Wll nosoo badi dad BAA Modaya burco tuulo ha arkane waxy dhehenba uma qalnto casimada 2 ee somaliland viv burco from gabiley
@mataanmiraaf901
3 жыл бұрын
Waad ka daawan doontaa InshaALLAH dalka oo dhan halkan,thanks asma
@raxmamariya3597
3 жыл бұрын
JEcliyaa Burco from Hargeisa
@aminaomar5550
Жыл бұрын
Mashaa Alalh Qurux badan muuqaal Aaad sifiiccan usoo diyaarisay weeye
@ahmethqurpawi2703
3 жыл бұрын
Alle Gacanta Haku BareekeyoH🙏🤲Wllkayow ❤
@husseinmussa3186
3 жыл бұрын
Amazing video,Burco is one of the best city's in somaliland. Keep up the great work mataan
@QURXINTAGURYAHA
3 жыл бұрын
ALLOW DHOWR BURCO WAA HALKII AYNU KU TASHANAY
@mataanmiraaf901
3 жыл бұрын
Many people when they think of Burco imagine plastic bottles and litter scattered around the hot and dusty streets. As well as reckless and starving young boys running around and playing football on the busy roads & cars beebing at every street corner- complete havoc. However, this is not the true reality of Burco- which this short video clip will display to you. Burco is in fact one of the most delightful cities in Somaliland- which has been well planned and built, it still has a long way to go but it is enriched with culture and natural beauty. It’s a friendly place that’s undergoing a rapid transformation, very different to how it was a good 10 years ago. Despite being located in an area exposed to a hot desert climate, Burco has a reliable water supply. The streets are alive and vibrant with the locals, the roads are not too busy which makes getting around easy. Eating out is reasonable as the cost of food is not too pricey and lastly the weather is pleasant all year round. I hope you enjoy watching this video and that it clears any misconceptions you had of Burco.
@Prince12318
3 жыл бұрын
This is our city and we lover Burco 4 ever. Well done MM
@imanhassan6488
3 жыл бұрын
Masha Allah , thank you for the beautiful video from my birth city.I feel home sick now
@suadomar2968
3 жыл бұрын
Mansha Allah Tarbarakallah my city beautiful Allahuma Bariik 👏👏
@yusufabdirahman3561
3 жыл бұрын
Beautiful video maansha’ALLAH
@soomaalnomadic708
3 жыл бұрын
burco bilan waa magaalo qurux badan
@fardowsa6949
3 жыл бұрын
Mashallah mashallah beautiful video ingaba togdheer baa tusku iiga mùuqda yasalaam ma meel u dhigan ta ayaa jir aduun waw.
@queenk5558
3 жыл бұрын
Woooooooow manshlah burcoy beledkaygiyey burcoy
@abdiaziizahmed7827
2 жыл бұрын
Burco waa magaalada sadexaad ee dhamaan ugu weyn magaalo kasta oo somali degto Burco waxaa keliya oo ka weyn caasimada hargeisa iyo muqdisho ninkii haya magaalo kale oo ka weyn Burco ha soo dhigo Burco waxay ka weyn tahay jabuti jigjiga iyo gaarisa ninkii haya magaalada Burco cabirka dhuleed ee ayku fadhido please soo dhig oo noo sheeg cabirka dhul ee magaaladasi ku fadhido waa diyaar waanu kuu heynaa cabirka dhuleed ee Burco ku fadhido waana xaniinyo ee ka fogow oo please ha taataban
@faraxcabdicasis9433
2 жыл бұрын
Burco qurx waan uxiisy wlhi ilahw nabad igu geee
@warsamejamal9828
3 жыл бұрын
Thanks mataan miraf production
@somalilandisnotsomalia2457
3 жыл бұрын
Wow wow aad bay burco uu quruxbadan tahay
@mubarakumal8489
3 жыл бұрын
Well Done Indro Qaali Keep Going
@Prince12318
3 жыл бұрын
Beautiful clip and one of the best 2020. Insha Allah I'll Visit MEN'S CITY Gobolki Ragga around 2021
@mataanmiraaf901
3 жыл бұрын
Gobolka will welcome you with open hands bro InshaALLAH
@Prince12318
3 жыл бұрын
@@mataanmiraaf901 Thanks MM Are you still in Burco or you just left. I hope you travel to BEER and take awesome clips Insha Allah.
@BikeAndFish1
3 жыл бұрын
Beautiful video Bro... Nice.. Burco is amazing runti..
@HajjiWarsamah24
3 жыл бұрын
Masha allaah beautiful video well done bro.
@geelleguure8808
3 жыл бұрын
Horamarka la sheegaa waa xasiloonida. Waa marka ummaddu nabad ku heshiiso. Somaliland Baahi badan ayaa taalla, haddana waa nabad gelyo. Ummadda ayaa ku heshiisay oo is amaan gelisay. Haddii Alle idmo dawladda caadil oo waxtar lehna way helidoonaa. Insha Allaah. Allahayo dawlad mudakar ah oo masuul ka noqota dhammaan ummadda oo caadil sii. Aamiin.
@MAHIIGAAN
3 жыл бұрын
Mataan magaaladaydi baad soo gelise Allah bless you wll
@ayusuf4472
3 жыл бұрын
Well done Mataan, you've out done yourself 😂. Enjoy your trip.... Walalka Abdisamad.
@hibobilejama7782
3 жыл бұрын
Masha Allah video qruxbdn kaduupty mai home thnkz uh pro
Burco waa magaalada sadexaad ee ugu weyn dhamaan deeganada ay degaan shucuubta somalida Burco waxaa keliya oo ka weyn magaalada hargeisa iyo muuqdisho Burco waxay ka weyn tahay jabuuti jigjiga gaarisa maanta aduunku wuxuu maraya heer casri waxaad weydiin kartaa Google no muran
@ashaalijibril6655
3 жыл бұрын
Magaladeydii casimadeydii burco lagamayabo inan melkale ku dhafsado
@maxamed89
3 жыл бұрын
What a beautiful city
@mjmohamed8748
3 жыл бұрын
Nice
@sidrasirad9475
10 ай бұрын
burco dadkeedii intay meelo kale dhisanayen burco way hagaastaan dabaqyoba malahee maxaa ku dhacay burco dadkii burcow soo noqda oo dhistaa dalkiina bal eeg burco way ku hagaastay beryahan meesha dabaqyadii dhaareera ma jiro miya mise ninkan wanu soo duubin
@abdiaziizahmed7827
2 жыл бұрын
Burco waa xiniinyaha somaliland xiniinyo lama taataabto lagumana ciyaaro please ka fogow oo iska ilaali waad mahadsan tihiin
@sabaadcaamir6376
3 жыл бұрын
Mcha allah wllo dhulka hooyo walama huraan🥰🥰
@mataanmiraaf901
3 жыл бұрын
We are all coming back to dhulka hooyo, they say haybad waxaad kuleedahay dhulkaaga hooyo
Пікірлер: 60