I love this video walahi boqol like hadi awodo kaligey waan siina laha samar waa gabar asturan nin nasiba leha hela walahi diintedan ku tixa galiya iyo astur keda 🥰❤️🥰
@bahaar9357
2 жыл бұрын
Prankiga uku shidan ebid 😂ilahow calaf isku kin dar la badan 💗
Samaarana waxaan dhihi lahaa Abaayo dadaal oo Alle bari hadaad ck jeclaatay inuu kaaga dhigo wadad
@kadramahamud4088
2 жыл бұрын
Xagee bey joogtaaa samara muqdisho ma joogto miyaaa
@esraaasso6285
2 жыл бұрын
@@kadramahamud4088 hada Mogadisho ma jogto turki ayey jogta wll
@roodaabdulahi5501
2 жыл бұрын
aad iyo aad
@Yaraanka2012
2 жыл бұрын
Ilaahoow Rabiyoow Raxmaanoow Gabadh Noocaas oo kale ah oo sidaa dhan wanaag iila jecel nolosha igu sii Taas baan jeclaystay ee, qof ku dhegaysanayso, Degan, isku dayayso in ay wax ku fahamsiiso, Diin leh wlhi wax loo dhigo ma jirto oo ka qaalizan♥️😢💔
@sacdiocadey5546
2 жыл бұрын
Waasababtii nabi muxmed scw afar kuxushayiri hadana diinta mida leh ayuu kusii adkeyay wax lasisto gabr diin leh majirto
@Yaraanka2012
2 жыл бұрын
@@sacdiocadey5546 wa runta wllo diin wax loo dhigaa ma jirto♥️🥰
@amalabdirizak1171
2 жыл бұрын
Amiin wll
@faisahassan8623
2 жыл бұрын
امين
@saaadiaali2332
2 жыл бұрын
Hello wa ikana
@huppihaniifa8324
2 жыл бұрын
"ar lamataaban karo sheikhad waayo...." She's a Muslimah🧕❣️🤞
Manshllah wallaal qaarka mar walbo saan lee uwad wallaal haka daalin
@abdullbarri6765
2 жыл бұрын
Scw
@israaamin3937
2 жыл бұрын
Scw scw scw
@kamillaomar3614
2 жыл бұрын
Scw scw scw
@mohancowkeofficial2732
2 жыл бұрын
Prankigii ugu Shidnaa ay soomaali sameyeen inta igu raacsan love
@boqoradajubalad561
2 жыл бұрын
Yes layskuma dhag dhagin sawmaha ilayn dad an isqabin iskuna dhag dhaga somala laga helaa
@fartuunaadan7986
2 жыл бұрын
Somaali odhan ma ahaan waa Ck famaly keligiisa
@mzz-hothan
2 жыл бұрын
@@fartuunaadan7986 haa wlhi💯
@aliissack4373
2 жыл бұрын
Don't let her go bro. She is wife material. U are very lucky if she mother ur children. Best of all she want ur r/ship with Allah to be better. Do what it means to get her brother 💯
@xyz-wv9nb
2 жыл бұрын
I thought he was married to Somalilander girl. Is she a different one?
@SOMALITIKTOKLIVEVIDEOS
2 жыл бұрын
@@xyz-wv9nb nope that was prank!!
@leylomaxamed289
2 жыл бұрын
@@SOMALITIKTOKLIVEVIDEOS ..٨
@leylomaxamed289
2 жыл бұрын
ظه
@mydaddad12
2 жыл бұрын
Hasiid this woman is controlling
@zamfamily8269
2 жыл бұрын
Masha Allah, may you both follow the right practices of Islam in a strong and loving marriage
@somaliyameni202
2 жыл бұрын
Ilhayow rabiyow raxmanow calaf iskugu dar aminta racaiya🥲🙌❤
@anfaciinalove3853
2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi
@qaali8777
2 жыл бұрын
Aaamiin
@faadumocusmaan1069
2 жыл бұрын
aamiin
@xuriyoaxmed9787
2 жыл бұрын
Aamiin🤲🤲🤲
@sharfonosman5094
2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi
@ASADHAGIO-vv8qx
2 жыл бұрын
Hooyada waa qofka kaliya ee dunidan si dhab ah kuu jecel waa qofka kaliya ee kula daremaya xanuunka aad dareemayso hooyada macan Allah jannada ha ugu bishaareyo 🥰🖇
Very good and strong lady no one can’t change her opinions, faith & ambitions MaashaAlLaah keep her very strong 💪🏼yaan lagaa bililiqeysan gabadha 🤣😄dhooroos nin rag’ah iska dhig oo jooji ciyaal’nimada be a good💪🏽 husband.
