Waan ku Salaamay abaayo. SLN ka dib. Waxaad Tahay Gabadh aad. U Wngsn. Daacadna. Ah Ninkii ku Helana Nasiib badan. Masha Allah. Ninkaas. Wuu ku Calfan waayey. Si Xuna wuu kuu dhacey Kuna Xumeeyey. Aad baana ooga Xumahay. Wlhi. ILLAAHAY waxaan kaaga baryaayaa. Inuu ku siiyo. Nin Wngsn oo Kii hore dhibkiisa ku ILoowdo. Lkn Waxaa Farxad ah iina ah inaad Meeshii uu ka Yimid in aad. Ku Celisey. Good job sis. Waxaan kuu Rajeynaayaa. Nolol Farxad leh
@edjama7949
4 жыл бұрын
Wow
@lulgane4654
4 жыл бұрын
I really like the ending. ❤️ it’s not your fault that you have a big heart 💋 but the ending was everything for me🙏✌🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿🤣
@hindaadan3442
4 жыл бұрын
Me too the ending was the best am so glad she send him back
@fazehaji3935
3 жыл бұрын
@@hindaadan3442 me too
@eng-abdiazizfarah6162
4 жыл бұрын
Gabdha Intii Hore Waan La murugeysana Lkn markii Danbe Wan La Farxay Qof Walbo Wixii Aad Hormasatay Gadal Baad Ka Heleysaa Inanta Badal Qeyr Qaba Allaha SIYO Amin
@GareenMedia
4 жыл бұрын
Masha allah raaliyo. Wallow aan sheekada meelo badan ku dhaliilayo qaabka loo soo tebinayo, hadana waan dareeemayaa inay xaqiiqo tahay sida ay u dhacday. Laakiin gabadhani waa raaliyadii la sheegi jiray. Nabsigiina asigui la degay! Bani'aadan nimco ma xajiyo.
@xamdixaaji4178
4 жыл бұрын
Raaliyo maaha wa maskiin dacada oo qaain helay
@jhussain1507
4 жыл бұрын
Naagba naagtay ka qalbi fiicantahay ka dacaadsantahay nimanka dhulkay lajaraan xasidiin waaye raaga qaar raag isku sheega ah
@hibakismail9988
4 жыл бұрын
Naagta karkarisay ragu jecel yihin ta dacada u ahna dhulkay la jaran😂😂
@rodajibril7168
4 жыл бұрын
Kaasi waa wax waalan
@ubahmumin4889
4 жыл бұрын
Xoolo dumar waraabe ba diid waa sun
@simanali7559
4 жыл бұрын
Ubah MUMIN 😂😂😂😂
@ashaoali8020
4 жыл бұрын
@@ubahmumin4889 Ma intaas kabadan baa usabeyn leheyd Subxaana laah waa nin xun oo useser ah
@hodanshirechannel3418
4 жыл бұрын
Sheekadan xoogaa Waa iga degi weyday waayo nin Soomaliyeed walaashiis ama gabadhiisii ma siiyeen in ayan qabiilkiisa aqoon oo aan la weydiin. Suaasha ugu horeeysa Waa ” yaa tahay, ka dib baa hadal furmaa. Sheekadu halkaas waa ka xirmi la’dahay
@quman1439
4 жыл бұрын
Say gabadhan ubhadlayso reerkooda Waa Reer qurbaha degan marka dadka qurbaha wakht fog soo galay qabiil maku mashquulaan waayo waxaas Somalia laga yaqana lkn dadkan cadanka eeg kuso dhex koreen qabiil ma yaqanan that’s it
@nazraahmed2881
4 жыл бұрын
Wow what a incredible story I know sometimes love can makes ppl look like they’re so stupid cause as you can see she trusted him so much, but he took her for granted but I really love the way she ended him great job honestly she’s very smart woman whit a big heart thanks for Shared with us ..!!!!!!!
@hawakarshe7904
3 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍
@SaidAdan
3 жыл бұрын
Dont believe this bulshit.she made up this whole story.
