Walee waan qoslay🤣🤣🤣, CK waala helay. Waa wareeray way ka muuqataa. Waa prank iigu horeeyay oo aan aaminsanahay inuu run yahay.
@Ayaan_omar
2 жыл бұрын
War wlh wa been
@hawomohamed507
2 жыл бұрын
@@Ayaan_omar 🤣🤣🤣 waan ku caajisnay daawashada beentooda.
@romanreagans6366
2 жыл бұрын
Fake prank 🥱🥱🥱🥱
@maxamedyare7774
2 жыл бұрын
CK sxbow waa kaa aamin baxmay, waxaadna ku socotaa wadadii aa suuqa uga bixi lahayd oo wax ku fiirsado aa weysid, keep going
@HH-np5li
2 жыл бұрын
Ilaahow Ramadan Caafimad Nagu Gaarsii💙🔥🔥🔥♥️♥️
@abdalavlogs2610
2 жыл бұрын
Hada ka heesho muqaalada travels Vlog ah ama dalxiis iso boqo
@hindacasayr7403
2 жыл бұрын
Aamiin 🤲
@Somali24.
2 жыл бұрын
Aamiin
@sumayasamaax6118
2 жыл бұрын
Aamin
@iqrashariffabdullah9575
2 жыл бұрын
Amiin amiin
@xafsoquen8278
2 жыл бұрын
Kusaliya nabiga maxamed scw Allah nabad hanagu gaarsiyo Ramadanta insha Allah 🤲❤🥰
@abdalavlogs2610
2 жыл бұрын
Hada ka heesho muqaalada travels Vlog ah ama dalxiis iso boqo
@deeqoabdullahi3323
2 жыл бұрын
Csw
@ubaxyusuf913
2 жыл бұрын
Salallahu calayhi wasalam ❤️
@bisharoabdulahihassen6755
2 жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤️ IN SHAA ALLAH umada muslimiinta dhamaantood nabad ALLAH ha nagu gaarsiiyo Ramadanka
@cabdizaki7071
2 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@abdinoorismail8305
2 жыл бұрын
Ck waxad fafakatid u mahad asxabtada prank kugu sameysey wayo cashir badan ayaaa kaga baxay samaraa wajigeda rasmiga ah walagu tusee maserkeda intuu la egyahay baxadisa😂😂😂😂
@LAYLAOFFICIAL
2 жыл бұрын
Ck and samaara wan idin wataa allaha idin barakeeyo qofwalbo hami wanagsan ku haminaayo Ramadaanka allaha inwada gaarsiiyo asxaabta Nabiga mohammrd scw scw scw aan ku wada salino dhamaan asxaabta meshaan aan kuwada gulanay hadii ay murugo ku hayso 100 jeer astagfaar 100 subxanallah 100 Allahu akbar 7 faatixo subaxdi habeenki dheh Hasbi-allahu la ilaha illa Huwa 'alaihi tawakkaltu wa Huwa Rab-bal 'arshil 'atheem حَسْبِ اللهُ لا إله إلا هو، عليه توكلت و هو ربَ العرش العظيم. Ku celceli wad libaanaysaa insha allah
@safaaqurux169
2 жыл бұрын
Samaara wlh mashallah ck iyo wiilasha kaleba wey iska ilaalineysan si aysan gacmahooda isku gaarin ilaahey hakugu dhowro abaayo diintada dar alle ku jeclahay
@Khalidd93
2 жыл бұрын
😂 😂 Diinte u banesay ine rag ajnabi ka ah dhaxgasho? somali diin iyo dhaqan mid malahan
@maymunaaadam1184
2 жыл бұрын
@@Khalidd93 hadana kaaaga sii daran intan rag 😏
@HanuuniyeOfficialChannel
2 жыл бұрын
@@Khalidd93 diintu ima diideyso iney rag la joogto weliba hadan gabar kle ayaaba meesha joogto oo kaligeed maahan
@Nika_kit800
2 жыл бұрын
naago xuun intaan la joogi lahaa raga ayaa I dhama naag war iyo xan xaasid nimo waxadan raali ka aheen ragu kugu subin mayaan wax lala fadhiisto raga ayaa ugu fiican
Inta prank marke argty so cararty ismuujiya team ck🥰😂
@maymunaaadam1184
2 жыл бұрын
