Man sha Allah illahey haku xafiido Reerka illahey farxada hakugu wado mar hada niinkaga iyo ilmahaga heysato wax ma ku dhino inta kalena wey dhameystirme
❤❤❤❤ Samiiro gabdha kaliya an youtobka ka taageero
@FaraxCali-bf5lq
18 күн бұрын
Asc huno samiiro sedtahay❤
@Asma-Axmed
15 күн бұрын
Naa walallaye gabadha cawaa
@shaymaamohamed5960
16 күн бұрын
Samiira ku aaway waaba ku tabayee 3 bari maqantay khier sheeg noo imaw 😢😢
@SafiyoGadaf
20 күн бұрын
Wllshey mcn wllhi dar alle ayaan kuu jclhy abyo mcn farxad ku waar mcny❤❤❤❤❤❤
@nasrakiin4187
20 күн бұрын
Masha alaah isoo boqo an xbbti❤❤❤
@laylaali8181
20 күн бұрын
Masha Allah illah farxada haku siyaadiyo abyo farxad kunolow🥰
@user-tf7io4uh4t
20 күн бұрын
amiin yaaa alaah ❤❤❤
@foosmuke6029
20 күн бұрын
Masha alaah ❤️ ♥️
@nimokhalif9935
20 күн бұрын
Alle haku siyadiyo faraxada Hooyo mcn alle haunaxariiso ❤
@Beerlula_adam
20 күн бұрын
Samiiro bisha mar key dhamato biilkeyga ma sugaa mase waxa adi sowada suga marka walaley so bobsi meel walbo wa ku racna anaga lacag la aan nagu shaqey satay walalahi 😂😂😂 lakin farxadada wa no muhiim xabbti ❤❤❤❤😂😂
@RuqiyoMahamed-op7cu
20 күн бұрын
Labadaba sug kkkk Biilka iyo samira kadiskeeda
@user-yf6fr8uz8r
20 күн бұрын
Masha Allaha guuleyso inbadan abyo Allaha ha ku dhor
@nurtofarax6584
20 күн бұрын
xabiibti qaali farxada Allah haku siyadiyo noshekey marne Routine nosogili mida kaleh Asxaabey gebedheen angarsino 200 wasaxibo ciyaal gebedhuye
Umalayn maayo inuu uur jiro waayo waxaa ladhahay gabadhan naso in muda ah iyadaana sheegtayba inkastoy wax waliba qadar rabbi ay ku dhacaan abyo farxada allha ku ziyaadiyo❤
@umumascuud3307
20 күн бұрын
uur wey noqon kartaa waayo ilmaha qolka goni ah seexdo in ay naas nuugto umaleyn maayo
@Amina-sahra
19 күн бұрын
@@umumascuud3307 wa macquul lkn iyagaaba sheegayay prank malin ay samaynaneen inay dawo isticmalan aan uur lagu qaadi Karin tii rabbi unbaa shaqaysee
@user-wo8cu8xw8v
20 күн бұрын
Allah unaharisto hoyoyikena dhamadod 😭🤲 Yaa Allah 🤲🤲 Qabriga uwasici 🤲
@SunShinePlayz1200
19 күн бұрын
Abaayo Zahra imaaneeyso
@nadiirbakaal2109
20 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@fardosaahmed1313
20 күн бұрын
Asc abyo..nosheg masugikarne
@Tecno-vy5sq
14 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@ikliilaahmed1149
20 күн бұрын
Masha Allah Allah ku xafido Abayo ❤guuleyso guule hakula jiro hore usoco Allah u naxriisto hooyo mcn kuli hooyokasto muslim dhimatay Allah u naxriisto 😂 kadiska Iscatenta miyaa 😂😂 sase ila tahy caato cfmd qabo insha Allah
@UmuMuhamad-hv8bj
20 күн бұрын
Samiiro walal you tuber cusub baan ahay i garab taag qaali
@user-sw6zg8cd3
20 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@abdifitahhassanmahammed7456
18 күн бұрын
From Germany ❤🎉❤
@user-yh8yw1yv6b
19 күн бұрын
Waan kujecly wll qli
@UbaxAadan-s7e
7 күн бұрын
Quruxay
@Maryan4057
20 күн бұрын
❤❤❤❤
@munamohamed1078
20 күн бұрын
Hee maaxa bisha nagu xiray abyo illahay hooyo ha unoxaristo
@amaalhasan2735
18 күн бұрын
Mansha Allah aad baad u queux badan tahay waxaad marsato noo soo geli qali
@RamlaMuzamil
20 күн бұрын
Samiiro qurux❤😂🎉
@canabcabdullahi4401
20 күн бұрын
Waa naga waaloosaa beryahaan samiiro
@FahmaMohamedHassan
20 күн бұрын
Gabdha kor aan u qadno mar waliba weyna farxad kalisaa wad ogtihiin 2k aan ku cibamadno
@RamlaMuzamil
20 күн бұрын
Wa saxn thy❤
@ayaanmohamed7746
20 күн бұрын
Rer warjecli ayaan u weynahay ina hda noshegeyso ayaan umaleynayay 😂😂😂
@user-bl7wk2qu3f
16 күн бұрын
Samiro 23 waye kumee heee
@user-pm2gk7ke2y
20 күн бұрын
War jecli baa ikeeney😂😂😂
@Rubiqaalifamily
20 күн бұрын
Asxabta samiro channel isoboqda please thank you all
@Nasro-123
10 күн бұрын
Samira warki wa away bishi cawa wa 30 ee 😂
@ShamsaAdam-mo8mi
20 күн бұрын
😂😂❤❤
@salmaabdiafrah144
20 күн бұрын
Uurlee waye filaa😁
@user-bl7wk2qu3f
16 күн бұрын
Musalsal miyaa mar waliba sheekada nagu kala jaroosaahe calaakuli xaal alle hakuu arkeeyo
@sarhocali2945
20 күн бұрын
Naa samiiraay manoo shegtid 😢
@Farhia_ali
20 күн бұрын
ABAAYO. WA KUSLAMEY WARKA ADUUNKA. LEERABAAN. SOOMAALIYEED
Пікірлер: 103