Shuayb abowe wlhi beerka ig xanuunay yurub maxaa isoo wado Giriiga 🇬🇷 ayaan jogaa wali Halka aan rabo maan tagin wadankeen baraf malhan Alle hanoo celiyo gadaal ma ulaabtaa is lee yahay cayuye yurub
waxaan Layaabi jiray gabadha jogaan yurub maxee ku jaceel yihiin wiilasha africa jogo ileen qowoow ruuxa ka siibay 😁😁 hoy hoooy alx 🤲
@shuayb8pack
4 жыл бұрын
jamaal Jacelow hahahha adiga meel xun lee wax ka firisaa 😂
@Quen_Filsan_Said
4 жыл бұрын
Beenta ma aha anaa ka marag ah Africa nimca taala. Allow wadankeena somalia🇸🇴👈 nabad waarta sii. From Canada Toronto, ontario.
@ogoow1
4 жыл бұрын
Jamaal Waxkaletahy
@shihaabkhan133
4 жыл бұрын
@@Quen_Filsan_Said ❤❤❤🙏🙏
@xabonmimi494
4 жыл бұрын
Yaa yidhi kuwa afrikay jecel yihin kkkkkk alah maxa been la iska dhaadhiciyay waar calaf uunba isku daree cidna lama kala jecla rag yurub iyo rag afrika wa yagii uun
Mansha allah mamo waa janadiii aduunka alle ha xifdiyo maaamoyinken
@aragsan2798
4 жыл бұрын
Hooyooyinkeena ilaahay ha u naxariisto❤ meel walba ay joogaan mida xiga Dadka africa joogo yurub ayee wax fiican u maleeyaan wlh wadankeena wax ka fiican majiraan aamin ilaahay wadankeena nabad ha inooga dhigo insha allaah 😭
@amamohamed3286
4 жыл бұрын
Lkn Duqda Ani jikeyga europa loo abuuray kwrn he yacni qaboobga ee igu baxdaaa
@naftaqalbi6125
4 жыл бұрын
@@amamohamed3286 😂😂😂 haaye aniga cml si kasta diid innow kuhaay
@somalimusictotheworld9032
4 жыл бұрын
Waaw waala yaabay Barafka socda ee Europe 🌧 Nin weyn Niga shuayb8pack hore usoco wll❤🙏
@DAACAD17teen
4 жыл бұрын
Seyga kan baraf uu dhafey
@isgoowmaxamed2143
4 жыл бұрын
Waraa sayga matihid ee beenta daa ilaahay kacabso
@baariyowyareahmed1347
4 жыл бұрын
Asc
@baariyowyareahmed1347
4 жыл бұрын
Sagya noolaaw sxb
@sulekamuktar7130
4 жыл бұрын
May Allah grant every mother jannatul fardowso amiin 🤲🤲🤲🤲
@sabadsabriye6841
4 жыл бұрын
Masha allaha hooyo waa janno adduun wllken adiga & hooyo cimri dheer & cafimaad allaha idin siiyo insha allaha watanka nabad allaha nooga dhinko somai badan ayaa kula qabta dhibkan
@anushhappy6209
4 жыл бұрын
Wiilkan inaa mar hore barto ayey aheed YouTubkisa masha Allah my Brother 🙏🙏❤
@maryamomohamed9510
4 жыл бұрын
Amiin allaha nowada xafido mamoyinkena🤲🤲
@alii7792
4 жыл бұрын
I miss Somalia wlhi 😢 2009 ayaa iigu dambeysay...😢
@yaxyecade275
4 жыл бұрын
Isku waqti nahay
@alii7792
4 жыл бұрын
Wadankaga wax kuu dhaama malahn...🤸♂️
@liineymohamed3789
4 жыл бұрын
Superka 11 2011 igu dambese ano yAr 😕🙁
@alii7792
4 жыл бұрын
@@liineymohamed3789 xagee joogtaa hadda qfyhy....