Samara wlshei mcn halmid sidan sharaf ku ma ahan intan rag in aad dhex gasho aad la doodo mustaqbal kuma noqdo wllhi xuman mawato wana lee iga thy hada qalad ku Hadley wad icelin karta adiigan comment ga aqrinaayo🥰
@aaminacali1847
2 жыл бұрын
haa wllhy gabadha kaliya aan is dhihi jiray way ugu dhowr soonthy yteb
@anasmohamoud8621
2 жыл бұрын
Wlshy wad ku saxanthy balse ani aa hortada dalay wan qiimeyey somalida social media ah kulli dhaqankii islamka afka ayey ka dhahan wan hesana lkn ficil ahan wey kasii tageen alle haso hanuniyo
@yahyemohamed2567
2 жыл бұрын
1MILLION COMING SOON MY PRO CK WAN KUWATA LEGEND✌✌
@safiamohamud1222
2 жыл бұрын
Say inshaAllah
@haboonahmed2277
2 жыл бұрын
Wlhi prank kigiisa saan ujeclahay ck ma qosle🤣🤣🤣🤣🤣
@abdalavlogs2610
2 жыл бұрын
Hada ka heesho muqaalada travels Vlog ah ama dalxiis iso boqo
@kingapdale2276
2 жыл бұрын
44minutes 20k another level the king ck🙆♂️🙌
@HasanAhmed-ij2jk
2 жыл бұрын
😂😂
@xawocali8980
2 жыл бұрын
.masha Allah
@saara3saaro271
2 жыл бұрын
Mash Allah wad isku nureysaan Allah idin barakeeyo gurkiin gur qeer ck had lee mel fican gashay
@sadamhuzen584
2 жыл бұрын
ck wuu fahansan yahay in prank lagu samaynayo lkn samaaraa daacad weeye caadi bay ugu heleeen😅
Qofwalba waa jib ha iska saaro si aan ula faraxno wllkeyn King ck oo mar walba naga qosliyo wllhi waa sugi la nahay 1milon let's go insha allah 🙏🙏🙏❤🙏🙏✌✌🙏🙏🙏🙏
@qurayshoali9273
2 жыл бұрын
Samara gabar diin iyo dadnimo leh barakow abyo❤🥰
@Abdul_171
2 жыл бұрын
The end is like a movie😂😂
@isxaaqmuzcab6130
2 жыл бұрын
1m coming soon ck walahi
@axmedmuqtaarcabdi7671
2 жыл бұрын
Masha Allah walalkey illahay ha ku deyso tan labada marwaliba aad hadasho erayo wanagsan ayaad ku hadashaa lakiin erayga aad leedahay ya rasuulahaa kahor Mari yaxabiiballah kadib yaa rasuulallah adiga iyo abayo samaara illahay ha idin deysto amiin
@rukiaqoobey2060
2 жыл бұрын
Shikhow rasuulka scw si naba looguma yeeran karo yaa xabiballahna lama dhihi karo ya rasulllahina lama dhihi karo kaliya wa lagu saliya scw Ilahey baa loo yeertaa
@ahmedsaiid6833
2 жыл бұрын
Hhh mxay kukala duwanYihnpa
@carfixareed6318
2 жыл бұрын
Ilahey haku xifdiyo
@farhiaelmi4758
2 жыл бұрын
InchAllh cawa Wan 1m Wan gareyneyna team ck
@maryanmohamud4324
2 жыл бұрын
Ck qoftaan samara maskiin maha subxanalaah hayey
@mohamedaden5569
2 жыл бұрын
Prank wax fcn waye lkn dad isjecel iyo dad is qawa umaficnooo wlhi nagadaayaaa heeee
@abdalavlogs2610
2 жыл бұрын
Hada ka heesho muqaalada travels Vlog ah ama dalxiis iso boqo
@maryamaqalbisaafi9684
2 жыл бұрын
Waa la isla ogyahay
@updirahmanaadan7755
2 жыл бұрын
Ck Famliy ayaan ka mid ahay wxan kugu xidhnaa 2Years prtherky Phone ii Gad prtherky hadaa Awoodo bro 1m Farxad Darteeda 1m ensha alh inaa isoo jawabayso Hubaa😢🙏❤️
@@updirahmanaadan7755 kkk waxas okle ma fcne iskadaa
@updirahmanaadan7755
2 жыл бұрын
@@MohamedAhmed-ri8nv wxad taqanid ka sheeke
@zamzamsfood5192
2 жыл бұрын
Asc walalhey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Inshaa Allah😍🙏🙏🙏
@user-vu7zl3ts5v