Bro I don't comment on pranks and KZitem videos but this one is an exception. Don't let this girl go. Look the way she's upset but she never insults, she never changes the topic.,She ain't being dramatic. That's what you want in an argument. It's called a healthy argument. Only a few people can do that. Conflicts are part of life but only rarely have I seen Somali people listen and argue professionally. #goodoneSamira
@kingcumaraani8257
2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂heesta badal nashiido daar kulahaa CK DHIP BDNAA😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@reyaj1554
2 жыл бұрын
ASC brother. Don't let that one go. Plus, you guys look good together wallahi. It seems that she has Iman and if this video is true then keep her close. Nowadays it is rare to find someone who looks after your well-being. Mashallah...
@DiyaanaAmal
2 жыл бұрын
Wcs
@umiirafeisal8685
2 жыл бұрын
Ineed :)
@sahalxirsi185
2 жыл бұрын
She has Hal dhagax
@kingkatiitapoyofficial2417
2 жыл бұрын
War iyaguba soomali ku hadlooyiin maxaa soomaliga kuu diiday
@Kaakoos_641
2 жыл бұрын
Absolutely!!!
@khadarmaxamed5295
2 жыл бұрын
Gabadhan waa gabar akhlaaq iyo diinta kudhagan Masha Allah
I wish all girls are like her wanadha aad ayee uwanagsantahay. And i hope ck will change his character and act like a big person. Hope he will change even his dressing code.
@henhoa7357
2 жыл бұрын
Mashallah...She Deserves to Be Married Great Person 👍 🥰
@salmaantinoosalmaantinoo4488
2 жыл бұрын
If you are getting married, get married👸✊🏽 such a person. It always reminds me of God☝🏼💞🤲🏾🤲🏾❣
@HH-np5li
2 жыл бұрын
Ilaahow Ramadaanta Caafimad Nagu Gaarsii☝☝♥️♥️🥰🥰
@fuufuuomar624
2 жыл бұрын
aamiin
@fatimaaden5278
2 жыл бұрын
Amiin
@dhudixusen4586
2 жыл бұрын
Amiin ya rabi
@Qeybdiid25
2 жыл бұрын
Aaamiin yaa rabi🤲
@updirahmancirro9620
2 жыл бұрын
Aamin Yarabi
@aishaqaalib3477
2 жыл бұрын
😂😂😂lataban karo sheqad waa wlhi cadi matihid lkn Masha allah saad u ixtiraamtay sasan rabnaa ruux ixtiraamle
@zaitunmuktar7700
2 жыл бұрын
😀😀
@nasrahussein1323
2 жыл бұрын
Mashaallah really she is really very religious don't let her go may be there is kheir for u settle with her like her iman
@ckyoung2020
2 жыл бұрын
Samara wadada kheyrka alle hakaaga dhigo ck ❤️🥰 aduunkan waa labo bari dhalasho😍 iyo dhimasho😰 Lkn dhagaha in la durto xaraan wye 🥰 katiinkana xalaal waye miyaa🤣🤣 allow wadada xaqa nagu hanuuni🤲❤️
@MaryamM-bo7yh
2 жыл бұрын
Masha Allah Gul ck iyo Samara.baas walal ck intan Aya nagufilan wanaga Samara balse hada kadamba qarso wanageda wa hadiyad alle xagisa kagasocoto dabcan alee hainsuken barakeyo amiiin amiin👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍
@foreverios9702
2 жыл бұрын
Dad soo qora best prank videoga 1min ayu yaala gorme dhamaysteen waye😂😂🤔
Insha Allah Ala maxan jeclaani lahaa inaan arko wlalkeey ck yoo wadad ah kaaga daranta wadad naduu kuquruxsanyahay
@nashibrahim4381
2 жыл бұрын
Kkkkkk Masha Allah samara iyo ck keep going guys love you both
@omarion1414
2 жыл бұрын
This is a good message for all of us.
