Waanu kaa qaadnay aniguna aad baan kuu salamaya xabiibti
@hamdihussein1409
Жыл бұрын
Asc
@saynubsharif4191
Жыл бұрын
Wcs wr wb
@Hayatshali
Жыл бұрын
Luul ma sawir uunba sosaarta mise ana scream ku iga istaagay labajeerba dib uga noqday sida video ushaqeyo I don’t know waan iska dhagaysan waxba fahmi maaye
@Username11249
Жыл бұрын
👌
@Username11249
Жыл бұрын
Gabadh xun bay ahayd sheeko maaha jaad buu cunaa..caruur teedii bay tuurtay hadana way ka daba tagtay,reason ay nin keeda ku eriday ma jirin markuu naag kale guursadayna inanteedii bay ku dirtay oo ay tidhi dacwee waxaasay waliba intay Asha luul lasoo hadasho leedahay waa Qiso igu dhacday….dumaroow ilaahay ka baqa
@SS12171
Жыл бұрын
Walahy been maaha qof xun ayey ahayd waxkasta waxaa kasii daran iney ku dirtey caruurtiisa oo tiri dacweeya subxanallah illahay ka cabsada dumaraw diinta haloo laabto aabo miyaa kufsan kara gabadhiisa
@marwoasiim9574
Жыл бұрын
Gabadha yre dacwaysay isagu ma dhalin xaaska danbe uu guursada dhashay u fiirso sheekada hno
Пікірлер: 9