@roodaaden6463
4 жыл бұрын
Lacagtii caruurteeda aywax ugu qaban lahayd ayay reero xaqanas ku fan garaynsay dumaroow magiciin be
@indhouroonindhodeeraaleey6608
4 жыл бұрын
Haa walee halakay ugu noolaan lahayd sidii boqorada ayay lacagteedii ku fangaraysay ani waxaanba is idhi waaba sixranayd
@saadiaahmed7975
4 жыл бұрын
walaley maxad ruun sheegtay
@ummuhanna5627
4 жыл бұрын
Gawadhani Qalad malaha ee ninka xumay nakasto niinkeda wanag aye urabta tankale gacanti wax hesata aya labarkada
@ayaanabdi1994
4 жыл бұрын
Lax walibaa meshaay is dhigta lagu gowracaa, marka hore baa inay lacaag barto May ahayn.
Wllhi wa gabadh nasab ah iyadoo wxas oo dhan lagu sameeyay bay hdna qoslaysaa oo waliba leedahay wan salamayaa kii xumayey, midna ogaada nabsigu meel dheer ma jiro, wxn Alle kaga baryayaa badal kheyr qaba, mahadsanid luul wll adna sida wanaagsan ee nagu Soo tabisay dhacdadan, thanks 🙏
@abdifatahali9189
4 жыл бұрын
Inanta ha caayina waad buktaane wixii ku anfaca kaqaado waa gabadh daacaca somali oodhan ayaa xanuunsan
@xxlillyxx6387
4 жыл бұрын
Wl haaye ma waxaanad ka yaabin Ninkan hooyaday biili leh Lama xanuun sana waana daacad oo lama diidine waxaan se dadku ka yaabay waa nin aan naxayn maxayse iyadu u oran wayday wl ma anaa kaa masuul ah Ilayn waatan ay isagoo naagleh ay u biilinaysee
@mahadabdi5751
4 жыл бұрын
Muhiimad ma ahan wax sismo ee waxa muhiim ah qalbigaga mesha ad dhigeysid in ad firisid ! Suaasha an rabaa in an weydiyo dumarka qurbaha jogo ee carnalka ah dhakhankeyna ma aheyn mamo weyn cunug yar in ay damacdo dhali karto iyado dhaqalo wax ku xodxodsaneyso yey shalan midkii hore ad u dhasheyn heesta jafjafta u mujiya naxariis si qeeladiina u yaraato. Hanoqonina shibirtiil dabks heshey bulkeydii ku gubtey hubal waxa ah ah gacan ku dhig Layal in ad tihin ad lafaha dhalinyarada feenfeenataan . Dumarkeyna Africa waxasi uma badna vitamin C & D ma ahan dhalinyarada dalka & dadka sugayo hdlkeygaa ma ahan xuman ee waa wax saxid !
@abdiwaliomar
4 жыл бұрын
Ad ban uga xumahay gabdhaa waxa ku dhacay dumarow raga kuwo badan oo wanagsan ba ku jiree haysku qadina waliba raga carabta iyo africka joogo il gooniya ku haya gabdhaa hadii anan wali la guursan halaygu soo xiro anoo yurub joga oo anan wali guursan ba guursana hadii ay 10carur ah ledahay xataa wan ku rabaa wax lacag ah ama sharudana ku xiri mahayo ninkaas ban ka xaal marinayaa nolasheeda qasay
@yasminesalmo7772
4 жыл бұрын
Waa yabe sidan yeeli lahaa ayad subisay afrika cagaha ha ku jiido rabi ayaa ku hiliyy
@sayidhaaji381
4 жыл бұрын
Hdey shukaansi ahaan lahayd gabdhan eeda saari lahaa, lkin Nin naagtiisa khiyaaney raganimo dhimatey 🌝🌝
@abdimajiidali4062
3 жыл бұрын
