Wale barlin waa raliyo horta ciyal maledihin hadaa haytan ilahay haydin barakeyo hadaydin haysana kuwa bariya alla idnka baryay🤱🤱🤱
@dhuux7official181
4 жыл бұрын
SUBSCRIBE isii walaashey thanks
@haweyachannel113
4 жыл бұрын
WADANI CHANNEL isaar wll an ku saaro
@dhuux7official181
4 жыл бұрын
@@haweyachannel113 waan kuu saarey adigana halagaa helo
@gomeyre6320
4 жыл бұрын
@@haweyachannel113 SUBSCRIBE IGU CAAWI WALAAL WAA KUU SAARAY
@abdilahisheikhabdirisak3398
4 жыл бұрын
Masha Allh Berlin iyo cimran Allah ha Idin xafido dhaman
@ayaandhalabwaan502
4 жыл бұрын
Anigu ma naagahaan u jaraa kulahaa cimraan😂😂
@suhaylamkarkaar8261
4 жыл бұрын
laakaha aan jeclahay noolada rabbi ha idinka hayo qumayoyinka wareegaya linköping ayaan doonaya inaan u guuro oon idin la dirso ma iiga guurten😕rabbi halkad u guurten ha idinku xifdiyo🤲
@cawocali4218
4 жыл бұрын
Masha allah cimraan qaraami wlhi waa qof daacad ah ilahy ha idiiin dhawro barliin barwaaqo iyo abwaan cimraan
in dhar garad baa thy jirkeeda io.muuqeda ban ka dareemay
@matanahamidobay555
4 жыл бұрын
alha inbarakeyo
@xawoamina6861
4 жыл бұрын
😍
@bukhaariyare3139
4 жыл бұрын
Waan idiin xiisnay dad qaaliya alle ha ini xafido ❤
@abdullahimohammadhassan3076
4 жыл бұрын
Family ga qaaliga ah eee aad ka u quruxda badan waxaan idinka codsan lahaa in aaad ilaalisaan sharafkiina video gaan oo kale really waa mid qurux badan lkn mid aan mid kan ka hor dabaday oo ku sabsanaa heesta afro waxan islay yahay kuma wanagsana quruxdiina. Midda kle waxaa tihiin dhabtii dad aan aad ugu helay waana markii igu horeysay ee aan arko family somalia ah oo sidaan oo kle prank u sameeya.....😘😘😘
@ashamohamed2958
4 жыл бұрын
Funny prak wlhi keep going wlalayal
@marwaanabdullahi3169
4 жыл бұрын
Anigu ma naagahan timaha u jaraa kulaha wlhy waa iga qosliyeen😂😂😂
@bintumohamed5195
4 жыл бұрын
Hahahhaha kastuumadadi ban So arkay Kute waan sitaa😂😂😂😂😂 Qosol wlhi Waar wlloh Waa Inaad baarliin Kaso Jarata aar prnk saan Uga Helo welibane dadka isqaba wan sugaaa baarliin iyadna sidaseybku bilabmatay ciyartu😂😂😂
@suad6275
4 жыл бұрын
I love the Prank I love you abaayo you’re so funny 😂 😂😂😂👉🏃♀️🏃♀️
@kaafiyaaragsanxaaji2179
4 жыл бұрын
Dunida illaahay *Prank* baan u necebay soomaalidiina khalad bay ka fahantay Prankiga markaa plz and plz Lamaane aan jeclahaad tihiine Noloshiina *Prank* ka saara plz qof idin jeceli wlhi Prank sameeya idinma odhanayo plz mar labaad ha samaynina
@ugbaadcali6499
4 жыл бұрын
Runtaaa wlo qali mahadsanid
@sadiohagi6370
4 жыл бұрын
Aragsan Xaaji Cabdiraxmaan waa runtaa anigaba aad baan u necbahay prank Dadkeenii kuwaasheen wax fiican aniga illama aha qos quruxbadan baatihiin maashaa Allah iska daaya prank.
@mowliidyusucaaffical5387
4 жыл бұрын
Ar dad kan wlhy way iga qosliyan rermudug qosolka ilkaha bay usar saran yihin
@sabirinakuujeede573
4 жыл бұрын
Rer mudug maha e wa rer bari barlin iyo cadnn
@sadiyaisman
4 жыл бұрын
Hhhhhhh wallhi wakareysy barliin nalka masha Allah family qurxon inolada inbadan 💋💋💋💋👌👌👌👌😃😃😃😃😃😃😃😃😃
@i.a2956
4 жыл бұрын
Best prank ever! I’m dead😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣too funny
@faatimafarah2921
4 жыл бұрын
Wa ini jaclahy ilahay isku kinwariyo janada fardowsana idinku kulmiyo
@safioabdi6025
4 жыл бұрын
Masha Allah
@cayuushcrxman1323
4 жыл бұрын
😂😂😂😂war waa markii igu horeysay qosol dartii ban suuxi rabaa bal iso dhaweeya
@lulxirsi6787
3 жыл бұрын
Mashallah Ilaahay ha Idin barakeeyo pro Cimraan iyo marwadiisa Baarliin Dagan il Jini iyo il Insi Allaha idin ka hayaa 🌹🌹
@khalidalishmohamed897
4 жыл бұрын
Ma naag waalan baa aragtey😂😂
@laylaaadam5075
4 жыл бұрын
barliney xbbiti mcn wlhi wad ka gashatay xbbiti qalbiyey wan ku tagera mcnto
@nimcoshow1924
4 жыл бұрын
Barliin iyo cimran family qurux badan oo ixtiraam iyo jacayl kamuuqdo illaah haisku kiin daayo
@abdilucky3130
4 жыл бұрын
Hormar wacan alle ha idin barakeyo Lkin wllo waxa siisay waba ka bixisay naxdin lee
@ayaanaibrahim5037
4 жыл бұрын
Masha allah isku waar ❤❤❤❤
@Maryama4545
4 жыл бұрын
Alla Soo padiya Prank giyasha wlhi dacad ban u qosle 😁😂Nigis kagi laftigizan so arkay
@Quen_Filsan_Said
4 жыл бұрын
Alla maxaan idiin xiisay. Hadaa soo Laabateen waa Alle mahadii. Farxad ku NooLaada.
@FatimaAli-cw8tj
4 жыл бұрын
Masha alah xaqiiq waaye marka hore in laga farxiya la rabaa Masha alaah nalka 💓💓💓
@umuzaki6575
4 жыл бұрын
Jaakad inla iga bixiyo marhore iigu dambeysay kulaha cimran kkk
Пікірлер: 908