Yahuu ma codkii Ahmed mooge baa aqoon waysay gariig maaha sxb
@barahabulshada9003
7 ай бұрын
Soomal- haad ya iga cawin karo micnaheeda
@nurabdiqadirahmed8294
5 ай бұрын
soomal-haad galinaayo= jumlada kahoraysa hadii laraacsho is moodsiin galinaayo ilawshiinaayo dhibka haya camal.
@barahabulshada9003
4 ай бұрын
@@nurabdiqadirahmed8294mahadsanid
@abdirahmanshiine-rh8zb
Жыл бұрын
Sansaankaagiyo Jaaha Sarajoogiyo Tooska Dhexdan Soohane Tooxda Sayn-Fardooda Ka Dhuubab Biixiyaha Isa Saaran Garaaraha Kala Soocay Sanqaroorka La Dhiibshee Naftan Aan Sasabaayo Soomal-haad Gelinaayoo Suleekhaay Aragaagu Nafta Waw Samirsiisoo Sadex Bay Ku Qadaaye Ha Ka Goynin Salaanta Saatirkii Ku Abuuree Qoorta Aad Samay Moodo Cabaadhyaye Ku Sargooyeyoo Sadrigaagiyo Laabta Timahaagan Ku Seexday Kolka Aad Doc U Saaydho Sararaha Ka Degaayee Sabarkaaga Tegaayaan Samayskooda La Yaabee Suleekhaay Aragaagu Nafta Waw Samirsiisoo Sadex Bay Ku Qadaaye Ha Ka Goynin Salaanta
Пікірлер: 48