Alla gabadhu wacanaaaa😢 Wlhi waa qof wanaagsan oo daacada oo soomaali nimadu ku wayntahay Lkn wllo waanka xumahay Arinkaa kugudhacay Ninkaaasina nama matallo hadaanu nahay raga soomaaliyeed ee sharafta leh🙏🙏🙏 Luuleey inantaa iga gaadhsiii raaligintaaa
@DJOVI4070
7 ай бұрын
Hhhh😂
@shankaroonrahma2918
4 жыл бұрын
Gabdhan waa fariid marba hadey ka tashatay dhibaatadu wey dhacdaa lkn waa sidaad utashatid nololoshuna waa bilow iyo dhamaad dadka go aanka leh saasey ku fiican yihiin 👏hanbalyo kuleyahay
@Nicekittiesandchoclatemouse
4 жыл бұрын
Ninkii beenta sheegaa weligiis guuleysan maayo حسبنا الله ونعم الوكيل
@munayusuf9938
4 жыл бұрын
Subaxnnallah baleega nin Somali ah alaa dumarow waad maqalaysan nin lacg ha sin hadaan si kasta ku jecelahay nin rageedow ha ka filan inan lacg ku siiyo jiidh damqadana male raga kale iska guursanaya qimahayga garanya socda hooyo somali ayuuba balan balaysa aduuyadan cashar ayay iitahay shugran labda dumaree noo so gudbiyay I wanna say jazzakallah khair
@fadumonuur7264
4 жыл бұрын
Gabar ayaan malin ku kulanay xawalada maskinta waan kanaxay ninkeyga ayaa somaliya joga oon biil udirayaa ayey igu tiri weliba waxeey ii sheegtay ineey dhul masaxaad kashaqeyso waan layaabay runtii nin iskadaye lacag aan dhibkas kushaqeyay inan walal xataa udiri lahaa ma ila ahan kkk
@najmamohamud3396
4 жыл бұрын
Kkkkk
@fahiimae7336
4 жыл бұрын
Ninkkaga oo daacada duruufi idinkala fogeysey oo aan waxba haysan hadii aad wax u dirto ajar ayaad waliba ku heleysaa wll
@xasnahassan4332
4 жыл бұрын
Gobsanaa hablahayagu masha allaah Walaalayaal saas ha dhihiina caalamka waa la ogaaday gabdhaha soomaaliyeed waa daacad waana dumar karti badan taas waa loo saxeexay ragga soomaliyeed ayaa qarkood daalimiin ah allaah ka danbeeyase maxay is caawin iyaga is eedaynaaye dumarku
@Zammy Ali Maxee ka shaqeystaan hee aan runta isku sheegnee Care home cleaning office early in the morning or school run Maxaa kale mise Ayuutaa ku jirtaan or you guys have especiall needs kids which the state funds! 😂
@mamadoujama5627
2 жыл бұрын
waar waxay doonan haka shaqeeyaane maxaa kaa galay
Raga soomaaliyeed maxay cuqubo xanbaarteen waar ilaahay ka baqa oo dumarka khiyanada ka daaya Gabadha walashay waxan ku leeyahay hanbalyo inaad mustaafirisay fariid baa tahay
@nasramohamed9939
4 жыл бұрын
Wa.arin.naxdin.leh.runtii
@nasramohamed9939
4 жыл бұрын
Habo.mcn.horey.usoco.
@wdwscommittee1915
4 жыл бұрын
@Leila idinkane dumarow qayaanada daaya iyo raga guryaha ka ceerineysaan ilmahane lacagta ceyrta ku xaabsaneysaan xaaranta ah 😱 Ee dumarkii la yaqiiney noqda Allah ka baqa waxaad naarta ugu badan tihiin baa qabtaane Allah u noqda Oo Ragiina u sabra Ina Allah maca saabiriin
@hawakarshe7904
3 жыл бұрын
👍👍👍👍
@wiilwaal1866
4 жыл бұрын
Gabadhu wa dacad , MashaAllah. Nafteedii iyo Malkeedii waY siisay.
