Maxa keena haraha iska daaya is cadaysada cuduro ka sii xun bsy ku keeni karta waa kimiko wadankanena waa kulayl tixsiga iyo baranbarada ayaa ku badan tuqsiga waa nolalaha ugu wasaq wadka badan jirkaga hadu ku dego isagoo buka waa halis tan kale dhulka kulul waxa lagu beray dadka madow allaha ayaa noogu naxriistay inan kulalyka u dulqadano adiguna maqaarkii waad fiiqaysa haaro way imanayaan gabdhaheena iyo wiilashena waxan kula talin lahaa inay isticmalan haday rabaan is nashbash meykabka waad uska dhaqaysa ves midabkagii waa jooga qorax ku dhibi mayso jirkaga ma urayo
Пікірлер: 10