There are so many wrong things in this video! Do you know how many consequences it can have for the small child when he breathes through aluminum. Exposure to aluminum can result in respiratory problems and metal fume fever (headache, fever, chills, aches, chest tightness ect.). InshaAllah nothing happens to this child. I hope you think about the videos you make. Stop using innocent children to make entertainment with.
@mohamedsalah-ce6lr
Жыл бұрын
Midkan comment aqrinyo sethy wall😂😢
@casiir21
Жыл бұрын
Fcn
@CuzerZuper-lj9og
Жыл бұрын
JAWI DAGAN
@maxamedcabdi5709
Жыл бұрын
Wll ficanhy 😢❤
@GeedawGabsa
Жыл бұрын
Waad isla ogatihin anaga doqomo ma namodan
@stevenmendoza1
Жыл бұрын
ᴅᴀᴅᴋᴀ ᴄᴀᴀɴᴋᴀ sɪᴅᴇ ɴᴏ ᴀʀᴋᴀᴀɴ🐈😂
@wllzahal5499
Жыл бұрын
𝘈𝘢𝘥 𝘐𝘰 𝘢𝘢𝘢𝘥 𝘞𝘭𝘩𝘪😂
@axmedsiraaji8629
Жыл бұрын
Dadka caanka ah sida ay naga aaminsanyihiin🐕🐕🐕🐕🐕🐈🐈🐈
Waa wax leysla ogyahay waayo walojedaa in uu qof yahay waxaase ila qaldan waalidkii ilmahaas dhalay oo u ogoladey ilmihiisa waxaas in lagu sameyo somalida si xun ayey wax ujilaan waqtigaan maad.cibado uga fa'iideysatan Alle wuu idiin weydiinayaa aduunka cayaar cayaar ma noola uumin Alle kabaqda
@abdelrahimabdalla3309
Жыл бұрын
Yariiska lacag yer aye siinayin darufta aye ugu faidesanayin Jeeskan wuxu sowado iyo wabiga yaa Weyn 2 week kahor aye sameyeen saano kale dadka doqomo aye u maleyan mida kale idiriska soma daawanin videogi hore 😷😷😷😜😜😜
@omarabdi3677
Жыл бұрын
Beenta la daa dadka waa iska ogtihin waxaan
@sahantoosan9083
Жыл бұрын
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤
@abdelrahimabdalla3309
Жыл бұрын
Ku dhaxwaalo meel walbo qoraalkan dhig xaar Xaar baatahay 😷😷😷😜😜😜
@Ayan-th5qz
Жыл бұрын
Alla hiiliib jeecla iidiriiska 😂🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂🏃🏾♀️🏃🏾♀️🏃🏾♀️🏃🏾♀️🏃🏾♀️
@inaadarwish206
Жыл бұрын
Ya xaasusta idirska marku KZitem bilabaay big muscle 💪 buu lahaaa hadaa wuu isku daxdaadaty
@aliqorshe4093
Жыл бұрын
Baba waxaad sameeysan hal prank ah oo wofka intaad casumtaan cunto u diyaarisaan Video yo badan ka duubtaan snap iyo TikTok kadibna cuntada ka qaada isgana bax ku dhaha intaas baan kaa rabnee 😂😂😂
Waxaad ku dareeme Ine isla ogyihiin wijiga u dabol ayu dhahy kow mida labad idiriska marku is tagay o mindida ku dhufanrabo dhaxda ayu kaqabtay hadu run sheegayo maxu ugu dhufan waayay. Mindida prank somali maryoleey 100 %100 waa feke fikrado kale la imow jeesow xaar Xaar baatahay 😷😷😷😜😜😜
Waa prank naxdin badan oona khatar tiisa wato ee plz iska daaya haka sameenina qeybo kale waayo waxaa tihiin dad lagu dayda hadii ay dadkale isku dayaan waxaa laga yaaba inay dhibaato kale ka imaado hitaa waxaa laga yaaba caruur ta ayagoo waalidkooda daawanaya intay arkaa inay isku dayaan markaasna waxaa dhici karta hitaa in naf lagu waayo taasna idinka ayaa sabab u noqday, waxaa la idinka rabaa waxaa wanaagsan oo lagu dayan karaa
Waryaada sidani ma fiicana halmar oo uu midida kudhuf to uumbay ahayd saan iska dhaafa😢
@DiinsoorDoy
Жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhb 😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@TalisoBilan
Жыл бұрын
Dadka canka see no arkan🤾
@abdelrahimabdalla3309
Жыл бұрын
Prank kulaha yaa waxaas u sheegeysiin anago og inuu been yahay prankiga aya hadana daawaneyna midakale Jeeskan dadka doqomo miyu moda 2 week kahor aya lugu sameeyay ayago isla og waliba idiriska madaawanin miya videogas fikrado kale la imaadan cayaartan lagadaya 😷😷😷😜😜😜
@Abdirahman_Nur.
Жыл бұрын
Daylada wajiga udabol kulaha Hirka boy 😂😂😂😂😂
@hani7940
Жыл бұрын
Naga daya dhaqan xumada qof bini adan ah oo adinka camal ah ayad ledihin waa dhele inta tubten
@hudaismaelmohamed5262
Жыл бұрын
Film ahaan ayan iskaga daawanyna😅
@mubarakchannel2522
Жыл бұрын
😂😂 Metoo
@hanadbarud9451
Жыл бұрын
waxani prank maaha qofkastaaba waa garanayaa inuu qottahay waxan dhaylada kushegaysaan ee waxkale oo u eeg kadhiga
@sharifhodale8996
Жыл бұрын
IlaahY ka cabsada waxani ciyaar ma galeen idinka dadqalato miyaa thiin
Пікірлер: 181