Sirma qabe Allaa usahana illaahay ha xifdiyo haweenka somaliyeed
@hawakarshe7904
3 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍
@fartunabdullahi5172
4 жыл бұрын
waa farxay gabadh samirkad iyo daacad nimo waxay ku guulaystay inay tuuga cadowga axmaqi aya dib u caliso waa farxad weyn naga farxisay Thank you sister gabdha somaali waxa u shaaga nin hadu barto gacantad waxi kugu noqonay cadow waxun jacelan sidi ku xaasidi lagaa
@sayidhaaji381
4 жыл бұрын
Wax kasta oo aad siisey waxa ka muhiimsan naftaada lkin adi abaalkaaga Allah ayaa gudaya 🌝🌚🌝
@jbvccigaming1017
4 жыл бұрын
Asc. Wllyaal wax walba waa qoraal. Qof walba daacad ah waa la dhibaa Illaahow noo yasir. Abaayo waxba kama bixis LACAG qeyr qabta iyo nin wanaagsan Illaah ha ku siiyo aamiin yaa Rabi dhamaan inta raadineysa guur xalaal ah.
@ayaanabdi1994
4 жыл бұрын
Innalillah doqoonsana nagahaa somaliyeed
@juliemalik1940
4 жыл бұрын
Wankula qawa lacagta adunka hadey ifa dadaneyso xita hal shilin nin man siyen
@ayaanabdi1994
4 жыл бұрын
Jahara makeup artist fariid baad tahaay lacagtaad nin sinaysiid hooyoda iyo aabaha baa kaga mudan amba caruurta da.
@wdwscommittee1915
4 жыл бұрын
jahara makeup artist hhhhhh xaasisanidaa ileen naagahu sidaado kele u badan yihiin Allah xoolo naageed iima baahiyo war ragoow shaqeysta naag ha u fadhina lacagteeda ileen waraabe aa ka dhaartey xoolo naageed bismilahi walaahi bidaar iyo calool dheer ka qaadeysiin xoolo naageed Yaa Rabi ar naag ma sidaan ahayeen Allah ha noo baahin 😂
@@cudoonali865 Wll aan iskaabaro anigu waxaan single mother waxaan haystaa wiil manshalah Aabihiis wuxuu ahaa qofkaan dunida ugu jeclaa iska daa lacage xataa heer wuxuu gaadhay uu idhoho babe dahabkaaga ii gad lkn No Waa No no hadaan dhoho horuu kasii dhaqaaqi jiray hada waxaan daganahay Europe wadan kamida Nina jaanis masiiyo danahaygaan raacdaa alxmlh 😌😊👌🏽
@fadumonuur7264
4 жыл бұрын
Iskumid ayaan nahay nin mabilayo illaahaa ilehe yaan weligiis lagursan
@fadumonuur7264
4 жыл бұрын
hani Queen sidaas ayaa fcn
@shushuhaji126
4 жыл бұрын
Hani queen fariid ayaad thy nin ma istaahilo wax lcg lagu bixiyo jaceylkasta oo idin haya dumaroo is adkeeya
@aishacuud9223
4 жыл бұрын
anigu waxbo ma dhahayo mamadaan waayo waxay ila muqataa qof qalbi wngsn leh wixi kugu dhacay neh qadar rabbi ayey ahaye alle ha ku boog dhayo lkn hal mid aan kugu darsana ilmaha aabahood hadii uu wali joogo oo una qof wngsn yahay asaga iska so cesho ilmaha isla korsada walaley ama maamo fikirkeyga le ka hadlay🖐
@safiajama8784
4 жыл бұрын
Lacagtaad raga siinsysaan caruurtiina galiya. Iyagaa lacagta iyo guryahaba laydinku siiyaa caruurta la aantood waxba laydinma siiyeen. Idinkaa ka ma suula waxa dhacaya oo dhan ragana qudhunka baray.
