🎉❤xaqiiqatan wixii qofka uurkiisa kujira waxay kasoo baxaan markaan oo kale samiiro raali galin buuxda sii ninkaaga Allah ha isku kiin xafido maa Shaa Allah horteena keen isagoo faraxsan❤❤❤❤❤
@kaafisaabdi1669
Жыл бұрын
Ninkaan wuu ku jecel yahay wlli, ee prank iyo sheekadas ka jooji.
@sayidmaxamad
Жыл бұрын
Ani ma hubo inay run iyo jiliin tahay lkn run Bay iila egtahay waana laga daadsaday lamanayaasha mid runrun ah baa ku fiican waa araktideeda guulaysta guys 💯♥️✨️♥️
@user-dh9ih9sz8c
Жыл бұрын
Mashaa Allah farxadiina waa farxadeyna waligiin sidaan isugu faraxsanaada
@Ogaalsidee
Жыл бұрын
10:00 qofkaan daacad waaye samiirooy Owlaad baari ah alle ha idin siiyo Gurigiina guri nagi guulow ka yeel
@deeqoalishire7744
Жыл бұрын
Mashlaah family qurux badan ilahay haidin barakeeyo
@bisharabilan4028
Жыл бұрын
Asc wano hadey waxtareyso waa lagu waniyay samiro midii qadato alle haka dhigo abayo
🤣🤣🤣😂😂samiro mid mahn allha cafimad kada ha ku so celsho nunhane ha ku adkeyo
@asmacumarcraxmaan2313
Жыл бұрын
M.a isku waara abid farxdna kunolada my fmly inshaalh
@inahooyoqaali4119
Жыл бұрын
Samiira plz hadaa waano walalnimo qaadanaysid plz reerkaaga prankiga ka dhaaf wa been beena alle ma jecla reerkiina alle ha idin barakeeyo prank dib ha iskugu samaynina plz
@leylaibrahim2687
Жыл бұрын
😂😂😂 qosolkaa iga dhamaaday ❤❤❤
@user-sq5yq1lq1r
Ай бұрын
Waxbaa ku dhacay culusow😂😂😂😂😂😂😂 nice paranki
@aanacumar5503
Жыл бұрын
Wardaay dharka bawaaziirka iskadhig🤣😅🤣mi family l'aantiin abaar🥺
@rajorumeyn6633
Жыл бұрын
Dhar babasiir ku lahaa waa jini culusoow 😂😂😂😂
@laylocali9902
Жыл бұрын
Samiiro abaayo noo soo badi waxaan wlhi markaad farax San tihiin ana farxaa allaah ha idin barakeeyo abaayo sharaf ❤❤❤
@mohamedhussein68
Жыл бұрын
Iam first view and first comments
@mahamedabdi2022
Жыл бұрын
Waw waa prank layaab iyo murug is wata
@yaqubabdi9532
Жыл бұрын
Ka dha waxan xajiga walaley 😂😂
@caaliyoaadan4717
Жыл бұрын
Samiiroy umadeena matihid saad ugashay maskiinka caadi ma aha wlhi 😂😂😂❤❤❤
Laba labadan nagadaya plz rotinkiyaa laqatay 😂abayo sidan noo dhan 😂
@shakirahhassan2525
Жыл бұрын
Hhhh abukar oo hadlayo hada arko qosol wlhi
@amiraadem2780
Жыл бұрын
Gabar walaca waa cabsi cabsi
@Hamdi-Xarago
Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣wuu isku dhexyacay Maskiin…..ar-umadeena Wilkan Inuu folxun yahay Bey ku qufuleen….war Wilkan Waa Nin rageed balaqo illahay siiyeyey Ee cadacayada aan ka deyno…..( Quruxow::::aniga maa qurxan) jaa cajaladii lagu dhacaya deyn ayey buu Soo tufayaaa!!!!! Samiiroy culusow maad prank ka deysid noca prankiga logu tala galay mahane Wlhi Waa aniga oo Nin ah aniga adun prank kuga Ayaan ugu necbahay waba isku dhexyacaba Naxdin darteed 🤣🤣…. Hada mana laga arsan karee Ee uur baad leedahaye Haji ga ka qalee!!! ❤️🙏
@ikranquruxchannel9540
Жыл бұрын
Walalaheyga somaliyeed 😍♥ gacaantina Allah haidin barakeyo isoo booqda chanelkaan Allah daartis please ♥❤🙏😢😊
@shukrihussein5847
Жыл бұрын
Sheydhan miya jaabka igiliyey 😃😂😂😂😂😂
@nuura6075
Жыл бұрын
Dharka dadka bawasirka qabo lagu boqdo kulaha culusow umadena maha😂😂
@ayaanbillan8634
Жыл бұрын
Samiiro Wali Walaguh Jirah Xanaq Farxad Kama Muqato 😅😅😅😅
@abubakarsadiiq6131
Жыл бұрын
Waxaan idinkula talinaa prank inaad ka dhaaftaan reerkiina talent kale oo badan ayaad leedihiin iska daaya prank qofaa ka xanaaqi doono
@najmociise5887
Жыл бұрын
Abuubakar saxiix ma ficno prank
@shaaficimaxamuud7043
7 ай бұрын
Good family
@zuzanali5962
Жыл бұрын
ninka waxuu ojeedin ha o iftiinina isku kalsoonaado prank maahin waxaan iska dhaafa 😅
@leylasalaad1489
Жыл бұрын
Viva samira My sister
@malaykamohamed5358
Жыл бұрын
Anaka maa nalugusameyey prankiga wayo culusow istosiskisa qofwax ogeen uma eko😅
@fatimaofficial6355
Жыл бұрын
samiira cuntada in aad tuurtid ma fcno😢😢😢😢
@hijrayusuf9997
Жыл бұрын
Walaaley wa ku taagereyne reerki ilaaha isku soo ciliyaa isdheheene KZitem ka kaliya waxaa so galin leheed aa ka fakartay adoo xumaan ka wadin lakiin intee guurka adiga ku eersan adiga shalay waxaan dhehnay na ninkan gabadhi wu xumeyey. Marka walaley reerkaga dhaqo barank iska daa sidiina kale wax u duuba adigana walaalow
@queenfatima8019
Жыл бұрын
Abyo waxaan iska dhaaf wax kuu fiican mahn xppti reerkaaga ima fiicno kadaay plz ninkaaga Wuuna kujecelyhy dhibka iska daay
@Xaawo_sharaf262
Жыл бұрын
Calosheuda ku dhartay😂 calosha yeka so dadanin 😂😂😂😂😂😂
@faliscalimaxamuud-vb3vu
Жыл бұрын
walhi waqoslay 😂😂😂😂😂😂😂babsir kulaha
@zamzamabdikarim2641
Жыл бұрын
Machallah 😂😂😂😂😂
@Alhamdulliha12345
Жыл бұрын
Samiira abyo ceeb wiilka haduu hoostada yimid plz ood aragte inuu kujecelhy ku dheel dheeli si ana berto adigana anad dhibato umarin 😭😭😭😭🫣
@faadunashaafi6800
Жыл бұрын
Asc wll wa maalinta kobad en wax kuso qorey abyo mardanbe ha ulaaaban wax yaabo noocaan ookale
Пікірлер: 218