2 жыл бұрын
ي قلبي انا إسم الله علي قلبك ي فوزيه
@English--Somali
2 жыл бұрын
One million coming soon. One more push, Let’s do it ✌️✌️✌️✌️✌️ King Ck The Legend
@ifrahahmed4290
2 жыл бұрын
one more push aaaaa baby maladhaloya meeshan hhhhhhh
@mucaadyare2372
2 жыл бұрын
@@ifrahahmed4290 kkk ninkaani waa legend page kiisa pooqo eena kafaaideyso cilmigiisa Bro big respect and go foward
@c.qaadirofficial1106
2 жыл бұрын
Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥
@c.qaadirofficial1106
2 жыл бұрын
@@mucaadyare2372 alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥
@c.qaadirofficial1106
2 жыл бұрын
@@ifrahahmed4290 alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥
@apdirahman1433
2 жыл бұрын
1M comen soon I can't wait wlh ♥️♥️🥺🥺🥺
@falisgacal5289
2 жыл бұрын
Walalkey mcn King Ck 1M isbuucan Insha Allah ❤️❤️
@al_ashcar633
2 жыл бұрын
Wllhi labo funny is heshhy alla ha idin barakeyo
@kpshaqiriofficial5892
2 жыл бұрын
Hhhh best prenk ck 1m soon 🥰🥰
@Manunited_goals
2 жыл бұрын
Kusali xabibkeena Mohammed scw 🙏🙏
@adoonalleh4146
2 жыл бұрын
Gabadha prank sameyneysa faro dheera ck faro Faroyy Ku dhameysee😂🥵
@nasteexacumarnasteexacumar5799
2 жыл бұрын
Waa isku So baxaysiin M,a iskuwaara🥰❤️
@maandeqcllaahi1495
2 жыл бұрын
Gabdha cijaaban wax ka maseerbadan maleh masha allaah sifican ad yeeshay
@markjohn1654
2 жыл бұрын
Legend ck coming soon 1m
@teamarimaheena9981
2 жыл бұрын
1M COMING ZOON TEAM CK💖💖🥀🌷🏅
@kingshiine4631
2 жыл бұрын
Insha Allah gushada 1m wa gare sxb
@cabdalachanneloffal7382
2 жыл бұрын
Ramadaanka ka hor 1m aan gaar siino legend 😍😍
@EngAliDaYax
2 жыл бұрын
Inta ila aragta King Ck inu noqon doonno KZitemrka ugu Horeye ee 1M Subscribers gaari doono yahay Liketiina waa ii muhiim wllhi Mida KALE asxaabey iso boqda Channelkyga Mahadsanidin Run ahanti King Ck 100 Gmail subscribe kaaga so saaray mxan ka mudanahay?
@naxwamohamed3928
2 жыл бұрын
Maxa Abd askari somali ma ahan miyaa 1m heeysta qofki 2 aad dheh asxan
@foosiyuusuf8329
2 жыл бұрын
Waqal istaadyow waamaxay asan
@EngAliDaYax
2 жыл бұрын
@@foosiyuusuf8329 Abayo Kuwas aad sheegeysan Shaqsi si gooni uma lahan Wa Koox Only CK Will be the Frist parson yeah
@ciiloow9451
2 жыл бұрын
wa vloger ugu horyo ee somali ah wye
@MohamedAhmed-ri8nv
2 жыл бұрын
@@naxwamohamed3928 abdi askari waxa ka horeeye waqal studio lkn kuwas waa youtube music ee mid qof leh caadi bala sheegoyah
@kaafizainamacalin1460
2 жыл бұрын
M.a hormar wcn wll qaaliya Ck samara M.a wad isku soo baxaysan😁💋💚🌹💯
@sumayoosmaan9142
2 жыл бұрын
Hhhhhhhhh Ck Wx ku dhacay Feer Jihaad san oo Tablii qaysan Masha allah Samaara waa qof wxeeda dhac san karto Saasaa laga rabaa Samaara Gacntiisa midig Haka fuqin Insha allah kuwii wada jira Nacabku ka faaidaysan rabi ha idinka dhigo Nacabka hajabo
Hada ka heesho muqaalada travels Vlog ah ama dalxiis iso boqo
@faizsheikh8495
2 жыл бұрын
U hve new subscriber now brother CK 🌹🥀🥀. Keep going brother . We love you .
