Mobilka wuu jabay caawa waa mobil la'aan muniira like saar video ga thanks
@saciidojaamac9921
Жыл бұрын
Ala muniiro uur eeladahay maxamed busukud maxaa kaaqaldan
@caaliyahasan1608
Жыл бұрын
Doqon dilaa miyaa tahay
@osmancaani8218
Жыл бұрын
Fadlan ku kalee ku celiyaa kan aay baa cunee
@osmancaani8218
Жыл бұрын
Wayo kamareda ayaad so egtay
@lakiaxmed6945
Жыл бұрын
Baga adkayso buskudow kusoco 😜💋🤣
@naagadag4493
Жыл бұрын
Qosolka iga dhamaaday muniira waaka baxsatayyy team muniira 😂❤️
@fatimadaahir8606
Жыл бұрын
Yaa la hadlosaa badanaaa mcn ayba ku hesaye fake prank lkn waan idiin dawaneenaa 😂😂😂😂
@umusafabeuty8358
Жыл бұрын
Kuwan anake nagu dhelayan ilmo miya noqony yaap 🤢
@samsamxusen2282
Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@nasramuuze2541
Жыл бұрын
😂😂😂💔💔💔
@sabriinashacban1954
Жыл бұрын
Kan prank mah mohmed buskida iyo muniira marka u mohmed telefoonka dhulka ku dhufanya maxy u camerad ka eega 🤣🤣🤣🤣
@osmancaani8218
Жыл бұрын
Walhi waa runtaaaa
@Farxadiyoguul
Жыл бұрын
This looks like fake prank. Mahamed camera ayuu fiiriyay markuu telephone tuuray. Markuu qolka soo galayna camerada hore ayuu ka arkay sariirta markuu fadhiyayna uma jeedin.😂🤔
@asmaahmed-xw3hm
Жыл бұрын
Alaaa muniira raga wee maseer kululyihiin waxaas dabe prank haku sameen mohamed buskut aad u dulqad badan yahay ama uurkuu kugu cafiyey waxaan lahaa armuu gacan u qaadaa❤u guys 🌹🌹
@bahjazheekh2530
Жыл бұрын
Buskud dulqaadkiiisa maansha allh hore usoco walll maxamed
@aqsafoodreviewchannel57
Жыл бұрын
mashaAllah.....asaxabta Mohd buskut ana iso racaa qeyr Allaha idin siyeey
@hamdabile5295
Жыл бұрын
Qosolkiba iga dhamaday walle sofican baad u gashay buskut team munira 👌 👏 😍
@ramlaabdirasaq2609
Жыл бұрын
Mansha Allah my sister wll my family qurux badan
@hibaaqgobaadofficial645
Жыл бұрын
Oo hada ma pranki baaa sidani labbada naad arkaynbaa naleedahy iyo mobile ka 😂😂😂😂😂😂😂
@simankeynaan5579
Жыл бұрын
Hadaad ka aarsaneeysid brankiga waa inaad taleefsnkeeda u gadaa waa team maxaed buskud....amarkooda ....weeyna kaaga gariirisay xanaaq waa baranki xataa mayeeleeysid...kkkkkkkk thanks
Buskut hada ka hore waxa dhahay prank waa soo diyarina ogaafda
@masnamuxumed8019
Жыл бұрын
Soo badi bareengiga
@yasminmaxamed5504
Жыл бұрын
Waa show of waxan ma nacas baa war ixtiraam xaaskaaga adigaa keenay baraha bulshadee
@apdiaziizpaazhe2991
Жыл бұрын
hayaay iskuso baxay waan naxay walaahi
@aaminaindho3742
Жыл бұрын
Ma fahmin😂😂😂keep gonig
@Qu681
Жыл бұрын
Team muniiro hada nahay inan arsano wan sugeynay wad ka baxsatay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 keep going adi iyo maxamed farxad ku noĺada ❤❤❤🤴👸🥰💯
@caashacabdi1896
Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk sorry dumashi 😭😭😭😭😭
@yasminmaxamed5504
Жыл бұрын
Waryaa gabadha miyaysan uur kuu laheyn doqon waad waalantahay dee
@farhiyayuusuf6815
Жыл бұрын
Teem muniira ahay lkn prankgan oo kale ma fiicno iska daaya walaladey
@MohamedBuskutOfficial
Жыл бұрын
Ok
@aichadarar4654
Жыл бұрын
Don't forget she is pregnant ✋️ stop ✋️ the prank ..... My opinion the prank is no good for the family ...Please stop this can prank it can be really.
@mandeeqahmed9225
Жыл бұрын
They know each other
@fashionshow6420
Жыл бұрын
Pranka noocana iska daaya illahay ka cabsada waxaas guryo aa ku dumay
@sadiqhersi5968
Жыл бұрын
I agree with you
@khadanabdirahman8869
Жыл бұрын
Kkkkk walhi si niyadan u qoslay war nimanku masayr xuna 🤣 ilay raga iyo dumarka raga daran
@sumayohassan8831
Жыл бұрын
Jabiiba isak ilaliy nin masera wax walba ka surtobay 😂 😂 😂 😂
@Muna4r-
Жыл бұрын
Prank run ah noo Keena dareen kena no sheègaaya ino been yahay iyo xarakaadka ninkaaga halku jooga ninka hortiisa ninkale baby la dhahayo ee aayar yaad la hadlaysa la leeyahay waar dhiigu biyo maaha dee
@farhiahussein5474
Жыл бұрын
Maxamed low markuu soo galay qolka camerada ayuu fiirinayay 😜
@ayanabdul3371
Жыл бұрын
Waa ka waashay❤
@ayanali89
Жыл бұрын
My Love you muniiro
@Hana-ii7rd
Жыл бұрын
Wa prank laiska og yahay midakale nalka wx lagu duubo qolka jiifka mx kenay 😂😂😂😂😂😂 nagadaya dheesha
Пікірлер: 219