@samiiracabdale7404
4 жыл бұрын
mashaa Allah qiso wax ku qaadasho mudan gabdhoow is jira ugu dambayn nabsigii ayaa soo qabtay iyana fariid ayay ahayd oo way ka aarsatay 👏👏👏👏👏👏
@quruxlay1894
4 жыл бұрын
Nin somali aamin male intu ku hojin adu hooji😭😭😭
@wdwscommittee1915
4 жыл бұрын
Naag Somali iyaduna ma aamin leh in la hoojiyo mooyee inteena ku hoojin ama qurux ahow ama foolxumo ha idinku dhamaato
Hanad Macaane 😂 u sheeg bro niman wanaagsan aa jiro Oo aad u fiican Hada Alhamdulillah lacag in igu filan Waa heystaa Oo aniga xaaskeyga mustaqbal ka waxaan rabaa in Ay ku noolaato nolol aad u macaan mar walbane hadiyad u keeno perfume ka diracyadeda dahabkeeda iyo wax walbo Oo jeceshahey holiday u kaxeysto meel walbo Ay rabto Oo dunida ugu qurux da badan Oo ku dalxiis no ku tamashleyno Marka lacag waxba ma ahan labada dhinac ama naagtu ha heyso ama ninka ha haayo isku mid weeye
@invertedrole
4 жыл бұрын
Ufff wlh.... dumarka dahabka ah waxaa nagu diray qaziizkaas oo kale duliga naxariis garasho iyo caaqibo midne maleh
Mansha allaah waa gabar wanaagsan oo dabeecad iyo dulkhaad badan cashar baad u dhigtay abaayo anaguna waan kaa faaiidnay horay u soco
@noraesse5346
4 жыл бұрын
Walahi wad ku sugtay , wan ku farxay sida sameysay, waad ka arsatay ✌👍
@aminajafar1987
4 жыл бұрын
Absolutely si fiican weliba Naag khatar ah iga dheh👍🤣🤣🤣
@Abshir252
3 жыл бұрын
Allah gabadhu baarisanaa mashallah walaahi waa gob gob dhashay. Ilaahay mid sidaadoo kale qalbi xab xab ah oo daacad ah hakusiiyo. oo waliba nin karmeed shaqaysta ah ee aan dumar jeebkooda baaran. Waa ka xumahay abaayo walaahi aad baan uga carooday nacaskaa tuuga ah siduu kuu qiyaamay.
@imans3899
4 жыл бұрын
Lord have Mercy on us why do women feel like they have to take care of men shouldn’t it be the other way around, Nimankan wada useless ka noqday Naag unbaa Saan u kharibtay
@istarlinilyasmashaallah3441
4 жыл бұрын
True you said
@ayaanabdi1994
4 жыл бұрын
Iman S afkagaa Caano lagu qabay
@ahmedwais1763
4 жыл бұрын
Fake and fashion story
@shukrijama7698
4 жыл бұрын
@@ahmedwais1763 aa
@omarshekey4609
4 жыл бұрын
Gabadhan waa Boqorad runti lkn waxa helay nacas an lagargarsan owri an lonoqan Qof inta wanag kusa meynayo maa laqiyama ama qalbiga laga dhawaca Masha Allah abayo waxa tahay Qof qalbi wanagsn deqsi ah waxana tahay Boqoradi qarniga🙏🙏🙏
@houda-sld
4 жыл бұрын
Naagtan wa mamo malyuun cml 50kun oo dolar aye nin ku bixisay alla wale lacag an u dhididay inuusan nin bini.adam cunen wa tuu ku go.aa
@idilabdi1298
4 жыл бұрын
Waxa jira naago niman ka so guursado wadankii oo waalidkood aan biilin walaalahod wax siinin nin ku dhameeyey lacagtodii iyo waqtigodii
@munahassan2572
4 жыл бұрын
Gabadha way sharafbadantahsy waa boqorad yaan la afkagaadeyn nin iyo xaaskiisa wa ay isisii yaan cebna maahan run hadeysjeegto ha bursanina
@ayanmxumed8845
4 жыл бұрын
Beentaa maaha maan sadaqo ubaxsado intaan nin siinayo
@rukhiahassan
4 жыл бұрын
Never inaan lacag nin siin jaceyl maxaa ladhahaa nafteyda wax kajeclahay maiirto
@salahaden6545
4 жыл бұрын
Kkkk naag kasta intan wali lagursan ma nin baa lacag iga qaadi atidhahdo lkn xaga dambe ayay ka ogaan
@ruqiyaabdisalam4731
4 жыл бұрын
sheekadii meel fiican bey Ku dhamaatey qaracan baan ahaa gabadhanina waa gabadh aad u wanaagsan nacasna ma ahane dadka dhahaya waa nacas waa khaldan tihiin nolol bey rabtey daacadna wey aheyd isagaa calfan waa yey meel xun buu ku dambeyn iyaduba khinrad bey heshey waxba maad khasaarinin lacag waa lahelaa maashaaallah Ka meyro wixii Ku soo marey macawista xun iyo dacaska la meereyso
@haldhaa804
4 жыл бұрын
Gabadhu maxay ka shaqayn jirtay, Dr, Lawyer,engineer, lacag badanaa.
