Maxaan wx badan so fiirsaday prank cumeroo mar hore kugu dambeysay E Soo badi ceyda kuna sameey😂
@Fatush27
Ай бұрын
@@FardowsaGutale wlhi dadkn wan Iska aaminsanahay prank sameyaan Lee aminsanhy kwrn hee 😏team 27 ♥️
@nimcocismaan9919
Ай бұрын
Cumeer wll waxani ciyaar ma galee kadaa dadka hurda sida🙆🙆😁😁😁
@zashachannel
Ай бұрын
Zaki iyo cumeer shaxdaan wee u dhagan tahay mataanaha😂
@najmaabdulahi5961
Ай бұрын
War wilka maxad ugu fujin weysen bismillaah waa dili gaare 😢
@mushtaaqcabdi6769
Ай бұрын
Haa wllhi😢
@ShadaCabdi
Ай бұрын
Cumeer sacada ayu si qadanaye😂😂
@user-gs1zq3wx2h
Ай бұрын
Cumeerko funny waye walahi 😂😂best prank in team 27 very funny 😄 😆 I can't stop laughing 😆 🤣 😂 😄 😀
@Suldaan-Maakhiri
Ай бұрын
Saan waa carruurnime channelka maadan ogayn in dad waayeyn ku xidhan yihiin 😂
@ayanhayle7621
Ай бұрын
😂😂
@user-yt2ve5rm5l
Ай бұрын
The first like ❤
@Fartunbare2230
Ай бұрын
Ceyda ku sosamey😂barak
@user-sh6hz6tb5k
Ай бұрын
XeeTahy iBra Ninka KuqaLaLeee 😂💀❤
@Udug.carale
Ай бұрын
Saan dhan maa ufolxumeden ilahayow farax u gargaar😭❤️🩹😂😂😂😂
@user-nl1fk5uk2v
Ай бұрын
nabiga scw wuxuu dhahy qofka wllkaa ee muslimka ah lama argagax galiyo ee iskadaa prnk walan😢
@12bisharo1
Ай бұрын
Alh cumeerow cayda kusamee buls inta igu racsan
@NasracarabXasan-jb5gu
Ай бұрын
aar saki wY dileeen wlhi😂😂😂😂😂
@KhadraMaxamedmaxamuud
Ай бұрын
Balantena wa 1m Omar official 🎉
@user-rp8by2zn2r
Ай бұрын
horta adiga cumeer ahaan caydaa maad ka baqata prenk baa ku maa sameysid
@cashosiciid4843
Ай бұрын
😂😂😂😂😂 toos baa ugu balamisaye😢
@abdikadirosman-wq4pd
Ай бұрын
Walashen ugbad congratulations ❤🎉
@NimcoAbdi21-iu8nl
Ай бұрын
Subxanallah😢 wcan prank mahan please mar kale cid kale haku sameen haddii aad na ixtiramayso faniskaga ayan nahay mana ficna qof hurdaya in laga nixiyo bal kawrn haddii uu naxdin udhinto😢 Wxn cml cumeer kuguma taagerikarno mana udulqadan karno nagada billa calay Allah ku abuurtay adoomihisa in laga nixiyo majecla adna dheel dheel ayay kaga cadahay ka fikir wllka maskaxdisa dhibka so gari kara🙏🙏🙏
Пікірлер: 289