@munamaxamed4820
2 жыл бұрын
Ck gabarta aad bu u qadarinaya masha allah 2 qof aan jeclahay
@abdulrahmanadotch5068
2 жыл бұрын
CK marku gabdha kale ku dhahaayo "Hada aniga iyo adhi ma wax ba naga dhaxeeyo,,, samara iyo adhinka dhan baxo(JAKADA ayuu siibtay) 😂😂 Samaraa: Really ( barshin ayey ku dhufunee) Qosol 😂😂😂😂 Mesha igu qosol badhneed 😂😂 CK legend. IM soon 🤝💪
@Busines4354
2 жыл бұрын
Waa gormeneh maba ka dhex arkiyeeh
@butterflies1248
2 жыл бұрын
@@Busines4354 16:19
@zuuuiskuroon553
2 жыл бұрын
Sanka maahane timaha qeyb ka jar abaaaaa xataaa hadu kugu dayo 😂😂😂
@Hamdi-Xarago
2 жыл бұрын
👌💯👏👏👏👏👏👌💯💯👏 Fariid ( Samara qurux, Siman, Qalanjo, Culimo)! Saas baan kaa rabaa 100% years hadad Garto xitaa waligaa you are Samara! Do not take Polish Iyo bahdil......Walk away!!!!...! Waxan rajeynaya gabdho badan iney kugu tusalo qataan! Why? Waa ahaan kartaa mid dacad ah oo Naxaris badan oo Cafis badan oo Garasho badan oo Ixtiram badan marwalba faraxsan lakiin taas micna-heeda mahan in wax walbo qof ku qaato gasr ahan hadad gabar tahay!!! Tusale..... ( qiyano, Been).....! ❤️👏👌💯❤️🌹. Manshallaha Brother CK- احسن رجل 👌💯👌 Nin ka raga sidas baa laga raba markii arin lagu qabsado inusan kiis ka iska waalin oo uu meesha qalad ka jiro ama u ka imaaday inuu abaaro....! Manta hadad iska sii fadhin laheyd Samara oo baxday Cashir kii ka dhici lahaa CNN New ka ayaa laga sii diyaariyey (1:M ka dhan), but illahay baa ku fakiyey Iyo dacadnimada💯👌👏. 1. M dhan ee kugu jiro Hadey dumar noqdan oo kaa helan!!! Samara Siman will walk away? Waayo iyado oo kaligeed ah ayey Umadan arkay ay kasbatay oo diin Iyo sharaf Iyo xishood Iyo Qalbi qurux badan ku kasbatay! Shalay baad ku soo birtay hadan million kas gabdha kasbatay adoo heysta aad u sii hanqal taagto meel kale that means ( you are free) choice kagana xor baad u tahay Samara Siman Marwalb Waa Samara Iyo gabar walba oo sidas sameysa.... ( No Kiyaakaro adunka kan). Ugu dmabeyn Akshay & His team!!!!! Best prank and it is another level! Lakiin Ogada dhawaca Samara garay adiga laga rabaa inaad ka soo daweyid wilkeena..... waayo Samara Dhigeeda adaa 100% geeyey even though it was prank🙏
@qadroaadan9362
2 жыл бұрын
Masha Allaha king ck iyo samara waan ku faraxsanhay xariikin😍💖🥰🥰
@ubaxibrahim8713
2 жыл бұрын
Waw MashAllah 🥀🥀
@anasbashi7117
2 жыл бұрын
50minite 23k views another level 👏💯 ck and samaara
@abdikadirabdullahi6115
2 жыл бұрын
Another level 1 hour 31k views keep going broh 👈🔥🥰🥰
@cabdixafid1220
2 жыл бұрын
@@abdikadirabdullahi6115 unuther levle 7hrs 182k
@moobizhar9362
2 жыл бұрын
The Legend Ck
@aminoosman7034
2 жыл бұрын
Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk alaaa manoli qosol iguma hariin ar ck yaaa my brother akeep going ♥ ❤
Пікірлер: 1,7 М.