Mashala. Waan ku farax sanahay runti bushaarada wanaagsan ee loola imid legend ka shimaali axmed shimaali. Med from Djibouti
@Worldwide24hrs
8 ай бұрын
Ad iyo ad waa wiil yar oo maskax u fiyowdahay. Shimaali wa fanaan an si wayn u ixtiraamo. Wa legend.. wakhtiyadii ay kacsanayen Mithum filimkiisa Disco iyo Michael Jackson heskisa Billie Jean 1980 ayu Shimali Xamar ruxay iyo Somalia intedakle...xusuus weyan🪂✈🎸🥁💯🇸🇴 memories of joy and gud times make my ayes filled of waters. Magadishu was once a place of peace, gud life and happiness. It was a paradise for everybody.
@AbdiSalah87
12 күн бұрын
Shimali waa one of the unique Somali Composers of All time. Nadiib darro xilli xun buu ku soo dhacay oo dawladdu sii baabaysay. Heesihiisa Koolkooli baan u jecelahay.
Allahayow cadawga ka ilaali AmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN yaa Rabi
@tcaynab
Жыл бұрын
Waa hubaal hadi da,yarta maamulka loo daynlahaa inay dadkooda wax u qaban lahaayeen
@geenyodila9095
Жыл бұрын
Waxasa ❤❤waziir la dhahaa❤❤❤❤❤alaahu akbar
@hqaali9525
Жыл бұрын
shimaali dadkii u soo madadaaliyey baan ka mid ahaa waa gof qaali nagu ah ilaahay ha xifdiyo magac iyo muunad ilaahay baa ku sii yey gofna kaama qaadi karo
@najmaxasan3750
Жыл бұрын
Masha’allah ❤
@deqawarsame9018
Жыл бұрын
Soomaliyey hala dhiiri geliyo Harqaanleyda wadankeena oo hala joojiyo dharka tolan ee dibadaha laga keenayo. Aduunka dadka dharka tolaa waa taajiriin oo waxaa la yiraa Fasion Disinter halka anagu aan ku caayno Harqaanle. Jaahilnimada halaga baxo Fanaankana madaxdu haka tolato Labiska
@user-mi8tu9pj5h
9 ай бұрын
SHIMAALI WAAD SABARTAY WIXII KUU QORAN WEYN MAYSIT SXB
@abchirabdillahi3036
Жыл бұрын
Shimali fanaan weyn oo somaaliyeed
@jamaisak246
Жыл бұрын
WAR MUU SHAQEYSO
@maslah345
Жыл бұрын
Aduunyoy xaalkaa ba a shimali axmed shimali daruufta waxaa keenay dagaladihii ahliga ahaa walee waa qayirmay micna maleh baba shimali waxkasta iyo daruufkastaa waad kabaxaysaa labaqof buukalayahay markuu qadayey cajalad iigu soo duub codkaa iguna soo cawiyee
@farhiyosharif8208
Жыл бұрын
KI NEEFKA AHA EE WASARAD SHAQADA IYO SHAQALAHA MEE???
Пікірлер: 22