@cashaqleey101
4 жыл бұрын
Anba waan yaabay walee 🤣🤣🤣
@dhadin0164
4 жыл бұрын
Masha'aallh Alle ha u barakeeyo iyada wax Kama go,Ayo malkeda Alle Aya u si barakenaayo wayo iyada wa lilaahi isaga Aya fahmi way marka masha'aallh u dhaha
@haldhaa804
4 жыл бұрын
@@dhadin0164 MAANSHA ALLAH, ilaahay ha u barakeeyo
@Miriamegeah
4 жыл бұрын
Amayba intaa aad Soo sheegtay mid June ay tahay gabad yurub ku kortay oo waxna ku baratay weeyaan allaha u barakeeyo xoolaheeda amen
@wdwscommittee1915
4 жыл бұрын
Say Masha Allah teeda kale dumarka Europe ta joogo engineers or Dr or intaba ma ahan ama wey ku yaryihiin Laakin caruur badan bee lacag ku xaabsadaan ayuuto ku jiraan cleaners AMA care home ka shaqeyaan ilmahane lafo ari iyo Bariis waxaan nafaqo leheen bee siiyaan Oo lacagta dhuuntooda ka qabtaan mana uga raaxeyaan naftooda iyo caruurtooda. Nimankii hore Oo Ay ilmaha u dhaleena child benefits looga soo qadaa Marka taqriiban Week ama isbuuc waxaa Soo gasha $1000 ama ka badan Guriga neh dowlada ka bixisa super market yada raashinka raqiista ah bee ka Soo iibsadaan Liddle or Aldus Markets Oo calool xanuun iyo macaan bee qabaan lacagtaas Ee sidaas ku aruurineysey bee markuu qooq qabto nimanka Dubai iyo carabaha joogo bee so shukaansadan kuwooda aqliga leh ma Soo dhoofiyaan Laakin tan daacad bee ka aheed maskiinta waxaa ku waaninaa don’t do it again or you will be the losers stress iyo qosol gariir baraha bulshada in Ay ku soo cabaadan what is the benefit subxaana Allah
@xxlillyxx6387
4 жыл бұрын
Oo ma shaquu rabaa caashay Ilayn iskuulbuu raadsanlahaa ka dibna shaquu tegi lahaaye sawkan riyada ku nool
@yusufmaxamed3497
4 жыл бұрын
walalo wlhi oohin ayn ceshan la ahay illahay hakuu boog dhayo south afrca ayn jooga wan maqlay sheka noocan ah lkn wali tan oo kalle
Inantaasi nabsiga way heli doonta incha allah, Ninkaasi wuxuu samaynayey khiyaamo kaliya maaha lkn waa nin xanuun qabay ma shaqayste ah, illahay ayaa goor roon kaa soo furfuray.
