Pran kigii aan Mobilka uga jabiyay Muniira iphone cusub 14 pro usoo iibi aya idhahden waakan waan u keenay like saara dhamaantina muqaalka & susbcribe nagusoo biira thanks
@khadijoxaajia.qaadir7162
Жыл бұрын
maasha allah isku waara
@Layla6793
Жыл бұрын
Walal marka hore waa Talo walalnimo ee sikale how qaadanina. Walal qarsada nimcooyinka Rahmanku idinsiiyey. Maalin dhaweyd baan araakey Adigoo leh Dahab ayaan u soo iibshey xaaskeyga please Walal il baa jirtee qarsha nimcooyinka Rabi Wayne idin siiyey. Ilaahaybaaba ina yidhi taase. Hana iga xumaanina. This is just advice from your fan, that’s all. May Allah bless your marriage. You’re absolutely beautiful couple
@najmacadey5159
Жыл бұрын
Wale runta ayaa ka hadashy 🧏♀️
@mohamedisak4827
Жыл бұрын
First aan ahay always aan daawado
@sadiasadia984
Жыл бұрын
Masha Allah aboowe mahadsanid 🥰😍🤩
@khadroadam3554
Жыл бұрын
Mansha allah cawldu waa shay qaaliya wiil iyo gabadhba ku doono ha ahdee rabi haku kalkeeno ilme khayr aba
@dhoolabdi1
Жыл бұрын
Masha Allah beautiful family allaha idin xafido 🤲❤
@hayaatiimoh3808
Жыл бұрын
Masha Allah good family isku waara
@farhiyamohamed1923
Жыл бұрын
Shekadan wala idinka horeyey dadka nashqada haka xadina film kale lakalaya waxa idinka horeyay cabdulhi iyo marya Latin today malahyn kado
@khadarali6274
Жыл бұрын
Mashaa alla walkay maxamed iyo dumshaday waan taageer wllo waxan ka soo salmay harigsa
@onima2724
Жыл бұрын
Idinka asxab inad isku noqotan oo ad is idinku sxp tihin wa badbadada qoyskiina asxapta kaliya waxa laga dhaxla isku dir io isku xumasho alle haysku kiin dayo
@dheereyechannel
Жыл бұрын
Mansha allah congratulations best famaliy 💯💪
@hambiabdullahi8356
Жыл бұрын
Waaaw Masha alaah
@sahrocrypto9621
Жыл бұрын
Ka faa'iid cyrptocurrency!🤑🤑🤑🤑 dunidu maanta way hormartay keenii smartphone haysta lacag fudud ayuu ka sameyn karaa aniga waxaan fahmay crypto waana ku faa'iiday sababtoo ah waxaad gashan kartaa 10-50 $ waxaana faa'iidi kartaa 100x ama 1000x jibbaar.
@@MohamedBuskutOfficial ok brother guuleeso inshaa allaah.
@fartuunmohamuud8516
Жыл бұрын
Janalkeeda gabadha maxaaa ugu qoran waalaal
@rodaomar2916
Жыл бұрын
Asc mohamed afki wad maratay tocsi
@khalidheybe2542
Жыл бұрын
Free single😢
@hambiabdullahi8356
Жыл бұрын
Haa walaalo waedhacadaa ee in cuntadu kaa godo marka vitaminada barnmorska kusoqoro sifican ucun shan markaag gaarto weykufurmi insha alaah
@sacdiyocabdi1973
Жыл бұрын
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@ayaandagan8868
Жыл бұрын
Nimcadiina qarsada in ad noso gudbisan wax dana naguma jirto anaga idinka yaysan dhib idinka kasoo gaarin dadka a wax walba u so dhigaysiin oo yeysan il ila tuurin dadka qaar waxa ku jira jecel qof wllkoda in ay wax u quurin ay ka gubanayan nimcada u alla siiyay ka xun ama in ay ka suusha jecel
@bongasasa3895
Жыл бұрын
Ar dadkanaa ayutadii mabicinin iPhone 14 ayaa lagu bashalaa! We see you from afar irdood
@indhouroon9729
Жыл бұрын
😂😂😂😂
@hambiabdullahi8356
Жыл бұрын
Hada noshaaga dee
@samiirosaciid5052
Жыл бұрын
Waxan Umalay Wiil
@farxiyokhalif9424
Жыл бұрын
Dawada bas iska dheh dayax dalnuurshe ayaa u ekaatay
@farxiyamalin
Жыл бұрын
Yaab sowtaa laheyd phone hadiyad waa been been waxi adi aa diidi jirtay aadla soo fadhiisatay yaah
Пікірлер: 71