бұрын
Naceebkaan dhexdiina iyo aadmiga Allah abuurtay iyo xayawaanada u qabtaan meelina idinma gaarsiinayso
Waraa beenaalaatahayee naga naso Waxaan ne hanagu faafinin.
@mohamoudsh.abdulkadir6695
2 жыл бұрын
Beenta iska dhaaf, wax aad kahadasho ayaad weysay. Dacaayad lacag lagu bixiyay oo lagu doonayo tirtirida taariikhda Soomaaliya ayaad horseed ka tahay, ee ALLE kacabso.
@ahmedmohamedibrahim5674
2 жыл бұрын
Somalia waa dalka ma ahan Awoowe lagu abtirsado mana aha Inay is qarinaan waxyna la mid yihiin Sida kuwa Ethiopa ama Yemen Laakiin waa nala dilayaa Waa nala caaynayaa baan isu Qarinaynaa bay adduunka ka gadayaan, Iminkada tan way buuxaan somalia Ayagoo midibo kala dewan leh, Ee xaqooda ha doorteen annaga Yay xumaan dacaayad nagula meereysne.
@absjones2916
2 жыл бұрын
The Isaaq are chosen people in Somalia. Somaliland Israeli friendship for life.Isaaqu waa dad lagu doortay Soomaaliya. Saaxiibtinimada Somaliland ee Israel ee nolosha. Long live SNM IDF IDENTITY
@MohamedAhmed-hu5ry
2 жыл бұрын
Hhh waligen gaalba kabaha u qadijirten
@CmonNowTellme
2 жыл бұрын
Qabiilo badan oo Isaac ah ayaa wata magacyo yuhuud ah. Sida Cimraan, Yesif, Bah-Hebron iyo walba Yibir.
@wadefreeman7340
2 жыл бұрын
waxbaad is yeeshay intaad is leedahay ku tuuntuunso dad walaalahaa ah doqon ,yuhuud waxba kama taqaanid jahli laailaaha ilaa laah mohamed rasuululaah umattul mohamed.
@MohamedAhmed-hu5ry
2 жыл бұрын
@Jamal Ramadan amuu walagu tarxiile mesha ma Ethiopian kina moodey
@bisharGellowMahad
2 жыл бұрын
Kaahiin is Cohen
@faisaahmed2312
2 жыл бұрын
Jajajajajajajajajajajajajajajajaja stop misleading Somali ppl with fake history
@adamibrahim8263
2 жыл бұрын
Beenloow. Soowtii Cigaal sheegay Isaaq iney Yahuud yihiin. Soowtan Yibraha ay Yahuud kasoo jeedaan oo la wada ogyahay
@yusufabdulaahi2175
2 жыл бұрын
This is propaganda video it has no roots it looks like gaty emage from ethiopia even this puplisher its get paid of pleaae dont listen to him guys
@ibadomohamed1908
2 жыл бұрын
kzitem.info/news/bejne/p3h_nqWKo3mlamU ,somali marka eey qaldayaana eey beenta loo sheegayana waa kan reer aan somali lagu jirina MA jiro iyadoo LA qarsanaayo Babylon, Hada joogaan Kuna noolyihiin somalia maamulaana 1990 si tuugo ah ayaa ku lagu qaaday , balse kitaabkoodiina weey qarsadaan , lkn dusha ka sheegtaan Islam ,kuwana weeey islaameen , qabiilo kale ayeey kuwo sheegteen shaadhka LA baxeen reero somali ah waaad yaabi hadaad ogaato hhhhh. Solution ka weey heeynaa lagu Kala saaraaya !!!? Yes lkn culimadiina waaweeeyn xataa kama soo heleeysaan oo looma dhigin sxbyaal and walaahu aclam 5781 ayaa LA sugaayey soo dhoweeyntii Dajjal antichrist LA raadinaayey 2 bada aduunba jinnka dhexdiisa iyo aduunkanba ( Red heifer sacii casaa red cow 🐄 hada 3 ayaa lahayaa , surat baqara sababtii eey kula baxday suradii saca waa saamiti xiligii nebi muse markuu dahabkii uga dhigay saca ee uu ciyey eey caabudeen ee Allah yidhi wuu ciyey mooyaane caqligooda MA hadlayaa muuse cs habaaray , soonoqodan waa hada iyo inuu kusoo laabto sacii oo lagubo damask laga dhigo , dadka loogu sheegaayo waa nebi ciise mana aha ee waa dajjal antichrist, si loo hirgeliyo dowladii namruud , waxan oo dad ah looma baahna waa in la geliyaa dagaalo ewy iyagu debeda ka yihiin .50 bilyan half bilyan dad ah soo hadhaan , taasi waa khidadii Dajjal antichrist iyo aabihii ibles , cadoowgii ilma Adam , balse dad badani caabudaan raaceen u shaqeeyaan sufism suufiyadii ka mid ahayaeen suldadii fuliyey in dadku qaataan sufim !!! Baadhna sufism Spain barshiloona iyo yuhuud ayeey kula geli in dadka lagu qaldo 5 laamood ayaa islamka lagu darsaday , walaahu aclam Dajjal antichrist mudaba xoolo ayaa loo qalaayey beryahanba soo dhoweeyntiisii
Пікірлер: 137