Guurka soomalida waa naxdin marar ka qaar ha guursanaa kuqabanee illahey talada udhiibanay
@MubYus
4 жыл бұрын
Hana belaaayo. Naaaag wanaagasan in guursado ayaan rabaa macaan.
@qisasduniya1053
4 жыл бұрын
Dumarki wey wada oyayan subxallah raabi wax khair qaba ha u furi
@mustefabarre5746
4 жыл бұрын
Allah ha kuu gargaaro wax khayr qabaa ku helay qof wanaagsan baad tahay
@hibonura124
4 жыл бұрын
Masha Allah waa sheeko cajiiba caasha luuley moola soo dhakhso way nagu socotaa 😘❤️
@saraisse719
4 жыл бұрын
Anoo carur hore la igu furey nin maba la hadlen wayo carurteyda nin ma soo dhexgelin karo wayo sanadahan danbe addunyadu wey xumatey ilahow na astur bisinka yaa allah ilhow na astur
@anabadan1965
4 жыл бұрын
Sax been madan sheegin ilma hadaa heysatoh nin looma baahna stareskiisa muhiimadu ilmaha iskaleh
@u.j7332
4 жыл бұрын
Dumarow degdega iska ilaaliya Waliba markaad tahay qof wayn oo hooyo ah Hablaha yaryar haday ka hoos baxdo ama ay degdegaan waa loo garaabayaa waayo dee waa dhalinyaro noloshu u cusub tahay lkn hooyooyinku ha is dhowraan
Hooyo walba oo qurbaha ku Nool Hadana caruur haysataa markuu Calafka uu dhamaado waxey ku fekertaa sida ay ukorsan laheyd ilmaheeda Hayaraato Ama ha weynaato Allah caawiyo maamooyinka
The story looks like the Scams, dumarka masaakiinta ah lagu sameeyo. Walaahi waa dhacdaa, subxaanalaah.
@foossamatar7855
4 жыл бұрын
Asc wwb maasha Allah aamiin yaa rabbi
@fardusqueen7369
4 жыл бұрын
Waxa yaab ah gabadhan leh qabiilkisa ma waydiinin waxaa kasii daran familygaygu ma waydiin reerkuba wax caadi ah ma jiraan miyaa qabiilku wax wayn maha lkn waa inaan mel ugu soo hagaagi qofkan noloshu naga dhaxayso hadii beri wax dhacaan
@zainabmohamed1644
4 жыл бұрын
Haa sax waa in qabiilka deegaanka iyo meesha qofka kasoo jeedo lahelaa si dadkiisa beri loola laaban karo wixii kayimaada waa sheeko iga yaabisay aniga iyo gaari e weeks lagu gaday
@samatarab735
4 жыл бұрын
Halkaasi waa meesha ay sherkadu ka qadhaadhahay
@quman1439
4 жыл бұрын
Subhanalah Waa dhib qof adadba aqoon meelaad u racdo way adag thy
@Abdulkareem-sj6ec
4 жыл бұрын
asc walal qaybtii 2aad waa nugu soo daahday kkkkkk
@munasaid5297
4 жыл бұрын
Walalay gabadha halke laga hela nowedii telkeda hadii ad nalawadagto wax badan aya lakafaidayaa 🙏
@saraisse719
4 жыл бұрын
Hhhhhhh hadan 1milon heysto nin ma siinayo Hadan guursado awr qooqan weyd ma aha wuxu ku qooqey buu qaba soo soco keen bn heyn walee abyo wey ka hoostey ma hoostadi iyo lacagtadi bad isugu dartey iga fiicnid abayo wuu ku gaadey bisinka sorry
@roodayusuf4091
4 жыл бұрын
I do nine wasan aye Monday laakiin shzbeel aya mesha uga soobaxay
@yassinawil5158
4 жыл бұрын
Hhhhhh sara isse hadad nin jeclaato waxwalba waad siin doontaa lkn hadad naftadaba siiso nin maxay sheegaysaa lacagi waankula kaftamayaa lkn waa really
Luuleey gabadha sheekadeedu sax manhá nin aaney aqoon reerkiisa wuxuu yahay seeday iskugu meherin walaalkeed se maanu la hadal uuna waraysan subxanallah
@abdicash8787
4 жыл бұрын
Luuleey, hadaanu faaraxyada nahahy waa in dhinacayaganna la dhegeystaa hadii alla idmahayo
@farxaanxuseen9703
4 жыл бұрын
Waa sax waa maxakamadu dhinac ka raran
@saimurmohamed2466
3 жыл бұрын
Amiin aamin aamiin
@abdirasikmohamed7366
4 жыл бұрын
Wll salaada badi nin kaliya farxad mahan salaada sjuuda ku sherries please
@noloshamaanta
4 жыл бұрын
Haddii aad rabto Website aad ku iibso product kaaga, halkan igala soo xirriir !