@maxamedcarab1705
2 жыл бұрын
Mashaa allah gabdhaheena soomaliyeed saas allaah kawada dhigo 💯🤞🇸🇴
@muniiruk2761
2 жыл бұрын
I don’t know it’s true or not this relationship but my opinion both of them is ❤️❤️good to go
@c.qaadirofficial1106
2 жыл бұрын
Alla gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥
@somgamers7554
2 жыл бұрын
The ear is fake is magnet ear but she didn't know this is a prank
@abdirahmanolow2830
2 жыл бұрын
Go back to class your communication is ailing
@luulhaji3001
2 жыл бұрын
Maashaa allaah illaaheey hakuudeeysto🤲 ck dumaashideen macaan ilxu👁 illaaheey kaamatuso🤲 illaaheey na ha iskukiincalfo🤲 🌷👩❤️👨🌷
@Aana_artz
2 жыл бұрын
Samsara : Waa arkoya wa arkoya 😂😂 was the funniest part 👍
@caisharizaq9017
2 жыл бұрын
Ala maxan jeclahay brankiyada king ck keep going pro 1 million coming soon
@CODEYGAMER
2 жыл бұрын
1M Comming Soon insha,allahu CUMAR KIRISH❤️🇸🇴
@abdullahimohamed8887
2 жыл бұрын
Masha allah wlh samara qof diin leh wye Allah hadhowro masha allah abayo wlh wa kufarxay Allah kuilaaliyo
@xaawodhiin5804
2 жыл бұрын
this fella and his endless pranks
@ashahenna9390
2 жыл бұрын
Sheekh Cumar Waxaan Sugnaaba Sheekh CK Oo Noo Wacdinaayo wadadii Janada Ku aadi Leheeeyd ayaad Heeysa Keep Going
@hayeelinofficial9683
2 жыл бұрын
Alweys legend is legend King Ck Wllkey Guul iyo Gobanimo My Poi Dhalinyaro Yaan La Ilaabin Safarkii 1 m Oo Waxaan hore Loo Arking Coming Soon Insha allah Team Ck Isoo Muuji Mohamed akshey Wll aan aaminsanahey Adiga Waad Guuleysatee Guuleyso Wllkeyaw ragii Magaalka Lahaa Keep going Legends 🤴✊
@c.qaadirofficial1106
2 жыл бұрын
Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥
Mashaa Allah walashay Ma hubo xidhiidhkiina lnk diinta wad difaacday, hore u socoda guuleysta❤️🌹
@manoogeyare6198
2 жыл бұрын
The legendry is back 🙏❤
@EngBaariOfficial
2 жыл бұрын
King Ck guleyso bro 🙏🙏
@xabiiboahmed8212
2 жыл бұрын
Mashallah
@fardosamahat7434
2 жыл бұрын
Kkkkkkk lamatawan karo sheqadaaa kulahaaa kkkk
@theKing-us2iy
2 жыл бұрын
Masha alha . alha ku xafido king is back i wish i have girl like that wish you the best guys ...
@umumohamed2399
2 жыл бұрын
Mash allaah Samara wagabar wanaagsan 🥰👍CK wa walalkey aan jeclahay horay usocda 👍
@samiiramashkooke3295
2 жыл бұрын
Manshallah wlhi waan ka helay qabka kal madada ku hadashaye ee aheed qof ibadali karaan rabaaaa illahay ha kuu barakeyo inkasto ku aqonin oo aaa halka uun kaa firsado hadan waxaan filayaa in uu illahay khayr ku waaa fajinayee faisa nin nasiib leh baaa helo man shallah
@Hussein_Mohmd..
2 жыл бұрын
Labo dhag haddey tahay waa ok lkn hal dhag haddey tahay waa qaniisnimo kulahaa daacadaa u qoslay wlhi Akshey umadeena maahin😂😂
@Beergooye
2 жыл бұрын
😂
@c.qaadirofficial1106
2 жыл бұрын
@@Beergooye alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥
@c.qaadirofficial1106
2 жыл бұрын
Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥
@ameyra1
2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂wlhi ani xita halahaas kuqosle
@Beergooye
2 жыл бұрын
@@c.qaadirofficial1106 Haye sxb
@ahsanmohammed4617
2 жыл бұрын
ManshAallah samara All she cares is Allah that's great wll Allah hakubarakeyo
@wanaagabadso903
2 жыл бұрын
M.a gabar tanoo’kale sida lagu helaa wey adag tahey runtii ee reer kadhigo wllo Cumar hanbalyo labadiina ❤️❤️❤️
@teamarimaheena9981
2 жыл бұрын
1HOURS 20K ANOTHER LEVEL BIG LEGEND🌷💖
@lyrics1songs
2 жыл бұрын
1day 317k like 50K
@teamarimaheena9981
2 жыл бұрын
HAA ANOTHER LEVEL WAAYE💖🌷
@faattiofficial9705
2 жыл бұрын