@qisasduniya1053
4 жыл бұрын
Lagacti ilmahaga ayad nin sisey inalilah
@shankaroonrahma2918
4 жыл бұрын
Haa hadaa waxaasooo dhan xagey kasoo dal dal daleysay sikastoo ushaqeynayso sidey sheegayso maal aduunyo ayay ku horguftey 🙈🙈💔💔
@hindamohamed1469
4 жыл бұрын
Wle gabadha waan garanayaa ✅✅✅
@umamin5463
4 жыл бұрын
Walaalay gabadhan hadaa taqaan igu soo xir in aanbartaan dooniye waa gabadh wanaagsan
@nuuro8336
4 жыл бұрын
um amin shekada saw runtedmahan I believe to hear her story is so true
@sabirinamohamed5380
4 жыл бұрын
Hinda Mohamed walal sheekadan ma runteed baa
@Super-bn6nk
4 жыл бұрын
Maxey ka alifeysaa been bisha ramadaan
@aminaali6892
4 жыл бұрын
Sax sax mansha allaah waan farxaaay sheekadii xaga dabe baay ka ficnataay intasaanu ku qabonaay dacaska africa ha kula meraaysto bilaa edaab bu ahaa abaalkisa helaay👍
@najibnasir9508
4 жыл бұрын
Africa wa dalkada tan xigta farahada isku mid ma aha Ee Sidas ula soco ha cayin dhulkada HoYo nimcada ebe alla ku sin kara Ee cumar kama sugeyne
@filsanmaxamed7080
4 жыл бұрын
Maashaa allah abaayo mar hadadba masafurisay oo baadiye ari kuracayo maanta waad kusugtay adaana guushu kuraacday nabsina waa dushisa maanta illaahay nin ka khayr badan hakusiyo ood dhibkii kusoo maray aad ku ilowdo
@mumtazsmile4781
4 жыл бұрын
Walaahi dumarku waa masaakin raguna waxd is oranaysaa malah waa cadawga dumarka
@wdwscommittee1915
4 жыл бұрын
Dumar cadow neh wey jiraan
@mumtazsmile4781
4 жыл бұрын
@@wdwscommittee1915 haa lakin inta badan naxaris daradu ragay ka muuqataa
Good job sister you did the best that he deserved👌
@shankaroonadam6294
4 жыл бұрын
Waa gabadh wanaagsan waraaba helay Allah ha xafido
@roodaaden6463
4 жыл бұрын
Naagaha somaliyeed waalidooda ayaan layaaba
@idilabdi1298
4 жыл бұрын
Waali way dhaaftay waxoodu xita ma fahmayan qiyaanada lagu wado
@aminajafar1987
4 жыл бұрын
Kkkkk
@wdwscommittee1915
4 жыл бұрын
Kkkkk qayaano ma ahee doqonimo u geysey dhihi lahaa sababtoo ah lacag ceeyr Ay ka aruursheen ilmihiina ka silcay bee nin ku soo guursanayaan markii uu isku gaabshane cabaadayaan war nimanka afrika iyo carabaha joogo ma idiin rabaan no love 💔 sorry Ee lacagtiina heysta money cant buy love 💔
@umufadumosahra1421
4 жыл бұрын
Gus bay ku washeen .maxaa afrika kaga xidhan
@farmanburale2090
4 жыл бұрын
Xaqa lagaa qari baan maqli Jirey anagaa england joognee may nala soo xidhiidho kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war dunida ragbaaa ku nool ilaahow na ilaali
@abdifatahali9189
4 жыл бұрын
Walaal raga sidaa mawa da aha ee waxa ku helay dayuus
@abdiali1062
3 жыл бұрын
Waxaan aad uga xumahay dhibka ku gaadhay runtiina raganimadi wakhtigan la joogo way nusqaantay rag hadaanu nahayna waxaa nagu batay saqajaan iyo Damiir laawe xitaa sababay dadkii intii wanaagsan ee rag iyo dumar uu shaki soo kala dhex galo markaa waxaan lee yahay gabadha samir dhibka ku gaadhayna ha kuu noqdo waayo arag wixii tacab iyo aduun kaa galayna waa wax akhiro kugu sugaya ee ha qoomamayn nolashaaana hore u sii wado mahadsanid
@raysiyobarwaaqo3804
4 жыл бұрын
Qofna qofkiisa ma helo Me too
@najibnasir9508
4 жыл бұрын
