Alle yaqaanimadu waa sababta dad badan la shaqo layihiin hargeisa iyo xamar ba berigi hore na ninba ninku ka daacad sanayhy ayaa shaqooyinka lagu aamini jiray un
Muqalku quruxda hargeisa inta lagu bilaabay ayaa qudhunkeeda hoosena la ina tusay #somalidrama robbin waluma?
@salmanahmedcarab2151
3 жыл бұрын
Short film gaaban micno balladhan leh lkn #somalidrama iyo #director roben 👏👏
@naimaothman560
3 жыл бұрын
Horey u soco Abdulrahman ♥️💯
@bashiirmohamedjamac804
3 жыл бұрын
Jawi dawladed + oday agasimo ah oo kulul + inan sekrateero ah o qurxoon oo an fariid ahayn qurux lagu shaqalyesio + sida shaqalaha dwladda logala xusho hambalyo zhp #Abdulrahman Robbin waxad ka dhigtay waaqac o kale jawi dawlded galay
@hamdacrahman8857
3 жыл бұрын
Proud of you roben❤
@mohammadessaady5237
3 жыл бұрын
Hargeisa drone tu yurub bay u eekeysiisey. My home Hargeisa, allow xafid.
@hamthaahmed8457
3 жыл бұрын
Great
@qalbilula3873
3 жыл бұрын
Waa xaqiiqo jirta💯
@wacdiiyowaano7327
3 жыл бұрын
Qof baan aqoonin been ayad bareysaan been Qof uheysto inay tahay beentu dambi wayn ayaad sahal ugu dhigeysaan been
@inshaallahkheyrfnd3219
3 жыл бұрын
waxe ku cadaynaysa in aanlo bahnan kuwa Allah kabaqa lkn ladonayo munafaq marka dhaman somalia waxa xilalka haya intoda badan waa munafiqiin waa xaqiqda jirta
@warsamemohamed159
3 жыл бұрын
Well done guys wlahi wa arin ay bulshadu u bahantahay dadkenu 2.5 ka bixi Mayan dad loyalty ahna Loma baahna mrka hadanu nahay bahda dhalinyarta somaliyed xaqani way dulmiyeen daladu
@proudcitizen4883
3 жыл бұрын
Ninkani Ma Buuluxuubeyba wow👏🏾
@fozishow1102
3 жыл бұрын
Waxan filaya inuu kaso maaxday maskax aad loo tujiyay. Waanan hambalyaynaya director ka filimka cabdiraxman roben
@adenjamac4154
3 жыл бұрын
Cid kastaba weytaqaana in nin fariida iyo nin ehlu diina oo aan xaaran cunayn in aan xafiis dawladed laga qorayn.
@hindasaleban8656
3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkm daacad ma shaqeyso somaliland tuug uun ba ka dharga
@ilhammohammed5632
3 жыл бұрын
Muuqalsan oo kale dadka badankoodu maba fahmayn ujeedada hoose ku jirta
@wacdiiyowaano7327
3 жыл бұрын
Been faafinta ma ahan mid fiican Waa nuuc dhumisa sharciga iyo hoganka qofka Runta waa bad baadiyaha umadeena
Пікірлер: 33