@abusharma9221
4 жыл бұрын
Runtii gabdha gob ayay ahed wana gobta sida laguyaqano waye runtii lkn asaga aya dhib qabo sis go ahead
@mohadeeq5582
4 жыл бұрын
Mashaa Allah mom caasha luul aad ayaan uga helaa qisooyinka aad soo jeedisid from kampala
@saimurmohamed2466
3 жыл бұрын
Waaaaw
@nasteehomohamed1178
4 жыл бұрын
Iyadaaba Si u Dag Dagasay Gabadhaan Maxuu ahaa Guurka Maalmaha ah oon xitaa lays arag yaab.
@warsame254
4 жыл бұрын
Laydhka cas bay shideysay sidaasey u degdegtey kk
@nasteehomohamed1178
4 жыл бұрын
@@warsame254 waligey ma arkin Guur Sidaan ah oon Qasabna ahayn Qof Aad feceboga kabaratay xitaa meel ay uraadiso hadhow way kagaari wayday in ay waydiiso Kwrn Haduu Qalan lahaa Markay utagto😄😄😄
@saimurmohamed2466
3 жыл бұрын
Waawaxey dumarku ku sirsirtan
@habiboali4146
4 жыл бұрын
Mansha allah
@ruqiyaabdisalam4731
4 жыл бұрын
maashaaallah caasha sheekooyika ay noo soo gudbiyo aad baan ujeclahey gabadhani daacad nimadeedaaba qosol kii iga dhameysan xariif baa helay kkkkm
@laylaismacil3701
4 жыл бұрын
Ilaahey ba budh ugu dhuftay doqonimadeeda uun ma nin ba la dhoofiyaa kkk gaari ban u gaday kulahaa bal may walalaheed iyo ehelkeeda dad baahan ka buuxaane iyaga u gado
@saimurmohamed2466
3 жыл бұрын
Haye
@siciidomaxamed437
4 жыл бұрын
Lkn ilaahy baa 4sheegay ama aamin ama iskadaa
@bilana289
2 жыл бұрын
😂 inantu waa funny anigu waaba in aan qofka qoladiisa ogaada waaba number one ☝️ maanigaa laba sheekeysan kara qof aanan qoladiisa aqoonin 😂 Hablaha Somaliyed faxal sanaa xaaran bay ka tahay in aanan nin shilin aan leeyahay qaadanahaynin 😂
Ax ax ax waan ooyey xaqiiq yacnii in aan Ina rag abaal maleh xataa hadii aadan jeclayn waxa jira ixtiraam qof sidaa kuu gacan qabtay yacnii waxa aan ku qiyaaso ma aqaan dumarow wax ku qaata
@abdifatahmohadem428
3 жыл бұрын
Illahay wax uu baneeyay waxaad aaminsan tahay ka weyn
Iska jira nin intuu markuu waxoogaa helo kaaga cararaya caruurta xaquuqdaada iyo ta caruurtaada ka meelaysta ha is dhiganina anaa wax uga soo joogay waxaan ahay hooyo soomaaliyeed maga wiilkaygaa iigu qoran
@shamsoabdul6185
4 жыл бұрын
Masha Allah
@mahadmohamed7242
4 жыл бұрын
Wan kaxumahay ninkii wanaggsanba ninxun aya salfanaya gabdhihiiba ragii dadxun ayay ka arkayan
@sanashan9093
3 жыл бұрын
Nin diin ku googa ay kkkkk aaway Nadra sharciya waa muhiim
@xalimoyusuf2755
4 жыл бұрын
Dumarka reer woqooyi waa daacad balse shaydaan ayaa helay
@burciburci5361
4 жыл бұрын
wlhi waa qiso cjiiba
@ibnuxuseen6307
4 жыл бұрын
Inantu daacad sanaydaa mid halaga helay 😂😂
@gedefletv6049
4 жыл бұрын
Gabadha nin horaay Kala tageen kii danbana ways fahmi waayeen maxaa Ku jira meesha
@saimurmohamed2466
3 жыл бұрын
Saax iyo medarbejdere ciyakad dhashay malaga qaba
@umucafiifaumucafiifa8571
4 жыл бұрын
Gabadha qimahas leh miyu qiyamay nin wax lo arxamo male intas kabadan xage laga hela👀
@sadiyoibrahim3353
4 жыл бұрын
Maashalaah waa gabar fiican
@mahadmohamed7242
4 жыл бұрын
Gabadhan oo kale miya kujirta gabdhaha
@sanashan9093
3 жыл бұрын
Horta waxaa aad U.K. ayaaba dhaqan xumada somalida qof dhan eels waresanaayo ama dad wax rabo inuu u faaiideenaayo cunteenaayo ama wax Iska qcabaayo dhujuq iyo dhajaq ugasiiyaan
@hamdixarago8234
4 жыл бұрын
Alla dumar calool jilicsanaa
@nafisafamilychanel8080
4 жыл бұрын
Asc casha luul abayo walhi gabdhan ayada af libax hilbo ku waratay waayo nin 10 ciyala o kala bahbah ah ma ku wi hore ayey ka ficantahy
@fartunfarax2877
4 жыл бұрын
Wanku jeclhy mamo luul
@modernwar5240
4 жыл бұрын
Hooyo soomaliyee weeye ayadoo qurbaha ku kortay misna afsoomaaligeeda iyo say sheekada umarinayso inay soomaaliya waligeed joogtaad moodaah
Пікірлер: 294