Wlhi kula mid AYaN kula ahay wll McN Ee away dadkena ma heli dona MiSe waqtiga aya nagu dhamaN dona wll
@nimoyusuf6514
4 жыл бұрын
Me too 😭😭
@raysiyobarwaaqo3804
4 жыл бұрын
Ma garanayo lkn dadku nabsi bax bey helaan aa ku waqtigu saacido rabi haynaga dhigo walal amiin kuligaan ba intaana so dhibtootey
@fowzahmed2694
4 жыл бұрын
Gabadhaas aad baan u salaa mayaa sifiican baad sameysay👍👍👍👍👍doqonoo dhan hala celiyo
@shugriyaasiinali329
4 жыл бұрын
Gabadha waa inan wanaagsan laakiin ma aha smart be very careful who you meet online
@abdimohamoud6730
3 жыл бұрын
Fadumo is the most important in this world and is not an easy task to get a good article about a business or professional business plan or a plan for
@jwxo9313
4 жыл бұрын
Seriously I do not want to offend the caller, but damn I did not think such woman had existed So many red flags that she ignored😂😂
@habibaali2844
4 жыл бұрын
I like she pays all those Bills for him....no hun she should have known better
@ha1228
4 жыл бұрын
I know I think she must misunderstand the real meaning of being in love
@istarlinilyasmashaallah3441
4 жыл бұрын
True you said
@istarlinilyasmashaallah3441
4 жыл бұрын
I never give money for men
@istarlinilyasmashaallah3441
4 жыл бұрын
I work hard for money and later give to men
@ayaansaeed5263
4 жыл бұрын
Mash allah gabdhan wa qof qalbi fcn allah badal kheer qaba ha siiyo wall samiir qofba qofku ka wanagsan yahay bu allah iitaxama farxad badan baa ku dhanbaysa wall
@seynababdile6147
4 жыл бұрын
siilkiina edeb uyeela hablow nin hadii alle carurur kaa siyo midambe iska daay please
@hibohassan8939
4 жыл бұрын
Abaayo nin waa lagu raxaastaa
@prince4057
4 жыл бұрын
caaasha luul walaaal .... gabadhani waa gob nin raggi muu helin..waaa yaab in ragan raga ceebeeynaya dumarka sidan ula dhaqmaaan, in sidan dumarka loola dhaqmo waa xad gudub diiinta iyo dhaqankaba lagu xad gudbay
Very sweet Single Mom's Money sariir udgoon cunto Macaan Guri Uunsi la ka ka carfaayo markasta Cash aanad shaqaysan markad Somalia udhoofto Always siil macaan Etc. Very nice
@aminajafar1987
4 жыл бұрын
Walaal Ninku wax kasta uu Sameeyo adigaa u Sabab ah Waayo? Inaad iibsatay ayuu u fahmay Markii aad adoo meeshaad joogto Nin ka heli kara- Masruuf iyo Mariin isugu dartay- marka- Khaladka adigaa-leh-Waxba haka-Qoomamayn-Qadartuna-meesha-wey-ku-jirtaa- Ninkasta oo la Biilo Sheekadaa-wuu-ku-dhaqmaa-waayo-inaad-Mustacajil-u tuhuu-u Arkansas, waana siday tahay. WABILAAHI-TOWFIIQ
WLH WAD IMAN BEESHEN ILAHAY IDIN KU DIR MESHA AAD KA SO JEEDAN RAGGA SOMALIYED MA UURKA HOOYADIN AYEY IDIN KU CIILEN WAN BA YABAY RAGGA NIN XUN WA KU JIRI KARA LKN AF KINA WAXA LAGA GARTAY RAGGA SOMALIYED
@mukhtarali1974
4 жыл бұрын
Rock_ Diamond runta weeyye Ina abti. Dumarka kaloo aan soomali ahayn dhibtaa wey heysaa innaga kali ma aha balse dumarkeenna waxay mashaqo ku dhigeen inay is kudaraan ragooda ay iskuwada mid ka dhigan. Dumarkuna iskumid ma aha qaar wanaagsan iyo qaar xun wey kujiraan sida ragga oo kale.
@ahmedmuse9877
4 жыл бұрын
hanicin ragoo dhan wll waayo Alle ayaa ayaa kala badbadalay quluubaha dadkiisa kuwo xun iyo kuwo wacanba waaleeyihiin
Пікірлер: 1,2 М.