@mustafmohamed4795
4 жыл бұрын
flytt deg til Stavanger bro, aldri ma arkeesid snø Salaan sarre sxb adiga iyo maamadaada👍👍👍
@mohamudjamma5537
4 жыл бұрын
Allxamdullilah Europe Austria ugu fiican..barafkaas saas ubadan Alle waa nooga maciinay
@cqaniasad3838
4 жыл бұрын
Today first view 👈
@yaasmiindaahir1736
4 жыл бұрын
Masha Allah my bro keep going
@fartamoh6fartamoh616
4 жыл бұрын
Yaa rabi wadankena nabad inoo sii aan ka tagnee rafadkan 😥😭😭😭
@adam_xidig2196
4 жыл бұрын
Wey fiicantahay in alle la baryo lkn Nabada yaa la rabaa inuu sabab u noqdo ""waa adiga"" marka isku day inaad wadanka wax u qabato haba yaraado Haddii qof walba uu wax yar horumar ka sameeyo wadanka laga yaabaa inaa annaga dhan horumar gaarno. Just for saying
Ameen my mom Ale cimri dher iyo cafimad tam Ah haku siyo Amiiiiiin 🍁❤
@Republicanson
3 жыл бұрын
Aamin
@naimanuur5183
4 жыл бұрын
Masha allah Hooy macan 👸💞💞💞💖💖💖
@aftahjama7094
4 жыл бұрын
Horey u socoo waligaa guul bn ku rajeenayaa ✊ guul waligaa shucayb
@koranejr
4 жыл бұрын
halkeebaad joogtaa sxb teeda kale protein ka aad isticmaasho waa nuucee
@zakariyemaxamud3629
4 жыл бұрын
Masha allah
@safiahashi9081
4 жыл бұрын
Asc habaryar shuceb xiliga qaboobaha xiro koofiyad hadii kale timaha waa is dayseen qurbaha dheeldheel ma ahan dib baynu u noqoneynaa insha Allah waxaan kaa soo salaamayaa Toronto Canada barafka isku mid iyo Norway❣🇸🇴❣
@nacimomoh9675
4 жыл бұрын
Maaashaa allaah hooyyo allaha kuu daayo wllhi waa hooyyo karti leh haday baraf xaaqayso. Anakii aaba socon lanahay kkkkk
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113
4 жыл бұрын
Gadhiga ma xijaabkiisa u xidhid qoraxda lagaga celiyo San waba rafad hadhow halmar soo jiid 🙈
@yaskaabdirisakdhaqane3148
4 жыл бұрын
Masha allaah tabarakallaah hooyo mcn allow ku dhowro ❤️❤️
@ayansharif1815
4 жыл бұрын
Walalkeyga shaqo iyo aduunyo burisbaa lago jiraa yaa ujoogjinayo baraf Allah ha Na go xafiidoo nolosheyn Allah baa og
Shp shaqaale hayadeed baan ahee creatinine kaadida ma laga helayaa markaa medical check upka lasamaynaayo
@ashahussein8996
4 жыл бұрын
MashaAllah hooyadey macan wasalaya
@sacdiabintuabdikadir7560
4 жыл бұрын
Alla baraf badnaaa illahyw ku amanso inta joogo mesha joogta ayeyda jogto slaaan iga gaarsiiiii✋✋✋
@ayuplenon
2 жыл бұрын
Muuqalkagi ugu horeyey an daawado bu aha 2020 beyna ahed hda ne 2022 Barashadada kuma qasaarin bro
@mohamedomar29
4 жыл бұрын
M.a couldn't be ever early to your videos.
@ilhancaraaye5801
4 жыл бұрын
Waddankiis ninkii ka tagee Wehelkiis ka dheeraadee Wal wal ma huro walbahaar ma deeye ax iyo way wan ilmeyay wlhi fanan wayn abdulahi mohamud jimcale sulfa😢😢😢
Пікірлер: 405