Legendnoow arooskiin goormee waaye inta sugeyso arooskaan is muuujiya💯❤really we can't wait🙏
@sharmakecabdi4994
2 жыл бұрын
Wll cumar sxb Mansha allah🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@khadijasamater7211
2 жыл бұрын
Masha Allah ❤ Wallahi wa runteyd Alle in la raali geliyo aya wax walba ka wanagsan bani adaamka waxeey dhahayan maxaa naga galay! Raali ahanshada Alle aya adun iyo akhiraba lagu gara guul👍❤ Run ahanti wakhtiigan hada la jogo wey adagtahy sii lagu helo gabar wanagsan ama wiil wangsan. Marka wlkey Ck adi iyo wlshey Samaara xiriirka aad shegeysin hadu run yahay waxaan ku dhihi laha gabar wanagsan wad heshaye yeey ka baxsan Noqdana kuwi isku waniya raali ahanshaha Alle taas ay lagu gara guul adun iyo mid akhiraba❤💯
@kingisking8952
2 жыл бұрын
Walashay Samaara wlhi qof wanagsan ayaa tahy sidaad manta ooga damqatay walaalkey CK dhagahiisa inkastoo ay prank tahy hadana dhagtaaas waba garanee katiinada uu wato oo qoorto ugu jirto uma jeedid miyaa please adiga ayuu manta gacantaada ku jiraa ama uu kula joga ama uu wx kaa maqlaya u sheeg iyadana waa xaraaam oo naclad ayaa kugu socota 🙏🙏🥲🥲
@mahamedsaalah6651
2 жыл бұрын
Wll wlhi xaqiqda ayaa ka hadashay
@qaaliyusra7541
2 жыл бұрын
Amayna u jeedin katiinada aniga ma aaminsani inay katiinada u jeedo
@kingisking8952
2 жыл бұрын
@@qaaliyusra7541 walal manta kaliya maaha anagaaba KZitemka ka aragnee qof aad la joogto sidee u arki weesay waliba manta kaliya dhagahas usoo xirtay waba prank ayuu dhahay lkn katiinada mar walba wuu wata muuqaladisa din u fiiri Mahadsanid 🙏💯
@abdirahmanahmed8311
2 жыл бұрын
Ck walal sharaf leh weyan wlhy waxn qiraya inanu qoF xun ahyn our respect You my pro ck 🥰
Mansha allah wlhi samaaara waa inaan fcn allah ah ku sharfo sister insha allah wlhi meelkaste arooskiino ah ka dhaco kiika soo qayb gala ayaaan ahy imika waxaaan jooga Djiboiti insha ck bro ah siiday samaara wa guusha noloolshda
@ipticaad8547
2 жыл бұрын
You have special respect for me brothrs❤🙏
@Cadamimedia210
2 жыл бұрын
Respect is a very important because it is a between the two of the person to person understand
@Cadamimedia210
2 жыл бұрын
Respect is a very important because it is a between the two of the person to person understand
@fatimaabdi6128
2 жыл бұрын
Kkkkk babybigayga wuuba is ruxayaa markuu maqlo ck music caruurta caadimaha hambalyo ck for new family 🥰
@fardousqalidumar4875
2 жыл бұрын
Hadal nin wayn gabadh ani ibadalayso maaha gadh ani aa badalaayo wisdom 👏👏👏
@fahmoifka5346
2 жыл бұрын
Ck iyo Samara prank wu nagu dherade gorma so afjaresan 😂😂 lkn wa isku nuuresin hada kadhaben laheden
@khadarjama8414
2 жыл бұрын
Waxaan ku qosley markey sii baxay sey Inanta Kalay yac shiikhad waaye lama taban karo 🤣🤣🤣 mashallah Ck and samaara wada jira
Maasha allaah wllka king ck salan sare adi iyo dumashida cusub samaara qurux teeda kale waxan kugula tali lahaa janiska haiska bardareyn samaara wad isku soo baxeysaan waa gabar ahlu diin ah, dhowrson, qurux bdn, kaftan bdn, ruux dagan ah wanaga iyo ixtiramka jecel marka haiska deyn waa gabar wngsn teeda kale waxaa jiri dad xaasid kugu ah oo hormarkada neceb waxasna haisku jilcin pro ina adeer nimo ayaan talo kuu siyay waa wiil maqaar reer deyniile ah oo kaa soo salamoyo hada Ethoipia✋ Allaha idinka dhigo dad is calmada oo cimri dheer wada raago hampalyadana waa iga sii hor maris lipax cadawgada unolow ina adeer k³³p going pro🙏🙏
@zamzamsfood5192
2 жыл бұрын
Asc walalhey channelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah😍🙏🙏🙏
Пікірлер: 2,9 М.